xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
LOL
-
A referendum is must. In any meaningful conclusion to the Somaliland's independence stance, one thing that the unionists must acknowledge is the fact that significant portion of former British Somaliland population want to secede, and expressed that aspiration in a referendum. So Hassan Sheekh has to concede that point. The question is who will participate in such referendum ? Yey talada kala goynta Somaliya ka go'daa? We argue rather convicingly , It is all of Somali people that must weigh in any referendum regarding the territorial unity of the country.
-
If Somaliland administration attends the conference it will not surprise anyone including our brothers in the North. That means NGONGE, my friend, all along knew what I was talking about was the truth. ps: I am sure our brothers in the North will tell us some 'understanding' has been reached with the British Prime Minister :D
-
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska, kalana Hadlay Shirka lagu qabanayo London Khamiis, Abriil 18, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay cawayskii la kulmay Ra’isal wasaaraha Ingiriiska David Cameron, kuwaas oo ka wadda hadlay ka qaybgalka shirka London ka dhici doona bisha May ee soo socota. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada London, ayaa sheegay inay ka wada hadleen madaxda Ingiriiska shirka London ka dhici doona, isla markaana uu sheegay Ra’isal wasaaruhu inuu faa’iido u leeyahay Somaliland ka qaybgalka shirkaasi maadaama oo madax badan oo caalamka ka socota ka soo qaybgalayso. “Kulankan oo ahaa mid ay ku lafa-gureen labada dal, wada shaqaynta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya, ayaa madaxweynaha Somaliland oo kulankaasi ku dheeraday sidii loo ilaalin lahaa wada jirka iyo wada shaqaynta ay labadan dal mudada dheer soo wadeen iyo sidii laysaga kaashan lahaa xoojinta iyo adkaynta nabad-gelyada geeska afrika, horu-marka iyo dhaqaalaha”ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay kulankaasi, waxaana intaas lagu daray “ David Cameron oo isna madaxweynaha uga mahad-naqay sida qiimaha leh ee ay Somaliland marwalba isaga xil-saarto adkaynta iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labadan dal, ha noqoto dhanka ammaanka mandaqada geeska afrika iyo xidhiidhka caalamiga ahba” Sidoo kale, waxaa lagu sheegay war-saxaafadeedka in Ra’isal wasaare David Camaron Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) u soo bandhigay ahmiyada uu leeyahay shirka London lagu qaban-doono, isla markaana sheegay inay ay Somaliland faa’iido weyni ugu jirto ka soo qayb-galkaasi, ingiriiskana ay muhiim u tahay. Waxa kale oo ay tilmaameen inuu Ingiriisku cadeeyey in aan Somaliland lagu qasbi karin wax aanay doonayn, haseyeeshee madaxda caalamka ee ka sooqaybgalaysa ay shirka kula hadli karto, isla markaana fursad fiican u tahay Somaliland inay ka soo qaybgashy, waxaana la sheegay inuu madaxweynuhu u cadeeyey madaxda ingiriiska inuu ka soo tashan doonaan ka soo qaybgalka iyo in kale. Madaxweynaha waxa kulankan kula wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Maxamed CabdilaahI Cumar, Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Safiirka Somaliland u fadhiya Ingiriiska, Ambasador Cali Aadan Cawaale, Dhinaca Raisal Wasaarahana waxa ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Ingiriiska Mr. William Hague . Si kastaba ha ahaatee kulankaasi ka dib ayey Somaliland u muuqataa mid ka soo dabacday go’aankeedii ay hore u qaadacday shirkaasi London loogu qabanayo soomaalidda, Sidoo kale waxa uu wasiirka Arrimaha dibadda Somaliand Cabdilaahi Maxamed Cumar uu sheegay inay Somaliland fursad u heshay inay Ra’sal wasaarah Ingiriiska wax badan kala hadlaan, isla markaana qadiyadoodana usoo bandhigaan. Barkhad-Ladiif M. Cumar, Hiiraan Online barkhadladiif@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
^^What about the commando style raid in Caynaba prison and the murder of the chief regional intelligence officer ? -
I find the work of this organization very effective in educating the masses about the dangers of alshabaab, and strengthening the social bonds in raising awareness about the value of peace and stability.
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
^^Agreed. However, one wonders whether this is an indicative of Mother on Mother politics getting out of hand -
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
^^Some one died , Oodweyne allaha u naxariisto -
^^Alpha, you are good sport awoowe, unlike the old separatist brothers , you inject youthful vigor into the discussion. Problem is this separation thing has so many holes in it that even most gifted orator would have a hard time defending it. Back to nuune's write up, what is it that you don't like brother nuune's report?
-
^^ :D I like your come back , at least you attempted to be a bit more creative than most of your ilk, Alpha. But the problem with your comeback is that it did not only address what is perceived to be xiinfaniin's heavy handedness when it comes to Somaliland matters. You concluded by accusing nuune for being out of line by writing about his encounter with the old man en route to Ankara Salfudayd baa halkaa ka dhacay Dont you think, the positive reviews of majority of Northern brothers at least in this post make your indictment rather in effective ?
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
The source is Oodweyne and Puntlandi Are you saying things are made up and did not occur? I also saw it in another website this morning. -
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
Xabsiga Caynaba oo beelo Soomaaliland ahi ala baxeen Maxaabiistoodii Xabsiga Magaalada Caynaba ayaa si xoog ah looga saarey Dad maxaabiis ah, kooxo hubeysan oo isla Dadka deegaanka ah ayaa weerarka geystey, waxayna Halkaas ku dileen Taliyihii Sirdoonka aagaas oo lagu magacaabi jirey Axmed Caydiid. Weerarkaan ayaa yimid ka dib markii Ay maamulka gobolka ka dhaga adeygeen iney sii daayaan Maxaabiis dambiyo kala duwan loo heystey oo ka soo jeeda beesha weerarka qaadey. Howlwadeenada Puntlandi ee dhinaca teleefoonka kula xiriirey wariye madaxbanaan oo aagaas jooga wuxuu noo sheegey in ciidamada amaanku ay hada gacanta ku hayaan Xabsiga baaritaana ay wadaan. -
^^STOIC, relax , the post has not died. Alpha is a prominent lander , his views carry weight just like Carafaat and Xaaji Habaar nuune knows he ran up the limit with this masaajo of his :D
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
This is real, not imaginary. It was Burco few days ago, and now it happened in Caynabo. Where Xaaji Habaar, and the Carafaat kid? -
New Admin will soon be established in Mudug region
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
lol@buris u qaatay that is what you do when you are politically frustrated -
Thank you oba. Some times we disagree on politics, but we should never compromise the safety of the new recruits for our national army (it will be soon).
-
Talaado, Abriil 16, 2013 (HOL) — Kulankii sanadlaha ahaa ee culimada Puntland ayaa habeen hore ka billowday masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nedwada ayaa sanadkan ah “ Ismaalmka iyo Qabyaaladda” waxaana ka qayb gelaya qaar kamid ah culimaa’uddiinka waaweyn ee dalka. Nedwadan oo ah tii 11-aad, waxaa soo qaban qaabiyey muassasada Al-minhaaj oo ah urur ka shaqeeya fidinta diinta iyo horumarinta arimaha bulshada. Cinwaanka 1-aad ee nedwada oo caawa baxay ayaa ahaa “ Micnaha Qabyaaladda, Taariikhdeeda iyo Farqiga u Dhexeeya Qabiilka iyo Qabyaaladda”, waxaana ku qornaa sheekh Cabdiraxmaan Bukhaari iyo Sheekh Axmed Faarax Warsame (Garaase). Sheekh Axmed Yuusuf oo isagu si rasmi ah nedwada u furay, ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta sanadkan cinwaanka looga dhigay qabyaaladda, wuxuuna sheegay in ujeedada cinwaankaas loo doortay ay tahay, maadaama uu yahay arin taagan islamarkaana ka turjumeysa taariikhda umadda Somaaliyeed. Qaybta koowaad ee muxaadarada caawa waxaa qaatay Sheekh Cabdiraxmaan Bukhaari, sheekhu wuxuu ku dheeraaday nusuusta sharciga ah ee kusoo aroortay qabyaaladda iyo waxa ay kitaabka qur’aanka iyo sunnada nebigu qabyaaladda ka yiraahdeen. Sheekhu wuxuu tilmaamay in waxa umadda isu keeni karaa uu yahay diinta Islaamka, balse aysan ahayn qabyaaladda, isagoo xusay in dadku ay ilaahay agtiisa ku kala qiime iyo fadli badan yihiin sida uu iimaankoodu yahay ee ay Ilaah ugu kala dhow yihiin. “Qabiilka in laysugu faano, in lagu dagaalamo, in dhiigga lagu xalaashado kitaabka ilaaheyna lagu hooseysiiyo looma abuurin, waxa loosoo dejiyey in ay dadku isku gartaan khayrkana isugu kaalmeystaan” Sheekh Bukhaari ayaa yiri. Ugu danbeyntii wuxuu sheekhu kelmeddiisa kusoo gaba gabeeyey in midnimada iyo baraaraha umaddu ay ku jiraan in kitaabka Rabbi iyo sunnada nebiga loosoo laabto. Qabyta labaad ee muxaadarada waxaa qaatay Sheekh Axmed Faarax Warsame (Garaase), wuxuuna sharraxaad kooban ka bixiyey qabyaaladda, waxa ay tahay iyo inta nooc ee ay u kala baxdo. Sheekh Garaase ayaa tilmaamay in qabyaaladda ay culimada muslimiinta ee casrigani ku qeexeen: isdifaac ku saleysan danta ummad, urur ama qabiil gaar ihi leehay, taasoo keenta in la xaqiro xuquuqda dadka kale. Mar uu ka hadlayey saameynta ay qabyaaladdu ku yeelatay caalamka Islaamka wuxuu sheegay in qabyaaladdu ay gashay meel walba, isagoo taas ka hadlayana wuxuu yiri: “Qabyaaladdu diinta way gashay, waxay ka gashay caqiidada iyo madaahibta, waxayna qayb ka tahay dhibaatooyinka ragaadiyey caalamka Islaamka” Kulan diimeedkan oo ah mid sanadle ah ayaa soo bilaabatay sanadkii 2003, waxaana soo qaban qaabiyey islamarkaana fududeeyey muassasada Al-minhaaj oo ah urur ka shaqeeya fidinta diinta iyo horumarinta arimaha bulshada. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com Puntland, Soomaaliya
-
Kulan diimeedkii 11-aad ee Culummada Puntland oo ka furmay Masaajidka Al-Rowda ee Magaalada Boosaaso
-
Popular Contributors