xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaa bilihii u danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa magaalada kusoo qul qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan, kuwaasoo dhowr iyo labaatan sano wadanka ka maqnaa. Muqdisho, waxa ay hada kasoo kabaneysaa waayihii Xumaa ee ay soo martay 22-kii sano ee lasoo dhaafay, waxaana hada magaalada ka bilwday dhismooyin qaarkood aan wali magaalada laga dhisin ebid. Magaalada waxaa hada ka socda tartan xoogan oo xagga dhismaha ah, qofka aan aan mudo joogin magaalada malaha waxa uu isleeyahay, magaalada hada ayayba ka hormarsantahay xiliyadiika horeeyay, marka laga reebo amaanka oo wali ah mid jilicsan. Dhismooyin, Hotelo casri ah iyo xaruumo ganacsi oo qaarkood ay ka shaqeeyaan dad ajaanib ahayaa magaalada kusoo batay, waxaa kaloo jirta in magaalada ay kusoo badanayaan baabuurta yar yar, gaar ahaan kuwa raaxada ee sida gaarka ah loo leeyahay. Waxaad arkeeysaa marka aad magaalada Subixii usoo shaqo tagto, in aad hal wado ku jirto waxkabadan 30 daqiiqo,halka mar marka qaarna ay kugu qaadato wax kabadan hal saac, taasna waxay muujineeysaa isbadalka kajira Muqdisho. Haddaba wariye Kuuloow ayaa u kuur galay qaar kamid ah dhismooyinka ka socda magaalada, kuwaasoo ah isbadal dhinaca horumarka oo magaalada ka bilowday. Haddaba sawirada aad ku arki doontaan boggan, waxa ay muujinayaan horumarka Muqdisho kajira ee aan kasoo sheekeynay.
-
Spoilers of Jubaland State blocked from entering Kenya
xiinfaniin replied to The Zack's topic in Politics
They should have been detained and debriefed, Good policy , inta Jubbaland laga dhisayo buuq lama rabo -
UN: Puntland More Populous Than Somaliland---Somaliland Snaps @ UN
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^LOL The Minister is saying the UN should stop counting till our nomads (who probably went to Oga'den region for greener grass ) return to Somaliland He has also indicted the UN method used to count/estimate population. -
Kenya to back Somalia on security matters, says Uhuru
xiinfaniin replied to Daqane's topic in Politics
This is good news, the 10 point Joint Commission for Cooperation (JCC) btwn the government of Kibaki and President Hassan will be the basis for cooperation between the two countries -
UN: Puntland More Populous Than Somaliland---Somaliland Snaps @ UN
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
:D @ NGONGE Seriously did you read what your angry minister said ? -
UN: Puntland More Populous Than Somaliland---Somaliland Snaps @ UN
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^LOL It seems those you are fond of calling pirates , were busy procreating in a more productive manner These days, as facts are examined, you are object:ing to everything:D , London Conference, UN population estimate, Turkey, Unity and even the existence of Khatumo Wallee hawl baa idin haysata reer waqooyiyow ps. Mintid and Oodweyne would maturely be the most angry at this news . -
UN: Puntland More Populous Than Somaliland---Somaliland Snaps @ UN
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
It appears to me that in Somaliland not only the geography taught in schools was wrong, but also the perception of the population was exaggerated to the point Somaliland officials are now angry with facts compiled by UN -
Xukuumadda Somaliland oo Hakisay Tirakoobkii Shacabka ku Nool Somaliland & Shuruud lagu xiray sii socoshadiisa Khamiis, Abriil 11, 2013 (HOL) — Wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta Somaliland, Dr:Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay hakiyeen sahamin tiradda dadka lagu ogaanayey oo ay samaynaysay Hay’ada qaramada midoobay uqaabilsan tirokoobka dadka ka dib markii ay hay’adaasi soo saartay in dadka ku nool Puntland ay ka badan yihiin Somaliland. Wasiirku ayaa sheegay in somaliland la tirinayey guryaha, halka Puntland la tirinayey qoyskaasi, taasna uu faraq ka soo baxay, isla markaana hay’addii hawsha wadan ka ogolaatay in dib loo eeggo xogtaasi inta aan wejiga labaaad loo gudbin. “Waxaanu hay’adaha ka codsanay inay naga caawiyaan xaga xogta, waxaana hay’adda UNFPA oo ka mid ah hay’adaha Qaramadda midoobay u qaabilsan tiradda dadka, ayaanu ka helnay balanqaad inay naga caawiyaan sidii dadkeena tiradiisa u ogaan lahayn”ayuu yidhi wasiirku isagoo ka hadlaya qaabka ay hawshan ku bilaabantay. “Wuxuu ahaa sahan laga mala awaalayo tiradda dadka, waxaanay ka hawlgaliyeen Somaliland, Putland iyo Soomaaliya, waxaanay ahaayeen saddex kooxood oo loo tobabaray sahamintaasi, qaybtii Somaliland ka hawlgashay waxay bilaabeen xog ku saabsan guryaha ay degan yihiin dadku, magaalo walba way maraan, qoladii loo tobabaray Puntland ee wajiga hore halkii guryaha laga ururiyey ayey qoysaskii ururiyeen, waxay noqdeen xog aan la is barbar dhigi karin, qolo waxay tirisay guryaha la degan yahay qolana qoysaska”ayuu yidhi, waxaanu intaas ku daray “ waxa soo baxay xogtaasi tiro sheegaysa dadka ku nool Boosaaso in laga mala awaali karo inay leeg tahay dadka Hargeysa ku nool, ta Kaalkacyana Burco, Garoowena la barbardhigay Boorame, waxaanu soo qaadanay map-ka Google, wayna is waafaqi waayeen xogtii aanu haynay iyo xogtii noo soo baxday, waxaana ka codsanay hubin rasmi ah inta aan la gaadhin wajiga labaad, iyaguna way naga ogolaadeen” Wasiirku isagoo hadalkiisa wada wuxuu yidhi “wejigii labaad ee wax lagu tirinayey lama gaadhin ee waa wejigii hore ee diyaarinta waana hakinay ilaa laba shuruudood buuxiyaan, in qiimeyn madax banaan lagu sameeyo sidii wax loo qaaday, waayo wixi ka soo baxay maaha wax na qanciyey oo aqliga galikarta iyo in jiilaalka dambe la gaadhayo dadka miyiga ku nool la tirin karin, maadaama oo ceelasha jiilaalka ku soo noqonayaan reer Miyiga ”. Si kastaba ha ahaatee, sahaminta ayaa hay’ada Qaramaadda midoobay u qaabilsan tiradda dadka ka waday gabi ahaan dhulkii la isku odhan jiray Soomaaliya, taas oo lagu ogaan karo deegaan walba tiradda dadka ku nool, haseyeeshee natiijaddan hordhaca ah ee la is barbardhigayo ayaa dadweynaha Somaliland ka cadhaysiiyey, kuna eedeeyeen hay’adii xogta ururinaysay inay Somaliland khiyaamaysay. Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online barkhadladiif@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland
-
The Prime Minister of Somalia, Saacid Faarax Shirdoon
xiinfaniin replied to Carafaat's topic in Politics
After your dark prayers failed to affect any changes on Jubbaland, ma waxaad maciinsatay a VOA interview with the PM -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
NGONGE, Last time i checked Khatumo was a thorn on SL's side. Since when did you turn the tables waryee? Or you would do/say anything to defend the mere formalities put in place to start the discussion ? I guess we don't have to go back and forth on this as we will find out soon. -
Faysal Waraabe: Hasan Sheikh is Arming Himself for us
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
^^Not at all, NGONGE We are attacking the problem from a different angle awoowe. Your C is E comes handy in this situation -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^I don't think Somalia made a mistake by sitting down with Somaliland administration, awoowe. How else would Somalia overcome the challenge ...if not talking to them What you are suggesting is that simply because the federal government is tasked to sit down with Somaliland and resolve any issues regarding (lets face it) the position of Somaliland as a separate country overrides the existence of Khatumo, and Puntland as a political forces/realities that counter SL's argument (which bolster government's argument). Come again -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Seriously Formalities cannot obscure core and real issues on the ground, NGONGE. -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^LOL It is all in your head, NGONGE. My take on all things Somaliland has not changed. I have been repeating a same line of thinking with respect to the question of secession. Whether it is a crystal ball or not is a matter of interpretation. -
Faysal Waraabe: Hasan Sheikh is Arming Himself for us
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
This is one of NGONGE's negotiating team with federal government -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
xiinfaniin replied to malistar2012's topic in Politics
^^You are being ... -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baashi, NGONE tables a passionate defense of Somaliland's case. But ask him the question of Khatumo (which questions the core of Somaliland's existence, not the 3 mothers clans, but as a political authority on former British Somaliland) and you see his argument falter and crumble. The question has always been on what grounds (legal and political) will Somaliland secede ? Who are the real political stakeholders for the regions claimed? These are questions that transcend emotions, catchphrases, and put the perhaps strongest currency the separatist have, democratic exercise i.e. elections in context. The Federal Government sit down and signed agreement with the other existing political administration, namely Puntland. That it sits down and seek understanding with Somaliland is politically understandably and from a reconciliation standpoint a very necessary effort to unify the country. Separatists can and will spin the fanfare surrounding the meeting at Stanbul, but in substance and with respect to the over all IC efforts toward Somalia, it follows a pattern and one can very much predict the outcome ... -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
xiinfaniin replied to malistar2012's topic in Politics
^^ :D Wrong (perhaps deliberately wrong) interpretation of the status update I shared. The conference is not suspended Malistar. It is going in full gear. Two weeks will be how long the conference will take to produce the Jubbaland State. But of course you can wish it away Here is a new candidate on Somali Channel today http://puntlandi.com/daawo-video-barnaamijka-dhacdooyinka-oo-lagu-wareystay-sheekh-axmed-madoobe/ -
Turkey to host three-way talks with presidents of Somalia, Somaliland
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Translation of PM's remarks: Istanbul conference is part of discussions pertaining development and security of Somalia, it is integral part of the efforts of International Community (IC) toward (reviving) Somalia. -
Kulan dhex Maray Dowlada Soomaaliya iyo hogaanka cusub ee Kenya.
xiinfaniin replied to malistar2012's topic in Politics
^^I am afraid the latest updates from Kismayo are not to your liking, Malistar:D Thursday or Friday we will witness the launching the process for accepting Jubbaland leadership candidates applications. And in two weeks, organizers say, the state will be complete; parliament, ministers, governors and mayors. It is a new addition to the new Somalia that is gradually emerging from the ashes of the long civil war.
-
Popular Contributors