Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Ilaahay ha unaxariisto dadkii halkaa ku shahiiday. Aamiin.
  2. Cabi-Qasin waa nin aabihii ladilay oo inuu aarsado raba.....Ma reer Puntland baa dilay aabihii? muu raadsao wixii dilay. (Saca iyo Sawxan)!
  3. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: quote:Originally posted by Koora-Tuunshe: Observer, Dhubad, Abtigiis, Garhaye, Nephthys, Haneefah, and the rest of ONLF members, I wish you the best of luck in your struggle for freedom and an independent state. Reer-hebeloow guulaysta uun ma tidhaahdid, Koore? Wax kale uma jeedide? Koora waa nin xanuunsanaya, Ilaahay ha u sahlo. I am afraid with every victory, his chronic cancer if getting worse. Dhubad; You got it wrong, my dear. Ninkuu Reero-gaar ah buu la hadlayey. But he forgot, today Dhubad, me, Paragon, dabshid all share one vision and aspiration. Sxb, waan garanayaa meeshuu Koorka hadalka u jiidayay.....Paragon ayaa dhibayay.!
  4. Originally posted by LANDER: quote:Originally posted by Xaaji_xundjuf: ma xornima lugu hellay dagaal huu qaadayee reeraha dariiska aah Ama beeelaha SOmaliland wadda dagga uun buu kala diilay I'm curious what the people who hold him in very high esteem have to say about the above statement. SXB, Sayid Mohamed's straggle laid the foundation of the Somali state and he created a platform of resistance and patriotism for others to follow in which finally resulted the librations of our country . And that is why he is considered the father of this nation. What is that you don't like about him if I may ask?
  5. ^Paragon, you fall into AND the rest of ONLF supporters catagory
  6. MMA, I didn't know the word was censored long time ago, my bad. @Kuunto Cambuulo.
  7. ^I can't write it anymore....MM is playing games with me
  8. Now the word ****-dhil!f became abusive word miyaa :confused:
  9. Maashallah its a good reminder, thanks Geel_Raace.
  10. Its HAPPY DAY for the **********S coz they have finally succeeded to handover the country to our worst enemy.
  11. ^^ONLF is defeating decisively the Tigray soldiers and making a lot of noise on the ground nowadays. I wonder if the deployed a new tactic that they haven’t used before? Perhaps we should learn from them.....they surely know how hit the Ethiopian army where it hurts. Abtigiis, the day of joy will come sooner than we thought inshallah!
  12. Another very good website for IT id!ots outthere http://www.itidiots.com
  13. Saraakiil Ka Tirsan Ururka Alshabaab Oo Meel Fagaaro Ah Kula Hadlay Boqolaal dadweynaha Degmada Baardheere Jun 24,2008 by Baardheere-GEDO-NN Dgmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo halkaasi ay ka wadaan Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab kuwaasi oo shaley galab gaarey degmada Baardheere,iyadoo markiii ugu horeysana Saraakiisha Ururkaasi ay meel fagaaro ah kala hadleen Boqolaal dadweyna ah,iyagoo cadeeyeyna in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia. Ciidamadan ka tirsan Ururka Alshabaab oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada Ethopiyanka ee ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa waxay wateen ilaa 6 Baabuur oo ay saaran yihiin ciidan ku hubaysan noocyada kale gedisan ee hubka,waxayna wararku sheegayaan in ciidankaasi intooda badan in ay kasoo kicitameen Dhinaca Degmada Saakoow, halka kuwo kalena ay markii horeba ku sugnaayeen Gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere. Sheekh Xasan Yaqbuub oo hogaaminaya Ciidanka soo gaarey degmada Baardheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia iyo sidii burcada jidgooyooyinka dhigta looga sifeyn lahaa guud ahaan deegaanka,isla markana loo xoojin lahaa nabada Deegaanka. Sheekh Xasan ayaa intaasi ku darey in mudada ay joogan kulamo kale gedisan in ay la qaadan doonaan Maamulka Deegaanka, ujeedkeenu ma ahan ayuu yiri in aan qabsano deegaanka,waayo dadka ku dhaqan Degmada Baardheere maamul ay doorteen ayaa u dhisan ma garan karno ayuu yiri sabab nagu qasbaysa in aan isbedel ku sameyno. Maamulka iyo Odayaasha Degmada Baardhere ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin xaaladahan ugu dambeeyey ee ka soo cusboonaadey degmada Baardheere,inkastoo Gudoomiyaha Degmada Baardheere Maxamed Xirsi dhudi uu horey u sheegay in uu si weyn u taageersan yahay howlaha lagu sugayo Amaanka oo Ururkani uu ka wado gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
  14. I found Helix (Helix focuses on Incident Response & Forensics tools)to be very useful, it lets you recover your data back even if you delete them. If your OS is corrupt you can still use the CD to boot and access your data. Your can download the iso image from Here and its Free.
  15. Tested with IE 7 using XP at resolution 1280 X 1204 and works fine. You got talent there.
  16. Lool@isdhaafi kulahaa, walaahi qosol xun aa iga soo fakaday markaas qofwalba isoo eegay. Abtigiis, hadii shaqada la iga buriyo adiga Cantarabaqashkaada ayaan u haystaa. Horta Wayne Wayne maxaa waaye?
  17. TrySpybot - AKA Search & Distory , it can detect and remove all addware from your PC. P.S AVG does remove Viruses from PCs, I found it very useful.
  18. No problem Akhi. Yeah it works when is right-clicked. I am currently downloading Kashfushubahaat very good resaalah. Kitaabkii iigu horeeyay oo aan raacdo ayuu ahaa. Waan Caqiidada boorka laga jafaa cibaada kale mahaynee! Khayr ilaahay ku siiyo.
  19. Shirwa_24, the website is well designed, neat and user friendly. However, I have came across a slight problem on some of the links for example, on the homepage ->Kutub Afsomali on the Kashfushubuhaat page you got mixed up the links on that page, when you click on dowloand it plays the file rather than downloading it. Also, the same problem exists on the Caqiidatul Waasidiya page. Otherwise the website is off the hook. Ilaahay Ajar Hakaasiiyo.
  20. ^Nuune, ragaan meeshaas maamula maba xishoodaan. Hal maalina kamaysan hadlin dhibka Xamar kataagan iskaba daa inay caawiyaan masaakiinta laga soo barakiciyay guryahooda.
  21. Garowe(AllPuntland)- Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Xasan Daahir Maxamuud ayaa maanta cambaareeyey dagaaladii ay soo qaaday Xukuumada Asmara ,kuwasoo lugu soo qaaday ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti. Dawladda Puntland ayaa ku sheegtay falkaasi mid aan wanaagsaneyn waxa ayna uga tacsiyeeyeen Shacabka Jabuuti ,weerarada gardadaa ee uga imaanaya Xukuumada Asmara ,ayadoo Puntland sheegtay in ay cambaareyneyso Weerarkaasi. Warkan ka soo baxay dawladda Puntland waxaa kaloo lugu sheegay In ay Asmara tahay mid ka soo horjeeda amaanka gobalka Bariga Africa loona baahan yahay in talaabo cad laga qaado ayadoo laysku kaashanayo ,waxa ayna sidoo kale Puntland sheegtay in ay Asmara dhibaato ku tahay amaanka guud ee Soomaaliya & wadamada ay uaragto in ay ka shaqeynayaan amaanka Soomaaliya. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud oo warkan ka sheegay Shir Saxaafadeed uu qabtey ayuu ku soo beegay xili uu Jabuuti booqanayo Madaxweynaha dawladda Soomaaliya & Madaxweynaha Maamulka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Gen. Cadde Muuse) ,waxa ayna Puntland xiriir wanaagsan la leedahay dawladda Jabuuti ee weerarka lugu soo qaaday. F. C. Geylan AllPuntland
  22. Originally posted by Adam Zayla: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: SOMALILAND This is the only peaceful place in the horn of Africa. Somaliland currently maintains good relationship with Ethiopia along the border between the two countries. Somaliland also maintains a good security relationship at the border with Djibouti although the two countries do not agree in the political arena. The only problem that Somaliland has is in the eastern part of the country where there has been clashed with Somalia. In the recent months, that dispute has decreased and the tension is going down. By Jacaylbaro
  23. lool@ I eat pork kulahaa, who asked him what he eats !
  24. "Labada meelood meel uun ku ekoow. Kolba meel ha faaruqin'e!" So short men beware. Meel uun ku ekaada!! Abtigiis caadi matihid walaahi, adigu dhinacee u badantahay horta?