Gediid

Nomads
  • Content Count

    1,854
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gediid

  1. YAA RABBI Ninku madax adagkaa. Xassan The key words again are interdependence of trade between Somalis from Dira Dawa to Djibouti,from Lowyacado to Mooyale.GET IT.
  2. Xassan said READ my lips, IT will NEVER happen, so the sooner you guys accept the absolute reality, the better we will all be. Walee xaalkaagu waa NIN DAD QAADEY XUMBO CUSKEY Somaliland should be the least of your worries.The quicker you recognise that the better for all.
  3. Xassan If I was granted one wish today I would use that wish to wake you up and make you smell the coffee but since I don't see the genie coming forth to grant me such an oppurtunity I will simply hope that one day you will see the light and learn to distinguish between facts from FAAN. Having said that my whole post was simply to enlighten the forum of the interdependence of trade not prove anything else.
  4. Sam Warrior said It is to the credit and political suaveness of the Puntland administration. The same administration that made it possible for the people in Burco and all Togdheer to utilise Bosaso, the business hub of that part of the region. What happened to Berbera you may ask? From your philosophical analogy of events,I think I can say here that you have no knowledge of how business works in the homeland.It seems to me that you are content in counting your change in pennies. This has nothing to with politics but rather cost benefit analysis.Its cheaper to import through Bosaaso anything that is considered BAGAASH and through Berebera all food items.Its no joke but the rice eaten in Garoowe is from berbera but you won't hear me trumpet that it was the "POlitical Suaveness" of Somaliland Admin.Its just ludicrous for me to imply that.
  5. This is a monumental step that needs to be encouraged.It brings hope to a whole generation of youngsters who would otherwise have not had the oppurtunity to become something.For those of you who are currently pursuing higher education help by going back at least one summer and contributing academically in any field.They need that much help.
  6. Libaax said Did I miss something? Who is this guy? I guess he's the new the new Hamid Karzai of Somalia.CIA lackey.
  7. OG Moti I think looking at the context of the topic,yes people in here assume that SYL was an all inclusive freedom movement that included all Somalis yet they were a bunch of young guys fighting for the freedom of what was South Somalia from the Italians.I wanted to point that out. We are all Somalis in here but we all have different backgrounds and hail from different regions.What is unique to you makes no sense to someone from another region markaas instead of making it sound like its something they have to know without which they are incomplete,educate them and tell them.
  8. OG MOTI SYL is southern as the Niiko.For someone from Somaliland,you should take the initiative and educate them in your history not assume that she knows.
  9. Here's the request that the Somaliland Govt made before talks can start.Some of the issues that some of you raise are what Somalis would call "HAL BACAAD LAGU LISAY" Axmed Siilaanyo oo Tafaasiil ka bixiyey bayaankii uu xisbigiisu hore u soo saaray. Hargeysa..Somaliland. May 30th '03...SNN ...Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo saaray war cad oo uu ku faahfaahinayo, bayaan uu Axaddii la soo dhaafay ku caddeyeey mawqifka rasmiga ah ee uu ka taaganyahay goaankii maxkamadda sare ee natiijadii doorashada madaxtooyada Somaliland iyo sidii loo heli lahaa xal lagu furdaamiyo murugga ka dhashay khilaafkii natiijada. Bayaankaas oo uu KULMIYE, ku sheegay inaanu weli ku qanacsanayn natiijadii doorashada oo uu sheegay inay xaq darro ku goaamisay maxkamadda sare isla markaana ay ku caddeeyeen in dhinacyadaa arrintu khusaysaa wada hadal isku soo fadhiistaan iyada oo aan dhinacna wax gaar ah sidan, ayaa waxa hadalada ku qornaa bayaankaas ka biyo diiday xukuumadda iyo xisbiga UDUB, iyo shirguddoonka labada gole ee Baarlamaanka Somaliland, kuwaas oo ku tilmaamay in bayaankaas KULMIYE, uu ka horyimid shuruucda dalka iyo hayaddah Distooriga ah ee Qaranka, isla markaana ay xuseen in mawqifka KULMIYE, u muuqdo Somaliland ma jirto. sidaa daraadeedna, xukuumadda, xisbiga UDUB iyo dhinacyada kale ee ka biyo diiday bayaanka xambaarsanaa mawqifka xisbiga KULMIYE, waxa ay jawaabahooda gun dhiga uga dhigeen in xisbiga KULMIYE, uu ka noqdo mawqifkiisa uu ku diiday natiijadii doorashada oo uu ogolaado goaankii maxkamadda sare ee natiijada doorashada aqoonsadana hayadaha sharciga ee dalka ka jira, markaa ka dib uu iman karo wada hadal dhex mara xukuumadda. Haddaba guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay soo saaray warcad oo uu ku faahfaahinayo mawqifka rasmiga ah ee xisbigiisa kaas oo uu ku sheegay in turjumaad khalad ah laga bixiyey bayaankii uu xisbigu hore ugu caddeeyey mawqifkiisa. Dhawaan waxa ka soo baxay xisbiga KULMIYE, bayaan halka uu ka taaganyahay natiijadii ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday 14 April 2003. Bayaankaas wuxuu ka waramayay sidii xisbiga KULMIYE u arkayay dhacdooyinkii doorashooyinka loo maamulay iyo qaabkii xukunka maxkamaddu u soo baxay. Marka ugu horaysa waxaanu halkan ka cadaynaynaa shacbiga reer Somaliland inuu si hagar laaan ah ugu soo baxay waajibaakdiisii doorashada waxaan jecelahay in halkan mahad naq aan uga soo jeediyo shacbiga Somaliland khaas ahaan taageerayaashii xisbiga KULMIYE, u codeeyey. Bayaanka hore waxaanu ku cadaynay iyo hadalo badan oo ka horeeyeyba in aan marnaba lanaga filan Karin wax dhibaato u keenay dadka Somaliland, balse aanu nahay kuwo cid walba uga lexejeclo badan dalka jiritaankiisa iyo nabad gelyadiisa, horumarintiisa iyo wada jirkiisaba. Waxaase jirta in qaabkii natiijada loogu dhawaaqay in aanaan ku qancin goaankii maxkamaddaa aanaan u arkayn mid cadaalad ku fadhiya. Haddaba iyada oo ay sidaasi jirto ayaanu baaq soo saarnay, kaas oo muhiimadiisu ahayd iyada oo danta dalka la eegayo in wada hadal la iskugu yimaado si daawo loogu helo dhibaatooyinka arrintaa ku saabsan ee taagan. Waxaa laga yaabaa in erayaasha qaarkood si kale loo fasiray balse, waxaanu cadaynaynaa in aanaan hayadaha Qaranka ee Dastuuriga ah jiritaankooda sida Madaxtooyada, Goleyaasha, iyo Maxkamadda, aanaan diidanayn, balse waxqabadkooda wax ka sheegi karno. Waxaanu diyaar u nahay imikana dhinacayaga in wada hadal bilaa shuruud ah la iskugu yimaado anaga oo aqbalnay dhexdhexaadinta ay isku soo xilqaameen ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), culimada iyo Salaadiinta waanu uga mahad celinaynaa.[/i]
  10. LOL OG I think you stole the words right outta of my mouth.The older the better.16-22 only knows heesaha 50 paisas or was it 50 cents iyo the likes.Older women mentally,physically iyo emaotionallyba can stimulate you to new heights
  11. OOOOOOOOOOOOOPS It says NO SEX CAUSES BAD EYES
  12. Jamal 11 It say NO SEX IS BAD FOR EYES LOL I always thought it was the other way round
  13. Jamal 11 It say NO SEX IS BAD FOR EYES LOL I always thought it was the other way round
  14. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL Thats got to hurt
  15. Libaax said I don't think that Lander and Gediid have anything against Somalia. It would be absurd for me to suggest so. You just can't keep living in the past whilst the future awaits. HornAfrique Since it has become customery on your part to report all thats postive from Somalia and all thats negative from Somaliland I thought I might as well help you with the best website to get all the negative news regarding Somaliland....my choice and I'm sure it will be your favorite...Dayniile.comThey even sometimes bring reports of Eeyda Hargeysa ku dhintey just to show how UNSTABLE Somaliland is when they have nothing else to report.
  16. Ka Nax oo nafta ha waayin You try too hard HornAfrique,we don't need Swahili to mediate between us. Madaxweyne Rayaale iyo Siilaanyo oo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ka ogolaaday Dhexdhexaadinta Khilaafka Labada dhinac Hargeysa Jam)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa bilaaabay dedaal ay kaga hawlgalayaan xal u helidda khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay natiijadii doorashadii madaxtooyada Somaliland ee ka dhex oogmay xisbiyada UDUB iiyo KULMIYE, oo maalmahan dambe xiisadiidu sii kululaatay. War-murtiyeed uu ururka SOLJA soo saaray xalay waxa ay ku sheegeen in labadii maalmood ee u dambeeyey ay kulamo gooni gooni ah la yeesheen masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, oo ay ka mid yihiin Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, iyo dhinaca hoggaanka UDUB oo ay la kulmeen madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxweyne ku xigeenka Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, kuwaas oo ka codsaday inay labada dhinacba suurto geliyaan xaalad isu soo dhawaansho oo ka abuurmo jawi is faham oo lagu xalin karo mushkiladda taagan, iyo in labada dhinacba ay joojiyaan wixii dacaayado iyo yooyootan ah ee sii hurin kara khilaafka u dhexeeya labada dhinac oo u horseedi kara dalka nabad gelyo iyo burbur cawaaqib xumo keena. SOLJA warmuriyeedka uu soo saaray waxa ay ku sheegeen in labada dhinac-ba codsiyadii ay u jeediyeen ay soo dhaweeyeen isla markaana ay ka ogolaadeen in ururka SOJA dhexdhexaadinta sii wada. Warmurtiyeedka SOLJA soo saaray isaga oo faahfaahsan waxa uu qornaa sidan: “Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) markii ay qiimayn ku sameeyeen marxaladda adag ee siyaasadeed ee dalku ku sugan yahay xiligan, isla markaana ay derseen khilaafka iyo muranka siyaasadeed ee ka dhex oogan labada xisbi ee UDUB iyo KULMIYE ee la xidhiidha ku dhawaaqistii natiijadii doorashadii Madaxtooyada, garwaaqsadeena inaanu shacbiga Somaliland xamil u lahayn khilaaf dambe oo siyaasadeed oo dalka ka dhaca, sidoo kalena ay u muuqatay inay arrimahani ku keeni karaan dalka burbur haddii ay sii socdaan, isla markaana ay cadaatay urur ahaan inuu cid kastaba uga faro dhuudhuuban yahay isu soo jiidka iyo dhexgalka, wuxuu isku xilsaaray inuu u hawl galo xalinta iyo turxaan bixinta khilaafkan siyaasadeed. Ururka SOLJA isagoo ka duulaaya arrimahaas wuxuu ugu horayn la kulmay 27/5/03 madaxda sare ee xisbiga KULMIYE oo ay hormuud ka ahaayeen guddoomiyaha xisbiga KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax oo ahaa murashaxiintii xisbiga KULMIYE ee jagada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, waxaanu ka codsanay inay naga aqbalaan iyagoo eegaya maslaxada guud ee dalka iyo dadka Somaliland qodobadan:- 1. inay wax ka bedelaan qodobadii uu xambaarsanaa bayaankii ay soo saareen 24/05/2003, [ee ay ku cadeeyeen mawqifkooda ku waajahan go’aankii maxkamadda sare ka soo saartay natiijadii doorashada madaxtoyada] 2. inay ogolaadaan wada hadal bilaa shuruud ah oo ay la galaan dhinaca kale 2. in ay dhinacooda ka joojiyaan dacaayadaha warbaahinta laysugu gudbinayo ee sii hurin kara khilaafka. Kulankaa ka dib waxa aanu xarunta Madaxtooyada kula kulanay 28/5/2003 Madaxweynaha Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo M/weyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, iyagana sidoo kale waxaanu ka codsanay iyagoo eegaya danta guud ee dalka iyo dadka Somaliland in ay naga aqbalaan qodobada hoos ku qoran:- 1) inay ogolaadaan wadahadal bilaa shuruud ah oo ay la yeeshaan dhinaca kale. 2) In ay dhinacooda ka joojiyaan dacaayadaha warbaahinta laysugu gudbinayo, ee sii hurin kara khilaafka siyaasadeed ee taagan hadda. Haddaba waxaanu aad ugu faraxsanahay ugana mahad celinaynaa labada dhinacba sidii sharafta lahayd ee ay u qiimeeyeen una aqbaleen mid walba qodobadiii aanu ka codsanay. Sidaasi darteed xisbiga KULMIYE waxay noo balanqaadeen inay dib u sixid ku samaynayaan bayaankooda hore, Madaxweyne Daahir Rayaale wuxuu balanqaaday inuu diyaar u yahay wadahadal bilaa shuruud ah, waxaanu amar ku siiyay isla shalay warbaahinta dawladda inay joojiyaan dacaayadaha ku saabsan arrintan. Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) wuxuu ugu baaqayaa Saxaafada madaxa banaan ee Somaliland inay joojiyaan faafinta wax kasta oo sii hurin kara khilaafkaas. Gebogebadii waxaanu shacbiga Somaliland ugu baaqaynaa inay ka feejignaadaan kana fogaadaan wax kasta oo kala fogaynaya wada jirka iyo walaaltinimada shacbiga reer Somaliland.” Axmed Siilaanyo oo Tafaasiil ka bixiyey bayaankii uu xisbigiisu hore u soo saaray. Hargeysa..Somaliland. May 30th '03...SNN ...Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo saaray war cad oo uu ku faahfaahinayo, bayaan uu Axaddii la soo dhaafay ku caddeyeey mawqifka rasmiga ah ee uu ka taaganyahay go’aankii maxkamadda sare ee natiijadii doorashada madaxtooyada Somaliland iyo sidii loo heli lahaa xal lagu furdaamiyo murugga ka dhashay khilaafkii natiijada. Bayaankaas oo uu KULMIYE, ku sheegay inaanu weli ku qanacsanayn natiijadii doorashada oo uu sheegay inay xaq darro ku go’aamisay maxkamadda sare isla markaana ay ku caddeeyeen in dhinacyadaa arrintu khusaysaa wada hadal isku soo fadhiistaan iyada oo aan dhinacna wax gaar ah sidan, ayaa waxa hadalada ku qornaa bayaankaas ka biyo diiday xukuumadda iyo xisbiga UDUB, iyo shirguddoonka labada gole ee Baarlamaanka Somaliland, kuwaas oo ku tilmaamay in bayaankaas KULMIYE, uu ka horyimid shuruucda dalka iyo hay’addah Distooriga ah ee Qaranka, isla markaana ay xuseen in mawqifka KULMIYE, u muuqdo ‘Somaliland ma jirto’. sidaa daraadeedna, xukuumadda, xisbiga UDUB iyo dhinacyada kale ee ka biyo diiday bayaanka xambaarsanaa mawqifka xisbiga KULMIYE, waxa ay jawaabahooda gun dhiga uga dhigeen in xisbiga KULMIYE, uu ka noqdo mawqifkiisa uu ku diiday natiijadii doorashada oo uu ogolaado go’aankii maxkamadda sare ee natiijada doorashada aqoonsadana hay’adaha sharciga ee dalka ka jira, markaa ka dib uu iman karo wada hadal dhex mara xukuumadda. Haddaba guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay soo saaray warcad oo uu ku faahfaahinayo mawqifka rasmiga ah ee xisbigiisa kaas oo uu ku sheegay in turjumaad khalad ah laga bixiyey bayaankii uu xisbigu hore ugu caddeeyey mawqifkiisa. “Dhawaan waxa ka soo baxay xisbiga KULMIYE, bayaan halka uu ka taaganyahay natiijadii ka soo baxday doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday 14 April 2003. Bayaankaas wuxuu ka waramayay sidii xisbiga KULMIYE u arkayay dhacdooyinkii doorashooyinka loo maamulay iyo qaabkii xukunka maxkamaddu u soo baxay. Marka ugu horaysa waxaanu halkan ka cadaynaynaa shacbiga reer Somaliland inuu si hagar la’aan ah ugu soo baxay waajibaakdiisii doorashada waxaan jecelahay in halkan mahad naq aan uga soo jeediyo shacbiga Somaliland khaas ahaan taageerayaashii xisbiga KULMIYE, u codeeyey. Bayaanka hore waxaanu ku cadaynay iyo hadalo badan oo ka horeeyeyba in aan marnaba lanaga filan Karin wax dhibaato u keenay dadka Somaliland, balse aanu nahay kuwo cid walba uga lexejeclo badan dalka jiritaankiisa iyo nabad gelyadiisa, horumarintiisa io wada jirkiisaba. Waxaase jirta in qaabkii natiijada loogu dhawaaqay in aanaan ku qancin go’aankii maxkamaddaa aanaan u arkayn mid cadaalad ku fadhiya. Haddaba iyada oo ay sidaasi jirto ayaanu baaq soo saarnay, kaas oo muhiimadiisu ahayd iyada oo danta dalka la eegayo in wada hadal la iskugu yimaado si daawo loogu helo dhibaatooyinka arrintaa ku saabsan ee taagan. Waxaa laga yaabaa in erayaasha qaarkood si kale loo fasiray balse, waxaanu cadaynaynaa in aanaan hay’adaha Qaranka ee Dastuuriga ah jiritaankooda sida Madaxtooyada, Goleyaasha, iyo Maxkamadda, aanaan diidanayn, balse waxqabadkooda wax ka sheegi karno. Waxaanu diyaar u nahay imikana dhinacayaga in wada hadal bilaa shuruud ah la iskugu yimaado anaga oo aqbalnay dhexdhexaadinta ay isku soo xilqaameen ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), culimada iyo Salaadiinta waanu uga mahad celinaynaa.”
  17. Do people really use these cheesy pickup lines??????
  18. Heblaayo Thats how am getting married, no Macawiis just laba go oo cad cad.Macawiis is an imported tradition from Asia.No cake to cut instead milk )geel if availible).
  19. Heblaayo I am in line for the Sultanate so I am in no hurry to change the status quo Seriously tho I think at this moment the average Somali comprehends nothing but reer hebel and will therefore make judgements based on that.However I do agree that in the long run we need to do away with it .
  20. I saw the kid on ESPN on Saturday and he has mad skills Walaahi.Funny enough there's a lil bit of resemblance physically with Pele too.He is destined to become a superstar.
  21. Shoot my fav pic never came out Lemme give it a try again
  22. Here are some of my Fav's pic I love the traditional wedding.Thats how I'm tying the knot in style with my roots not with a tie.
  23. Nafisa I don't really care what she does taas Ilaahey baa ka xisaabin doona laakin I honestly think wey foolxuntahay.I just don't see the comparision between her and Iman whom I think is quite attractive.
  24. So many cyber stories but the best one happened on MIRC like 5 years ago when this friend of mine from London who was an MIRC freak asked me to play a prank on one of his college buddies who he said was one horny lil freak(strange enough they were both sitting in the same computer lab when this incident took place) Anyways using the nick Sulekha and a picture of this exteremely cute Ethiopian girl with a kaley iga siib miniskirt **********EDITED********I swear we were so afraid to tell him on the spot that this was all just a joke so we decided to keep it a secret for a while. We only told him when he stopped daydreaming about the girl like a year after the incident. [ May 28, 2003, 06:47 PM: Message edited by: Admin ]