xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^And in that definition, Somalia is not a trusteeship in the technical sense of the word. But Somalia is not a fully functioning, sovereign country either. In the context of one hyper supper power dominated world, one could argue few countries could claim to be fully sovereign. Even Pakistan, a nuclear armed, 200-million, country cedes the control of its airspace to Pentagon's unmanned drones ---the locals have to put up with the weekly tragedies of drone strikes and the deaths and destruction it leaves behind. My point being, if Somalia's inability to muster modern state capacities to control the security and political events that take place in its territories is what the author of this post is referring to, then obviously we are not alone. But Somalia is not under trusteeship, modern or not, by definition. After twenty one years of a stateless status, Somalia is beginning to come back to fold the of nations. We are, I think, much better than the days when our politics were dominated by warlords that directly report to Ethiopia , Eritrea or the intelligence apparatus of other foreign countries.
  2. trusteeship : trust territory: a dependent country; administered by another country under the supervision of the United Nations. Administration of a territory by a country or countries so commissioned by the United Nations.
  3. Gabal, I take it you are vowing to oppose the soon to be established Jubbaland state, not out of disagreement of what it is being attempted to be achieved, but out of envy (for a lack of better word) of those who are leading the initiative. That is too emotional of an argument to be rebutted awoowe. But let me say this: majority of the three regions are on the same page on the establishment of Jubbaland federal state. As always, there will be local opposition ...and they will come on board, eventually.
  4. gooni;934553 wrote: Waa siduu gabal u sheegay waa shinbirayahow heesa waliba hees wanaagsan laguma hayo Xalaal dharaar baa la qashaa, deg degaan indha la'aanta iyo reer caabudwaaq ha laga cararo reer godayna wafdi ha looga yeero doorashaduna intaan korontadu tagin ha la qabto dastuurkana kan kenya ha la waafajiyo inaysan caafimaad keenayn cid kastaa waa u jeedaa. reer Caabudwaaq are important stakeholders in the emerging state of Ca-Ga-Hiiraan land , they have nothing to do with Jubbaland . It is rather reer Gedo whom the state could not do without their presence, they are indeed at the Conference at every level of the organizing committees of this conference. Their content with how things are moving in Kismayo is manifested by the presence of their traditional and political leaders in Kismayo .
  5. Dabrow;934543 wrote: You are naive bashi. The man you suspect for having clannish reason never mention Bardheere nor buaale. This was injected by a mere guess. I know you want to portay this version of jubbaland as locally and by its people. As side from this grand delusion its in the end a choice by wanting a somali controlled state or a kenyan controlled one. Im sure somalis of all clan background will never accept this project in this form. How about this Dabrow, from Gabal himself---this was the basis of my guesswork: Gabbal;933760 wrote: .... Personally, and obviously there is some bias in this, but if Kismaayo will not become the capital of Jubbaland it makes sense Baardheere, the second largest city in the Jubba Valley and in the middle of the Jubba Valley to assume that position. After Kismaayo, it is the town capable of hosting a strong federal state in the Jubba Valley. The pro-Baardheere lobby was so strong the capital was not ratified and will be deliberated once more.
  6. KISMAAYO: Wafdi Ka Socda Maamulka Puntland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Howllaha Guud oo Maanta Soo Gaaray Kismaayo (Sawiro) April 4, 2013 3:48 pm GMT Kismaayo: (pp)- Waxaa maanta magaalada Kismaayo soo gaaray wafddi heer wasiiro ah oo ka socda maamulka dowlad gobboleedka Puntland, waxaana wafddigaan maanta ka yimid deegaanada Punttland ee soo gaaray magaalada Kismaayo hogaaminayay Wasiirka howllaha guud ee maamulka punntland Daahir Khaliif iyo wasiiro ku xigeyno ka tirsan maamulka puntland. Daahir khaliif wasiirka howlaha guud ee maamulka puntland oo hogaaminayay wafddiga maanta soo gaaray magaalada Kismayo ayaa ka war bixiyay ujeedada ay maanta yimaadeen magaalada Kismaayo. “Kismaayo waxaan u nimid sidii dadka deegaanka ee dhisanaya maamulka ay ku heshiiyeen aan u dhiiri gelin lahayn islamarkaasna aan u taageeri lahayn, ayuu yiri Daahir khaliif. Wafdiga ka socda dowlada Puntland ee maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa qeyb ka ah wafuud todobaadyadii ugu dambeeyay ku soo qul qulayay magaalada KIsmaayo oo uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobbolada Jubbooyinka iyo Gedo. Dhanka sidoo magaalada Kimayo waxaa maalintii labaad ku sugan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya kuwaasoo kulamo kala duwan la leh masuulyiinta maamulka Kismaayo iyo ergooyinka ka qeyb galeysa shirka dhismaha maamulka jubbaland ee ka socda magaalada Kismaayo. Guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbooyinka Sheekh Axmed Islaam ayaa horay u sheegay in Wafdi ay ka sugayaan dowlada Puntland, kuwaas oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. puntlandpost, Xafiiska magaalada kismaayo.
  7. KISMAAYO: Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka degay Kismaayo, una sharaxan Jagada Madaxweyninimada Jubbaland State Kismaayo: (pp)- Wafddi uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo kamid ah Culimada ka soo jeeda deegaanada gobbolada Jubbooyinka ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarrunta gobbolka Jubbada hoose, ayadoo markii ay wafddigaasi ka soo dageen garoonka diyaarada Kismaayo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen masuulyiin ka tirsan maamulka magaalada Kismaayo iyo qeyba kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalda Kismayo. Intaasi kadib ayaa Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaarada Kismaayo waxaa uu ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamul gobboleedka Jubbaland kaasoo haatan shirkii lagu dhisi lahaa uu ka socda magaalada Kismaayo. “Kadib markii aan arkay dhibaatada soo noq noqtay ee deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo waxaan go’aan ku gaaray in si aan dhibaatadaasi wax uga qabto aan isku soo sharaxo xilka madaxweynanimo ee maamulka Jubbaland,”ayuu yiri Sheekh Shakuul mar uu wariyaasha Garoonka Diyaaradaha Kismaayo kula hadlaayay. Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul ayaa sidoo kale sheegay in hadii uu ku guuleysto xilka madaxweyninimno ee Jubbaland uu dadka ku nool deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo uu qaban doono waxyaabo badan kuwaasoo ay kamid yihiin. “Haddii aan ku guuleysto xilka madaxweynanimo waxyaaba aan wax ka qaban doono waxaa ka mid noqon doona, Dhanka waxbarashada, Caafimaadka, Wasaaradaha, iyo hormarka deegaanka,”ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyntii Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul ayaa waxaa uu garoonka diyaarada Kismaayo kula hadlay qaar kamid ah haweenka ku dhaqan magaalada Kismaayo oo ka mid ahaa dadkii sida wanaagsan u soo dhaweeyey Sheekha. Puntlandpost, Xafiiska Magaalada Kismaayo
  8. War dag dag ah ” Calanki Jubbaland oo la tagay iyo Damaashad socda. Kismaayo24 News: Waxaa manta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada hoose ka dhacay munasabad aad u balaran oo lagu maamusayay Ansixinta Dastuurka iyo saaritaanka Calanka Jubbaland. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wufuud ka kala timid Gobolada dalka Somalia , Xildhibanada Barlamanka Somalia wufuud calami ah oo ka socota Urur Goboleedka IGAAD iyo xubno kale. Munasabadan ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyay Masuliyiin ay ka mid yihiin Sh Axmed Madoobe, Sh, Maxamed Aw-libaax, prof Gandi, Gen Cali Madoobe Xubno ka socday barlamanka Somalia, Xubno ka socda Maamul Goboleedka Puntland iyo Marti sharaf kale Dhamaan Masuliyiinti Meesha Ka hadashay ayaa waxaay so dhaweyeen Ansixinti dastuurka waxaayna isla qireen in manta ay tahay Maalinta rasmiga ah ee ay Jubbaland dhalatay, Khudbado ka dib waxaa la saray Calanki Jubbaland waxaana goobti calanka lagu sarayay lagu soo bandhigay ciyaar dhaqamedyo kala duwan oo ay ka mid ahayeen Ciyaaraha Goobilaha iyo Dhantada, Munasabadan oo aad u balarnayd ayaa waxaay ku soo dhamatay sidi logu tala galay Warbaahinta Kismaayo24 waxaay idin balan qadaysa in ay dhawaan idin soo gudbiso sawirada Munasabaadi Ansixinta dastuurka Jubbaland.
  9. Forum readership are noticing how xiinfaniin-centric you've become It is not healthy...
  10. ^^Waad calaacalaysaa adeer They are more nationalist than you , and they are big stakeholders. I wrote article about them. MMA baa iga delete gareeyey The Rise of Oga00deens, read it when you get a chance . Talo : marry up and be an in-law with them , instead of standing against the political tide
  11. ^^Perhaps those you term Somali Kenyans , are more Somali than you.
  12. The 'wiil Somali Kenyati ah' is the real deal. If you are from the shallow ends of Somalia's Clan Pool, do not envy the rise of noble folks, Carafaat. If I were you, I would practice the courtesy of our IGAD Secretariat
  13. Unfortunatley it has taken a detour 'cos the federal leaders are amatuers new to the game whereas those heading the Juba initiative (not the visible actors but those pulling the strings from behind the curtain) are heavy weights with much better comprehension of the Somali politics. And it is the caliber of the men orchestrating the initiative and the depth of the organizational framework they put together that have been vastly underestimated by the current federal leaders. At the end, it was quite peculiar that the opponents of Jubbaland initiative were found inadequately equipped with any valid constitutional arguments, or even able to table an alternative (plausible) political route to the one under way. Empty slogans, and subtle impeachment of the integrity of the leaders of the initiative was all they could come up with.
  14. WW, I do have a feeling that most Somalis understand the legality and constitutional basis of Jubbaland State. It is also true few Somalis appreciate the regressive governance style of Saacid and Hassan of attempting to govern through decrees despite the raw experience Somalis collectively went through in the last 40 or so years . When the dust settles, many regions in the south will have come to appreciate the effort that is under way in Kismayo ...it is indeed the beginning of new Somalia.
  15. ^^Kenya will leave , so will Uganda ---that is just inevitable
  16. Daynile reports ... Wafdi ka socda maamulka Puntland iyo xildhibaano hor leh oo maanta gaaray magaalada Kismaayo Wufuud kala duwan iyo siyaasiyiin magac ku leh Somalia ayaa saacadihii ugu dambeeyey ku qulqulayey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose halkaasoo uu ka socdo shirka maamul sameynta Jubbooyinka Wafdi ka kooban illaa shan wasiir oo ka socda maamulka Puntland, uuna hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas C/samad Nuur Guuleed oo ka soo dhoofay Garoowe ayaa gaaray magaalada Kismaayo, iyadoo banaanbax lagu taageerayo shirweynaha Kismaayo uu ka dhacay magaalada Garowe. Maamulka Puntland ayaa si cad u taageeray shirka maamul sameynta Jubooyinka ee Kismaayo, iyadoo wafdiga Puntland ee maanta gaaray Kismaayo la sheegayo iney wadaan deeq dhaqaale oo maamulkaasi uu ugu talo galay. Sidoo kale waxaa maanta magaalada Kismaayo ka degay 10 ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka Somalia oo ka yimid magaalada Nairobi iyagoo ku biiray xildhibaano 40 ka badan oo shalay gaaray Kismaayo kuwaasoo sheegay iney dhexdhexaadinayaan dowlada Somalia iyo Maamulka Kismaayo hase ahaatee u muuqda iney taageersan yihiin shirka halkaas ka socda. Xildhibaanadan oo wada jira ayaa waxay qaadeen calanka cusub ee maamulka Jubba-land iyagoo ka taagay bartamaha magaalada Kismaayo sida wararku ay sheegayaan. Siyaasiyiinta maanta gaaray magaalada Kismaayo waxaa ka mid ah Shiikh Ibraahim Shakuul oo ah ganacsade Soomaali ah oo degan, hanti badana ku leh magaalada Nairobi kaasoo sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka Jubba-land, isagoo noqday musharaxii ugu horeeyey ee isku soo taaga xilkaas. Waxaa magaalada Kismaayo horey ugu sugnaa boqolaal ergo oo ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Jubooyinka iyo siyaasiyiin caan ah oo ay ka mid yihiin Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo soo noqday raisul wasaare, C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas khaliif oo raisul wasaare ku-xigeen ka ahaa xukuumadii Gaas. Axmed Madoobe ayaa la sheegay iney niyadiisa kor u soo qaaday taageerada uu ka helay maamulka Puntland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda jubooyinka taasoo uu muuqata inuu uga kaaftoomay dowlada Somalia oo dhaliishay qaaabka uu shirkaas u socdo, isla markaana sheegtay ineysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxda.
  17. ^WW, aayar awoowe. Gabal may have a legitimate concerns that might have poorly expressed here. He said many times that he shares the objective of Jubbaland to be established as a federal state. If I hazard a guess his beef is with the capital of the state slated for Middle Jubba (Bu'aale), instead of Gedo (Baardheere). I heard the delegates preferred Bu'aale over Baardheere purely on the basis of location and geography.
  18. You are transparent in your lies , xaaji xunjuf. Question is why are you so weak to admit what you wish for ? After all this is an online forum. Kenya or no Kenya, Uganda or no Uganda, the political events in Kismayo could hardly be reversed, It will usher a new era for Somalia, where locals govern themselves and central government has limited local influence.
  19. Assume Kenya withdraws all its troops. What happens next to Jubbaland? Sierra Leonine will land and fight the admin, beat it to submission , eh? Is that the logic behind xaaji habaar iyo carafaat here ?