xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Kismaayo(RBC Radio) Qabanqaabadii u danbeysay ee shirka maamul u samaynta Jubbalnd ayaa ka socota magaalada Kismaayo oo lagu wado in waqtiyada soo aaddan uu ka furmo shirka maamulka u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in halkaas uu ka socdo diyaar garowgii ugu danbeeyey iyo qaban qaabada loogu jiro furitaanka shirka. Ergadii ka qeyb gali lahayd kulanka ayaa intooda badan ku diyaarsan gudaha magaalada Kismaayo iyadoona goobo cayiman loo asteeyey ergooyinkaas waxaana kusoo qulqulaya wufuud fara badan oo ka qeyb galaya shirka maamul u samaynta jubboland kuwaas oo ka kala imaanaya deegaanada goboladaas iyo wadamada deriska. Masuuliyiinta madaxda u ah gidiga farsamada maamul u samaynta ayaa shaaca ka qaaday in hawlaha shirku ay marayaan meel fiican isla markaane saacadaha soo aaddan si rasmi ah uu shirku u furmayo waxayna sheegeen ineysan jirin wax caqabad ah oo hortaagan furitaanka shirka wax walbane ay u socdaan sidii loogu tala galay. Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegay in maanta lagu wado in magaaladaas ay gaaraan wafdiga ka socda gobolka Gedo oo diyaarad ay kasoo qaadeyso magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo halkaas oo ay maalmihii u danbeeyey ku sugnaayeen xubno sar sare oo ka tirsan gudiga farsamada maamul u samaynta Jubooyinka waxaana ay sheegayaan warar hoose oo aan helnay in marka waftiga gedo ay gaaraan magaalada Kismaayo uu shirku si rasmi ah u furmi doono. Furitaanka shirka maamul u samaynta Jubbaland oo lagu waday iney xariga ka jaraan masuuliyiin ka socda dowlada Soomaaliya sida ay sheegeen qabaqaabiyaasha shirka ayaa u muuqata iney meesha ka baxday kadib markii wafti ka socda dowlada Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo ay ku hungoobeen in dadka ku hawlan maamul u samaynta Jubboland ay ku qanciyaan iney ka qeyb galaan shir ay ku baaqday dowlada 26ka bishan Feb. Masuuliyiinta maamulka kumeelgaarka ah ee magaalada Kismaayo ayaa ku adkeystay iney furaan shirka Kismaayo waxayna u bandhigeen masuuliyiinta dowlada ee gaaray Kismaayo iney shirka u daah furaan bals ewaftiga dowlada ayaa ka cudur daartay waxayna ku gaabsadeen iney Kismaayo u yimaadeen qaboojinta xiisadii ka dhalatay dagaalka labada maleyshiyo beeleed,qabanqaabiyaasha shirka ayaa si cad u sheegay in shirku uusan u xayir naandoonin cid gaar ah. Maamul u samaynta Jubooyinka ayaa ah arin ay indhaha ku wada hayaan shacabka,dowlada iyo guud ahaan beesha caalamka waxayna noqotay arin ay sku kala aragti duwan yihiin bulshada Soomaaliyeed dhisida maamulka Jubbalnd habka loo marayo iyo cidd ay tahay in looga danbeeyo. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Xiliga la qabanayo Shirka Kismaayo oo lagu dhawaaqay 27. februar 2013 Shirkii maamul usameynta Gobolada Jubbooyinka oo 23 kii bishaan uu dib u dhaca ku yimid ayaa lagu dhawaaqay waqtiga rasmiga ee laga furayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Afhayeenka maamulka KMG ee Kismaayo Cabdinaasir Seeraar ayaa ku dhawaaqay waqtiga kama dambeyska ah ee shirkaasi uu ka furmayo magaaladaasi Kismaayo. Seeraar ayaa sheegay in shirkaasi maalinta berito ah uu ka furmayo magaalada,islamarkaana Kismaayo ay diyaar ku yihiin dhamaan ergadii ka qeyb gali laheyd shirka maamul usameynta Jubbooyinka iyo Gedo,kuwa ka dhimanna maanta ay gaarayaan magaalada. Mar la weydiiyay su’aalo ku aadanaa in shirkaasi ay ka qeyb galayaan madax ka tirsan dowlada Soomaaliya ayuu ka gaabsaday, Ugu dambeyn wuxuu cadeeyay in amaanka magaalada la adkeeyay,shirka 23 kii bishan dib u dhac ku yimid uusan baaqanaynin 28 bishaan oo maalinta berito ku began.
-
Upset Interior Minister rants away via Twitter.
xiinfaniin replied to Jamal Hassan's topic in Politics
^^LOL Jacpher, Maaddeey ficilaa haaya Shabaab is no more -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Sorry if that got you but I kind of sensed from experience you would nod your head in agreement with Macno Yare's Italian Somalia nonsense Despite the confusion, Somalis will ultimately realize federalism (short of single winner vanquishing all other Somalia's various political stakeholders) is the effective (though not ideal) and practical way to move the county forward. We will see to it that simple proposition is strongly voiced in this forum. Some will shout 'he is clannish...he is munaafaq , he is that " , but seldom do strong reasoning and rational arguments get defeated by such cowardly slogans ... We have seen it before ...with the peace caravan that begot the roadmap , which gave birth to the current national leaders. -
^^LOL Seexo marka
-
^^No one is asking him to empower anyone. He was given the benefit of the doubt. Now watch this space ...and follow the news as it unfolds in Kismayo .
-
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^The Federal Government was invited to Kismayo , delegates were sent to Mogadishu begging the president to accept this new emerging state. Alas, the president had other strategies in mind... But now all is clear, and there will be real political showdown with multiple players. Either the president will operate within his mandate, or he will be told to back off. -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baashi effectively destroyed Macno Yare's attempt to muddle Somalia's political narrative and contaminate the young, innocent minds with non existent cultural anthropology extrapolation . STOIC has been saved indeed, fahal min mathakarin -
^^Correct. Somalia will however comeback strong , and the likes of Hassan will be dragged screaming along with it. We will stay together awoowe , and the lyrics of today's politics are much better than the music coming out from Mogadishu, if you follow what I mean. I have feeds that despite all this noise Hassan will ultimately forced to go along with Kismayo and accept as another federal state emerging from the mouth of Mogadishu as it were.
-
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baashi, Macno Yare's hadal caruureed aside, this is really very interesting analysis on the current political conflict in Kismayo. It shows two things, 1) that Hassan is absolutely dishonest in his pledge to uphold the constitution upon which he was sworn, and 2) his tactics as apparent by now is ineffective and quite regressive. Maanaan garan geella doofaarku laayey buu yiri -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^When I coined the 'Macno Yare' nick for you, this is what I was talking about I did however attempted to help your likes who after thier large arguments are squarely debunked resort to cowardly arguments of shalay saasaad tiri, iyo darraad saasaad lahayd . This below is what I wrote when NGONGE in an attempt to save the day for certain brothers of his in the south resurrected a year old post of mine xiinfaniin;921832 wrote: If it helps our brothers in the North, corrections has been made to the Professor Gandi's original initiative. Today Kenya is under AMISOM mandate just like Uganda. The name is no longer Azania , it is Jubbaland. Gedo and all other communities are included in the process. On top of that, there was a mini gathering in Nairobi hotels to sort out Sheep N Shoe disagreements in the region. The leadership has been conceded to our numerous brothers who surround the region from all corners. It is a big tent, and the strongest among us fiercely guard it . -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^OG baa libinta siyaasadeed loo diidanyahay. Kan Mintid ayaan dhaweyd oo Ina Illey fajaasay oo gaashaamo ugu tegay buu weli ka caraysanyahay oo goconayaa -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^The big tent are all inside , and do not need a rallying cry. Hassan is effectively is doing that now ... Both Mintid and you are miles off, if you really think there are fences to be mended as far as the 'big tent' goes. -
^^ Perhaps you should feel free to use Yalahow's analogy . Libax, the gloves are off indeed, Hassan has misread his mandate and is in dire need of 101 politics class in Somalia's current realities.
-
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^I guess it is that time of the year when our Northern brothers see Puntland everywhere Mintid as always is trying to muddle the narrative. Puntland being the only effective political entity outside of Mogadishu is indeed a decisive factor in this fight. That it supports the Jubbaland initiative does only mean Puntland is an ally with it and welcomes the fact that if Jubbaland takes off, the federal vision of Somalia becomes irreversible political reality. As far as Gedo folks go, they are indeed supportive of this initiative. The Egad created Jubbaland committee is five members , two of the five are from Gedo (General Looyan and Aw Libax). Hassan is dreaming if he is counting on Gedo folks doing his bid to abort federalism. -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Ok. Lets concentrate on the large points made, which you obviously found helpful to your little cause as well . -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^It looks that way. But I really think we shall overcome this little roadblock this persident seems to be planning to abort what has been agreed in Mogadishu as the result of the road map. I just cannot see him succeed in doing what he is transparently doing. I was in the school of 'give-the-president-a -chance' to share his strategies in moving the country forward. But obviously I have been had. But it is not too late to oppose this shortsighted man PS. this makes our Mooge of SOL a man who knows what he is talking about, most of the time that is -
Garoowe(RBC Radio) Warsaxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntaland ayaa lagu dhaleeceeyey warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan : Dowlada federaalka Soomaaliya waxa ay carqaladeynaysaa nidaamka lagu soo doortay madaxda dowlada ayna ku dhaarteen hirgalintiisaoo ah maamul goboleysiga dowladu waxa ay fara galin ku haysaa hawlaha maamul u samaynta gobolada dalka sida maamulka Jubaland waxayna dowladu hareer martay hawshii loo igmaday oo ahayd iney bulshada u madax baneyso samaysashada maamuladood taasoo ah wadada ay shacabka Soomaaliyeed ku gaari karaan xasilooni,horumar,hirgalinta cadaalada iyo dib u heshiisiinta dhab ah. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri halkii dowlada Soomaaliya looga fadhiyey meel marinta hawlahaas waxay u tafa xaydatay iney mudnaanta siiso heshiisyo ay la gasho shirkadaha shidaalka baara kuwo cusub iyo waliba soo nooleynta wadahadalo ay Soomaaliya kula jirtay shirkado ku shaqa leh shidaal qodista iyadoo heshiisyada kula gashay shirkadahaas iney shidaal ka baaraan deegaano aan ku jirin gacanta dowlada federaalka ah taasine waa qiyaano cad ilaa ay ka wada dhameystirmaan dhisida maamul goboleedyada dalka oo dhan. Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa sidoo kale lagu yiri hadaba umada Soomaaliyeed waxay door weyn ku leedahay go’aan ka gaarista qodobadaas hadii la qaado tallaabada nuucaas ah waxay dhaawacaysaa geedi socodka xaalada dalka waxayna dab kusii shideysaa siyaasada dalka ee aan cagaha adag ku taagneen hadaba waxaan kula talineynaa dowlada Soomaaliya ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka iney maal,muruq iyo waqtiba ku bixiso dib u dhiska iyo dib u dayactirka dalka halka ay inta yar ee ka hadhay iibgeyn lahayd. Maamulka Puntland wuxuu si cad u sheegayaa in awooda go’aan ka gaarida maamulada dalka ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ay metelayaan maamul goboleedyada dalka, kuwaas oo isla meel dhigo doona wax wada qeybsiga gobolada,maareynta ilaha dhaqaale ee dabiiciga ah iyo ilaa ay ka dhamystiranto dowlada Soomaaliya markaas kadibne la gaaro wada xaajood dhexmara dowlada iyo maamulada dalka ka dhismaya. Warsaxaafadeedka oo aad u dheeraa ayaa waxaa kaloo lagu yiri maamulka Puntland wuxuu dhaqan galinayaa isla markaane uu diirada saarayaa hirgalinta shuruucda u taala maamulka Puntland,wuxuuna ugu baaqaya dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iney u hogaansanto dastuurka dalka uyaala isla markaane ay taageerto dhisida maamul goboleedyada dalka si sida ugu dhaqsaha badan loogu yagleelo baarlamaanka dhexe ee federaalka oo awood buuxda u yeesha inuu meelmariyo garsoorka dalka iyo dib u heshiisiinta iyo in laga fogaado wax kasta oo cirka kusii shareeri kara qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa lagu soo gabagabeeyey Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland.
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya oo ka warbixiyay Safarkii uu ku tagay Magaalada Kismaayo Talaado, Feberaayo 26, 2013 (HOL) — Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka ee dowladda Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyay safarkiisaas, isagoo sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay degmadaas uusan geysan wax dhibaato ah oo weyn. Guuleed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xal kama dambeys ah laga gaari doono dagaalkii dhex-maray ciidan kawada tirsan maamulka KMG-ka ah ee magaalada Kismaayo, kaasoo ay ku dhinteen dad ka badan 10-qof. “Madaxda maamulka gobolka iyo saraakiisha ciidamada dowladda waxaan kala hadalnay in xal lagu dhameeyo khilaafkii sababay dagaalka, lagana hortago inay dagaallo noocaas oo kale ah ka dhacaan magaalada,” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya. Sidoo kale, wasiirku carrabka ku dhajiyay inaysan wax dhibaato ah ka dhicin magaalada Kismaayo, dagaalkii dhacayna uusan khasaare geysan, isagoo ku daray hadalkiisa in dagaalkii dhacay uu ahaa mid u dhexeeyo ciidammo isku mid ah. Maamulka Kismaayo ayaan weli ka hadlin kualnkii ay la yeesheen wafdiga heerka wasiir ah ee dowladdu ay u dirtay magaaladaas, iyadoo warar hoose ay sheegayaan in wafdiga iyo xubnihii ay la kulmeen ay kusoo kala tageen is-faham darro. Dhanka kale, waxaa dib hawada ugu ugu soo laabatay isgaarsiintii degmada Kismaayo oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay hawada uga maqnayd, iyadoo mas’uuliyiin u hadlay maamulka KMG ah ee degmada ay sheegeen in isgaarsiinta loo jaray arrimo ammaan awgood haddana dib loo fasaxay. Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose oo 500-km Koonfur kaga beegan magaalada Muqdisho ayaa waxaa shan bilood ka hor laga qabsaday Al-shabaab, iyadoo tan iyo xilligaas uu degmada ka taagan yahay muran ku saabsan maamulka degmadaas iyo deegaannada kale ee Jubbooyinka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
KISMAYO, Somalia Feb 26 2013 (Garowe Online) – A Somali Federal Government (SFG) ministerial delegation who visited Kismayo on Monday said that they would “consider” participating in the Jubaland state formation convention after failing to move the conference to Mogadishu, Garowe Online reports. Following a statement on by SFG Minister of Interior Abdikarim Hassan Guled who said that the SFG would be holding a state formation convention for Jubaland – which had already been underway by the Jubaland community – the minister led a delegation to Kismayo. Sources in Mogadishu said that the delegation used grounded Horn Air Aviation’s plane – without the consent of company officials – to depart to Kismayo. The plane carried Minister of Finance, Minister of Security and Minister Guled who met with Jubaland officials in Kismayo to discuss the recent conflict and the Jubaland state formation process. Moallim Mohamed Ibrahim, spokesman for the Jubaland convention organizing committee, told Somali media that the meeting with the SFG officials occurred at the Kismayo airport. According to local sources in Kismayo, the delegation from Mogadishu requested that the Jubaland state convention be held in Mogadishu. The sources told GO that Kismayo interim officials told the delegation that it’s only fitting that the state formation process be held in Kismayo and not Mogadishu. The ministerial delegation was quoted as saying that they would “consider if they could participate in the state formation convention”, that is slated for the coming days. The officials also discussed the recent conflict in Kismayo between armed militia and police which resulted in 9 deaths. Kismayo officials stated that the situation had been eased and a mediation committee had already interceded in the matter. The SFG delegation returned to Kismayo and sources tell us that they’re consulting with President Hassan Sheikh Mohamud whether or not the SFG should take part in the Jubaland state convention. Spokesman Ibrahim told Somali media that Jubaland officials have always extended their state formation invitations to the SFG but haven’t received a concrete answer. Mr. Ibrahim said that the Jubaland conference was delayed initially so that SFG officials could send representatives to attend. The community led Jubaland state formation process has been underway for the past few years and has come under pressure by Somali government officials in Mogadishu, who have opposed the state formation process, despite the legitimacy of state-building under the country's Federal Constitution.
-
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^ I take it you appreciate the connection of Aideed to the said atrocities. In general, in 1992 South Somalia, General Aideed was the undisputed strong man, the stud of all warring factions. Kismayo somehow proved difficulty for him to maintain thus his strategy of supporting other militia leaders. -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Hassan is attempting to isolate some leaders and factions in each region and to empower others favorable to him. In doing so, Hassan is splitting each region politically, intervening in local conflicts and exacerbating them, and working with whoever will ally with him for whatever reason, whether it be ex-warlords, dissident clans, or factions within a movement. That is the familiar strategy of divide-and-rule, which is used by actors who cannot (Hassan) or do not want to expend the military and/or financial resources required to control the outcome of a conflict. This explains why he sent a ministerial delegates after a minor security incident while failing to respond an official invitation to come to Kismayo and witness the commencement of Jubbaland conference. -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^nuune, My candidate was defeated in that election after almost everyone decided to oppose him. Sharif had many weak points but he was not a USC or clannish. He was a man with religuos background and had a very diverse team whom he respected their advise and input. Because of him Somalia was able to complete the roadmap. What we now got is clearly a regressive leader with revisionist political agenda that will take Somalia back to its reer hebel vs reer hebel days. But he has no clothes and his policies are backfiring precisely because he lacked the patience to bare his teeth at the right time. -
Lifting Somalia’s Arms Embargo and a Renewed Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^It is a minor detail. But then again Mr. Omer was an Aideed ally then, if you need to know the connection. -
Somalia: The S.F.G.’s Strategy of Political Conflict
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Assessment One of the sources contributing to this analysis has put the S.F.G.’s/Hassan’s strategy of political conflict succinctly and precisely: Hassan is attempting to isolate some leaders and factions in each region and to empower others favorable to him. In doing so, Hassan is splitting each region politically, intervening in local conflicts and exacerbating them, and working with whoever will ally with him for whatever reason, whether it be ex-warlords, dissident clans, or factions within a movement. That is the familiar strategy of divide-and-rule, which is used by actors who cannot (Hassan) or do not want to expend the military and/or financial resources required to control the outcome of a conflict. Hassan is playing the divide-and-rule game to extend the authority of the S.F.G. into the south-central regions, but in doing so he is carrying with him the program of centralized federalism. Puntland has yet to play its hand overtly, but it can be expected to do so if it appears that the centralized-federalist project is gaining traction and momentum. Since Hassan’s strategy necessitates opposition to its implementation by the forces that he is attempting to isolate, as it has done in each case, the path is open not only to confrontation at the local level and the re-activation of H.S.M., but to counter-moves by Puntland. It is too early to predict whether or not Hassan will be successful, but it can be said that a political battle is looming that will overshadow all other political issues in the territories of post-independence Somalia. Hassan’s strategy is obviously high risk and high stakes. In his best-case scenario, Hassan prevails in each south-central region and Puntland is faced with the option of compromising its autonomy or separating from south-central Somalia. Short of the best case for Hassan, “Somalia” becomes irretrievably fragmented and balkanized, or its territories become a mixture of uncoordinated regional and local forms of administration. It is unclear whether or not the “donor”-powers understand what is happening in Somali domestic politics and, if they do, whether they are prepared to intervene and in what way. That the “donor”-powers will act decisively to try to prevent political breakdown is unlikely. The United States, for example, was prepared to support the S.F.G.’s request to have the United Nations arms embargo on it lifted, but then backtracked after European opposition and stated that it would wait for the completion of a U.N. “review” of the desirability of taking such action. The U.S. backtrack was a blow to the S.F.G., which had expected more robust support when the U.S. recognized it. As it stands, no actor, external or domestic, is working to avoid the impending confrontation. There is no formal process of reconciliation underway. The discourse of Somali political actors and intellectuals is not addressing the issue directly or, in some cases, at all. The external actors are silent about it. At the point at which the conflict intensifies to the degree that it is impossible for actors to ignore it, it is likely that it will be too late to resolve; this analysis is simply an early warning.
-
Popular Contributors