xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
This is theft of a national security matter. Radio Muqdishu should be censored by publishing these names ADMIN please remove this post
-
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maamulka Somaliland arintan kamuusan hadlin warar kala duwan ayaana ka soo baxaya weerarkan,waxaana jira war sheegay in kooxda weerartay xabsiga ay rabatay inay la baxaan Maxabiis xabsiga ku xirnaa oo ay isku beel yihiin. please update us with the security situation in Caynaba ---that is much closer to home than the talk of the distant Galkacyo -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Taliye ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa lagu dilay Caynaba kuwo kelena waa la dhaawacay 16. april 2013 Taliyihii Sirdoonka degmada Caynaba ee gobolka Sool Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Xabsiga Caynaba,waxaa keloo weerarkas lagu dhaawacay askar ka tirsan Somaliland. Sida ay baahiyeen Warbaahinta Hargeysa Marxuumkan ayaa ku geeriyooday tuuladda Beer mar dhaawaciisa loo soo waday dhinaca Burco, waxaana Maydkii Marxuumka iyo Taliye ku-xigeenkii Xabsigaasi iyo askari kele oo dhawaac ah la geeyey Cisbitaalka Burco. Maamulka Somaliland arintan kamuusan hadlin warar kala duwan ayaana ka soo baxaya weerarkan,waxaana jira war sheegay in kooxda weerartay xabsiga ay rabatay inay la baxaan Maxabiis xabsiga ku xirnaa oo ay isku beel yihiin. http://www.allpuntland.com/2010/anmv...asp?a=1785&z=1 -
^^Indeed we wish him all the best. Jubbaland required a certain level of commitment for peace and economic development for the Jubba region. Mr Magan as you describe him was able to reject the noise and see the big picture of this undertaking ...
-
-
-
Talaado, Abriil 16, 2013 (HOL) — Aqoon-isweydaarsi ku aadan nabadeynta iyo xallinta khilaafaadyada ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ee Boosaaso, aqoon isweydaarsigan oo qayb ka ah olole wacyi gelin ah oo ay waddo muassasada Al-Minhaaj ayaa waxaa ka qayb gelaya 40 kamid ah nabadoonada gobolka Bari. Qodobada aqoon isweydaarsigan -oo hal maalin ahaa- lagu gorfeeyey waxaa kamid ah: fadliga iyo muhiimadda ay leedahay dhex-dhexaadintu, kaalinta nabadoonnada iyo shuruudaha laga rabo qofka howshaas isu-xilqaamaya. Ugu horeyn waxaa madasha ka hadlay gudoomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga iyo Wershedaha Maxamed Caydiid, wuxuuna sheegay in rugta ganacsigu ay kaalin weyn ka qaadatay xallinta shaqaaqooyin horay puntland uga dhacay, mar walbana ay diyaar u tahay in ay nabadda gacan siiso maadaama nabad la'aan ganacsigu uusan jiri karin. Sheekh C/shaafic Axmed Cali ayaa itaas kadib jeediyey muxaadaro cinwaankeedu ahaa "Muhiimadda Dhex-dhexaadinta", wuxuuna tilmaamay in Islaamku uu si aad ugu booriyey dadka mus'limiinta ah in ay si dhaqso ah ku xalliyaan khilaafaadka dhexdooda ka dhasha. Wuxuuna intaas raaciyey in khilaafku uu yahay wax dabiici ah oo inta badan bini'aadmiga ka dhex dhaca, islamarkaana uu xilliyada qaar wax u dhimo midnimada iyo walaatinimada. "Beenta oo aan ognahay in ay xaaraan tahay, waxay diintu banneysey hadii dad is haya lagu kala badbaadinayo, taasna waxan ka fami karnaa qiimaha ay dhex-dhexaadintu leedahay" Sheekh C/shaafic ayaa yiri. Sheekh C/laahi Cabdi (Shabeel) oo intaas kaddib hadalka qaatay ayaa isaguna si kooban u sharraxay shuruudaha dhex-dhexaadinta iyo waxa laga rabo cidda ay tahay in ay xalliso arimaha muranku ka taagan yahay ama uu khilaafku ka jiro. Sheekhu wuxuu isaga oo hadalkiisa sii wata sheegay in nabadoonnada laga rabo in ay cadaalad sameeyaan, islamarkaana ay aad uga fiirsadaan kiisaska ay gartooda gelayaan, muhiimna ay tahay in nabadoonku uu leeyahay aqoon dhanka sharciga ah. Ugu dambeyn, waxaa hadlay qaar kamid ah nabadoonadii aqoon isweydaarsiga loo qabtay, waxayna mahad u celiyeen culimada iyagoo tilmaamaty in ay lagama maarmaan tahay in barnaamijyada noocan oo kale ah lasii dardar geliyo. Aqoon isweydaarsigan oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ayaa qayb ka ah olole ballaaran oo wacyi gelin ah oo ay soo qaban qaabisay muassasada Al-Minhaaj, oo ah urur ka shaqeeya fidinta diinta iyo horumarinta arimaha bulshada.
-
Nabaddoonada Gobolka Bari oo Boosaaso loogu qabtay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan xallinta Khilaafaadka
-
^^i thought nuune's report was full of sympathy and respect for the old man. such is the typical characteristics of unionists brothers. I wish I could say the same with our separatits brothers
-
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo sheegay inuu yahay Murashax u taagan Xilka Madaxweyne ee Jubbaland Talaado, 16 April, 2013 (HOL) :- Xildhibaan Max’uud Cali Magan oo kamid ah mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu u taaganyahay xilka madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee uu dhismaheeda ka socdo degmada Kismaayo. Munaasabad si heersare loo soo agaasimay islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen salaadiin, nabadoonno, aqoonyahanno iyo waxgarad kale oo ka dhacday hotel Waamo ee magaalada Kismaayo ayuu xildhibaanku sheegay in uu doonayo in uu u istaago doorashada madaxweeynenimo ee dowlad goboleedka Jubbaland, taasoo la filayo in dhawaan ay ka dhacdo magaalada Kismaayo. Khudbad dheer oo uu xildhibaanku ka jeediyay shirka ayuu ku sheegay in hadii loo doorto hogaanka Jubbaland uu diirada saari doono sidii uu wax ugu qaban lahaa shacabka reer Jubbaland. “Hadii la ii doorto hogaanka Jubbaland, waxaan ku shaqeyn doonaa afar qodob oo ku xusan war murtiyeed aan soo saaray oo ay kamid yihiin Amniga,Midnimada Cadaaladda iyo Horumarka,” ayuu hadalkiisii raaciyay. Masuulkani ayaa sidoo kale sheegay in hadii loo doorto madaxweeynaha Jubbaland uu ka shaqeyn doono sidii uu u hormarin lahaa deegaanada Jubbaland, wuxuuna xusay in uu kasoo shaqeeyay dalal badan oo caalamka ah islamarkaasina uu xirfad dheer u leeyahay dhinaca siyaasadda iyo maamul wanaagga. Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay salaadiin, nabadoonno iyo waxgarad kale, waxayna dhamaantooda si isku mid ah u taageeraan musharaxa cusub, iyagoona ku dhiirigeliyay in uu sii wado dadaalka uu ugu jiro hanashada xilka madaxweeynimo ee dowlad goboleedka Jubbaland. Maalmihii u danbeeyay waxa isa soo tarayay musharixiinta u taagan xilka madaxtinimo ee dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana xusid mudan in ilaa imika ay isa soo sharaxeen ku dhawaad afar musharax oo qaar kamid ah ay yihiin qurba joog kasoo jeeda Jubooyinka, kuwaasoo dhamaantooda doonaya in ay qabtaan xilka madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee la filayo in laga yaqleelo Jubooyinka. Xasan Nuur, Hiiraan Online Hnur@hiiraan.com Kismaayo-Soomaaliya
-
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Puntland and Jubbaland certainly feel Somalilanders are talking stuff they have no business talking. Somalilanders should focus on their internal affairs, and work with federal government to free themselves from the separatist chains . -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Che, this is not Federal Government saying they will appoint a governor to Galkacyo. It is the wish of alshabaab sponsors in the North who are frustrated with how things are moving in the South who would like to create wish list threads for political conflict -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^Actually since you are in this thread, could you please update us with what is going on in Caynabo ? -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xaaji habaar, We are grateful of what the Turks are doing. We also grateful your dark prayers have not been accepted -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maamulka Somaliland arintan kamuusan hadlin warar kala duwan ayaana ka soo baxaya weerarkan,waxaana jira war sheegay in kooxda weerartay xabsiga ay rabatay inay la baxaan Maxabiis xabsiga ku xirnaa oo ay isku beel yihiin. please update us with the security situation in Caynaba ---that is much closer to home than the talk of the distant Galkacyo -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Taliye ka tirsan ciidanka Somaliland ayaa lagu dilay Caynaba kuwo kelena waa la dhaawacay 16. april 2013 Taliyihii Sirdoonka degmada Caynaba ee gobolka Sool Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Xabsiga Caynaba,waxaa keloo weerarkas lagu dhaawacay askar ka tirsan Somaliland. Sida ay baahiyeen Warbaahinta Hargeysa Marxuumkan ayaa ku geeriyooday tuuladda Beer mar dhaawaciisa loo soo waday dhinaca Burco, waxaana Maydkii Marxuumka iyo Taliye ku-xigeenkii Xabsigaasi iyo askari kele oo dhawaac ah la geeyey Cisbitaalka Burco. Maamulka Somaliland arintan kamuusan hadlin warar kala duwan ayaana ka soo baxaya weerarkan,waxaana jira war sheegay in kooxda weerartay xabsiga ay rabatay inay la baxaan Maxabiis xabsiga ku xirnaa oo ay isku beel yihiin. http://www.allpuntland.com/2010/anmviewer.asp?a=1785&z=1 -
lol @ stinks & reeks Descriptions that leave too much to be desired
-
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
Oodweyne, Ok @ you what said Though one recalls that you have had claimed with confidence that your 'private' understanding with some interest groups or other will carry the day before -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^Oodweyne , that you are an ideologue is not new , but what is new is to see how you lower your analytical rigor to interpret these events in one way only. You are bending if not willfully breaking your standard awoowe And by that I mean, for you to think the Turks of all people are here to diplomatically bless a dismemberment of Somalia in the hope they win a friendship in Hargeysa is laughable. More loughable is the notion that the Turkish Prime MInister is double speaking in voicing his expectation of these talks while Siilaanyo is holding true to the separatist wishes, and what he says in public is exactly what he agrees in private -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^LOL I thought you was happy with the pictures -
Turkey sees hope for unification of Somalia and Somaliland
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
It is too a short of time to sort out the core issues and demands . But the 90 days in reference is when the talks will start NOT when they will end -
Jubaland Barlamnkedu wuxu noqon doonaa 65-Kursi iyo xulista Ergooyinka dooranaysa Madaxweynaha oo gabogabo ah 16. april 2013 Shirweynaha Kismaayo ka socda ee maamulka loogu samaynayo gobollada Jubooyinka ayaa ku mashquulsan xulista Ergooyinka dooranaya Madaxweynaha maamulka Jubaland oo maalmaha soo socda la dooran doono. Macalin Maxamed Ibraahim oo ah Madaxa shirweynaha Kismaayo ayaa Saxafadda u sheegay in weli lagu guda jiro xulista Ergooyinka dooran doona Madaxweynaha,wuxuuna sheegay in arrinta xulista Ergooyinku ay hawl badan tahay xilligana ay gabagabo marayso. Macalin Maxamed ayaa sheegay in maalmaha soo socda marka la doorto Madaxweynaha Jubaland uu soo dhisi doono golaha xukuumadda,intaas ka dib wuxuu sheegay in Isimadu ay soo xuli doonaan xubnaha Baarlamaanka oo la isla gartay in laga dhigo 65-Kursi oo ay qaybsan doonaan dhamaan Beelaha dega gobollada Jubooyinka iyo Gedo. Ugu Danbayn waxa uu masuulkan madaxda ka ah shirweynaha Kismaayo uu hoos u dhigay dadka ka soo horjeeda maamul u samaynta Jubaland oo uu xusay in Siyaasiyiinta,Isimada,iyo waxgardaka Beelaha dega gobollada Jubooyinku ay ku dhan yihiin shirweynaha Kismaayo.
-
^^Actually one could argue it is Somalia that benefits the continuation of these talks , but that is not the direction these talks are headed. I assume you know this but there are major international conference coming up soon about Somalia (the proper one) all regarding development money , World Bank conference at DC, London, and Tokyo. In each one Somalia will be represented by its federal leaders. What the Ankara meeting did was to put a framework of understanding what the relationship between the two political entities (there are clearly two distinct, independent of each other political leadership here) with respect to the renewed international focus on Somalia and development investment that comes with it. And those of us who are in the know are happy how that got cleared up . It was also good for Siilaanyo to prove the naysayers at home or those who doubted his skills and bring some seemingly diplomatic victories back to home. But I still consider you a man capable of cutting the noise and formalities to appraise the substance of the talks. No one expected teh first meeting will result in Somaliland renouncing its position or Somalia insisting on Hargeysa's full surrender. But from the parameters in which the engagement is defined, it was a wise move from Somalia (and from Somaliland). As for whether they will meet in 90 days, I say they will ---baring a very negative and unforeseen development .You seem to be doubting it, and I don't know why is that awoowe.
-
I thought men in the caliber of Odey Xaad are still actively opposing this state on the basis of which clan is perceived to benefit from its creation, politically and economically At this point, questions/analysis about Jubbaland and whether it will become a federal state is a moot point. It is a federal state with a credible and legitimate process in the context of current security and political environment of the country.
-
Popular Contributors