Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^^Yeah that is right but its the same womam(Amina Wadud). Sayid, Weesada waxaaba kadaran waswaaska iyo sheedaanka oo ka faa'idaysta.
  2. That is how it looks like when a woman leads a prayer. As you can see on the pic, men and women are praying side-by-side....Acuudu Billah.
  3. Originally posted by General Duke: quote: Cheering then erupted from the supporters packed into the stands at Nairobi's Kasarani Sports Centre. That is how everyone felt when Odayga was a pointed but he messed it up for himself .........Kabihii ka waaweena meel uu ku gashto ayuu la'yahay
  4. ^Dame MMA, you messed up my mood man.....its not for faint-hearted !
  5. ^Emperor, I am just pointing out the sort of things that can get people banned in this place. Obviously DQ seems to be untouchable for whatever reason but he went too far on this and he should be stopped. Adiga what do you thing about DQ on this issue?
  6. ^lool@ Caano Booraha cid gaar u leh miyaa jirto, sxb cid gaar u leh majirto ee sidaad u qaloocinaysay ayay dadku kahadlayaan. I remember someone was banned from SOL caused he called certain people as Kaluun Dabato or Kaluun Cunayaalsha so I ask how does that different from this incident.
  7. ^Waraa DhulQarnay, sida siku dhaan saaxiib, qofwalba wuu u jeeda meesha aad hadalka u qaloocinaysid. Besides you are overdoing it man, its time for you to stop....that is a brotherly advice.
  8. ^lol, he is saying Whatzzzzzzzz Up my N*ger !
  9. ^Zack, Khad Cagaaran ayaa gacanta loogaliyaa kii vote-gareeyaba.
  10. lol@ Dawa ya moto ni moto. Nune, have you heard this one: Kuku hawekwi shahidi wala hajui sheria. Translates to : A chicken isn't called to testify nor does it know the law. You got to love Kisawahili proverbs they are straight to the point.
  11. Midowga maxkamadaha islaamiga ee gacanta kuhaya magaalada baardheere ee gobolka gdao ayaa manta degmada baardheere ee gobolkan gado umagacaaby maxkamada islaami ah iyo madax amaanka magaladaasi Shiq maxamed gadashay oo ah madaxa maxkamadaha islaamiga ah ee gobolkan gado oo saaka kahadlayay shir ay kasoo qayb galeen boqolaal dadka magaalada baardheere ee gobolkaani gado isla markaana kadhacay barxada shiir kale oo kutaal bartamaha magaalada waxaana lagu magacabay gudoomiyaha maxkamada islaamiga ee degmada baardheere waxaana loo magacabay shiq aadan axmed guray oo looyaqaan sh aadan fanax, gudoomiye kuxigeenka ayaa loo igmaday shiq cabdi sugow, gudoomiyaha amniga magalada ayaa sidoo kale magacaabay Bare maxamed faarax “waxaa ladhisay aminga degmada baardheere, waxaa kaloo ladhisay maxkamda islaamiga ah ee degmada baardheere, waxaa waxii xiligaan kadanbeeya amaanka magaalad baardheere kacanta kuhaya maamulka islaamiga ah ee gobolka gado,ilaahay idinkii waa laguulaysanayaa,waa la is gacmo qabsan doonaa,waxaa dhamaaday waxii saacadn kadanbeeya *********,*********,cowro maleh,gaaljecel,fulaa,,fulaan fulaan” ayaa kamid ahaa hadaladii maanta ee shiiq maxamed gaadashay uu kajeeday fagaaraha shiir-kole Sidoo kale waxaa ay sheegeen masuuliyiinta maxkamadaha ee magacaabay xilalkaasi in maalmaha soo socda ay soo dhisi doonaan dhamaanba maamulka magaaladaasi baardheere ee gobolkan gado. Su,aasha dadka ay isweydaarsanyaan ah ayaa ah waxa ay kabadali karaan kooxaha islaamiyiinta maxkamadaha islaamiga ah ay u yabyabeen degmooyinka gobolka qaar. C/laahi Axmed Nuure, Beledxaawo
  12. Aaliyah, haadaad rabtid inaad baratid Kisawahili waxaad u baahantahay inaad baratid Afart Ilmo Waabi: Uta enda wabi Ukatoka wabi Kitanbulsho wabi Besa wabi That will sort you out!
  13. Males Zanawi wax rajo ah oo ka heysa xukunka Cabdulaahi Yuusuf ma jirraan, wuxuuna iminka ku howlanyahay sidii uu oga taqalusi lahaa odayga 80 jirka ah ee uu ku tilmaamay in uu howlgabyahay, isagoo ka hadlayay kulan ka dhacaya Washington ayuu sheegey in lasoo gaaray xiligii xilka laga diiri lahaa wax uu ku tilmaamay hogaamiyeyaasha cantatabka ah ee curyaamiyey shaqadii Soomaaliya uu ka fushan lahaa. Wax u muuqda in uu yahay musbaarkii ugu dambeeyey ee lagu dhakabiyo naxashka godka loosii wado ee xukunka Cabdullaahi Yuusuf, ayaa ah hadal kazoo yeerey Males Zanawi oo ka hadlay kullan Washington ka dhacay, haddii ay kula tahay in kaligaa aad Cabdullaahi Yuusuf necebtahay, sidaasi xaalku waa ka duwanyahay, waxaa markani doonta kula saran Males Zanawi oo ahaa aabihii dhalay oo dhiiqey xukunka daba ka riixa ah ee Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa xusid muddan xiliga uu kusoo beegmey hadalka Zanawi oo ah qudha 4 sanno ka dib markii odayga loo dhiibey usha ajuuro cunsan ee uu ku aakhiro seegey, Zanawi wuxuu leeyahay “iskaba dhaaf in ay dowlada Cabdullaahi Yuusuf howhseeda gudatee, waxayba noqotey caqabad nabbada hortaagan”, ma ahan oo kaliya in uu fakir kaliya qabbo ee waxa ka go’an in uu talaabo qaado. Wuxuu leeyahay “hogaanka hadda jirra oo aan la badalin wax ka hagaagaya ma jirraan”, Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi oo ka hadlayay rajada nabad ka dhalata Somalia ayaa yiri: "Ma jirto rajo muuqata oo Somalia nabad looga dhalin karo, isla markaana ma muuqato waqti iyo xoog loogu lumiyo wixii maanta ka dambeeya". Zenawi, wuxuu sheegay in rajada Somalia ay tahay in la badalo hogaanka hada talada haya, isagoo sheegay inuu hogaanka hada jira ku guuldareystay inuu wax ka qabto xasilinta Somalia iyo dib u dhiskeeda. "Madaxda Somalia waa kuwo ku shaqeynayay xukunkii Siyaad Barre oo jooga da'da howlgabka, halka kooxaha ka horjeeda ay yihiin kuwo u badan dhalinyaro, taasina ay sabab u noqontay kooxaha kacdoonka wada inay kaga awood bataan ciidamada DF goobaha dagaalka" ayuu yiri Zenawi oo sharaxayay madaxda DF. Meles, wuxuu sheegay in Ethiopia ay tababartay tiro badan oo ka tirsan ciidamada Somalia, waxaana ciidamadaas markii aan ku wareejinay gacanta DF ay isaga tageen shaqadii, iyagoo ku biiray mucaaradka. Ciidamada Ethiopia ayaa loo diray Somalia si ay u taageeraan DF, iyadoo Zenawi uu sheegay in ciidamadooda aysan u afduubnaan doonin go'aanada shaqsiga ah ee hogaanka hada gacanta ku haya Somalia. "Tabardarada xukuumada Soomaaliya waxay sahashay in kooxda Al-shabaab ay gacanta ku dhigto Magaalada Kismaayo, taasna waa mid aan la aqbali karin" ayuu yiri Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi. Wasiirka arimaha dibad DKMG Cali Axmed Jamac [Jangeli] oo wax laga weydiiyay canaanta uu Zenawi u jeediyay xukuumada Somalia ayaa ku timaamay kuwo ay saxaafadu buunbuuninayso, wuxuuse qiray inuu jiray kulan ay yeesheen madaxda dalalka IGAD ayna kaga hadleen arimaha Somalia. Hadalka Zanawi waa cadeyn dhab ah oo ku saabsan qorshaha looga gol leeyahay shirka Nairobi lagu qabanayo bishani dabayaaqadeeda, hadalkiisa waxaa si toos ah looga fahmayaa in shirkaasi uu yahay mid Cabdullaahi Yuusuf xilka looga qaadayo, meeshana lagu keenayo wax uu ku tilmaamay hogaamiyeyaal da’ oo iska dhiciya xoogaga kacdoonka oo uu aaminsanyahay in ay yihiin dhalinyarro sida magacoodaba uu yahay “Shabaab”. Arrintani ku saabsan in isaga xilka looga qaadayo waxa daraad faafisey KismaayoNews oo soo xiganaysay hadalo la’osla dhexmarayay. Hadalka aan kor kusoo xusney ee aan Zanawi kazoo xiganay eek u saabsan Kismaayo iyo isbadalka maamulka magaalada, ayaa cadayn kale u ah in muhiimnada Zanawi ay tahay Kismaayo, halkaasi waxaa ka cad in talaabada xigta ee Zanawi uu kusoo abaarayo Soomaaliya in Kismaayo indhaha loo duwi doono. Hadalada Zanawi waxaa kaloo ka cad in shirka Nairobi uu yahay mid Ethiopia ay wadato oo kaliya, qorshahana uu yahay sidii dalka dib loogu soo celin lahaa DKMG oo si dhab ah u fulisa danaha cadowga. Yuweri Musavani oo ah madaxweynaha Uganda oo isagana kullanka ka hadlay ayaa qabba in sheekadu aysan noqon mid Ethiopia iyo IGAD ku koobnaatee, balse ay noqoto mid aduunka oo dhan ay faraha lasoo galaan, taas oo uu ula jeedo in dalka la keeno ciidamo wadamo baddan ka socda. KismaayoNews.com
  14. ^ILax, Etiopia xal keeni mayso in ay wax qasto mooyee. They using Yey as scapegoat and will probably replace him with someone else who is even worse than him. Its funny Yey is celebrating his fourth anniversary today and they want to kick him out that is too harsh I tell you Nevertheless its time for him to go!
  15. lool@ Nin-Doonta, How random ! Allamagan, far waaween in wax laguugu qoro miyaad rabtaa..!
  16. I think Abu-Mansuur and his team should avoid using mobile phones......He talks to the media more often, no need for that! Ilaahay ha unaxaristo intii dhimatay.
  17. Ilaahay ha u naxariisto...aamin
  18. ^ Saas miyaa, I thought one of them was the look-alike .
  19. Dardaarankii Nabigeena NNKH : Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu. Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday. Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga, wuxuuna yiri: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma ayaa tiri: 'Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku mashquulsan yahay, markii salaaddii cadaatay ayaa Sayid-Bilaal soo laabtay, wuuna salaamay rasuulka sidii hore oo kale, dhawaaqii Bilaal waxaa maqlay rasuulka wuxuuna yiri: 'soo gal Bilaal', waana soo galay Bilaal isagoo ooyaya Rasuulkuna (SCW) wuxuu yiri Bilaalow jiradii ayaa igu cuslaatay ee ha tujiyo salaadda dadka Abuubakar Sadiiq.Bilaal waa baxay isagoo madaxa gacmaha saaranaya, dhahayana musiibo ayaa noo timid iyo ereyo kale oo la mid ah. Masjidkii ay uu galay, wuxuuna Abuubakar ku yiri 'Nebigu wuxuu ku amrayaa inaad salaadda tujiso' Abuubakar markii uu arkay mixraabkii uu Nebigu (NNKH) istaagi jiray oo faaruq ah wuu hanan waayay nafsaddiisa waana la miir ****olay waana qeyliyay, muslimiintii oo dhanna wey qeyliyeen, qeyladii ayuu maqlay Nebigu (NNKH) wuxuuna weydiiyay gabadhiisa Faadumo wuxuuna yiri ' Faadumoy waa maxay hugunka iyo sawaxanka yeeraya?' waxay tiri Faadumo 'Muslimiintii ayaa qeylinaya markey ku waayeen'. Rasuulku wuxuu u yeeray Sayid Cali iyo Fadal Bin Cabaas, weyna garba galeen waxeyna geeyeen masajidkii salaaddii ayuuna ka bixiyay asxaabtii, salaaddii kaddib ayuu rasuulku (NNKH) la dardaarmay asaxaabtii wuxuuna yiri: 'Waxaan idiin dardaarmayaa oo aan idiinku sagootinayaa cabsida Illahay iyo inaad adeecdaan oo aad amarkiisa qaadataan anigu waan faaruqayaa (ka tagayaa) adduunyada, maantana waa maalintii iigu dambaysay adduunyada iiguna horreeysay Aakhiro'. Intaa kaddib Nebiga (NNKH) waxaa la geeyey gurigiisa, Illahay ayaa u waxyooday Malakul-mowt wuxuuna yiri: 'Hoobo (u tag) xabiibkayga (kaan jeclaa) Muxammad (NNKH) uguna tag suurad wanaagsan una dhimri (naxariiso) marka aad ka qaadaysid nafta, markii aad u tagtid idan weydii, haddii uu kuu idmo u gal gurigga balse haddii uu kuu diido ha u galin, kana soo laabo'. Malakul-mowt wuxuu u tagay Nabigeena Muxammad (NNKH) isagooo u eg nin reer baadiye ah, wuxuuna yiri: 'Assalamu calaykum ma soo galaa?' Faadumo ayaa la hadashay oo tiri: 'Ninyahow rasuulkii illahay wuxuu ku mashquulsan yahay Nafsadiisa'!! Malakul-mowt mar labaad ayuu ku celiyey salaantii, waxaana maqlay rasuulkii.Rasuulka (NNKH) ayaa Faaduma ku yiri: 'Ma garanaysaa ninka?'. Faaduma waxay tiri: ' Maya' rasuulku wuxuu yiri: 'waa ninka gooya macaanyaalka, kala geeya (kala wada) dadka is jecel, kharaabiya guryaha, camira Qubuurta, ilmaha agoonteeya, naagahana garoobbo ka dhiga, waxaana la yiraahdaa Malakul-mowt'. Faaduma markay ogaatay in ninku yahay malakul-mowt ayay ooysay, waxayna tiri: ' masiibo ayaa nagu dhacday, waxaana dhimanaya rasuulkii Illahay ee ugu dambeeyey ambiyada, waxaa naga go'ayaa wax'yigii samada ka imaanayey, waxaan weyneynaa hadalkii rasuulkeena, maanta kaddibna maqli mayno salaantii Aabahay. Rasuulku wuxuu yiri: Faadumoy waxaad tahay qofka ugu horreeya ee aan is haleeleyno (isla kulmeyno)' wuxuu kaloo rasuulku yiri:' malakul'mowdow soo gal' wuuna soo galay malakul'mowt, wuxuuna yiri. 'Assalamu calayka yaa rasuullulaah' rasuulkuna wuxuu yiri '*****aykum assalam yaa malakul-mowt, ma waxaad iigu timid inaad i soo siyaarato mise inaad iga qaado nafta?'.Malakul-mowt wuxuu yiri: 'waxaan kuugu imid inaan ku soo siyaarto kaana qaado nafta haddii aad ii idinto, balse haddii aad ii idmi weyso waan iska laabanayaa! Rasuulku wuxuu yiri: 'malakul-mowdow xaggee uga soo tagtay malakul-jibriil. Malakul-mowt wuxuu yiri:'waxaan uga soo tagay samada adduunyada', isla markiiba waxaa yimid malakul-jibriil, wuxuuna fariistay Nebiga madaxiisa, wuxuuna rasuulku yiri: 'miyaadan ogayn in amarkii dhawaaday? Wuxuu yiri:'waan ogahay rasuulkii Illaahayow'.Rasuulku wuxuu yiri: ' iigu bishaarey illaahay agtiisa waxa ii yaala oo karaama ah (wanaag ah)'. Malakul-jibriil wuxuu yiri: 'albaabada samada waa la wada furay, malaa'igtii illaahayna saf bay galeen iyagoo sugaya ruuxdaada, albaabadii jannada waa la wada furay'. Rasuulku wuxuu yiri: 'iigu bishaaree siday ahaan doontaa ummadaydu maalinta Qiyaamaha?'.Malakul-jibriil wuxuu yiri: 'waxaan kuugu bishaaraynayaa Illaahay inuu yiri: Jannada waan ka xarimay (u diiday) ambiyada illaa Nabi Muxammad (NNKH) galo, sidoo kale jannada waan ka xarimay ummadaha illaahay oo dhan illaa ay ummadda Nabi Muxammad ka galaan'.Rasuulkuna wuxuu yiri: 'hadda ayuu diib noqday (wanaagsanaaday) qalbigaygu, igana suushay murugtii'. Rasuulku wuxuu yiri: 'malakul-mowdow ii soo dhowow'. Malakul-mowt waa u soo dhawaaday naftii ayuuna ka jiiday illaa ruuxdii ka soo gaarto xudunta.Rasuulku wuxuu yiri: 'maxaa darnaan badiyey xaraaradda (xanuunka) mowdka', wuxuu kaloo yiri: 'malakul-jibriilow ma waxaad dhibsatay fiirinta wijigayga?'. Malakul-jibriil wuxuu yiri ' Illaahay xabiibkiisiyow ayaa awood u leh inuu fiiriyo wajigaaga adigoo sakaraadaya'. Aanas Binu Maalik wuxuu yiri: ' Nabigu markay naftu kabaxaysay wuxuu lahaa: Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu. Rasuulkii Illaahay waa geeriyooday maalin isniin ah ee bisha rabiicul-awal ka mid ah, ama loo yaqaan mowliid. Haddii adduuniyo lagu baaqi yeelayo qof, waxaa la dayn lahaa rasuulkii Illaahay: Rasuulka waxaa mayray Sayid Cali, waxaa ku shushubayey biyaha fadal bin Cabaas iyo Usaama bin Zayd, waana la karfanay, waana lagu tukaday, waxaana lagu duugay gurigiisii ee qolka Caa'isha (RC,) habeen arbaco ah ayaana la duugay Suubanaha (NNKH.)
  20. Cabdiyo, I just did a quick research and it seems your PC is infected by a virus called Ravmon virus The Ravmon virus does also corrupt your Folder Options. So when you open Folder Options and try to check “Show hidden files and folders” and click ok. My Computer will not show hidden files, also “Hide protected operating system files (Recommended)” option will not be working. Download this small program and run it - it should fix your problem, also read other people's comment on the website. Good luck http://www.technize.com/2007/06/06/ravmon-virus-killer/
  21. ^lo@NGONE, BacaadLis = Sabaaxad aan kula kacaa ama Qoob aan kugilinaa.
  22. NGONGE, Gabadha is computer literate man she knows what she is doing ee kaqaleey. Cabdiyo, it seems u don't have full access to your machine. Check if the user account you are using is a member of Administrators Group by doing this: Right Click on MyComputer ->Manage-> Expand Local users and Groups ->Groups ->Double click on Administrators - If the user account that you are using is not listed, click on Add, type the account name and press OK, log off and on again then try to do the early steps. Computerkaaga Hargab inuu qabaa lagayaaba in which case you will need to run anitvirus software.