Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
lol@Hangash, laf layiraah biciid oo ay Duke isku dhowyihiin ayaa qonduraad ku haysatay, marka Horn ma u maleeynayo inuu boos oga banaan meeshaas Hasugi waynin Ducaysane asagoo koofiyad cas wata ayuu imaan
-
^lol@Xiin. Maad naga daysid ninyahoow meelkast ma muran baad kasamaynasaan.! Enjoy the beautiful pictures aysan ahayn kabood.
-
Dumar waa dumarkii hore walee
-
Can you tell what type of dance this is? Gabdhahaan ma Police baa, calaamada polic-ka aya koofiyadooda ka muuqate? Kacabso
-
Ma naarta furaheeda ayuu gacanta ku hayaa? Naftaada yar kafikir sxb, naftii dhimataa ilaahay baa og xaalka ay kusugantahay.
-
Originally posted by UZTAAD: quote:Originally posted by Dhubad.: lol@UZTAAD , are you sure its nothing to do with Qabiil iyo cuqdad? maya walale it has nothing to do it is schlarly work xisaabtaan sxb OK sxb. Halkaa ka wad xisaabta
-
lol@UZTAAD , are you sure its nothing to do with Qabiil iyo cuqdad?
-
Originally posted by MoonLight1: 40 years ago today a revolution was born in Somalia led by Gen M.S.Barre Lets talk about the pros and cons of the man. Pros - Implmented the writing of the somali language. - Built many factories, e.g dharka, baastada, hilibka, kalunka, sokorta, caanaha, taraqa, sigaarka, the list goes on and on and on. - Built four out of the five main high roads in somalia, e.g the 1974 Muqdisho to Garowe. the bosaso to garowe high road in 1990, Kismayo to Xamar high road. - Built many ports and airports such as the kismayo one, the merka, the bosaso, and so many. - Built the strongest army in the sub sahar africa. - Built two universities. - Built many primary and secondry schools. Cons. - Excuted 10 Ulamaa on daylight at Iskool bulusiyo for just opposing his law of Xeerka qoyska. - Excuted or exiled his opponants, such as Gabeyre, Ceynanshe, Cirro. - Nepotism, a low ranking officer from Gedo was more poweful than an educated minister. -bombarded populated cities such as Hargeysa & Burco. - Coused the defeat of Xooga Dalka by not having clear strategy. - Corruption, Qabyaalad, Kali talis. This sums up pretty well. But there are people in this thread who want to concentrate only on Cons part of Siyaad Barre AUN and that is not fair!
-
Originally posted by Che -Guevara: quote:But if its proven that Al-shabaab was behind this then they are doomed ! Really...........? Alla Ha Unaxariisto marxuumka. Yes, coz it will defeat what they stand for......assassinating someone who just came out from mosque is not Islamic therefore they will not be different from the usual clan militia who used assassinate people inside the mosque !
-
^Aamiin, Tani waxay dab ku siishidaysaa, Xaalada cakiran ee Kismaayo. Bal aan kawarsugno waxay Al-shabaab ka dhahaan arintaan!
-
According to Halgan.net, Al-Shabaab was behind it because they asked him to leave the town or otherwise he will be killed! Apparently Daa'uud Dirir's presence caused a rift between the top leaders of Al-shabaab in Kismaayo. No comment from Al-shabaab side yet! Ganacsade Daauud Dirir oo ay xoogagga Al-Shabaab ku dileen Magaalada Kismaayo Posted to the Web Oct 19, 13:11 Kismaayo:-Allaha u naxariistee waxaa daqiiqado ka hor lagu dilay magaalada Kismaayo ganacsade Daauud Dirir oo ka mid ahaa ganacsatada ka xoogsan jirtay magaalada Kismaayo ,ganacsadaha ayaa waxaa la dilay xili uu soo tukada salaadii duhur iyadoo ay soo daba galeen dhalinyaro hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab waxaan ay ku dhex toogteen gurigiisa agtiis halkaas oo uu hadda meydkiisu yaalo. Allaha u naxariistee Ganacsade Daauud Dirir ayaa waxaa lala dilay wiil ilaalo u ahaa oo la socday lana soo tukaday Salaadii Duhur,ninka dhalin yarad ah ee lala dilay ayaa waxaa lagu naanaysaa FUR-BAASUUKE. Ganacsade Daa'uud Dirir ayaa maalmo ka hor yimid magaalada Kismaayo imaan shaha Daauud Dirir ayaa waxaa uu khilaaf ka kala dhex abuuray Maamulka Al-shabaab ee Kismaayo iyagoo isku qabtay imaanshihiisa magaalada Ksimaayo. Ragga ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa ku dooday in ganacsade Daauud Dirir laga saaro magaalada Kismaayo halka Masuuliyiin ka tirsan Maamulka ay arinkaas diideen. Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo tabin doonaa insha Allaahu. Halgan.net
-
Marxuum Xaaji Daa'uud Dirir Guuleed CadCad Oo Kismaayo Lagu Dilay Dahurnimadii Maanta Yaase Dilay?.[sawiro hore] Oct 19,2009 by Kismaayo Gedo-News Warar faahfaahsan oo aan ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in daqiiqado kahor lagu dilay magaalada gudeheeda laba ruux oo magaalada si weyn looga yaqaanay, mid ka mid ahaa ganacsade weyn oo ka degaanka caanka ahaa oo hadda ka hor soo qabtay maamulkii odayaasha ee ka arimin jiray magaalada Kismaayo sanadkii 2007. Labadaas marxuum ee la dilay waxa lagu kala magacaabi jiray Dr. Daa'uud Dirir Cadcad oo ahaa ganacsade caan ka ah degaanka, ahaana madaxa odayasha ee maamulkii 2007, sidoo kale waxaa marxuum Dr.Daa'uud la dhintay wiil uu waarid u ahaa oo isagana lagu naanaysi jiray FUR-BAASUUKE. Labadaas qof waxay kasoo bexeen salaadii Duhur ee maanta waxaana lagu dilay meel aan sidaas uga fogayn masaajidkii ay ku tukadeen labadooda. Marxuum Daa'uud Dirir wuxuu maalmo kahor ka yimid magaalada Nairobi ee caasimada Kenya, waxaana lagu wargaliyay markii uu tagay Kismaayo inuu ka boxo magaalada sidaas waxaa ku wargaliyay maamulka Kismaayo ka arimiya ee Al-Shabaab. Dr. Daa'uud rabi ha u raxmadee wuxuu si cad Al-Shabaab ugu sheegay inuusan meelna u socon oo uu joogayo magaalada, laakiin jawaabtii uu helay waxay noqotay dil bareer ah oo maalin cad lagu dilay magaalada gudeheeda. Marxuumka kale ee ay isku haybta ahaayeen wuxuu kula soo tukaday masaajidka wuxuuna ahaa mid kamid ah ilaalada shirkadii bari hore lagu magacaabi jiray SOM-TEL oo haatan ay la wareegtay shirkadda Alyampic. Marxuum Daa'uud laftiisa oo ganacsade si weyn ahaa, wuxuu hadda kahor maamule ka ahaa shirkaddaas lagu magacaabi jiray SOM-TEL. Sida warar xaqiiqo ah ay tilmaamayaan waxaa dilka labadaas marxuum ay ka dambeeyey Al-Shabaab, qaabka loo dilay labadaas qof ayaa la iigu cadeeyey in gaari noociisu yahay TOYOTA [QOOQAN] ay kadaba timid markii ay masaajidka ka baxeen kadibna rasaas la huwiyay, labadooduna waxay u geeriyoodeen rasaastii lala dhacay.. Dr. Daa'uud intii uu maamulka Kismaayo hayay waxaa lagu xasuustaa maamul wanaag iyo cadaalad, wuxuuna ahaa madaxa kaliya ee aan yeelan waardiye intuu uu maamulka hayay, wuxuuna si cad waqtigaas u sheegay in malaga dilaya aysan jirin cid ka celin karta, suuqyada iyo wadooyinka ayuu lugayn jiray, sidoo kale gaari kuma socon jirin waqtigaas. Dr. Daa'uud rabi ha u naxariistee wuxuu maamulkii uu hayay ku wareejiyay Yaasiin Nuur Gaas [Yaasiin Raadeer] oo haatan ku sugan magaalada Mandheeraa ee dalka Kenya. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa iminka kacsan waxayna isku badashay mid jahwareersan walina ma jirto cid ka hadashay dilkaas oo dhacay wax yar kahor. Waxaa ay dhamaan bahweynta Gedonet meel kasta oo ay joogaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan xaasaskii, caruurtii, dhamaan reer Cadcad iyo eheladii uu ka baxay marxuumka, janadii fardowso aheyda allaha ka waraabiyo. aamin, aamiin Maxamed Jaamac Faarax-Bare. GedoNET News-Desk Nairobi.
-
Is it for sure that she Christian or its just a rumour ?
-
Don't fall for enemy propaganda!
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
Dhubad. replied to Che -Guevara's topic in Politics
lol@the Rolex, I have noticed that as well. There are some truth in this report, Kenya has beeng mobilising and training Somali militias who are supposed to fight against the Islamist groups in Gedo and Jubboyinka. But the same militia who will outs Al-shabaab are themselves divided and each have its own hidden agenda which could trigger another clan war! I don't know when we will break this obscene cycle! -
The trophy will be travel and visit every nation in Africa except Somalia ! But at least K'naan is representing us: Up-and-coming Somalian hip-hop artist K`Naan has specially recorded an uplifting African-inspired track, a remix of `Wavin Flag`, as the anthem of Coca-Cola`s 2010 FIFA World Cup program. The track will be used as the music element throughout the entire campaign including as the soundtrack on all TV commercials, played at FIFA World Cup Trophy Tour by Coca-Cola events, featured on the online digital platform and more. http://www.youtube.com/watch?v=ME3UicDqWTc
-
^ Cusbo ay leeyihiib camal.
-
Popular Contributors