caydarus

Nomads
  • Content Count

    384
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by caydarus

  1. allaha naxariistiisa jano haka waraabiyo mufasirkeena iyo macalinkeeni tafsiirka quraanka sheekh cumar faaruuq xaaji c/suldaan . innaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicun , janada fardowso ayaan rabbi uga baryayaa.
  2. Xaaji Xunjuf;699971 wrote: This is their map xunjufow adigu hada mapka waxaad u keentey tusaale lakinn hadan dhabta kaaga waramo walee meesha waxba kuma heysid SSC IYO SNM waxaa xuduud u ah Burco ee kutala gal, oo hintana iska kala aa yar.
  3. waxan maqlay xita naago ay qabeyn rak mumulka somaliland u shaqeya ayuuba ninkan odey ga ah kaqodey see cml noh.
  4. Abwaan sxb anigu imaamka waxba kama sheegin waana odey soomaliyeed xurmo ayuuna naga mudanyahey, lakin what i'm simply answering is the threadka.
  5. waxaan layaa banahey kuwan Hargeysa jooga lagarey, like Siilaanyo iyo Faysal waarabe, oo waxey islahaayeen, the pono director will recognize u, as a state. lakiin maxaa kudhacey Godane oo xitaa hal mar oo qudhana kamuun hadlin arinta gabdhaha soomaaliyeed ee sharaftooda meel loo ga dhacey, waxaa intaas kadaran ninkan diin ayuu sheeganayaa iyo Amiir mise shacabka muqdisho oo kaliya ayuu yaqaanaa sida la iskugu qarxiyo oo indhaha iyo afka loogu duubto. awey XX IYO JB kajawaaba.
  6. Xaaji Xunjufow, shaax ayaa la cabaa markuu madaxu kuxanuuno, war magaratey, or otherwise take extra panadol, y, w'll be fine.
  7. Ma Ibtisam; baa iska daaya gabadha waa walaashiine; let her talk freely.
  8. Anigu waxa ila quman, waxba waxbey dhaamanee inta dagaalka lajoojiyo, hadii Gobalaadaa waqooyi wax looqabanaayo, haloo soo dhiciyo gabdhaha soomaaliyeed ee lagu xadgudbey sharaf toodana meel looga dhacey, waa hadii aad diir naxaaya lee dihiin soomaalaay; haddi kale cantara baqashka shuba maanta dhan oo isku haysta anaa reer hebel ah iyo anaa reer hebel ah.
  9. Jacaylbaro;699185 wrote: Inta Somaliland la ictiraafayo "Waa Waajib Qaran" .................... adi markii geel loo heeso gorayo u hees waa caadkaa ceebtaa ma aha!
  10. I thought that was a dream! is't still existing?
  11. La isa seegi maayee soo baro bahasha!
  12. Looooooooooool, caloosha ayaaba ixanuuntey san u qoslaayey runtiiiiii; Shankaroon, halkaa ooga hay Faarax yaasha,ninkii cadhoodana waxaan filayaa listiga ayuu iska dhex arkey. kkkkkkkkk
  13. Xaji Xunjuf warkan masugan yahay mise waad iska jeclaatey in aad soo dhajiso?
  14. I can only forget if this old man judge sentenced or to be hang publicly,because this man has engaged in un-islamic behavior and somali traditional by making films and pictures of himself having sex with our Somali ladies. Ma wuxuu u maleeyey in gabdhaha soomaaliyeed aysan Rag ladhalanin nacaska xunka ah. walee waa lagaaga daba imaani taas, iska sug.
  15. Jacaylbaro; sxb ma been abuurasho ka wayn miyaa jirta diyaarada Kaar toonka ah eed hargeysa dhex deeda aad kataag teen, ee hadana waliba aad kuqorteen. XUS OO XASUUSNOW bal eega dawarsiga intaa le ag. illahayow ha naceybeyn adigaa caadil ah.
  16. Somalina; mahadsanid, waa ilaahey mahadii hadii ay shacabka soomaaliyeed manta hal meel u soo wada jeesteen.
  17. Xaaji Xunjufow, Filinkaa caatada ah ee aad la wareegeysey 20 sano ee aad darbiyada qaraceysey, waa socon waayey, sxb waqti dhumis inti hore hakaaga ekaado, ee walaaladaa soomaaliyeed wax laqaybso, noh.
  18. Xaaji Xunjuf;699052 wrote: caydruus don't include us in any of your Koonfurian plans. we don't take part of reconciliation deals for your Somalia XX; ama uu dheh ama aaa dheh walee Koonfurlee kuxukunta, waxba ha bood boodin sxb.
  19. Abwaan;699046 wrote: Oo xaggee ka dhacayaana? Magaaladee? Goormana? Abwaan; shirku koley somalia ayaa lagu qaban doona lakin madasha shirka iyo wakh tigu waa wali sxb. insha allahu khayr ayaan karajeyneynaa shirkaa .
  20. i think kenya will not support any one in both sides, waxey kaliya oo ay illalineysaa xuduudkeeda.