xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Faahfaahin– Wararkii ugu Dambeyey Kismaayo, Wafdi Nairobi ka yimid, kuwo Garowe kasoo socda iyo xafladii oo goordhow dhacaysa Saaka waxaa Nairobi ka yimid Wafdi isugu jira IGAD, Beesha Caalamka, Ganacsato iyo Siyaasiyiin si ay uga qayb galaan wanqalka Dowlada Jubaland ee Soomaaliya(Jubaland Sate Of Somalia), goor dhowna waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo laga doonayaa Wafdi heer Wasiir ah oo ka imanaya Garowe. Magaalada goobeheeda lagu shaaheeyo waxaa ka muuqda maalin feysto iyo rayrayn, Dadkuna waxay hadal hayaan dowlada deegaanka loo sameeyey, waxaa guud ahaan Magaalada laga dareemayaa Xaflada qabanqaabadeedu kasocoto Magaalada. Xaflada ayaa lagu wadaa iney bilaabato salaada duhur ka dib saacada Kismaayo, waxaana kasoo qaybgalaya boqolaal marti ah, in ka badan 800(Sideed boqol) oo Ergooyinkii horey magaalada u joogey ah iyo boqolaal shacaba, waxayna noqonaysaa Xaflad aad u balaaran. Shalay Waxaa magaalada soo gaaray wafdi ka yimid Muqdisho oo Xildhibaano ah kuwasoo garayay in ka badan Afartan Xildhibaan. kala soco Puntlandi oo si toosa idiinkasoo waramaya xaflada hadba meesha ay marayso. Garoonka Diyaaradaha waxaa hada ku sugan Masuuliyiin soo dhaweynaya Wafdiga Puntland oo goordhow imaanaya.
  2. Carafaat has been rattled by the creation of Jubbaland ---he has become some sort of joke in this forum, someone with extreme emotions.
  3. Carafaat is still angry with the reality , stubborn to accept facts as they are
  4. Kismaayo oo laga taagay calanka Jubaland iyo diyargarow munasibad lagu soo dhawaynayo Dastuurka oo socota Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose uuna ka socda shirweynaha maamul u samaynta Jubaland laga taagay calanka cusub ee uu yeelanyo maamulka Jubaland kaasoo ka kooban Midabada Cagaarka,Cadaanka iyo Buluuga oo ay ku xardhantay xiddig cad oo shan gesood ah. Midabada calankan ayaa u taagan Cadaanka oo nabada ah,cagaarka oo isna u taagan Barwaaqo iyo Buluuga iyo xiddigta shangesoodka ah u taagan calanka Jamhuuriyada Federaalka ee Somaaliya. Calanka ayaa laga taagay xarumaha,maamulka,Saldhigyada,iyo madasha uu ka soconayo shirweynaha maamula u samaynta Jubooyinka iyo Gedo,waxaana ka barbar taagan calanka Somaaliya. Maalinmada berito ayaa lagu wadaa in Kismaayo lagu qabto xaflada lagu maamusayo,lagu soo dhawaynayo Dastuurka cusub ee Jubaland. Dastuurka Federaalka ee Somaaliya ayaa dhigaya in maamul kasta oo ka mid noqonya Federaalka uu yeesho Calan iyo Asataan u gaar ah.
  5. It needs not be that way National leaders need to act as leaders not as regressive reactionaries. If they focus on reviving national institutions such as health, education, waters deliveries, roads, national army, enacting reforms on currency, passports , improving airports, harbors etc, if they had such a national attitude they would have NOT wasted time and political capital on what is essentially a case of locals doing their job to establish state. It's Professor Jawaari's job to ensure the federal constitution remain superior, a master document and reconcile any constitutional discrepancies. This is a glaring failure of national leadership. Jubbaland leaders, even if they errered on technicality shall be forgiven for they tried to do a noble thing which is to own the local politics so the forces of alshabaab will never regroup and disrupt the peace in the region. They appealed to reason, and presented a rationale argument , today more than 50 MPs traveled, if the reports are to be believed tomorrow even more will arrive including Jawaari himself ...
  6. Xildhibaano DF oo gaarey Kismayo (Sawiro & cod) Mudanayaal ka tirsan Barlamanka DF Somalia ayaa maanta 03 April,2013 gaaray magaalada Kismayo ee xarunta Jubadda Hoose oo uu ka socdo shirweynaha maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo. In ka badan 50 mudane ayay ahaayeen ,waxana horkacayey Prof Cabdirisaaq Cismaan Juurile iyadoona soo dhoweyn balaaran loogu sameyey garoonka diyaaradaha magaalada uuna goob joog ka ahaa gudoomiyaha maamulka KMG Shiikh Axmed Madoobe. Hoolka uu ka socdo shirku ayaa la geeyey mudanayaasha oo loo qabtey xaflad soo dhoweyneyd ,waxana la filayaa in xaflad dastuurku ay ka qaybgalaan iyaga iyo wafdi ka socda Puntland oo ilaa iyo hada aan la shaacin magacyadooda. ''Waxaanu u nimid inaan idiin muujino hanbalyo ku saleysan Kismayo iyo goboladatan colaadii ka jirtey inaan ku badashaan nabad ,dib u heshiin ,cafis iyo wax wada sameysi'' ayuu yiri Prof.Juurile oo la hadlay shirweynaha Jubaland. Waxa uu raacshay in Dastuurka Somalia uu xaq siinayo dadka Jubooyinka inay sameystaan maamul u gaar ah ,iyagoona ka mid noqonaya DF Somalia. Wufuuud ayaa sidoo kale laga filayaa maalinka beri ah inay Kismayo uga yimaadaan dalalka Ethiopia iyo Kenya,waxana markasta ku dadaaleyna soo gudbinta wararkii ugu danbeeeyey ee Kismayo. Halkan ka dhageyso hadalka xildhibaan Prof.Juurile u jeedshay shirweynaha
  7. ^^Indeed Yonis, The sharp separatists, to state the obvious, have abandoned the Kismayo threads as they understood the game is effectively over for them. We are left with Carafaat and Xaaji Xunuf relying on the very same government they refuse its legitimacy to prevent the birth of Jubbaland State.
  8. ^^NORTH has greatly refined his argument ---he now appreciates the fact that it may be the government that could be in the wrong here
  9. Carafaat is dying with hatred He is the joke of the forum, even Xaaji Habaar did not appreciate Carafaat's obsession with Kismayo , waxaa laga hayyaa waaaar dadka daa:D
  10. Illyria, yesterday this forum lost Oba, today we have lost malistar2012, it seems. Caqli majiro. Puntland bay kaga dhegtay, he is being blinded by strong urge to compete with Puntland, and in the process ignores the will of the diverse Jubba communities ...
  11. WAR DEG DEG:— Kismaayo oo wafuud kusoo qulqulayaan iyo Xafladii oo berri laga dhigay Waxaa saaka Kismaayo soo gaaray wafdi Xildhibaano ah oo kontomeeya ah kuwasoo ka yimid Muqdisho, waxa iyana yimid wafuud isugu jira ganacsato iyo waxgarad ka yimid Nairobi, beri waxaa iyana imaanaya Wafdi balaaran oo ka socda beesha caalamka iyo ugu yaraan Wafdi ay hogaaminayaan laba wasiir oo ka imaanaya Puntland, dhamaan waxay u imaanayaan ama u yimaadeen Xaflad balaaran oo ka dhacaysa magaalada Kismaayo tasoo lagu soo dhaweynayo ama lagu daahfurayo Dowlada cusub ee Jubaland oo kusoo biirtey Maamulada ka jira soomaaliya. Shalay ayaa lagu guuleystey in sharciyan loo sameeyo dhidibadana loogu taago Dowlada Jubaland ee Soomaaliya, Berina waxaa dhacaya Xaflad balaaran, Xaflada ayaa qorshuhu maanta ahaa in la qabto balse sidii la qorsheynayay Xafladu way ka waynaatey waxaana soo codsadey inay kasoo qaybgalaan Wafuud aad u badan taasaana keentey in Berri oo khamiisa laga dhigo. Waxaa hadda la sugayaa iney beri subixii yimaadaan Wafdi balaaran oo Puntland ka imaanaya iyo Beesha Caalamka oo iyana ka imaanaya Nairobi. Garowe waxaa hada ka socda qabanqaabada Wafuuda aadeysa beri magaalada Kismaayo, walina lama shaacin Masuuliyiinta baxaya waxaase nagu maqaalo ah in laba wasiir ay hogaaminayaan wafdiga Puntland. faahfaahinta warkaan dhowaan naga filo
  12. ^^You see , one understands your frustration with Kismayo, though one is not sure whether you appreciate your poor judgement. You need to accept facts as they are. This conference is constitutionally anchored, organized and well funded, that perception of clan bias or other nonsensical arguments advanced by its opponents have no chance of stopping it.
  13. Xildhibaan C/risaaq Cismaan Juriile oo hogaaminayay wafdiga ayaa ka warbixiyay ujeedada safarkooda, wuxuuna sheegay in arimaha ugu muhiimsan ee ay u yimaadeen ay tahay in la taageero rabitaanka shacabka ku dhaqan Jubooyinka iyo weliba in ay xalliyaan kala aragti duwanaanta u dhexeeysa dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Kismaayo. Masuulkani ayaa sidoo kale sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay uga warbixisay shirarkii ay magaalada Kismaayo kula yeesheen masuuliyiinta maamulka ka dhisan halkani, wuxuuna sheegay in ay sidoo kale dhageeysan doonaan madaxda maamulka Kismaayo ka dibna ay u ambaqaadi doonaan sidii loo sixi lahaa wixii khilaaf ah ee jira. Sidoo kale waxaa garoonka iyana ka hadlay xildhibaano kala duwan, kuwaasoo dhamaantoodba ka sinnaa taageeerada ay u hayaan maamulka la doonayo in loo yagleelo gobollada Jubooyinka. Xildhibaanada ayaa ugu danbeyn loo gelbiyay xarunta Jaamacadda Kismaayo halkaasoo uu ka soconayo shirka maamul u sameynta Jubooyinka, waxayna halkaasilagu gudoonsiiyay axdiga KMG ee la doonayo in lagu maamulo dowlad goboleedka Jubbaland, kaasoo ergada shirka ay ansixisay maalinimadii shalay. Imaatinkan 44-tan xildhibaan ee ka tiran dowladda Soomaaliya ayaa kusoo beegmeeysa iyadoo maalinimada berito ah sidoo kale la filayo in ay magaalada Kismaayo soo gaaraan xubno kale oo ka tirsan golaha baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.
  14. Arbaco, 03 April, 2013 (HOL) :- Ku dhawaad ilaa 44 Xildhibaan oo ka tirsan golaha baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kasoo dagay garoonka caalamiga ah ee magaalada Kismaayo iyadoona ay halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyeen masuuliyiinta maamulka KMG ee Kismaayo. Xildhibaanada oo kasoo kicitimay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana ujeedka imaatinkooda uu ahaa taageeridda shirka maamul u sameynta Jubooyinka ee ka socdo Kismaayo iyo weliba xallinta kala aragti duwanaanta u dhexeeysa dowladda Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka KMG ee Kismaayo. Xubnihii soo dhaweeyay wafdiga xildhibaanada ah ayaa waxaa ka mid ahaa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliay Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana sidoo kale garoonka ku sugnaa si ay wafdiga usoo dhaweeyaan odoyaal, dhalinyaro iyo haween, iyadoona ay xusid mudantahay in qaar ka tirsan haweenka reer Kismaayo ay garoonka kusoo bandhigeen ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee ay caanka ku yihiin gobollada Jubooyinka. Wafdiga ayaa kulan gaaban gudaha garoonka kula qaatay masuuliyiinta maamulka Kismaayo, waxaana halkaasi ka hadlay gudoomiyaha maamulka KMG ee Kismaayo Sheekh Axmed Madoobe oo isagu xildhibaanada kusoo dhaweeyay magaalada, wuxuuna sidoo kale sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in xildhibaanada Soomaaliyeed ay maanta indhahooda ku arkaan xaaladda dhabta ah ee ka jirta Jubooyinka.
  15. ^^LOL@Tahriir Square I recognized Abdiwahaab Ugaas and Jurile I don't see Xigid. Anyone know the names of these MPs. 44 is more than I expected really
  16. 44 MPs arrived Kismayo today (see pictures on Hiiraan Online) http://www.hiiraan.com/news/2013/Apr/wararka_maanta3-21484.htm
  17. ^^LOL@Carafaat is one of yours. NGONGE, the outcome of Somalia/Somaliland talks are quite predictable to us. When you were singing with way duushay songs, some of us made the case in a black/white terms what would become of Somalia (the old republic) if Somalia is segmented and broken down on the basis of mere political disagreements (grievances). The trap is already set --and the issue is more about how to preserve your condition (we don't want you damaged waryaa ) Hassan is the leader of the country, but the terms of bringing you into the fold will be ( it already is) a one based a national consensus with respect to all political stakeholders of the country. So I am not worried , and I shall not. You have proved to be a passionate but necessarily strategic politician.
  18. Carafaat , caqli ma jiro. Reer nacaybkii baa la fogaaday
  19. Kismayo is testing the soul of Hassan's government. It poses a question of national importance: can he lead the nation or will he (god forbid) do what Ali Mahdi did when he got the chance: ask for nafto ?