-
Content Count
1,698 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
22
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhagax-Tuur
-
Does it show that the future belong to folks who are starting to consume now and the future compared to those who have been there and done it! Of course, with a caveat that the developing world folk work very hard on their governance, tackle corruption, tap into their people's potential otherwise, they will be game. Remember, no one gives up the crown easily, and the West won't do it easily.
-
Chim, that was funny, what you did with the leaders of the region. Hey, your plan is well-thought of. I think you should approach the gov, when dust settles. Good post.
-
Good Intel Service required asap.
-
The new crop of Somali secret service, that will have you before you make your move, siduu u feejigan yahay fiiri. Xuux, meeshaada ku cabso, lol! :cool: I believe that suit is Somali made - made in Mog. + Just an observation.
-
^Not unmanly to admit that flying scares the shrieks out of me, right? Lol. It does. I am not on that plane, and just watching it scares me. Can't wait the day they'll invent something smoother than plane-flying to get us from a to b tout de suit. I have an idea something that runs under the sea, submarine type, that can do 300km/hr or more, pref. It'll take the edge off travelling. I will start pitching it at Dragon's den.
-
Qoraaga qoraalkani waxa uu si deg deg ah ugu baahan yahay in casharo afka soomaaliga ah la siiyo. Haddii kale jiilalka isaga ku xigaa in afka soomaaliga lagu tunto marka la qorayo ayey waxey u arkayaan caadi. Marka waa in la qabtaa intuusan cudurku faafin. F.g: Waa iga kaftan iyo talo hoos ka dhiib ah, dee. Wax fahan!
-
Can't really see what the fuss is all about. People meet a different ways and forms. This is just one way of meeting people. Get out of the cave, people. It's the 20th century (Yep, I'm with the Cubans on this, it's 2012 not 2112). It's only us Maalis that are way too skeptical. Remember, it's only a tool, how you use it is entirely up to you. Having said that, the net is strange and bizarre place, so to be very vigilant comes with the territory before you take anything further, do you know what I mean ! And before you jump the gun, I'm not speaking from experience. Later. Yours truly.
-
Qiimaha qaranimo: Qabyaaladda iyo qurunkeeda
Dhagax-Tuur replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
He's unlucky to live in this Zamaan (not wishing him death, though). They listen this man and when someone called one of the warlords with his nickname few of them vacated their seats......War Somalidu madaxey ka jiran tahay. We possess a very strange psyche, man. We cry midnimo the same stage we fight for our clans to the death. -
Xog ku saabsan tacaddiyo waaweyn oo Haweenka Tahriibka ah loogu geysto Xadka Sacuudiga! Xog qarsoodi ah oo laga diyaariyey - Qaybtii 1aad. Dadka Soomaaliyeed badankood, markii la soo hadal-qaado Tahriib iyo Socdaallo qarda-jeex ah, oo aan sharci ku dhisneyn, waxay durba soo xusuustaan Tahriibka xaga Badda ah, ee ay Soomaalidu ku le'daan, siiba Badda u dhexeysa Yemen iyo Soomaaliya. Tahriibkaas oo sannadkiiba galaafta nolosha Qaxooti 5000 ah oo u badan Soomaali. Markii la xuso erayga Tacaddi, xad-gudub iyo waxyeello ka baxsan Aadaminimada, oo loo geysanayo dad tahriibaya, waxaa naga soo hor-muuqanaya dadka la socda Doonyaha tahriibka ee lagu daadiyo badweynta aan laga soo dabbaalan karayn. Laakin, waxay Soomalida badankood ka war la' yihiin Tahriibka Muhaajiriinta isaga tallaaba xadka u dhexeeya labada dal ee Yemen iyo Sacuudiga iyo Tacaddiyada halkaas loogu geysto gabdhaha Soomaaliyeed, inta lagu guda-jiro socdaalkaas. Kuwa badan oo ka mid ah Soomaalida deggan gudaha Sacuudiga iyo xitaa dalal kale,waxay u soo gacan-haadiyaan eheladooda Qaxootiga ku ah Yemen, waxayna dhaqaale ahaan uga caawiyaan sidii dadkaas ay ugu soo tahriibi lahaayeen xagga Sacuudiga, una soo ishaafalateyn lahaayeen. Hase yeeshee, waxayan ogeyn in dadka soo gelaya Socdaalka mashaqeysan ee tahriibka ahi, siiba Haweenku, in ay adag tahay in ay u soo gudbaan dhanka Boqortooyada, iyagoo ka bad-qaba Tacaddi (Fara-xumeyn) ku qabsaneysa meelo dhexda ah. Docda kale, boqollaal Haween Soomaaliyeed oo dhegaha un ka maqlay Sacuudiga iyo Riyaalaadka lacageed ee laga xoogsado, ayaa ka war-la' Tacaddiga haweeneed ee ka jira agagaarka marinnada laga duso qaarkood ee ku yaalla xadka labada dal, hareeraha fariisinnada ciidamada ilaaliya xuduudaha, dhulka lama-degaanka ah iwm. Halkaas oo ay ku sugan yihiin dhallinyaro carbeed oo 'allow-sahal' ah, siiba marka ay isha ku dhiftaan Haween iska yaacaya, si fiican aan u aqoon luqadda Carabiga, aan lahayn hoggaan rag ah, indha-xiran, mar-dhoof ah, ku jira da'dii ugu fiicnayd haweenka (18-40), aanan ku socon sharci, cid looga baqayaana aaney jirin…!! Dhallinyaro doobab ah, turuqyo waaweyn, oo ku sugan meelaha xuduudda ah, ayaa iska hela luqmad gabdho Soomaaliyeed ah oo isku toos-toosan(qurxoon) oo bilaash ah, welibana codka hoos u dhigaya(baqaya). Markaas ayay arrintu noqotaa 'Ragow Wan baa qalan' ,ama sida looga shirbo deegaanno ku yaalla Jiinka webiyada:-"Fuut Abeeso waa kane, ninkii fadoow, Fartaa gashooy..!!". Xogag isa soo taraya, oo aan in badan iska dhega-tirayay, haatanse aanan ka aamusi karayn, ayaa sheegaya: In Gabdhaha tahriibka ah, ee sida sharci-darrida ah keligood ama koox-koox ugu socda Sacuudiga, in qaarkood dhexda loogu geysto Tacaddiyo (fara-xumeyn), lagana fara-qabsado, balse ayan sheegayn oo qarsadaan ceebahooda, illayn waa haweene. Ma jiro gaari tahriib wada oo toos uga gudbi karaya marinnada labada dal u dhexeeya. Waa Socdaal dhuumaaleysi ah, oo dhexda lagu sii dhaxaya habeenno, marba Deegaan Suuq-madow ah la dejinayo Haweenka, uga dambayntana ay suuragal tahay in isla qaabkaas ay ku gaaraan Degmooyinka Sacuudiga ee waaweyn, sida Jidda. Waxay ku qasbanaadaan Haweenku in ay is-naban, qarsadaanna dhibkooda, maadama ay ku socdaan qaab sharci-darro ah. Gabar Soomaaliyeed oo Tahriib ku gashay Jidda, ayaa qadka telefoonka ugu soo warrameysay Abtigeed oo jooga Sanca oo ay aqalkiisa ka socdaashay markii hore,waxayna tiri gabadhu: "Abti Alla mahaddiis, waan gaarnay oo waa joognaa Jidda". Laakin gabar kale oo la socotay taas, ayaa kala wareegtay hadalka oo tibaaxday: "Waa runteed heblaayo, oo waa joognaa Jidda, laakin Abtiyow, dhexda ayaa na lagu soo helay, oo xagga hoose kama faya-qabno!!
-
The writer must have said to himself, how can I discredit this fella, and then thought, "Yes, Yuhuud. Soomaali iyo Yuhuud naceybkeeda hadaad abuurto sheeko bug ah oo xiriirisa isaga iyo Yuhuuda, you've got him". Lakin, ma u maleynayo inay shaqeyneyso unless he can bring forth a credible evidence of the alleged xiriir.
-
Xiriirka Shariif Xasan iyo Yuhuuda Calamka waxaa uu so bilowday sanadki 2006 kadib marki wadanka taliyaaniga oo ay u nool yihiin 35kun oo yuhuud ah Shariif Xasan lagu casumay si uu kulan ula qaato Ururka ay ku mideysanyihiin Yuhuuda Calamka. Gudomiye Shariif Xasan ayaa waxaa uu la qatay Ururkaas kulan mudo sacado ah socday waxaana laga wada hadlay xaalka somalia iyo qadiyada Falastiin oo markaas kacsanayd. Ururka ayaa Shariif Xasan ka codsaday in asago matalaya Dowlada Somalia uu ka qayb gali Shir loga tashanayo bal ion ay dhici karto Mustqabalka in la helo Dowlad Falastiin ay yeelato . Shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen wadamo badan oo calamka ah ayaa waxaa sido kale shirkaasi ka dhex muqqday Dhowr wadan oo carab ah islamarkana Xariir dhow la lahaa Israil wadamada carabta ah ee ka qayb galayay shirkaas ayaa waxaa ka mid aha Masar iyo Maroco iyo Somalia oo ayadana ku jogta Wadan carbeed madama ay ku jirto jamacada carabta. Dood dheer iyo falanqayn waxaa la isku racay in wadamada ka soo qaybgalay shirkaasi ay u codeyaan in falisteen xornimo la siiyo iyo in aan la siinin. Shariif Xasan oo asagu shirkaasi u matalayay Somalia ayaa waxaa uu u codeyay in aan la aqoonsan Dowlad ka dhalata Falastiin waxaa sido kale jiray wadamo carab iyo africaan ah oo ayagana sido kale u codeyay in aan Falistiin la siin xornimo. Ugu danbeyn Kulanki ayaa waxaa uu ku soo idladay in aan Falastin la siin Xornimo oo ay ku hoos jirto Dowlada yahuuda . Kulankaasi marka uu soo dhamaday waxaa shir goni ah wada yeeshay Wakiilo ka socda Yuhuuda Calamka iyo Gudomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan sida aan xogta ku helay waxaa lagala hadlay xaalada Somalia waxaa sido kale lagu wargaliyay in uu yahay Hogaamiye dacaad ah islamarkana yuhuda calamka ay ka shaqayn doonto sidi Madaxweynaha Mustaqbalka Somalia loga dhigi laha ayado gabagabadi heshiisyo lagau kala saxiixday in yuhuuda calamka ay maalgalin la garab istaagto Siyaasada Shariif Xasan ee Somalia. Kulanki labaad ee ay yeeshaan Ururka Yuhuuda calamka iyo Shariif Xasan ee ka dhaca wadanka taliyaaniga waxaa casumay Nagta la yirahdo Nirenstein oo ah guddoomiyaha baarlamaanka adduunka ee Yuhuudda oo fadhigiisu yahay Bruxels Baarlamaanka Yuhuudda Adunka wuxuu xiriir la leeyahay Baarlamaanka Israel waxaayna ahayd 2011 waxaana halkasi si toos ah loogu soo bandhigay qorshaha isaga laga leeyahay oo ah in Israel ay raad (influence) xooggan ku yeelato geeska Afrikada Badweynta Hindiya, Badda Cas Baab al Mandab, gacanka cadmeed iyo weliba dhanka Mediterranean-ka. Waxaa, sidoo kale qorshaha yuhuuda calamka ku jira in la kala jaro xiriirka Shariif Xasan iyo Wadamada carabta si yuhuda ay siday rabto ugu adeegsato Gudomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan waxaa kale oo laga wada hadlay sidi Madaxweyne Shariif Axmed Meesha loga sari laha amaba uu si dadban u hoos imaan laha Shariiif Xasan. Qodobada rasmiga ah ee kulankaan danbe la isla meel dhigay ayaan wali cadeyn balse kulankaas ka dib shariif Xasan waxaa u soo labtay asagoo leh hami madaxweynenimo waxaa una qas iyo mijaxaabin ku bilabay hay,adihi Dowlada kmg ah sida asago dagaal toos ah la galay R/wasaarihi hore ee Somalia Farmaajo. Shariif Xasan waxaa uu ku gulaystay dagaalki uu ka dhex bilabay Dowlada kmg ah kadib marki banaanka Dowlada loga saaray R/wasaarihi hore ee Somalia Farmaajo waxaana uu markaasi kalmo diplomaasi oo calami ah iyo mid dhaqaaleba ka helayay Ururka yuhuuda calamka oo ayagu sameyn weyn ku leh siyaasada calamka. Shariif Xasan sanad ka dib kulankaasi wa musharax u tagaan Xilka madaxweynenimada Somalia waxaa uu wada dadaalo uu ku musuqmasuqaayo barlamanka cusub ee Somalia waxana uu barlamanka kuraas badan ugu ibiyay dad uu aminsanyahay in ay u codeyn doonan xiliga dorashada madaxweynenimo. Shariif Xasan waxaa uu sido kale wada canpein culus oo ay ku baxayso malayiin dollarka maraeykanka ah kaas oo u ku doonayo in uu mar un ku soo baxo hogaanka ugu sareya Wadanka Somalia asago garab buuxa ka helaya Barlamanka yuhuuda calamka. Dhamaan qarashaadkaas baxaya waxaa balanqaday oo bixinaya Ururka Yuhuuda Calamka iyo Barlamanka yuhuuda Calamka ee Fadhigoodu yahay Magaalada Bruxels ee Wadanka Beljamka. Ururkaasi Shariif Xasan kama dhiso un dhanka dhaqaalaha ee waxaa uu ka dhisaa dhanka xiriirada Dowladaha Afrika ee dariska la ah Somalia sida Itobiya oo ayadu xiriir soo jireen ah la leh Israil waxaana markasta oo siyaasada Somali ay isku qabtaan Shariif Xasan iyo Siyaasiyiinta kale ee Somalida Itobiya la safata Shariif Xasan waxaana Xiriirkaas abuuray yuhuuda calamka. Itobiya kaliya ma ahan Dowladaha uu ururkaasi uu ku xiray Shariif Xasan waxaa kalo ka mid ah wadanka Ereteria oo uu shariif Xasan ku noola mudo kuna haystay Magangaliyo buuxda Madaxweynaha Ereteria. Ugu danbeyn xogtaan muhiimka ah waxaan bulashada Somaliyeed ugu soo bandhigay xiligaan xasaasiga ah in Somalia aan waqti ka badan 22 sano laga dhumin oo ay xubnaha Barlamanka Cusub ka fejignaadan dorashada Masuul Aqonsi u diiday walaaleheena dhabataysan ee Falastiin masuul gatay sirta qaranka Somaliyeed masul aan aqoon uu wadan ku hogaamiyo lahayn. Talo soo jeedin. Xubnaha Barlamanka Cusub ee Somalia hadi ay rabaan in dhabaatada Somali ay ku jirta 22ki sano ee la soo dhafay ka baxdo waxaan dhihi lahaa u dorta Gudomiyaha Barlamanka Somali Aqonyahan Prof Mahamed Jawaari oo ah Aqoonyahan mudo 40 sano ah Maamul Dowlo ku soo dhex jiray Sido kale u doorta Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo oo ah nin dhalinyaro ah islamarkana hogaan wanagsan tusiyay Shacabka Somaliyeed mudadi 6 bilood ahayd ee uu hayay Xilka R/wasaarenimada Somalia waxaan huba in labadaasi Shaqsi ay mudan yihiin Hogaanka Wadanka Somalia islamarkana ay horseedi karaan Somalia oo dib cagaheedi iskugu taagta. Filo qaybta labaad ee ee Xogtaan ku saabsan xiriirka ka dhexeya Yuhuuda Calamka iyo Shariif Xasan oo mudo sanado ah la daba socday. By : Hon. Adv. AHMED IBRAHIM CHAIRMAN OF SOMALI PARLIAMENTARY COMMISSION OF THE CONSTITUTION & FEDERAL AFFAIRES. ---------------------- Electioneering gone crazy mise fadeexo raad leh? Interesting, meesha Somalidu ay la aaday election compaign. Sidan haday wax ku wadaan right wing republican Fox stooges waxay noqonayaan ciyaal yar yar.
-
Folks, I ask, is this science slowly catching up and sort of proving what Allah and His prophet Muhammad SCW told us? It is amazing that the body is actually repairing itself when you restrict its normal dietary intake! You actually heal yourself by not taking as much food as you normally take! Wow! This is a clear warning to all of us, muslims. We already sort of knew that fasting is good for us, but now we know it REALLY is good for us, and we wanna live in the West, to avoid the fate of many ills of Western folks, we should be maintaining fasting with a bit of cibaadah, insha Allah. This is a BBC science programme and the subject matter is fasting and its benefits. http://www.bbc.co.uk/iplayer/episode/b01lxyzc/Horizon_20122013_Eat_Fast_and_Live_Longer/ If you are not in the UK, you might not be able to watch it, but I suggest you google it or check Youtube or something. You might hopefully find it. It is really very, very interesting. To add, furthermore, I heard that the Prophet SCW advised us to fast at least three days of every month? Someone correct me, please. Enjoy it.
-
I was reading today a story about Greeks taking matters into their own hands, by promoting their country's image better than as of late. People in that country are marketing/advertising their country. So far, they've put together their own cash and started ads around the world. There's one in Time Sq, NY, wholly paid for by people. Greek students in the US have also started their own thing. I write this in an inspiration to show that we too can make a difference if we positively get together and try and make those 'small' differences that make the bigger difference. Even this place SOL has a role to play. Let's just get ourselves together, and start changing our bit of the world for the better. That video of Kigali is really inspiring! If only we could channel our energy is such a form and change the look of Xamar Cadeey.
-
^May the force be with you!
-
Why somalis getting rich..they don't have to fight to conquer!
Dhagax-Tuur replied to burahadeer's topic in Politics
" I have a Somali friend, who is one of the richest people in Uganda, but he drives a ramshackle car whose door often flies off when he hits a pothole." Lol...unlike that fool in UAE, the other day, who was quoted as saying, "Somalis thank me for being rich..." with the 500k car. Obscene! IKEA owner, I heard, is still driving a car he bought long time ago and he's in the top 10 richest people in the WORLD! %40 evening degree students are Somalis, MashAllah. That is a beauty! -
Uefa Champions League Final - Bayern Munich V Chelsea
Dhagax-Tuur replied to Dabrow's topic in General
Talk about being lucky, eh? Pensioners! -
^exactly what I thought. Always thread carefully. It's never wise to have the spotlight on you. Like others said, reading it I felt as though as I was watching an episode of 'my crib...' or something. Very (un) Hollywood!
-
Waa in aanu kor u qaadno qiimaha iyo sharafta afkeena hooyo, maaha? Maaddeey, maadaama aad ka mid tahay wadaadada SOL, xaad ka tiri maadada, hee? p.s., sick and tired of every other post being in English, time for Somali to shine.
-
Ok, ma ihi qof kasoo hor jeeda inay diinteenu fasaxday in gabar la guursan karo markay qaan-gaarto, laakiin waxbaa ka si ah sawirkaan. Haddii nimankaas iyo caruurtaa garab taagan baa xiriir jamaaci ah wada leh lugu yiraa, budh baad intaad qaadataad madaxa jabin lahayd ragaa, dabcan anigu waa yeeli lahaa. Si walba ood u eegto, sax ilama aha. Sida kaliya ee aan ku yeeli karaayi waa haddii la yiraa, wax jamaac ahi kama dhexeeyaan, ilaa gabdhahaasi naag ka noqdaan, taasina waa wax qariib iska ah, maadaama ragga maanta joogaa ayan lahayn Iimaankii iyo xilkasnimadii Rasuulka SCW. Raali iga ahaada waa iga yara xanaajisa. Tan kale, waxa magaca xun usoo jiidaya diinteenana waa dadkan oo kale. Bal ila arag. Markii ugu horeysan oo aan arkey, damiirkaygu waa uu ii diida in aan caadi u arko. Run ahaantii, maanan jecleysan. The actual photographer's tale:
-
"Brits are throwing their weight around to have everyone there-let's if he goes to the norther regions. I still don't know what prompted Britian to hold this out of the blue conference on Somalia apart from the state goals on the agenda which I believe didn't warrant this meeting." Apparently Iran was planning to hold a two-phase conference held both in Mog and Tehran. Soon as, the Brits went in, head first. It's a war of influence.
-
Wallee, this has all the signs of getting ugly, real bad, IF they go ahead with it. I am more slightly worried about the repercussions, if Iran is as powerful as they claim her to be. We shall see.
-
Under the pretext of IAEA report due sometime soon, Iran is believed, according to the West and Israel, to be on the verge of acquiring the biggie, therefore, the war cries are getting ever so loud. 1. Israel testing ballistic missiles capable of delivering the nukes. 2. UK declaring support and indicating her forces mobilising in case they're asked to help. 3. US moving more muscle (military machines) closer to the ME. 4. And surprisingly, an increased confidence or fool-hardy voices coming from Tehran (Ay. Kh., claiming to have evidence of US terrorism and will soon unveil it to the world). .....Is this going to be mission accomplished, sort of, like Iraq, Afghanistan, Libya or is it going to get ugly? Guardian: UK military steps up plans for Iran attack: http://globalresearch.ca/index.php?context=va&aid=27439. Global warfare: Targeting Iran (WW3): http://www.globalresearch.ca/index.php?context=va&aid=27446
-
Some technical data on Resource Scramble in the Region
Dhagax-Tuur replied to Mintid Farayar's topic in Politics
If one ever doubted the ideology of 'global resources for the rich and powerful of the world' then the following might enlighten you a bit. "It was always inevitable, on a finite planet, that there would be a limit to economic growth. Industrialisation has enabled us to rush headlong toward that limit over the past two centuries. Production has become ever more efficient, markets have become ever more global, and finally the paradigm of perpetual growth has reached the point of diminishing returns. Indeed, that point was actually reached by about 1970. Since then capital has not so much sought growth through increased production, but rather by extracting greater returns from relatively flat production levels. Hence globalisation, which moved production to low-waged areas, providing greater profit margins. Hence privatisation, which transfers revenue streams to investors that formerly went to national treasuries. Hence derivative and currency markets, which create the electronic illusion of economic growth, without actually producing anything in the real world. For almost forty years, the capitalist system was kept going by these various mechanisms, none of which were productive in any real sense. And then in September 2008 this house of cards collapsed, all of a sudden, bringing the global financial system to its knees. If one studies the collapse of civilisations, one learns that failure-to-adapt is fatal. Is our civilisation falling into that trap? We had two centuries of real growth, where the growth-dynamic of capitalism was in harmony with the reality of industrial growth. Then we had four decades of artificial growth – capitalism being sustained by a house of cards. And now, after the house of cards has collapsed, every effort is apparently being made to bring about ‘a recovery’ – of growth! It is very easy to get the impression that our civilisation is in the process of collapse, based on the failure-to-adapt principle. Such an impression would be partly right and partly wrong. In order to understand the real situation we need to make a clear distinction between the capitalist elite and capitalism itself. Capitalism is an economic system driven by growth; the capitalist elite are the folks who have managed to gain control of the Western world while capitalism has operated over the past two centuries. The capitalist system is past its sell-by date, the bankster elite are well aware of that fact – and they are adapting." Excerpt of a very interesting article by Richard K Moore. Source: globalresearch.ca
-
Popular Contributors