xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. 3. 0: Dhaqaalaha iyo Horumarinta: 3.1: Waxaa la isku raacay inay jirto baahi deg-deg ah oo ku saabsan sidii loo heli lahaa shillin Soomaali cusub. 3.2: Waxaa la isku raacay baahida loo qabo jaangoynta iyo midaynta canshuuraha (Tariffs) dalka oo dhan. 3.3: In la iska kaashado hurumarinta iyo kobcinta maamulka maaliyadeed ee dalka. 3.4: In dowladda federaalka Soomaaliya dedejiyo shirciga maal-gashiga shisheeye, lagana faa’iideysto khibradda Punland. 3.5: In Puntland saamigeeda ay ka hesho dhammaan mashaariicda horumarineed iyo bani’aadanimo ee heer Qaran iyadoo dowladdu soo dhawaynayso una fududaynayso ciddii caawinaysa Puntland. 3.6: In loo hawlgalo wadashaqaynta iyo mideynta hay’adaha socdaalka (Immigrations) . 3.7: Waxaa la isla gartay in DFS ay saami ku yeelato dakhliga dekedaha iyo garoomada diyaaradaha si waafaqsan dastuurka. This is win win for both. Federal Government getting its share of Puntland revenue , and Puntland getting its share of foreign aid
  2. 4. 0: Sameynta Dowladda Federaalka iyo ka-mid-noqoshadooda: 4.1: Waxaa labada dhinac isla garteen in dowladda federaalku ay dar-dar-geliso nidaamka federaaleynta dalka si waafaqsan dastuurka isla markaana ka hortagto wax kasta oo wax u dhimi kara taabo-gelinta dhismaha dowlad gobaleedyada. This is a clear reference to Ksiamyo situation , pay attention to the under lined portion
  3. 5.0: Hannaanka geeddi socodka Dimuqraadiyadda Puntland: 5.1: Waxaa labada dhinac isla qaateen in la bogaandiyo lana dhiirri-geliyo hannaanka geeddi-socodka dimuqraadiyeynta Puntland, isla markaasna la dhowro shuruucda iyo xasilloonida Puntland. 5.2: Dowladda Soomaaliya waxay taageeraysaa lana soconaysaa geeddi-socodka dimuqraadiyadda Puntland. This is Saacid helping Faroole internally by endorsing the multiparty process opposed by local agitators
  4. 6.0: Isku celinta hantida la kala haysto: 6.1: Waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in dowladdu dedejiso isku-cellinta hantida gaar ahaaneed si loo helo dib u heshiisiindhab ah, iyadoo la magacaabayo guddi heer Qaran ah oo madax-bannaaan; go’aamadiisuna yeeshaan awood fulineed. Another topic that our USC friends would rather avoid discussing about it all together.
  5. This is very significant. Puntland haters will hate this even more. Some highlights : 7.0: Sameynta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka: 7.1: Waxaa la isla qaatay in dowladddu dedejiso dhismaha Aqalka sare ee baarlamaanka si waafaqsan dastuurka federaalka. This was fiercely opposed by Abwaan and Liqaye
  6. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland oo Heshiis ku kala saxiixday Xarunta Puntland ee Garoowe Isniin, Maarso 11, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya iyo Puntland ayaa heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo uu ra’iisul wasaare, Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ay saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho ku joogeen. Heshiiska ay dowladda iyo Puntland kala saxiixdeen ayaa u qoraan sidan: Hordhac: Waxaa booqasho qaadatay 09-kii illaa11-kii Maarso, 2013 ku yimid Puntland wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya (DFS) oo uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha, Cabdi Faarax Shirdoon. Wadahadallo dhinacyo badan oo ay dhinacyadu yeesheen kaddib waxaa lagu heshiiyay qododbada soo socda: 1. Kor u qaadista Kalsoonida iyo xiriirka dowladda Soomaaliya iyo Puntland: 1.1: In la wanaajiyo xiriirka iyo wadahadalka madaxda sare ee labada dowladood la isna dhaafsado booqashooyin, lana ilaaliyo anshaxa dowliga ah. 1.2: In la dhiirrigaliyo wada-shaqeynta hay’adaha kala duwan ee Puntland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. 1.3: In la dhaqan-gelliyo dhammaan heshiisyadii dhexmaray Puntland iyo dowladihii KMG-kaa ahaa wixii aan ka hor-imaanayn dastuurka dalka. 1.4: Ilaalinta iyo ku dhaqanka dastuurka federaalka. 1.5: In la joojiyo lagana hortago wax kasta oo wax u dhimi kara xiriirka iyo wadashaqaynta labada dhinac wixii tabasho ahna lagu xaliyo wadahadal. 2. 0: Iskaashiga Amniga: 2.1: Isdhaafsiga xogta, khibradaha iyo isku xirista hay’adaha nabadgalyada. 2.2: Waxaa la isla gartay soo dhawaynta qaadista cunno-qabataynta hubka iyadoo la iska kaashanayo xagga hubka iyo saanadda ciidamada. 2.3: Dhisidda ciidan Qaran oo isku-dheellitiran iskuna dhafan, lagana soo qoro dhammaan goballada iyo degmooyinka dalka. 2.4: In si wadajir ah looga wada-shaqeeyo la dagaalanka argagaxisada iyo burcad-badeedda. 2.5: In dowladda federaalka ay dayactirto maamushana xeryaha loo aqoonsado inay yihiin xeryo heer Qaran. 2.6: Waxaa lagu heshiiyy in ciidamada nabadgelyada Puntland laga caawiyo gunnooyinka, isgaarsiinta, gaadiidka, tababarrada iyo agabka (Logistics). 3. 0: Dhaqaalaha iyo Horumarinta: 3.1: Waxaa la isku raacay inay jirto baahi deg-deg ah oo ku saabsan sidii loo heli lahaa shillin Soomaali cusub. 3.2: Waxaa la isku raacay baahida loo qabo jaangoynta iyo midaynta canshuuraha (Tariffs) dalka oo dhan. 3.3: In la iska kaashado hurumarinta iyo kobcinta maamulka maaliyadeed ee dalka. 3.4: In dowladda federaalka Soomaaliya dedejiyo shirciga maal-gashiga shisheeye, lagana faa’iideysto khibradda Punland. 3.5: In Puntland saamigeeda ay ka hesho dhammaan mashaariicda horumarineed iyo bani’aadanimo ee heer Qaran iyadoo dowladdu soo dhawaynayso una fududaynayso ciddii caawinaysa Puntland. 3.6: In loo hawlgalo wadashaqaynta iyo mideynta hay’adaha socdaalka (Immigrations) . 3.7: Waxaa la isla gartay in DFS ay saami ku yeelato dakhliga dekedaha iyo garoomada diyaaradaha si waafaqsan dastuurka. 4. 0: Sameynta Dowladda Federaalka iyo ka-mid-noqoshadooda: 4.1: Waxaa labada dhinac isla garteen in dowladda federaalku ay dar-dar-geliso nidaamka federaaleynta dalka si waafaqsan dastuurka isla markaana ka hortagto wax kasta oo wax u dhimi kara taabo-gelinta dhismaha dowlad gobaleedyada. 5.0: Hannaanka geeddi socodka Dimuqraadiyadda Puntland: 5.1: Waxaa labada dhinac isla qaateen in la bogaandiyo lana dhiirri-geliyo hannaanka geeddi-socodka dimuqraadiyeynta Puntland, isla markaasna la dhowro shuruucda iyo xasilloonida Puntland. 5.2: Dowladda Soomaaliya waxay taageeraysaa lana soconaysaa geeddi-socodka dimuqraadiyadda Puntland. 6.0: Isku celinta hantida la kala haysto: 6.1: Waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in dowladdu dedejiso isku-cellinta hantida gaar ahaaneed si loo helo dib u heshiisiindhab ah, iyadoo la magacaabayo guddi heer Qaran ah oo madax-bannaaan; go’aamadiisuna yeeshaan awood fulineed. 6.2: Waxaa labada dhinac ku heshiiyeen in dowladdu dedejiso dib u soo cellinta hantidii Qaran ee gudaha iyo dibadda. 7.0: Sameynta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka: 7.1: Waxaa la isla qaatay in dowladddu dedejiso dhismaha Aqalka sare ee baarlamaanka si waafaqsan dastuurka federaalka. Saxiixayaasha Heshiiska: Dhinaca dowladd Soomaaliya waxaa heshiiskaas u saxiixay Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Dhinaca Puntlandna waxaa u saxiixay madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole. Heshiiskan oo fulintiisu ay dhiman tahay ayaa wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhaexmara dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland tan iyo markii la doortay madaxda dowladda cusub lix bilood ka hor. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
  7. The Zack;926081 wrote: Af ceytamo ninkiisuu ku yaalaa. For your ******* information, when we intiated Azania, Xiin was opposing it. Now Xiin knows Jubbaland aka Azania is good for all. I second that. Some people have the tendency to project a perceived inferiority of theirs to others.
  8. North, You read too much into it, that is apparent in your posts. I on the other hand know what I am talking about in terms of Kismayo conference as it pertains to the constitution. I also understand the politics of it, and the strategies of both camps to shape the outcome and the narrative. I don't know what the ultimate outcome will be. But if I allow an slim chance this Conference being reversed, by logical conclusion the political settlement that resulted in the current government will up in flames .
  9. ^^It would have been an enticement for the good professor to grace these pages if the story was story
  10. ^^No, threats. What good are agreements if there is no consequence when they are broken? Quite elementary awoowe. This Kismayo conference is getting to you for some reason. It does not have to be. It is another federal state becoming reality.
  11. After federal states are established, & constitution completed, the next logical step is security forces integration under federal government.
  12. ^^xaaji xunjuf lugaha isku duwo ninyahow, cali-falaaxii waa ka dhacay
  13. NORF is still talking about Kismayo ? Zack, dadkani baqdin baa ku jirta; with Ina Iley rising in Jig-Jiga, Faroole's breathing heavily on both Hargeysa and Mogaidishu's neck, and now the reality of Kismayo is hitting hard on them... NORF other than some interesting analysis and mere political commentary , the Kismayo thing is a federal reality, you touch it and the whole political settlement goes into flames.
  14. The pics speak for themselves...very impressive indeed. Those romanticizing with the bygone year's one city state, take note
  15. ^^Their (xaaji xunjuf and co) little mischief is quite transparent
  16. Another internet report: Wararkii u dambeeyey ee ka imanaya Duleedka garoonka Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamadii gobolka Gedo ka soo goostay ay ogolaadeen inay dhiibaan Hubka Culus ee ay wataan isla markaasina waxay ogolaadeen Ciidankan in AMISOM ay ilaaliso ilaa arinkooda go’aan laga gaarayo. Tilaabadan aya atimid ka dib wadahadal dheer oo Taliyaha AMISOM ee Kismaayo uu la galay maanta, Saraakiil AMISOM iyo Maamulka Kismaayoa ka tirsan ayaa shabakadan Afmadowtimes u Xaqiijiyay in ciidankan ay caawa wareejiyeen sadax Gaari oo Tikniko ah oo ay saaran yihiin qoryaha Dhashiikaha, iyo 12 Qoryaha BKM, 8 Baasuuke iyo 7 Hoobiye, Qoryahan waxaa haya Ciidanka AMISOM, sidoo kale tirada Ciidanka oo lagu sheegay 132 askari ayaa loo ogolaaday inay haystaan Qoryaha fudud ee AK-47. AMISOM waxay sheegtay in ciidanka mudo isbuuc gudahooda ah lagu celin doonaa degmada Ceel-waaq oo ay ka soo goosteen, Dhinaca kale Ciidamadii mamaulka Kismaayo ayaa lagu celiyay fariisamadoodii, ka dib markii xalkan laga gaaray ciidankii Gedo ka soo goostay. Wararkan wixii ka soo kordhan waan soo daabici doonaa.
  17. ^^Actually I need more schooling Gabbal, Explain to me how on earth a TFG army is able to cruise through alshabaab held areas that is in the hundreds of miles? Is the government's army in Gedo in cahoots with Alshabaab as part of grand strategy to abort the process ala whatever it takes? Because at the surface that is what it looks like. Don't get me wrong for I think this Kismayo is well thought out that such low grade politicking would have no chance to halt it. But the development is very interesting to say the least.
  18. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;925348 wrote: Kenyatta:6,006,623 Odinga:5,120,699 278/291 N.B.: The official announcement wa delayed until tomorrow morning. But it is clear to the Kenyans right? Hope that reenforces the sense of stability existing in the country.
  19. ^^Great. I want Kenyatta to win. This Odinga guy is Netanyaho's friend
  20. Getting ever closer to the magic number... Is it that simple though (you are at the 50 + 1 threshold and you avoid run-off election)?