xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Somali Forces Re-Capture Aw Diinle From Al-Shabaab
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Alshabaab are highly disciplined army with fanatical spirit , Somalia needs all the help it could get to fight them. -
^^Yeah I am ashamed . Copy right: 'Caqli Carafaat'
-
NGONGE, Khadar is a decidedly a northern genre but not in the sense you, Oodweyne, Mintid and other Somalilanders are
-
It's Official! Somaliland Will Not Attend London Shir
xiinfaniin replied to Mintid Farayar's topic in Politics
^^I agree he should be much shrewder in framing the meeting if/when it takes place...but remember this is not an official announcement from Xamar yet. -
^Are you still angry at Kismayo conference...still supporting the little Kaliil who has a tendency to vent on airwaves?
-
^^The PM will have a role, but he has neither constitutional authority nor the time to lead a grass roots conference that may take a month or so Logic, logic and more logic is needed here
-
It's Official! Somaliland Will Not Attend London Shir
xiinfaniin replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Perhaps NGONGE was right when he cautioned the exuberance of Mintid and Oodweyne , that things could still change and Somaliland may at the end extract reasonable concession to attend the Conference. If this reporting is true, the meeting between Siilaanyo and Hassan in Dubai this week could be all it takes to get things moving again. -
^^Jubbaland State will prove that our secessionist brothers are novice in the politics game---they never fully understood, south's political dynamics , falling victim to the misinformation spread by economic migrants in Hargeysa (that means my friends Abwaan and Liqaye ...)
-
Kismaayo(RBC Radio) Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay isugu yimaadeen. Shirka ayaa waxa uu ahaa isbarasho ergooyinka ka kala yimid gobolada Jubbaland iyo qurbajoogta waxaa kaloo looga arinsanayey sidii ay R/W Saacid ugu soo dhaweyn lahaayeen shirka Kismaayo. Macalin Max’ed Ibraahim oo ah gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u samaynta Jubaland ayaa sheegay in shirka maanta looga arinsaday dardar galinta shirka ka socda magaalada Kismaayo ee maamulka loogu samaynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Kulanka maanta ay yeesheen hawlwadeenada shirka maamul u samaynta Jubaland ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaaday soo dhaweynta R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo maalinta sabtiga ah ee soo aaddan. R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu door ku yeesho hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya ay wax badan ka tanaasushay waxaana muuqata in madaxda dowladda iyo madaxda shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ku yeelan doonto shirka maamul u sameynta gobolada hada la isugu yeero Jubbaland. Dowlada Soomaaliya ayaa hore dhowrb jeer sheegtay fikirkeeda ku saabsan shirka maamul u samaynta jubaland waxayna ku tilmaantay mid aan sax ahayn oo loo maray wado qaldan iyadoona gaashaanka u daruurtay balse waxaa hada muuqata in isfaham buuxa uu dhexmaray waxgaradka ku hawlan shirkaas iyo madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya.
-
It's Official! Somaliland Will Not Attend London Shir
xiinfaniin replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Hargeysa (RBC) Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xassan SH Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay kulan ku yeesha dalka Imaaraadka Carabta. Siday ay raxanreeb u xaqiijiyeen ilo wareedyo aad ugu dhuun daloola kulankaan ayaa sheegaya in maalinta bari ah lagu wado in madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu maalinta bari ah u duuli doono dalka Imaaraadka Carabta. Geesta kale waxaa isna la filayaa in maalmaha soo socda uu dalka Imaaraadka Carabta soo gaadho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, halkaas oo ay ku kulmi doonaan labada madaxweyne. Wararka ayaa intaas ku daraya in ay ka wada hadli doonaan wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia, kuwaas oo dhawaan hakad galay. Isku soo wada duuboo maaha markii ugu horaysay ee ay kulmaAn. Is araga labada madaxweyne ayaa ku soo beegamaya xili ay Somaliland dhankeeda gaashaanka ku dhufatay ka soo qayb galka shirka horaanta bisha May ka furimi doona magaalada London ee dalka Ingiriis. Raxanreeb-Hargeysa -
GAROWE, Somalia Mar 21 2013 (Garowe Online) – Puntland and Somaliland have engaged in a joint security cooperation meeting in Nairobi to collaborate to battle terrorism, piracy and organized crime, Garowe Online reports. Officials from the breakaway region of Somaliland and Puntland state of Somalia had private meetings in Nairobi this week. Somaliland officials who attended the meeting included representatives of the Ministry of Foreign Affairs, Ministry of Security, Ministry of Interior and National Security. Puntland officials included representatives from the Puntland Intelligence Agency, Ministry of Security and Ministry of Interior. The two delegations met with British, Swedish and American officials to discuss how the two sides can jointly tackle terrorism organizations in the region. According to sources in Nairobi, the talking points of the meeting included intelligence sharing in terrorism, piracy and organized crime. The two sides agreed to actively share intelligence on Al Shabaab agents operating in both regions. Another agreed issue was that both respective security institutions can jointly interrogate suspected Al Shabaab agents. Also arms and confiscated supplies from Al Shabaab could be shared in investigations. The two sides also agreed to jointly battle piracy and organized crime however the special focus was on terrorism. Puntland has repeatedly accused Somaliland of not doing enough to stop terrorism in their jurisdiction, even turning a blind eye to Al Shabaab agents fleeing southern Somalia and entering Golis Mountain Range – where an Al Shabaab faction have gone into hiding – shared by the two regions. However, Somaliland has improved the almost non-existent security cooperation with Puntland after Britain’s warning for its nationals living in Somaliland to “leave immediately”. The private security meeting in Nairobi was not publicized however sources in Nairobi say that the new joint agreement could tackle Al Shabaab’s presence in northern Somalia. - See more at: http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_Somaliland_and_Puntland_agree_to_jointly_fight_Al_Shabaab.shtml#sthash.IyPD8MR7.dpuf
-
Nairobi:Puntland iyo Somaliland oo hishiis ku gaaray la dagaalanka Argagixisada 21. marts 2013 APL Waxaa la soo gabagabeeyey Kulan Gaar ah oo toddobadkan Nairobi uga socday masuliyiin ka socday maamulada Puntland iyo Somaliland,waxayna gareen ama ku hishiyeen inay iska kaashadaan arrimaha la Dagalanka Argagixisada iyo Burcadbadedda. Shirkan ayaa waxaa Dhanka Somaliland uga qaybgalay Wasiirada Arrimaha Dibadda, Wasiirka Arrimaha Amniga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Halka dhanka Puntland ay Kulanka uga qaybgaleen Wasiirka Amniga, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madax ka socotay Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PIA. Kulanka labada dhinac kaddib ayay waxaa ay kulan la wada qateen Madax ka kala socotay Sweden, British iyo Maraykanka oo Maamulada kula Taliyay inay Iska Kaashadan la Dagaalanka Argagixisada Gudaha Dalka Somaliya. Arrimaha ay ku heshiyeen ayaa waxaa kamid ahaa in labada dhinac ay Is dhafsadaan Xogaha ku Saabsan Arrimaha Argagixisada iyo Warbixinada dhinac walbo uu helo oo Dhinaca kale uu Baahi u qabi Karo. Puntland ayaa mar kale ku celisay in Somaliland feejignaan muujiso ayna eegto shaqsiyaadka looga shakisanyahay Al-shabaab ee ka imanaya Konfurta Soomaaliya una Gudbaya Buuraha Silsaladda Golis iyagoo xitaa Xilliyada qaar ka soo wareegaya dhanka deegaanada Somaliland. Heshisika Labadan dhinac ay Gareen ayaa Isbedel ku samayn kara La dagalanka Argagixisada Gudaha Dalka oo Horaan Mid walba uu dhinicisa ula dagalami Jiray isagoo aan ka warqabin Dhanka kale iyo xogaha uu arrimahaas ka Hayn karo. Hishiiskan ayaa noqonaya midkii ugu horeyey ee labadan dhinac dhex mara waxaana hadduu taabo galo uu bari taari karaa ka hortega aragagixsada iyo sugida amaanka Somaaliya iyo gobolkaba.
-
Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul wasaare Saacid oo la filayo in uu booqdo magaalada Kismaayo Khamiis, 21 Maarso, 2013(HOL) - Wafdi uu hogaaminayo ra’isul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi faarax Shirdoon Saacid ayaa la filayaa in uu dhawaan soo gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/hoose sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen xubno ka tirsan masuuliyiinta shirka maamul u sameynta Jubooyinka. Gudoomiyaha gudiga Farsamada shirka maamul u sameynta Jubooyinka C/qani Cabdi Jaamac oo hadal ka jeediyay shir ay maanta isugu yimaadeen ergada ka qeybqaadaneysa shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ayaa sheegay in 23-ka bishan la filayo in magaalada Kismaayo uu soo gaaro wafdi uu horkacayo ra’isul wasaaraha Soomaaliya. Masuulkani ayaa sheegay in ay wadaan diyaargarow ku aadan soo dhaweynta wafdigaasi, isagoona xusay in wafdiga ra’isul wasaaraha uu ka qeybqaadan doono howsha maamul u sameynta gobollada Jubooyinka. “Waxaa aad iyo aad farxad weyn inoogu ah in labada maalmood ee soo socoto uu inoo iman doono ra’isul wasaarihii dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), wuxuuna noogu iman doonaa halkan booqasho, waan u diyaargarooweynaa, waan soo dhaweyneynaa, waana nin reer Jubbaland ah,” ayuu masuulkani hadalkiisii raaciyay. Arinta ku aadan imaatinka wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya ayaa siweyn looga hadal hayaa magaalada Kismaayo, waxaana ay dad badani aaminsanyihiin in imaatinka wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya uu wax weyn ka badali doono kala duwanaashihii xaga fikirka ee arinta maamul u sameynta Jubooyinka. Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan oo hore wufuud kala duwan usoo dirtay magaalada Kismaayo, haseyeeshee wafdiga ra'isul wasaaraha ayaa hadii uu yimaado wuxuu noqon doonaa wafdigii ugu cuslaa ee ka socda dowladda Soomaaliya oo soo gaara magaalada Kismaayo. Xasan Nuur, Hiiraan Online. Hnur@hiiraan.com Kismaayo-Soomaaliya.
-
Well done!
-
Somaliland's Political Prisoners/ No Freedom Of Opinion
xiinfaniin replied to Odey's topic in Politics
-
Somaliland's Political Prisoners/ No Freedom Of Opinion
xiinfaniin replied to Odey's topic in Politics
It is called insecurity Kol dhow hooskooday ka didi doonaan -
I Heard Siilaanyo or ministerial delegation from his administration will visit Jigjiga. Any truth to that?
-
Warlordism is back. General Indhocade tries to capture Mogadishu Airport
xiinfaniin replied to Mooge's topic in Politics
^LOOOOOL -
^^The Jubbaland State should have been murdered by your 'UN Resolution' Per that logic (the UN is against it), there is nothing to discuss, or is there ?
-
^^I wonder how would Mintid react to the news article talking of Faroole using helicopters against Gara'ad pirates
-
Che -Guevara;928730 wrote: Gheelle.T I think Faroole is genius, getting money to setup security force in order to fight a crime you yourself have been accused of. This is what frustrates brother Mintid . He just cannot understand why the world, in his estimation, is so naive .
-
Popular Contributors