Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^Look, unlike you my support is not only confined with men from my clan or region. I supported Xassan Turki, Shabaab, Sharif to an extent and now I support Sharmaarke on this but you on the other hand, you only support people from your clan whether they are right or wrong and that is a fact.
  2. lool@Dhurwaa neef la raaciyay. The navy base should be somewhere in Somalia and how does he know that Djabouti will not turn into Dhurwaa when the money rolls in?
  3. lool@ This thread, its obvious Duke's support is based on Clan line so he will support anyone from Puntland by hook or by crook so no surprise there. Just for the record Duke, Sharif speaks several languages and yes he can write and read....He was a very successful well known businessman way before the civil war. That said, in this latest rift , I believe the navy base should be established somewhere in Somalia and so far Puntland is right candidate for that so I am with PM Sharmarke on that. Djoubti is a different country, hadii larabo inay Somalia shaqayso wax hala isku ogolaado...!
  4. lool Guys xataa Ramadaan ma la is jafaa oo waa la is Baroomaa miyaa On a serious note though, USC and Aidiid could have saved Somalia when the central government collapsed instead of looting and killing people because they were from clan X, I think they were not expecting to over throw the government so quickly hence they had no post war plan. However, USC was not the only group who committed crimes against Somalia.......they are all same, have looted, killed and raped. I have seen with my own eyes in Kismaayo early 91 some guys being chased around in the city by women and children stoning him to death coz he was from the USC clan....on his last moment he was saying give me some water am fasting...It was Ramadaan very hot day....I remember my mom vomiting after she witnessed this horrible act! Marka we all need to forgive each other no need to single out one group.
  5. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: And some are still fighting to hold control of nothing but this .................. Cajiib Streets are fairly clean though, I wonder who cleans them? You would expect rubbish to pile up on these streets but it looks cleaner for some reason. Inshallah it will rise from the ashes soon.
  6. ^lol@Pragon Wardabalo ina adeer nimanku waa jini...hadana Luuq bay la wareegeen Ba'a
  7. ^lol@Pragon Wardabalo ina adeer nimanku waa jini...hadana Luuq bay la wareegeen Ba'a
  8. Shabelle: BALAD XAAWO Galabta ayaa Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa la wareegay Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin kadib markii uu halkaasi dagaal mudo socday uu ka dhacay. Galabta gabaldhicii ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Waxaa ay dhinaca Koofureed ka soo galeen Magaalada Balad Xaawo oo ay gacanta ku hayeen Ciidamo taabacsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca kuwaasi oo halkaasi dagaal uu ku dhexmaray. Dagaalka oo ku dhawaad 30-daqiiqo socday ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay labo ruux iyadoo dhaawacna uu jiro inkastoo aan tiradooda la cayimin,waxaana markii uu dagaalkaasi mudo socday guud ahaanba magaalada isaga baxay ciidamadii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna kuwaasi oo u dhaqaaqay dhanka Waqooyi ee magaalada. Dagaalka dhexmaray Ciidamada Xarakada Mujaahiidiinta Al Shabaab iyo Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay ku jireen madaafiic si daran magaalada loogu garaacay. Ciidamada dhaq dhaqaaqa Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay magaalada isku faafiyeen,waxaana haatan Magaaladaasi ka jirta Cabsi iyadoo durbaba ay dadku ka xaroodeen gudaha Magaalada islamarkaana ay alaabada isku dhifteen inta badan goobahooda ganacsi. Majiro ilaa iyo hadda Masuul ka tirsan Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay dib ugu soo laabashada Ciidamadooda degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo,iyadoo sidoo kalana aanay jirin cid ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo ka hadashay arintaani.
  9. Shabelle: BALAD XAAWO Galabta ayaa Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa la wareegay Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin kadib markii uu halkaasi dagaal mudo socday uu ka dhacay. Galabta gabaldhicii ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Waxaa ay dhinaca Koofureed ka soo galeen Magaalada Balad Xaawo oo ay gacanta ku hayeen Ciidamo taabacsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca kuwaasi oo halkaasi dagaal uu ku dhexmaray. Dagaalka oo ku dhawaad 30-daqiiqo socday ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay labo ruux iyadoo dhaawacna uu jiro inkastoo aan tiradooda la cayimin,waxaana markii uu dagaalkaasi mudo socday guud ahaanba magaalada isaga baxay ciidamadii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna kuwaasi oo u dhaqaaqay dhanka Waqooyi ee magaalada. Dagaalka dhexmaray Ciidamada Xarakada Mujaahiidiinta Al Shabaab iyo Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay ku jireen madaafiic si daran magaalada loogu garaacay. Ciidamada dhaq dhaqaaqa Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay magaalada isku faafiyeen,waxaana haatan Magaaladaasi ka jirta Cabsi iyadoo durbaba ay dadku ka xaroodeen gudaha Magaalada islamarkaana ay alaabada isku dhifteen inta badan goobahooda ganacsi. Majiro ilaa iyo hadda Masuul ka tirsan Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay dib ugu soo laabashada Ciidamadooda degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo,iyadoo sidoo kalana aanay jirin cid ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo ka hadashay arintaani.
  10. News just in indicates that Suufi's are chased away from Balad Hawo. Cat and Mouse game indeed. Stay tuned!
  11. News just in indicates that Suufi's are chased away from Balad Hawo. Cat and Mouse game indeed. Stay tuned!
  12. I think these Suufi guys are worse than Al-shabaab. They are stooges for the habashi before you know the will recite a hadith that will say now one can attack Ethiopia and that Ehtiopia was blessed by the prophet!!! I don't trust them!
  13. Man Muse, I am attacking the author's view not the poster sxb. Che Waxaan heshiis ahayn nagama dhaxeeyo Duke.
  14. lol@Article. Habar walba wax ha iska qorto!!
  15. Originally posted by Che -Guevara: ^It's cat and mouse game sxb. There are no winners, and people will lose the most the poor Somali stuck on outskirts on of Xamar Cadeey completely exposed to sun. It's cat and mouse game indeed. At the end of the day the poor people will always suffer! Give them few months you will hear they are chased away by Al-shabaab without even firing a single pullet.
  16. Here are the list of the Ministers: 1. R/W ku xigeen Ahna wasiirka kaluumaysiga iyo qeyraadka Badda- Prof. C/raxmaan Aadan Ibraahim Ibbi. 2. R/W ku xigeen Ahna wasiirka Maaliyadda-Shariif Xasan Sheekh Aadan. 3. R/W ku xigeen Ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka- C/Waaxid Cilmi Goonjeex. 4. Wasiirka Cadaalada iyo garsoorka-C/raxmaan Max’uud Faarax Janaqow 5. Wasiirka Wasaaradda Arimaha dibadda-Cali Jaamac Jangale. 6. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga- Cabdala Bos Axmed. 7. Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka- C/laahi Max’ed Cali Sanbaloolshe. 8. Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha-Sheekh C/qaadir Cali Cumar. 9. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta qaranka - C/raxmaan c/shakuur warsame. 10. Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo arimaha faderaalka-Madoobe Nuunow Max’ed. 11. Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha diinta-Sheikh Nuur Cali Aadan. 12. Wasiiradda Wasaaradda arimaha Haweenka iyo qoyska-Fowsiyo Max’ed Sheekh. 13. Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim. 14. Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim. 15. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta-Daahir Max’uud Geele. 16. Wasiirka wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda- C/casiis Xasan Max’ed. 17. Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha-Abuukar Cabdi Cusmaan. 18. Wasiirka Wasaaradda Beeraha- Max’ed Ibraahim Xaabsade. 19. Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal. 20. Wasiirka Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare-Pro. Ibraahim Xasan Cadoow. 21. Wasiirka Wasaaradda cilmi Baarista iyo Tignoolojiyada-Max’e d Cali Xayaad. 22. Wasiirka wasaaradda macdanta iyo biyaha-Max’ed C/laahi Oomaar. 23. Wasiirka Wasaaradda dib u dhiska-Xuseen Ceelaabe Faahiye. 24. Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha-Max’ed Cabdi Maareeye 25. Wasiirka Wasaaradda dalxiiska iyo duurjoogta-Max’ed Xuseen saciid. 26. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka-Qamar Aadan Cali. 27. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta-C/Risaa q Cusmaan Jurile. 28. Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari 29. Wasiirka Wasaaradda ganacsiga-C/Rashiid Max’ed Cabdi Cirro. 30. Wasiirka Wasaaradda howlaha Guud iyo gurayeynta-Max’ed Cabdi Yuusuf. 31. Wasiirka Wasaaradda Warshadaha-C/Raxmaan jaamac Cabdala. 32. Wasiirka Wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka- Max’ed Cabdi Gaandhi. 33. Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa. 34. Wasiirka Wasaaradda isboortiga iyo Dhalinyarada-Sulayma an Colaad Rooble. 35. Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye. 36. Wasiirka Waxbarashada Axmed C/laahi Waayeel. 37. Wasiirka Wasaaradda dib u heshiisiinta Nadeynta C/rashiid Xaaji deeq 38. Wasiirka Wasaaradda Lacagta C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow. 39. Wasiirka Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyaadka Farxaan Cali Max’uud. Dhinaca kale waxaa la magacabay Wasiiro dowlayaasha Xukuumadda KMG ee Soomaaliya waxaana ay kalayihiin sedan hoos ku qoran. 1. Wasiiro dowlaha Madaxtooyada Xasan Macalin 2. Wasiiro dowlaha arimaha gudaha C/raashiid Max’ed Xidig. 3. Wasiiro dowlaha Xafiiska Raiisul wasaarah Qaalid Cumar Cali. 4. Wasiiro dowlaha Dastuurka iyo arimaha federaalka C/laahi Yuusuf Cigaal. 5. Wasiiro dowlaha Gaashaandhiga Sheekh Yuusuf Max’ed Siyad Indha Cadde. 6. Wasiiro dowlaha Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga C/laahi Sheekh Cali.
  17. There will be no war inshallah.....Dhex dhaxaadin xoog leh a yaa socoto although the Shk Shariif's government are desperate to open up another front on Alshabaab but the locals in the Jubbooyinka area are resisting this and they had talks with both groups! Ilaahay shartooda masaakiintaan haka duwo.
  18. Dhubad.

    Online Dating

    ^lol@KK. He is talking about finding a second wife dee .
  19. Dhubad.

    Online Dating

    Try the weddings, you are almost guaranteed to find someone you like. Ever heard the term " Habluhu waa wada aroos habeenka uu aroos jiro" janiskaas kafaa idayso baan ku iri. Good luck!
  20. Originally posted by Paragon: quote:Originally posted by Dhubad.: Great idea, this led me to from ZAYLAC to Harare by the above guy. Thanks for sharing with us NGONGE and count me in . I am thinking of walking home. From London all the way to Maakhir. How many years or months will it take me? Oh yeah, the degmo thing...not so bad. Dee amaa isgooysaa....yes raggana way isgooyaan, I have seen it happened before
  21. Originally posted by NGONGE: ^^ War adigo ha na raacin ninyo. With that red cumaamad of yours you'll have M I Shan all over us. Waryee I look like a hippy in real life so count me in baan ku iri.
  22. Great idea, this led me to from ZAYLAC to Harare by the above guy. Thanks for sharing with us NGONGE and count me in .
  23. Nuune I was born a place not far from Garrisa isku dad aan nahay F bron iyo Paragon lol@ Fufu. Waxaad dacaayad waaye. I like how they mix Swahili with Somali: Aryaa anoo soo tramukaynaayo iyo asaga oo soo baandheenaayo ayaan is goongeenay bacdi makoosada yaa iska leh lol
  24. Watch this short clip Garissa style......it cracked me up. "hoos fiiri, kor u kac, meeqaaw intaaseey lol" walee these guys Bilcan way u dhameeyeen! http://www.youtube.c om/watch?v=VPCo7VH20 fs&feature=related Is the word Bilcan offensive or it just means a girl?