xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
BREAKING NEWS—-Ergadii Gobolka Gedo oo Kismaayo yimid xili la sheegey markii hore iney imaanayaan berri Waxaa goor dhoweyd Kismaayo soo gaaray diyaarado sida Ergooyinkii Gobolka Gedo, inkastoo markii hore la shaaciyey in Ergooyinku dib u dhaceen hadana waxaa suura gashey iney soo duulaan. Dhamaan Ergadii Gobolka gedo hadda waxay ku sugan yihiin Kismaayo. Faahfaahinta goor dhow naga filo. Puntlandi
-
I am sure our brothers from Somaliland will be particularly surprised at this development . They cited UN resolution and constitutional clauses that will make the formation of Jubbaland Federal State umuuro aan saamaxayn in dhulkaasi maamul yeesho
-
-
Imaatinka wafdiga ayaa kusoo beegmaya xilli maamlmihii ugu danbeeyay ergo kala duwan ay kusii qulquleysay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ah halka uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka.
-
http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wararka_maanta18-21288.htm
-
Isniin, Maarso 18, 2013 (HOL) —Waxaa maanta gelinkii danbe garoonka caalamiga ah ee magaalada kismaayo kasoo dagtay diyaarad siday wafdi ka kooban odoyaal iyo siyaasiyiin ka yimid gobolka Gedo, kuwaasoo ka qeybqaadan doona shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ee ka socdo degmada Kismaayo. Wafdigan ayaa kasoo ambabaxay degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoona ay horkacayeen xubno katirsan gudiga qabanqaabada shirka maamul us ameynta gobollada Jubooyinka, kuwaasoo mudooyinkii u danbeeyay safar ugu maqnaa degmooyinka kala duwan ee gobolkaasi. Wafdiga ayaa markii uu soo dagay waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay masuuliyiin sare oo katirsan maamulka KMG ee degmada Kismaayo oo uu horkacayay gudoomiye kuxigeenka maamulka KMG ee Kismaayo Yaasiin Nuur Gaas (Raadeer). Xubno katirsan wafdiga oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka ayaa sheegay in ay u yimaadeen sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen shirka la doonayo in maamul loogu dhiso gobollada Jubooyinka kaasoo mudooyinkii u danbeeyay ka socday degmada Kismaayo. UGaas C/yare oo ka mid ahaa xubnihii ugaasyada ee wafdiga la socday oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay u yimaadeen si ay uga qeybqaataan dhismaha maamulka Jubbaland, wuxuuna xusay in wafdigooda uu ka koobanyahay ku dhowaad 80 xubnood oo ka kala socda dhamaan beelaha dega gobolka Gedo. Imaatinka wafdiga ayaa kusoo beegmaya xilli maamlmihii ugu danbeeyay ergo kala duwan ay kusii qulquleysay xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ah halka uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka.
-
Somali and Ethiopian troops withdraw from Xudur Bakool.
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Federal government's politicking is complicating alshabaab fight in Bay & Bakool. -
It simply cannot be. If it turns out to be real story, I would not classify it as a 'theft' ---it would be unlawful transfer of weapons .
-
Somaliland Boycotts London Conference In May, Faces Diplomatic Isolation
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Actually Siilaanyo said there are no talks now. The talks are supposed to take place after the conference. His refusal shows that he has not been successful in convincing others to give him a different treatment from the British government. -
you are not listening to what I am telling you about Kismayo , so you will have to wait what happens next few days. So that is that. Siilaanyo and his delegation went to Ankara, met with foreign minister and got some development projects. That is what you tell the Hargeysa street, and all is correct. What you are not telling however are followings: Siilaanyo did not go there for photoops , these projects were already in the pipe as a result of TIKA assessment that were carried out few months back in last year in many Somali reginos, that Erdogan declined to meet Siilaanyo, and as Zaman Daily writes, Somalia's teroterial integrity was reaffirmed in the meetings, and Somaliland was treated as it should as a stable but a Somali region . In London front, the fact Siilaanyo had to announce his refusal says it all.
-
Muqdisho (RBC) Sida Shabakada Raxanreeb ay ka ogaatay mid ka mid ah masuuliyiinta xafiiska arrimaha dibadda ee wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dawlada Soomaaliya, waxay dawlada Ingiriiska markii ugu horreysay dawlada Soomaaliya la wadaagtay ajendaha shirka ka dhici doona magaalada London bisha May ee sanadkan 2013 kaasoo looga hadli doono taageerada dawlada Soomaaliya. Wafdi ka socday dawlada Ingiriiska oo uu hogaaminayey agaasimaha wasaarada arrimaha dibadda Ingiriiska u qaabilan qaaradda Afrika oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in dawlada federaalka Soomaaliya lagu wareejiyey ajendaha shirka London ka dhici doona kaasoo ay wada guddoomin doonaan raysul wasaaraha Ingiriiska David Cameron iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay in qorshaha shirka London uu ku wajahan yahay sidii dib u dhiska Soomaaliya diirada loo saari lahaa isla markaana loo gaab istaagi lahaa nabadda iyo xasiloonida hadda ku soo laabaneysa Soomaaliya. Raxanreeb ayaa ogaatay in ajendaha shirka London ay qeyb ka tahay in dawladaha labada wadanka ee Soomaaliya iyo Ingiriiska ay si wadajir ah u diraan martiqaadka dhammaan ergada ururada iyo dawladaha caalamka ee ka soo qeybgalaya shirka kuwaasoo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta. Diyaarinta martiqaadka shirka London ayaa waxay durba saameyn ku yeelatay maamulka Somaliland oo ay tahay in martiqaadka ay u dirto dawlada Soomaaliya ay ku yimaadaan shirka, taasoo maamulka Somaliland ay ka biyo diideen. Shirka London ee arrimaha Soomaaliya ayaa ah hindise uu soo jeediyey raysul wasaaraha Ingiriiska oo sanadkii hore sheegay in dawlada Ingiriiska ay qabaneyso shirweyne looga hadlayo sidii loo garab istaagi lahaa dawlada cusub ee Soomaaliya ka dhalatay. Waa shirkii ugu horreeyay oo heer caalami ah oo dibada lagu qabto tan iyo markii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay madaxtinimada wadanka doorashadii bishii Sebtember 2012 ka dhacday Muqdisho. Qabashada shirkan ayaa imaaneysa iyadoo markii ugu horreysay dawlada Mareykanka ay shaacisay inay si buuxda u aqoonsatay dawlada Soomaaliya, waxaana taasi xigay in bishan horaanteeda golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ay qaadeen si ku-meelgaar ah xayiraadii hubka ee tan iyo 1992-kii saarneyd Soomaaliya.
-
Somaliland Boycotts London Conference In May, Faces Diplomatic Isolation
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
It appears Siilaanyo is reacting to the fact that Hassan Sheekh Administration and Cameron Government will jointly send out official invitation for the conference precipitants, which in the diplomatic parlance is a significant promotion of Somali government's standing and diplomatic position. -
Somaliland oo Qaadacday Shirka London, Sheegteyna Inaysan Wadahadal Kula Jirin Dawlada Federaalka Soomaaliya (Warbixin) Hargeysa (RBC) Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ka dib markii uu socdaal ku tagay wadanka Turkiga markii ugu horreysay ayaa wuxuu ku dhawaaqay in Somaliland ay diiday ka qeybgalka shirka London ka dhici doona bisha May ee sanadkan 2013 kaasoo looga hadlayo xaalada Soomaaliya. Axmed Siilaanyo oo shir jaraa’id wariyaasha kula hadlay Hargeysa markii uu ka soo degay dyaaradii siday ayuu ugu horeyn sheegay in isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku tageen wadanka Turkiga. “Booqashadaydadu waxay ahayd markii ugu horreysay ee aanu Turkiga tagno, runtii aad baa naloo soo dhoweeyay, waxaana ka wada hadalnay arrimo badan. Turkigu waxay ballanqaadeen inay naga caaawin doonaan xagga biyaha iyo caafimaadka.” ayuu yiri Axmed Siilaanyo oo ka hadlay socdaalkiisa Turkiga. Madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay in Turkiga ay xusuusiyeen xiriirka kala dhexeeya labada shacab oo soo jireen ah, sida uu yiri. Axmed Siilaanyo ma soo qaadin sababta uu ula kulmi waayey raysul wasaaraha Turkiga Rajeb Deyib Erdugan halka ku xigeenkiisa iyo wasirka arrimaha dibadda ay la kulmeen intii ay joogeen wadanka Turkiga. Shirka London ee Soomaaliya Madaxweynaha Somaliland wuxuu maanta si cad u qaadacay ka qeybgalka shir lagu wado in horraanta bisha May 2013 uu ka dhaco magaalada London ee wadanka Ingiriiska kaasoo looga hadli doono dib u dhiska Soomaaliya, Waxaana shirkaasi wada guddoomin doona madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo raysul wasaaraha Ingiriiska David Cameron. “Shirka Ingiriiska ka dhacaya waa martiqaad loo sameeyay dawlada Soomaaliya, martiqaad dawlada Soomaaliya loo sameeyeyna annagu kama qaybgaleyno. Shuqulna kuma lihin” ayuu yiri madaxweynaha Somaliland. Mar la weydiiyey in shirka London ay kala hadleen dawlada Ingiriiska ayaa madaxweyne Axmed Siilaanyo wuxuu sheegay inaysan ka wadahadlin. Wadahadalkii Dawlada federaalka iyo maamulka Somaliland Mar uu Axmed Siilaayo soo qaaday halka uu ku dambeeyay wadahadalo si goos goos ah ugu bilawday dawladii ku-meelgaarka ee Soomaaliya iyo maamulka Hargeysa ayuu sheegay inuusan hada jirin wax wadahadal ah oo u socda labada dhinac. Wuxuuna sheegay in fursada ugu dhow ay ahayd shirka London balse ay iyagu ka qeybgali doonin sidaas darteed aysan jirin wax wadahadal ah oo socda hadda. “Wadahadalada Somaliland iyo [Dawlada federaalka] Soomaaliya wax mudo badan socday bay ahaayeen, meelo badan baa laga soo hadalqaadaa laakiin wax waqti xaadirkan noo socda ma jiraan, hadduu jirana marka uu yimaado iyo waqtiga uu yimaado…. Kaa dalka Ingiriiska la isku arko ayaa ugu dhowaa kaana waa annagii niri martiqaad loo sameeyay dawlada Soomaaliya ayuu ahaa, martiqaad dawlada Soomaaliyana snnagu ka qaybgali meyno, shuqulna kuma lihin.” ayuu sii raaciyey. Wuxuu kaloo intaa ku daray “Haddii arrimo laga wada hadlayo oo gooni ah ay yimaadaan markaa iyo hadhow baa laga wadatashan doonaa”. Dawlada federaalka oo heshay ajendaha shirka Hadalka madaxweynaha Somaliland ayaa soo baxay maalin ka dib markii dawlada Ingiriiska ay ajendaha shirka London ku wareejisay dawlada federaalka ee Muqdisho fadhida taasoo haddaba bilawday qeybinta martiqaadka shirkaasi oo bisha May 2013 la isugu tagayo magaalada London. Raxanreeb ayaa ogaatay in ajendaha shirka London ay qeyb ka tahay in dawladaha labada wadanka ee Soomaaliya iyo Ingiriiska ay si wadajir ah u diraan martiqaadka dhammaan ergada ururada iyo dawladaha caalamka ee ka soo qeybgalaya shirka kuwaasoo ay ka mid yihiin Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Muqdisho ku qaabishay wafdi ka socday dawlada Ingiriiska ayaa sheegtay in qorshaha shirka London uu ku wajahan yahay sidii dib u dhiska Soomaaliya diirada loo saari lahaa isla markaana loo gaab istaagi lahaa nabadda iyo xasiloonida hadda ku soo laabaneysa Soomaaliya.
-
Secessionists, after the bad news from Turkey and London, are desperate to vent their frustration on anything. Kismayo is victim of that They are telling us what is happening in Kismayo and how things will pan out...cajiib
-
Hadhow aan si waraysanno
-
^^LOL Gheelle, the problem with xunjuf's , carafaats and Macno Yare, is that they don't have a full grasp of southern politics...they think Mogadishu based internet news portals are real source of information with respect to the goings of Jubba region. I guess they are now finding out that they were fed with lies
-
No you are ill informed, the British government wanted a mini talk to be held after the big conference between Hassan's government and Somaliland admin. It also wanted this conference to be inclusive for all Somalia's political stakeholders. I believe SL will still attend but if it turns out they boycott the conference it will be a big loss for them politically ...
-
I would have preferred both the president and the PM to come and visit this broken city
-
What has Silanyo to lose? If this refusal holds, and does not get reversed as happened before due to diplomatic pressure, Siilaanyo will lose a lot of political leverage. Saying no is always the last resort. The leverage Siilaanyo has is Somaliland street (and by Somaliland I mean the three Mother clans). It is a credible threat to say the street will not support me if I get on certain political programs (unity with Somalia and like). It is totally another ball game when I actually refuse and say no, in essence fortifying the effort of other countries to mitigate the situation ... Saying 'NO' is a failure
-
Gheelle.T;927027 wrote: ^You were wishing for a war between Gedo and Jubba communities and that didn't materialize, hence all the talk of strength and numbers? Waryaa Oba ceebtaada qarso ninyahow. Right on. As we said many times before, many will be disappointed in the outcome of Jubbaland Conference. Things have been ironed out, fleshed out, and there is no change of the Conference leadership, there is a talk the government will bless the conference as requested ----this time there is a good chance the PM will go to Kismayo . mr. xunjuf will not like that
-
This is a setback for Somaliland . I know Siilaanyo wanted a face saving agreement from both Mogadishu administration and the British government that is hosting this conference. Per protocol dictation, Conference format could not changed. But a mini meeting between Somalia and Somaliland was arranged. Apparently, Siilaanyo did not like that and his trip to Turkey did not help him either with respect to the London conference
-
Nairobi meeting between Kismayo admin, Gedo and SFG reps is nearing conclusion. All issues has been resolved satisfactorily for all sides involved (a rarity in Somalia polity, but that is what is reported). nuune, will furnish the details, but this just like the agreement with Faroole will be a great disappointment for those wishing a discord and political conflict in the new Federal Somalia.
-
You would be better thinking how federalism would apply to Somaliland, than wasting your ink on areas that does not concern you , mr xunduf
-
Popular Contributors