xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^yes Such is the Kismayo's bullish real state market
  2. If the rumors are to be believed, a cariish on via af madow will cost you in the neighborhood of $100-250k
  3. Nairobi(RBC Radio) Madaxweynaha cusub ee wadanka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in nabadda dalkiisa Kenya ay ku xiran tahay nabad iyo xasilooni ka hanaqaada dalka deriska ee Soomaaliya madaxweyne Uhuru Kenyatta oo khudbad dheer ka jeedinayey munaasabada caleema saarkiisa ayaa *****lka ka qaaday in dowladiisu ay ahmiyad weyn siin doonto nabad kusoo dabaalida dalka Soomaaliya. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisa ku sugan gudaha Soomaaliya ay sii wadi doonaan hawlgalkii ay u yimaadeen oo uu ku sheegay iney ahayd la dagaalanka kooxaha argagixisada iyo Burcad badeeda oo saameyn ku yeesha wadankiisa sida uu tilmaamay. Kenyatta ayaa ku nuuxnuuxsaday inuu wadamada urur goboleedka IGAD iyo guud ahaan beesha caalamka ka gacan siin doono dadaalada lagu doonayo in dib loogu soo celoyo nabadii iyo xasiloonidii dalka Soomaaliya isagoona tilmaamay inuu si dhow ula shaqayn doono cid walba oo ku hawlan xal u helida arimaha dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya sheegay in dowladiisu ay udub dhexaad u tahay dadaalada lagu doonayo sidii dib loogu soo celin lahaa sharcigii iyo kala danbeyntii wuxuuna hoosta ka xariiqay in horu mar iyo barwaaqo ka dhalata dalka Soomaaliya ay dan u tahay guud ahaan wadamada caalamka sidaa darteedne ay waajib tahay in laga wada shaqeeyo sidii loo nabadeyn lahaa Soomaaliya.
  4. This is one direction I preferred but had a slim hope of it being agreed. It is great news , delegates are more ligitimate than selected few parliamentarians. Delegates are also more representative of the diverse communities of Jubbaland ... Great news indeed
  5. Shirweynaha Kismaayo oo isku raacay in madaxweynaha Jubaland ay doortaan Ergooyinka 9. april 2013 APL Doorashada Madaxweynaha Jubaland ayaa shirweynaha Kismaayo isku raacay inay doortaan ergooyinka ka qayb galaya shirka maamulka loogu samaynayo gobollada jubooyinka iyo Gedo Ergooyinka dooranaya madaxweynaha Jubaland oo maalmaha soo socda la filaya inay ka qabsoonto Kismaayo ayaan lagu salayn hab beleed balse waxaa la isla gartay in loo soo xulo hab degaan,waxaana degmooyinka inaamanaya Ergo gaaraysa ilaa shan boqol oo 45 ka mid ah ay haween yihiin. Lataliyaha shir Gudoonka Kismaayo Hilowle Aadan Maxamuud oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhamaan ergooyinka iyo beeluhu ay ku qanceen hanaankan isla markaana ay igu ka taliyeen,wuxuuna sheegay inay xilligan ay bilaabantay xulista ergooyinka wax dooranaya.
  6. UHURU KENYATTA: “Dhaqaale iyo fikir badan ayaan ku bixinnay in Soomaaliya ay noqonto dal deggen, kamana daalayno” Talaado, Abriil 09, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyata oo ka hadalyay xafladda dhaarintiisa ayaa sheegay inay rabaan in mustaqbalka dhow ay arkaan Soomaaliya oo nabad ah, isagoo sheegy in nabadda Kenya iyo tan Bariga Afrika ay ku xiran tahay deggenaasho ka dhasha Soomaaliya. Kenyatta ayaa intaas ku daray in ciidanka Kenya ay u galeen Soomaaliya si ay ula dagaallamaan kooxaha argagaxisada ah iyo burcad-badeedda oo uu sheegay inay caqabad ku noqdeen nabadda iyo horumarka gobolka ayna si gaar ah saameyn ugu yeesheen Kenya. “Labaatankii sano ee lasoo dhaafay Kenya waxay dhaqale badan iyo fikir ku bixisay sidii Soomaaliya ay u noqon lahayd dal deggen, oo kala dambeyn ay ka jirto,” ayuu yiri Kenyatta oo sheegay in dadaalkooda uusan joogsan doonin inta ya ka arkayaan Soomaaliya oo nabad ah. Sidoo kale, wuxuu sheegay in dagaalka lagula jiro argagaxisad iyo burcad-badeedda uu udub dhexaad u yahay sidii Kenya ay ku gaari lahayd nabad iyo horumar dhinaca siyaasadda ah. “Waxaan ballan-qaadayaa inaan bulshada caalamka kala shaqeyn doonno sidii loo xoojin lahaa taageerada ururka IGAD iyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya,” ayuu hadalkiisa ku daray, isagoo xusay in nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya ay dan weyn ugu jirto dhammaan caalamka. Kenya ayaa waxay dhammaadkii sannadkii 2011 si iskeed ah ugu soo dirtay Soomaaliya kumannaan askarteeda, iyadoo sheegay inay la dagaalamayso Al-shabaab oo ay ku eedeysay inay falal ammaan-darro ka fulisay gudaha dalka Kenya, kuwaasoo ay ku jiraan dilal iyo afduubyo shaqaale ka tirsanaa hay’ado samafal oo caalami ah. Ciidamada Kenya ayaa waxay sannadkii hore ku biireen howgalka Midowga Afrika ee AMISOM, waxayna ku sugan yihiin haatan deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya oo ay ku jirto magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Uhuru Kenyatta ayaa maanta loo dhaariyay xilka madaxnimo ee dalka Kenya kaddib markii uu doorashadii madaxnimo ee dalkaas oo dhacday bishii hore uu kaga guuleystay ninkii ay tartanka adag ku jireen Raila Odinga oo diiday inuu maanta kasoo qaybgalo xafladda dhaarinta iyo caleemo-saarka Uhuru iyo ku xigeenkiisa William Rutu. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ka mid ahaa madaxdii Afrika ee ka qaybgalay caleemo-saarka, iyadoo Kenyatta uu noqonayo madaxweynihii afaraad oo loo dhaariyo xilka madaxweynenimo ee dalka Kenya 50-kii sano ee dalkaas uu xorta yahay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. Gheelle, heavy rains were reported in the Jubbaland region, another sign Xaaji and Carafaat's dark prayers are not being accepted
  8. ^^LOL @ what do i know about politics that is raula playing meek
  9. That is Sayid's son, not him The picture I posted is Sayid's
  10. ^^Ok waa gartay To repeat Kenya is a neighbor and friend, and we need Kenya more than Kenya needs us.
  11. ^^Dabrow, I did not leave Somalia. I am Somalia:D. That I am bit ahead of you in supporting the only sustainable political framework in place today is perhaps what is irking you here. But that is not new ---I have done it before (think of the Caravan ). I did not lose the PM post either for I never contested for that post. If by 'promoting the d-block caravan', you are referring the political undertaking that has transpired in Kismayo, I think it is fair to say such characterization of me as a small man simply because I supported an emerging federal state is a reflection of a poor comprehension on your part. Just saying waryaa, Kenya is not an enemy. It is indeed a country we Somalis owe a lot if we are off a noble blood as it were
  12. ^^I was just showing the clan dimension of your seemingly nationalistic celebration of the new US policy Kenya is a friend , not a foe. Those with clannish agenda and priority always manage to create imaginary enemies .
  13. ^^Kenyans are now viewed as the greatest national security facing Somalia And they tell us Somalia is back
  14. ^^That leaves you, Baashi, Oodweyne, and my self (among others) as nomads with no script to cover their tracks I guess we all value authenticity
  15. ^^Actually how he quoted Gabal's take on Kismayo matters suggests otherwise The man is knee deep in Jubbaland but he managed to got himself an undetectable script to express his voice
  16. The good thing that come out of this post is that we now know that Professor Abtigiis reads SOL discussions and perhaps participates it with a script of his own
  17. I am disappointed that NGONGE forget my aptly phrased dig at his ilk: grieve-stricken lot, which had been in use for the last 5 years or so in this fora
  18. http://www.hadhwanaagnews.com/ Siilaanyo oo ah nin aaminsana FEDERAL sida BBC waraysi lagu qaaday ku cad wakhtigi halganki SNM ayaa dhamaan safarada uu dibada ugu baxaa madmadow hadheeyey sida shirkii ka dhacay UK 2012 lagu casumay Somaliland oo qudbad meel uu madaxweyne Siilaanyo uu ka jeediyey la arag la soo duubay cod ahaan, warar badan oo xogogaal ah ayaa sheegaya in madaxweyne Siilaanyo ku qanacsan yahay FEDERAL lakin aanu kula dhici karin ummada Somaliland oo ku dooratay in sida ku cad dastuurka Somaliland tahay dal madax banaan oo ictiraaf uga fadhiya beesha caalamka. Sida beryahan dambe muuqata siyaasada arrimaha dibada waxay ku guuldarasatay inay sii xoojiso xidhiidhkii saaxiibtinimo ee ka dheexeyey Somaliland iyo USA, UK, SOUTH AFRICA, ETHIOPIA, JABUUTI.. iyo aqoonyahanadii faraha badnaa ee u ololoyn jiray Gooni isu taaga Somaliland oo dhamaantood xidhiidhkoodii xumaaday qaarna aan wax xidhiidh ah lala samaynba taas oo ah mid ka soo horjeeda distoorka dalka iyo in la helo dawlad Somaliland oo xor ah . Heshiisyo badan oo dawladu la geshay shirkado shisheeyaha sida kuwa saliida soo saara ama dekeda berbera oo warar isasoo tarayaa sheegayaan in lagu xidhay FEDERAL inay qaataan si heshiisku meel mar u noqdaan...Daruur Madow oo shaki leh ayaa hadheeyey safarkii madaxweynaha ee London u dambeeyey iyo safarkiisi UAE oo ah laba meeelood ee hore u martiqaaday shirkii wadahalka Somaliland iyo Somaliya lana aaminsan Somaliland dhaqaale lagu balanqaaday cadaadisna lagu saaray in FEDERAL saxiixan si qarsoodi ah laakin Dawladu shacabka xaqiiqda ka qarisay. Abraham Lincoln oo aha Madaxweynaha taariikhda Maraykanka ka galay baal dahab ah ayaa ka tagay odhaah gashay dhaqaxalka siyaasada Maraykanka
  19. xiinfaniin;935757 wrote: The Arrival of King Osman Mohamud to Mogadishu As some requested, I corrected the caption of this picture. It was the arrival of King Osman Mohamud to Xamar.
  20. ^^Many thanks Qansax M. This, though a collection of pictures for a much later period, is valuable.
  21. http://puntlandi.com/daawo-video-sheekh-axmed-madoobe-oo-ku-dhawaaqay-inuu-yahay-musharax-madaxweyne-jubbaland-state/
  22. A senior Obama administration official said the aid authorization reflects a move by the United States toward more normal relations with Somalia. This is encouraging ...
  23. Yunis;936311 wrote: I have always wondered why Britain still remains the only western country where Khat remains legal (She must have set that up)... LOL It must be due to the privatization legacy she left behind
  24. We are gaining stature abroad; the pics speak for themselves
  25. Jubbaland is not about who wins or loses the leadership of the state. For some of us, it is more than that. It is whether Somalis are able to strongly shake hands with the reality they are in, honor the federalism political contract they have agreed to end the transition for the next four years and move forward.