xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^ :D The thing is , your online bravado is out of touch with the realities on the ground. The robbery in Erigavo shall not stand
  2. This is shame on SNM ---trying to rob H clans off their wealth in the name of rejecting the currency of a government they are in cahoots with. EDIT: from what I am hearing this so serious business between SL and PL could be impacted.
  3. 'waa soo cubee' nimanka yiraahda markay caqli sheegtaan, waa calaamad adduun gaddoon
  4. Erigavo, Somalia Sep. 20, 2013 (Garowe Online) –Somaliland police forces clashed with unarmed civilians after hundreds of people in Erigavo town of Sanaag region protested on Thursday evening against the ban of Somalia's official currency by Somaliland authorities, Garowe Online reports. According to Erigavo resident who identified himself as Mohamed Abdi Jama, Somaliland security forces fired live ammunition at peaceful protesters when angry crowds set tyres on fire and chanted anti-government slogans. "Demonstrators marched on the city centre to protest against Somaliland government's decision on the usage of Somali shilling. Police opened fire on the people but crowds defiantly continued their march," said the resident. " A few moments later, peaceful protests suddenly turned violent after other armed protesters in support of Somaliland government opened fire on anti-government crowds". Witnesses confirmed that at least 10 wounded people were brought at Erigavo general hospital for treatment but details about the killing were unavailable. Two weeks ago, militiamen clashed with Somaliland forces in Erigavo town after security forces deliberately demolished kiosks and market stalls . Somalia's official currency still remains preferred means of exchange for many traders and ordinary citizens in Sanaag region. Thick bundles of 100 notes are usually used in business centers and markets. Though violence has been increasing, the region remains volatile due to tribal conflicts.Somaliland and Puntland claim ownership over Sool and Sanaag regions, home to ***** communities who share kinship with Puntland clans. Somaliland and Puntland regions have enjoyed relative stability since the 1990s, but the threat of instability has lingered over the region since Somaliland forces militarily seized control of Las Anod in October 2007.
  5. I love the fact that Somalia is on a international stage, the fact Sect. Kerry is welcoming the Somali president. It obviously a step in the right direction. However, clearly the thrill is gone with president Hassan ...he lost his touch even in articulating the basic issues. Even on a international stage, his effort to fight local issues is palpable i.e. equating Puntland with Ahulsunnah
  6. Ceerigaabo oo looga dibad baxay Shilinka Soomaaliga oo la manuucay Shacabka Magaalada Ceerigaabo ayaa si caroku jirto ugasoo hor jeestey go’aan uu Maamulka Soomaaliland ku manuucay isticmaalka Shilin Soomaaliga. Shacab fara badan oo Nudaharaad ay ku muujinayaan sida ay uga soo hor jeedaan manuucida lacagta Soomaaliya ayaa wadooyinka isugu soo baxay. Maamulka ayaa sheegay in deegaankaas laga usticmaalo oo qura lacagta Hargeysa tasoo shacabku ay si xoogan uga soo horjeesteen. “Dadweynaha Reer Sanaag waxay arintaan u arkaan ka bad badis iyo siyaasad dano kale laga leeyahay oo ay ka muuqato Soomaali ka carar balse arintaani waxay curyaamineysaa nolosha iyo Ganacsiga Gobolka” ayuu yiri Cilmi Xaaji Axmed oo ganacsade ka ah Ceerigaabo.
  7. Khadafi;978545 wrote: Hobbesian: Your atheist, fine by me, you have made your choice as we all do in our lives but their is no need go into stuff that will offend us. Exactly my point. But Garoodi grievances regarding xiinfaniin online persona got in the way of that wise message.
  8. Somaliland oo Ethiopia ka codsatay in duulimaadyadii diyaarada Ethiopia Airline dib loo furo iyo Ethiopia oo…. September 20, 2013 // admin1 // News Wafdi reer Somaliland ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha dibada ee maamulka Somaliland Maxamed biixi yuunis ayaa saaka magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom. Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Maxamed Biixi ayaa wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia ka codsaday in dowlada Ethiopia ay dib ufurto duulimaadyadii shirkada diyaaradaha ee Ethiopia airline ku tagi jirtay deegaanada somaliland. Wasiirka arimaha dibada ee Ethiopia Dr Tedros Adhanom oo codsiga somaliland ka jawaabaya ayaa sheegay in arintan ay kala xaajoon doonaan jihooyinka ku shuqul leh iyagoo kala hadli doona suurtagalnimada in duulimaadyadii shirkada Ethiopia ee Somaliland dib loo furo. Shirkada Ethiopia Airline ayaa ogaysiin la’aan halmar joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay deegaanada Somaliland. Inkastoo shirkada Ethiopia Airline aysan sheegin sababta ay u joojisay duulimaadyadii deegaanka Somaliland ayaa hadana waxaa soo baxay warar aan rasmi ahayn oo sheegaya in sababta shirkadu duulimaadyada ujoojisay ay la xidhiidho arimo nabadgelyo. Dhanaan Media
  9. http://dhanaan.com/daawo-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-xoghayaha-arimaha-dibada-ee-mareykanka-john-kerry/" frameborder="0" allowfullscreen>
  10. Ministry of Defense in Jalalaqsi or Buula Berde ? I thought the Ministry of Defense was long secured as it is located in Mogadishu
  11. GAROODI;978499 wrote: Isn't there something going on in kismayo you can talk about -----------------> please This is a conversation that me and Hobbs were having ok. However I have a feeling that with unstable character like you, Hoba will have a field day on this subject.
  12. Hobbesian_Brute, What is your angle ? The beauty of Islam is that it does not compel. It affords the right to reject Allah with the promise of accountability and sever punishment. Keeping that in mind, it is one thing to argue that you do not believe in Allah. Totally another to argue that Allah does not exist, or the Quran is riddled with inaccuracies. So which one is it? The first is fine with me. The second is a wanton breach.
  13. Tallaabo;978382 wrote: You either have zero knowledge about Somaliland or you are sadly blinded by tribalism and hatred. What is happening in Buuhoodle (not Laascaanood) is not about Siyaad Barre's war, not about clan animosity, not even about clans, not about water wells and geel, not about marfish politics of the kind you indulge in, but it is about nation building, national politics, secession vs union, power sharing, and other worthwhile disputes. Care to remind me what Siyad Barre's war against SNM rebel was all about? And you have the audacity to talk about knowledge about Somaliland region
  14. He does not say it explicitly, but it is implicit in his piece by the sheer fact he shot down the candidacy of the only man who could compete with Faroole
  15. nuune sabaaxul kheyr camii, Tallaabo is a man of conviction ; he believes xiinfaniin is evil laakiin, Xassan Sheekh's mistakes are glaringly public . That does not mean the man is hopeless or cannot change his ways. Indeed he has enough time to right the ship and change direction.
  16. ^^There is no question that the H@rti clans are more grounded, but the Habros are still marauding in H@rt lands hence the story of Lasanod, and the not distant Buuhoodle tragedy
  17. War Xassan baa fiican xagga akhliyaat ka, ninkani waa iska dhirfaa for no reason Xassan is a confused man: he assumed a responsibility he cannot shoulder
  18. Let me add that I personally know Tarzan ; he is not a stable character. Unlike his brother (a man I immensely respect), Tarzan is not civil.
  19. ^^Puntland was invited to remark at the breakfast You must know a man with the calibre of Dr. Ali would not be crushing any party (a European one at that)
  20. lol@Asagoo goob aan u naqaano Birta-Dheer isku sawiraayo ayaan arkeenay anagoo dhowr ah. I met the guy in a conference last year. I don't know how people like him end up assuming high posts.
  21. I am hearing Hassan Sheekh conceded the federalism fight. Just like we are witnessing in Baydhabo folks who thought federalism could be postponned are now having conversations. It will be very interesting to watch how the folks that dominate Benadir today commence this discussion .
  22. Haatu;978337 wrote: .... Just like what the Northern clans did after they got rid of Siyaad's government there. How naive to think Northern clans solved their problems in light of Laascaanood, and Buuhoodle realities
  23. Shirkii New Deal oo lagu soo gebo gebeeyey Magaalada Brussels 16 Sep, 2013 Magaalada Brussels waxaa lagu qabtay shirweyne caalami ah kaas oo looga gol lahaa in dhaqaale loogu ururiyo Dalka Soomaaliya si looga taageero dib u dhiska Kaabayaashii dhaqaalaha, Adeegyada bulshada & Hay’adaha asaasiga ah . Gebo gebadii shirka Midowga Yurub & deeq bixiyayaal caalami ahi waxay ku dhawaaqeen yabooh lacageed oo dhan $ 2.7 Bilyan (Laba Bilyan & todoba boqol oo Malayan) taas oo la siinayo Dalka Soomaaliya mudada u dhaxaysa 2014, 2015 & 2016 si gacan looga siiyo ka soo kabashada dagaaladii sukeeye . Maxaa ku dhacay Khudbadii Madaxweyne Faroole ee shirka Brussels. Dowlada Puntland waxaa loogu casumay shirkii Brussels si madax banana iyadoo fursad loo siiyey in Madaxweyne Faroole uu halkaas khudbad ka soo jeediyo taas oo si weyn uga caraysiisay Madaxweyne Xasan Shiikh oo isagu markii hore ku doodayey in weftiga metelaya Puntland ay ku dabo faylaan weftigiisa aysana ka hadaba hadlin masuuliyiinta Dowladiisa. Markii Madaxweyne Xasan Shiikh ku guuldaraystay inuu Puntland ka horjoogsado inay ka soo qayb galaan shirka & in aysan ka soo jeedin wax khudbad ah wuxuu dadaal dheer u galay sidii loo sheeli lahaa khudbada Madaxweyne Faroole isagoo cadaadis ku saaray Midowga Yurub inaysan baahin khudbadiisa si rayul caamka Soomaalida looga dhaadhiciyo inaysan Puntland wax hadal ka soo jeedin shirkaas. Nasiib Wanaag waxaa u suurta gashay xubno ka mid ah weftiga Puntland inay ku duubaan camera ay siteen khudbadii Madaxweynaha taas oo markii la baahiyey dhabar jab ku noqotay qorshihii Madaxweyne Xasan soona afjartay doodii ahayd Madaxweyne Faroole shirka khudbad kama jeedin. Dowlada Federaalka oo ku xad gudubtay heshiiskii ay la gashay Juballand. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si bareer ah ugu xad gudubtay heshiiskii ay magaalada Addis ababa kula gashay Juballand 28 Aug, 2013 kadib markii Madaxweyne Xasan Shiikh shirka Brussels u kaxaystay Gudoomiyaha Gobolka Gedo talaabadaas oo ka hor imanaysa heshiiskii labada dhinac oo dhigayey in Maamulka Juballand uu masuul ka yahay Gobolada Jubada hoose, Jubada dhexe & Gedo. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu si weyn uga carooday xad gudubka Dowlada Federaalku ku kacday isagoo ku hanjabay hadii aysan ka waantoobin xagal daacinta ay ku hayaan maamulkiisa inuu isaga baxayo gebi ahaanba heshiiskii Addis Ababa . DF oo heshiis Ciidan la gashay Dowlada Talyaaniga. 18 Sep, 2013 Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa la saxiixday heshiis Ciidan dhigiisa wadanka Talyaaniga Mario Mauro heshiiskaas oo dhigaya in Ciidamada Dowlada Federaalka laga taageero dhinacyada tababarka & qalabaynta isagoo ku soo beegmay heshiiska labada dhinac xili Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud booqasho ku joogo magaalada Roma. Ciidamada Dowlada Federaalku ayaa si weyn loogu eedeeyaa inaysan ahayn kuwo laga soo wada xulay dhamaan Gobolada Soomaaliya balse ay yihiin kuwo ku kooban gobolo cayiman oo ka mid ah koonfurta Dalka aysana ka maqnayn caadifad qabiil . Saraakiil ka tirsan AMISOM oo shaqadii laga joojiyey. Ciidamada Dalka Ugandha ayaa shaqadii ka joojiyey labaatan sarkaal oo uu ku jiro taliyahii ciidmada Dalkaas ee qaybta ka ah AMISOM General Michael Ondoga kuwaas oo lagu eedeeyey in saadka & shidaalka loogu talogalay Ciidamada dalkaasi ka jooga Soomaaliya ay dib uga iibin jireen suuq madoow. Go’aankan ayaa ku soo beegmaya xili Dowlada Ugandha qorshaynayso inay u soo dirto Soomaaliya 3,000 oo askari oo dheeraad ah si ay gacan uga geystaan la dagaalka kooxda Al- Shabaab. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo booqasho ku jooga Baydhabo. Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari & Xildhibaano uu horkacayo ayaa booqasho ku jooga Magaalada Baydhabo halkaas oo ay wada hadal kula leeyihiin waxgaradka & Cuqaasha Gobolada Bay & Bakool si ay u soo afjaraan khilaafka ka dhex oogan bulshada Goboladaas & Dowlada Federaalka. Waxgaradka Gobolada Bay & Bakool ayaa ku mashquulsan sidii ay maamul Goboleed ugu samayn lahaayeen Goboladaas iyagoo horay u sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen Dowlada Federaalka kadib markii ay ku eedeeyeen karti daro & Waxqabad la’aan baahsan. Baarlamaaka Somaliland oo gacanta isula tegay. 18 Sep, 2013 Golaha Wakiilada Somaliland ayaa gacanta isula tegay kadib markii ay isku maan dhaafeen Xeerka horumarinta wadooyinka oo Wasaaradda Madaxtooyadu u soo gudbisay Golaha xeerkaas oo dhigaya in canshuuro xad dhaaf ah lagu soo rogo gaadiidka & xoolaha si lacagaha ka soo xerooda loogu dayac tiro wadooyinka. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka soo horjeeday Xeerkan & Axmed Kijaandhe oo isagu taageersanaa xeerka ayaa mar qura feer isku boobay kadib markii ay doodii isku maan dhaafeen taas oo horseeday in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu amro in labada xildhibaanba laga saaro hoolka shirka Golaha.