Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
Allamgan, waxaa wadaa ninkii computerka ka halaabay oo wacay Dektop Support team-ka, markaasbaa waxaa lagu yiri "close all the windows, we need to try few things " Markaasuu yiri hangon let me close it - wax badan markuu maqnaa buu yir all the windows of the house are now clossed, do you want me to turn the lights on coz its dark. Hada screenkaaga balka fiiri sariita hoosteed!
-
^OK Cabdiyo, What version of windows are you using? If its XP try the following: Go to Start –> Run –> type regedit. The registry page will open. Go to the following Key: HKEY_LOCAL_MACHINESOFTWAREMicrosoftWindows CurrentVersionpoliciesExplorer In the right hand side of the window, see if there is a value called NoFolderOptions - if there is one change its value to 0. 1 means hide Folder Option 0 means show Folder Option. Do that and let us know how you get on with it?
-
Cabdiyo, Open a window explorer - > Tools -> Folder Option , click on the View Tab - from there choose Show Hidden Files and Folders. I hope that helps.
-
^ Waaw Beautiful pictures -JB Xariifka Shaarka Azeerada qabo maatahay?
-
^^lool@MMA yes wuu igu dhacay hada kahor, waxaan isticmaali jiray Oil-friin laaking wax saas ah ma igatarin, Al-ultimo boomaato aan helay oo sifiican iigaa baabisay. Cabdiyo, it was 15 years ago no pictures for you. Sida canbaarta oo kale waaaye laakiin ka khafiifsan mana cuncuno inta badan.
-
Why are people pissed of at Shabaab destroying a church?
Dhubad. replied to Mad_Mullah's topic in Politics
^Can there be a church in a Muslim country? -
While we are at each others throught, our so called neighbours are contemplating ways to annex us. Here is another Kenyan Forum, see how they hate us: Kenyan Army, Navy Airforce Should Move into Somalia
-
MMA, Qawid oo lagu daaweenaayo Oil-Fariin waligaa ma aragtay ama biya Qumbaha?
-
Originally posted by hamza9163: The "takfiir" was a slip of the tongue, and not intentional. I hope that is the case "slip of the tongue". If so, he should retreat his comment.
-
^^ Dhagta dhiiga haloo daro markii xabsiga laga soo saaro si ay kuwa kale ugu tusaala qaataan.! Wiilasha Somali Galbeed are looking like well trained soldiers - Ilaahay ha u siyaadiyo hangankooda.
-
lol@Allamagan, trust me this Juje guy has some inside info, I have seen it before so wait and see in the next few days and you will see the news on every website. I think Mr Juje is the right man of Cade
-
Juje Where do get your news from? I remember on another occasion you reported a news before it hit airewaves...! If this is true, there will be a dramatic change with the structure of the TFG specially in the top positions, will see what happenes.
-
^^DhulQarnayn, Buufiska jooji ra'yigaaga tartiib u dhiibo soonka yuusan kaa furmin.!
-
^ Gaari dhiiqooday miyaa !
-
^ I am still sceptical about Xiin's caravan, I don't think anything concrete will come out from it.....But I am also concern about these Takfiiri elements that are now emerging from the Mujaahidiin ranks which is more dangerous than anything we have seen so far.
-
^^^lool. This is crazy walaahi, the situation is getting more complex now, I think there will be a religious war after the Ethiopians leave, all these different groups have their own agendas and would like to implement it....!! Ilaahayoow dhibkooda na dhaafi
-
I am stunned to hear this coming from Turki. Basically he is accusing Sh Sharif and his team as apostate because they are asking Gaalo for help ! What is going on :confused: Is this a sign of Takfiiri ideology or he knows something we don't? Last time I heard about Sh Sharif was going to Makah to do Umrah...! Here is the audio link: http://www.kataaib.net/sh%20xassan%20turki.mp3
-
Sida loo kala qaybsaday Maamulka: Ururka Al-Shabaab qayb ahaan uga heleen maamulka Kismayo: 1- Madaxa Amniga 2- madaxa warfaafinta 3- Gudoomiyaha degmada Kismayo Xubnaha Maxaakiimta qayb ahaan u heleen: 1- Madaxa maaliyada [ Garoonka iyo dekada] 2- Madaxa Dacwada 3- Madaxa Garsoorka
-
Kadib kulamo aan kala sooc laheyn oo maalmihii ugu dambeeyay ay ku yeelanayeen magaalada Kismaayo mas’uuliyiinta Xoogaga Isbaheystay ee gacanta kuhaya magaalada ayaa goordhoweyd shir jaraa’id oo la qabtay waxaa lagaga dhawaaqay maamul cusub oo ay yeelaneyso Degmada Kismaayo kaasoo ka kooban Guddiyo dhowr ah oo magaalada sii maamuli doona. Sheekh Xasan Yacquub oo ah Madaxa Warfaafinta Maamulka Maanta la magacaabay oo shir jaraa’id oo dhanka Taleefanka Saxaafadda u qabtay ayaa ka waramay xubnaha Maamulka la magacaabay iyo xafiisyada lasheegay in ay hoos imaan doonaan. 1- Sheekh Abuubakar Alzeylaci - Guddoomiyaha Degmada Kismaayo 2- Maxamed Yuusuf Guddoomiye Kuxigeen 3- C/raxmaan Cali Maxamed Madaxa Xafiiska Amniga 4- Maxamed Sahal Iidle Kuxigeen 5- C/wali Aadan Badiyow Madaxa Xafiiska Maaliyadda 6- Ibraahim Axmed Ciise Kuxigeen 7- Khaalid Maxamed Aadan Madaxa Xafiiska Dacwada 8- C/raxmaan Axmed Aadan Kuxigeen 9- Xasan Yacquub Cali Madaxa Xafiiska Warfaafinta 10- C/fataax Ibraahim Cali Kuxigeen Sheekh Xasan Yacquub ayaa u rajeeyay maamulka lagu dhawaaqay in uu si toos ah hawlihiisa u guto, waxayna ka dambeysay magacaabista maamulkani kadib kulamo dhowr ah oo ay yeesheen mas’uuliyiinta gacanta ku haya Kismaayo oo looga arinsanayay sidii Maamul loogu magacaabi lahaa. Sidoo Kale Shirka jaraa’id ayaa lagu sheegay in dhismaha Maamulkani wada tashiyo lagala sameeyay Dadka deegaanka oo ku wajahan qaabka maamulkan loosoo dhisay. Maamulkani iminka loo magacaabay Magaalada Kismaayo ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee mas’uuliyiinta gacanta ku haya magaalada Kismaayo ay magacaabaan tan iyo markii uu dhacay dagaaladii Magaalada Kismaayo gacan ku heynteeda lagu kala wareegay 22-kii Bishii taktay ee August.
-
^^^I have been using it for 10 minutes now and I noticed its a lot faster than Firefox 3. And it has some new features too that can not be found on other Browsers .....so far so good.
-
Mashallah waa inan qurux badan. Soomaalidu asturaada waxay kaga qurxoonyihiin maba arag.
-
Max’ed Dheere oo ku eedeeyey sarkaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya inuu fara xumeeyay gabar wakiil uga aheyd dakhliga Dekeda Muqdisho Guddoomiyihii iyo duqii Magaalada Maxamed Cumar Xabeeb (Maxmaed Dheere) ayaa waraysigaasi waxaa uu ceebayn iyo dhaliil wayn ugu jeediyay Sarkaalka ugu sareeya Ciidamada Ethiopia ee dalka jooga oo uu ku sheegay in uu ku xad gudbay gabar aheyd Wakiilkii Dowladda Hoose ee Muqdisho u joogay Dakadda Muqdisho oo shalay ciidamada Itoobiya ay ka kaxeeyeen dekedda kuna amreen iney joojiso howsha dakhli ururinta ee ay waddo, wuxuuna Max’ed Dheere sheegay inuu ula dhaqmay si ka baxsan dhaqanka Soomaalida, markii sida uu sheegay uu gacma gacmeeyey gabadhaasi, wuxuuna xusay in cabasho arintaasi la xiriirta uu u gudbin doono xukuumada Itoobiya si talaabo looga qaado askarigaasi. See wax u jiraan?
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Malawax, malawax, malawax, malawax... Ma qoray again malawax? Or did I miss it to write? Malawax. I can eat 40 of them, if truly made si fiican. Malawx Caano iyo Ukun lagu qasay...
-
Originally posted by Che -Guevara: Dhuhab-That sounds like wax lugta lagu walaaqe. I wonder if people in Africa worry about weight. ^lol. Sxb wax kamacaan waligay mar bal isku day sxb. Sidaan baa loo sameeyaa: 1 - Hilib ari ayaa si gooni ah loo kariyaa 2 - Markuu sifiican u bislaado ayaa lagadajiyaa 3 - Digisi kale ayaa saliid yar , yaanyo, toon iyo hilibkii bislaa lagu shiilaa 4 - Kadibna mushaarida ayaa lagushubaa adigoo isticmaalaya maraqaii hilbak. 5 - Wax yar kadib waaba diyaar. As simple as that ....
-
Popular Contributors