xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Magaalada Kismaayo oo Maanta labo Ruux lagu dilay Khamiis,04 October 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta duleedka magaaladaas lagu dilay labo Nin oo Rayid ahaa. Labadan Nin ee la dilay oo guryahooda lagala baxay ayaa lagu kala magacaabi jiray Yusuf Maxamad Cali (Yuusuf Dheere) oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Axmed Aadan Muuse, waxaana lagu dilay duleedka Magaalada Kismaayo oo ay kooxihii dilay la tageen. Ilaa iyo haatan lama garanayo sababta loo dilay labadaas Nin oo rayid ahaa, waxayse wararka qaarkood sheegayaan in dilka marxuumiintan uu la xiriiro weerar xalay gudaha Magaalada Kismaayo loogu geystay Nin Sarkaal ah oo la sheegay in uu ka tirsan yahay Sir-doonka Dowladda Itoobiya, kaasi oo weerarkii loo geystay uu ku dhaawacmay darawalkiisa, halka warar kalena ay sheegayaan in dilka labadan nin uu la xiriiro Aano Qabiil. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Jubbada Hoose Axmed Sandheere ayaa sheegay in ay baaris ku hayaan ciddii ka dambeysay dilka labadaas nin, kadib marka ay baarista u soo dhamaatana ay soo bandhigi doonaan. Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa muddooyinkan dambe waxaa ka jiray falal nabadgelyo darro ah, waxaana dhawaan gudaha Magaaladaas lagu dilay Wadaad Caan ahaa oo lagu magacaabi jiray Shiikh Jeylaani Cali Macallin, kaasi oo ay toogteen kooxo hubeysan oo ka soo raacay Masjid uu Kutubta Cilmiga ku aqrin jiray. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Labada Ruux ee maanta lagu dilay magaalada Kismaayo ayaa wuxuu dilkooda ku soo beegmayaa iyadoo shalay ay magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixdeen Odayaasha Dhaqanka Beelo horay ugu dagaallamay magaalada Kismaayo, kuwaasi oo isku af-gartay in laga gudbo wixii khilaafaad ah ee labada beelood u dhaxeeya, sidoo kalena aysan dib dambe colaad uga dhex dhicin. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
-
You are falling into the same trap and buying the same argument tfgers presented to us in the peak of their little victory and right after the Courts military defeat,yaa Kashafa. If you oppose this one (tfg) what is the alternative they asked. The alternative is very simple in concept yet it’s harder, as ever, in implementation: find and search a legitimate leadership who can play this vital role of restoring Somalia’s lost dignity. Be for something instead of being against someone or entity. Recycling flaming warlords in the name of convenience and practicality wont do it. Mar idage Allah dago mar labaad idagase anaa is dagay, is the terse of the day. Kashafa, Goals should never justify your means. There were far better opportunities for the Islamic Courts to snatch and make a deal with the devil so to speak if minor political plotting were what they were after. Adeer this is a serious blow to whatever hope I have (or many have) for the Asmara team. Yesterday’s traitors are sitting right among what I considered the pious few this sahwah had. Men whose relationship with Ethiopia has been in the public domain have been assigned to serious functions in this effort. What guarantees do you have that they wont revert to their ways? How do you trust them? What happens when foreign embassies approach them with the goods they worship and debrief them? How does the clan card play in these appointments? Does Ethiopia occupy the whole country or certain parts in the south? As for Ethiopia’s occupation though I have no problem with the term, I don’t see any particular value in emphasizing its usage for Ethiopia’s influence has been there way before Courts defeat. But to me the role it played remain the same---before and after Courts fall. I don’t believe its current role is sustainable. Ethiopia will leave either by force or by political conviction that it can’t hold Somalia down for any longer. It’s the form and the shape of Somalia after its departure that’s important to device and plan for. Lets pray for a lasting solution.
-
^^Not really adeer this is no professional jealousy if that's what you meant to say. I am not excited about it at all. This is a blessed month hence all sides should observe it. Imagine people fleeing at their ifdhaar time :mad: . Pray to Allah to lift this siege of hostility from Somalis. Reporting it is useful in many ways.
-
The long awaited Conference officially opens: Over a thousand participants.
xiinfaniin replied to Gabbal's topic in Politics
That’s how you build peace and stability, and cultivate your political muscle! Kudos for them reer Gedos. -
^^I second that. Welcome back though, and Ramadan Kariiim yaa t.
-
Muqdisho oo Caawa Maqribtii kadib huguntay Jimco, September 28, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa caawa waxay weerar ku qaadeen fariisimo ay sugan yihiin Ciidamo ka amar qaayta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku yaala magaalada muqdisho, iyadoo hugunka madaafiic ay labada dhinac isu adeegsanayeen-na laga maqlayay xaafadoo badan oo Muqdisho ku yaala. Ciidamada Dowladda Federaalka ee la weeraray ayaa waxay ku kala sugnaayeen Saldhigga degmada Hodan, Tareebuunka iyo Xeradii Guul-wadayaasha, iyadoo sidoo kalena ay jiraan warar sheegaya in iyana la weeraray Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Xarunta Wasaaraddii Gaashaandhigga. Rasaas xooggan oo laga maqlay meelo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho ayay abada dhinaca caawa isu adeegsadeen, taasi oo ahayd mid aaney labada dhinac in muddo ah isu adeegsan. Ilaa iyo haatan lama yaqaano khasaaraha uu geystay dagaalka labada dhinac dhexmaray oo ahaa mid aad u xoogganaa, walow ay jiraan warar sheegaya in dagaalka uu geystay khasaare dhimasho ah oo soo gaaray dad rayid ah oo ay haleeshay rasaastii ay labada dhinac isku ridayeen. Dagaalka Caawa dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalintii shalay ahayd uu xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid dagaal xooggan uu ku dhexmaray Ciidamo halkaas fariisin ku lahaa iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda, iyadoo maalmo sii horeeyayna uu isla aaggaas dagaal kale ka dhacay. Dagaalka caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu dhacay iyadoo ay dadku u fadhiyeen afurkii Soonka bacdamaa ay maanta oo dhan soomanaayeen, waxaana xaafadaha dagaallada ka dhaceen qaarkood lagu arkayay dad guryahoodi ka qaxaya iyagoo aan xitaa afurin. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Waxaa weli laga maqlayaa xaafado ka mid Magaalada Muqdisho rasaas aan la ogeyn cidda rideysa dhinacyadii caawa uu dagaalka dhexmaray. Wixii ku soo kordha xaaladda Magaalada Muqdisho kala soco Hiiraan Online haddii Alle idmo Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
-
this how Dayniile reported it ... Dagaal culus oo laysku adeegsanayo hubka noocayadisa kala duwan ee caawa ka dhacay Muqdisho oo gooba badan ay ku qabsadeen kooxaha kacdoonka ka wada Muqdisho Dagaalkani oo bilawday abaaro 6.15 daqiiqo ayaa waxa uu kabilawday qayba kamid ah Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Dagaalkani oo ah Dagaal aad iyo Ad u xoogbadan ayaa waxa uu kadhacay agagarka Shiirkole .Waddada Warshada Degmada hodan ee Magaalada Casimada ah ee Muqdisho Dagaalkani oo ah Dagaal aan Waxba laysku Reban ayaa waxa ay Isdhaafanayan labada dhinac Hubka Noocyadiisa kala duwan sida baasukayaal Hobiyayaasha Zuka iyo waliba kuwa kadhaca qoryaha u dhaca Sida Darandoorika ah Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo fiidnimadii caawa ay fooda isku dareen ciidamada muqaawimada ah & kuwa Itoobiya in kooxaha muqaawimadu ay la wareegeen gacanta ku haynta goobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin saldhiga degmada Hodon & xeradii Guulwadayaasha , iyadoo maxaabiistii ku xirneyd saldhigana ay ooda ka qaaden ciidamada muqaawimada. Dagaalka caawa ayaa ahaa mid aad u culus, iyadoo ay weli jirto cabsi in dagaalku uu ku sii baaho goobo hor leh. Gaashaandhiga .saldhiga Hodan. Madaxtooyada , Isbartiibo,iyo jidka Geed Jaceel oo dadka degan oo qiiqa baaruuda ku afuray caawa iyagoona arintu noqotay qof walbaa in uu sariirta hoosta ka galo Ilaa iyo hada Lama Xaqiijin karo Qasaaraha Dhabta ah ee soo gala Gaaray Labada dhinac Iyo waliba dadka Rayidka ah Inkastoo Hubka Cawada Kadhacaya magalada Muqdisho oo ay isdhaafsanayaan labada Dhinac ayaa Ladhihi karaa Waxa uu gaystay Qasaaro isukujira naf iyo maalba Sida ay kusoo waramayan dad kusugan Melaha ay kadhacayan dagaladani culus ayaa waxa aya xaqijinayan in wali uu socdo Dagaalka uuna ku fiday gooba kale oo cusub Waxa gabi ahanba Xiran melaha Qaar ee caasimada iyadona magalada Muqdisho laga daremayo Saan Saan colaadeed ee ay udhaxeyan ciidamada Dawlada fd oo kashanaya Kuwa Ithopia iyo Waliba kooxaha diidan jookitaanka Ciidamada Ithopia Wixii soo gordho kala soco wararkena danbe
-
Dagaal ka dhacey Muqdisho iyo dad ka qaxaya By Sep 28, 2007 - 7:48:05 AM Caawa fiidkii ayey dadka Muqdisho iyagoo filanaya ay ka war heleen dhawaqa rasaasta noocyadeeda kala duwan iyo qaraxa qoryaha garabka laga rido ee baasuukeyaasha oo kii ugu cuslaa ka dhacay agagaarka saldhiga Booliska Hodan halkaasoo ay iska caabin xoogan ka sameeyeen Booliska iyadoo qadar 45 daqiiqo ah ay si xoogan isugu dhaceysay rasaasta. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaaladaasi xiliga oo habeen ah iyo dhaqdhaqaaqa oo caawa oo aan caadi aheyn, sidoo kale xoogaga ka horjeeda dowladda ayaa weeraro ku qaaday agagaarka warshada sigaarka, wasaaradda gaashaandhiga iyo xarunta ciidanka guulwadayasha halkasoo ay isku fara sareen ciidamada dowlada oo qorshaha weerarkaasi la hadal hayey ka war helay oo difaac u galay kooxaha werarada geysta. Xiliga Muqdisho oo ku beegan 19:55 ayaa ilaa iyo iminkan waxaa socda hoobiyeyaal lagu garaacayo agagaarada Carafaat, Tawakal iyo deegaanka Gubta kuwaasoo waxyeelo ba’an u geystay dadka fara ku tiriska ah ee ku haray deegaanadaas. Ku xigeenka xafiiska warfaafinta Booliska iyo saxafadda Md. Cabdulahi Cumar Ibraahim “Shac Shac” oo ka hadlayey weerarada caawa ayaa sheegay in goobo badan ay soo weerareen kooxaha uu ku tilmaamay nabad diidayaasha isagoo xusay in la filayey caawa iney weerar soo qaadayaan isagoo beeniyay in ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay soo faaruqiyeen qabuuraha Barakaat iyo Jaamacadda Muqdisho isagoo sheegay iney weli ku sugan yihiin goobahaasi ayna jilibka u laabeen weerarada caawa afurkii lagu soo qaaday. Dhinaca kale dadka Muqdisho ayaa ku jira heegankii ugu sareeyay bacdamaa la hadal haayo caawa oo ku began 17-ka Ramadan kuna aadan xiligii dagaalkii Badar ee Saxaabada kaasoo kooxaha Muqdisho ka dagaalama la sheegay iney xusi doonaan habeenka loo yaqaan Bankii Badar. Dad ka qaxaya guryahooda Waxaa magaalada Muqdisho ka jira dhaqdhaqaaq iyo barakac kii ugu weynaa maalmahan kuwaasoo ka dhacaya deegaanada Carafaat, Tawakal, Gubta, Ciise Cabdi, Towfiiq, SOS, Huriwaa iyo Suuqa Xoolaha iyadoo la arkayey haween iyo caruur dusha iyo madxa ku guuraya kuwaasoo ka cararaya hadal heyn la isla dhex marayey oo shegaya in caawa oo ku beegan 17-ka bisha Ramadaan ay kooxaha ka horjeeda dowladda ay xusi doonaan dagaalkii Badar ee dhex maray Muslimiinta iyo gaalada xiligii asxaabadii ee uu noolaa Rasuulka NNKH. Lama oga sababta xiligan keeni karta in dad Somaali ah ay u dagalamaan muqaawamo iyo ciidamo dowladeed oo aan lagu sifeyn karin Muslim iyo gaalo sidaa uu waxaa yiri Xaaji Cabdi Raage oo qudhiisa ka soo qaxay suuqa Xoolaha isagoo intaa raaciyay in uusan waligiis qaxin balse saan saanta iyo diyaar garowga ka muuqda labada dhinac ay cabsi ku dhalisay Xaaji Cabdi Raage. Guryaha ku yaala deganadaasi ayaa ah kuwa hawanaya oo qaarkood horay ciidamada dowladda ay u degeen iyadoo qaarkoodna ay ilaalinayaan hal qof oo maalintii gala habenkiina ka soo baxa, dhinaca kale waxaa jira diyaar garoow xoogan oo ay ku jiraan ciidamada dowladda kuwaasoo la arkayey in ay sifeysanayeen qalabkooda dagaalka bacdamaa ay maqleen in caawa ay ku soo wajahan yihiin kooxaha dowlada la dagaalama. Dhinaca kale ciidamada dowlada iyo kuwa Itobiya ayaa maanta ka soo baxey agagarka Qabuuraha Barakaat iyagoo xooga soo saaray Garoonka ciyaaraha ee Muqdisho iyo nawaaxigiisa. Xafadaha Muqdisho ee caadiga ah ayaa cabsi ka qaba in korkooda la isku weydarsado hubka culus sida Hoobiyeyasha iyo qoryaha PM-ka kuwaas oo dhaawac iyo dhimasho u gaysta dadka rayidka ah. Garowe Online,Muqdisho
-
Originally posted by chubacka: Well Done, you were right. Okay 62 Surah is Al Jumu'ah (Friday) Erm what is sunnah on this day...read Surah Qaf? Bathe before Jumu'ah? erm..... 1-Ghusl--Qubeyso before going to the Juma'a prayer 2-qiraa'atul suuratul al- kahf.. more?
-
Originally posted by Sharmarkee: ^^Calyk nuur ya xiin, but where is your question?, roll on the quiz and shoot adeer ^^JZK! Sorry i forgot to ask my q. It would've been on a fiqh issue!
-
^^AUB, is no longer with us Che. We want someone who can blow your cover, and report on this Indian-looking Somali guy you projected here. I would not be interested in it had you not insisted on it. Serenity, welcome back!
-
@ L o Z... You’ve captured me in my old age…care to provide one when i was at my prime!That would restore the balance...
-
Without exaggeration, Somalis in the south were better under the Courts rule than they are today--many folds better. One would even mock the comparison. Also, Somalis in other parts of the country were also beginning to welcome the winds of change. That was yesterday. Come today and the country is sadly slipping back into anarchy. Even the so-called pockets of stability in the north & east are experiencing subtle political upheavals. New Ethiopian military divisions have been reportedly entering the country since last week. The incompetent leaders of the tfg regime are at war with each other and are oblivious to the fact that they are under foreign power. Al shabaabs are doing what they are good at, fighting and destroying. But as much as we despise Ethiopia’s mingling and support those who resist it, we can’t easily escape from the fact that Al shabaabs of this world in their current strategy fall way short in attaining the objectives we all wish and desire. The Asmara team seems to have lost the moment and succumbed to foreign pressure and compromised its leadership structure. Men with no credential or credibility emerged as its lead functions. Ubadkiinnii waad daadiseen waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey waa lagaa dedaye Darajada Ilaahay ninkii doonayaa hela e Nin ka duday distoorkiyo waxyiga diintii ka carrowye ~~~ by A Suldan Timacadde
-
Does anyone know good Che in real life ?
-
^^
-
Originally posted by Faarax-Brawn: KKKKK@Che & Zafir. Che,Kama fogid Xabashadan sheegaye Ma aragtay ? I thought Zafir has it all: good looks + intelligence + charms.
-
Che, waa ka haray adeer but the pics were not convincing. Zafir, that was serious evolution from a qardhaas-wearing village boy to an urbanite with a tended beard!
-
^^Any pics to prove Faarax wrong ?
-
Controversial Indhacade Selected for the Defense Post
xiinfaniin replied to Tahliil's topic in Politics
Originally posted by Socod_badne: Indhacadde maybe a controversial fella but there's nothing controversial about his appointment. The only lingering doubt is whether he is up to the task. Time well tell. I'm really baffled by the hostile chorus this article engendered. If you're TFG supporter, your disapproval is understandable. If you TFG cheerleaders weren't so blindly in support of the TFG's pogrom of marginalizing all dissenting voices, sacking the independently minded speaker of the parliament and mercilessly quashing all independent voice in the media, you wouldn't be in situation you are now where your arch nemesis (ICU) and perennial thorn in the side is the only royal opposition on the horizon. You got only yourselves to blame for this. I'll leave to abeyance for the time being the transparent insencerity when you denounce Indhocadde for his lack of moral scruples and past deeds given that you support clique of men of similar traits who made you, me and everyone else refugees; men like C/yuusuf, ceydiid jr., qebdiid, gacmadheere, ali mahdi et al. You also don't spare besmirching other members of the resistance, including everyone from night living saints to two-bit marginal characters. But for the people who don't support the TFG, your stance is harder to grasp. I'm trying terribly hard to understand your reasoning. Someone help me. What does your feelings about Indhacadde have to do with supporting the Just Cause of resisting Ethiopian occupation? Love the sinner, hate the sin, remember? Do you hate the man or what he did? If the latter, then there is really no reason for you not to support the resistance or the Asmara group since this is a Just Cause. This is most specious reasoning if there ever was one. It is imperative that the Ethiopian occupation of Somalia not pass without resistance. The right of local ppl to resist foreign occupation is enshrined in every extant international law. So supporting the resistance against Ethiopian occupation is not only morally justifiable but also legally sanctioned as well. There's really no rational grounds for you not to support the resistance. You should really be careful not to miss the trees for the forest. Far be it from to espouse Manichean take on things but this is one of the few exception to my general rule. In fact, G. W. Bush formulated it nicely for us: you're either with the occupation of Somalia by Ethiopia supported by fifth columnist sellouts or you're with those resisting the foreign occupation of Somalia. The goal of challenging Ethiopia’s influence and hegemony in Somalia does not justify the means in my books. I have labored before to explain, many times, why the temporary inclusion of Indhacade in the defeated Courts security command was just that, a temporary. And I could still do that if there’s a credible leadership that could show the capacity to understand the complexity of Somali political issues and communicate some understanding of the role Indhacadde played in the past as a powerful warlord who stood for injustice and anarchy. The picture that emerged from Asmara is, I am afraid, far from what it takes to even make the slightest impact on the ground, much less change the harsh reality of the tremendous sufferings in Mogadishu and its environs. Indhacadde’s political resurrection is but one problem hanging over the credibility of the Asmara group. It’s what broke the proverbial camels back for many hopefuls who were looking some sort of direction from Asmara! Browse the leadership slate that the Asmara meeting put together and tell me if you honestly think with such leadership Somalia could resolve its intractable problems? I don’t. Now to put the terms of this debate in a noeconic fashion and assert that you are either with this group or with the Amxaaro league is unfortunate. If all you want to exact is collect a bunch of stone-throwers or grenade launchers for that matter and claim that you oppose Ethiopia’s presence in Somalia adeer I am not with you. If however you are up to the challenge before you and willing to address the problems that caused us to be state-less and vanish in a state of anarchy for 17 odd years then you need to wise up and abandon this camel-herder mentality of pride and retaliation with no foresight of what you are inheriting. It’s the big picture that we are not getting right yaa socodka. And from where I am coming from what Asmara managed to delivered amounts to a feeble mouse in the face of the regional and global coalitions that are assembled to counter. One can’t capture Somalia with mere shouts and raw emotions. If you really serious or this group is really serious to counter Ethiopia’s unparalleled influence on our affairs they need to fundamentally change this game, occupy the high summit of this battle and try to unify Somalis in their segregated and segmented regional entities. But with the leadership it come up, this group is only a notch ahead of those in Xamar, if any. So it’s not Indhacadde per se but it’s the type of leadership Asmara put together that disappointed us. Of course the cause is greater than personalities, and it will live on. Not embracing what Asmara produced does not mean the abandonment of the cause of lessening if not completely getting rid off of Ethiopia’s influence and military presence in Somalia. At this stage of Somali politics, my hope is this group will sit down with the tfg and arrive some sort of arrangement to facilitate Ethiopia’s departure and save Somalia and Somalis from this endless pain, and plan for the future. I went where Baashi went yaa Jamaacah: Genuine Dirin, with no preconditions attached, is the only way out of this mess---at least we will try! -
Faarax, waa markaagii aad hoosta wax ka tuuri jirtey ! Che, that was a very weak response . I go to the gym ku lahaa! Who told you to go to the gym to gain qurux? Are you Somali-looking or not saaxiib? And even if some of us never got envied for their looks all it means is that they belong to the statistical out-layers and would not have any impact as to how most Somalis are perceived.
-
Originally posted by -: ^^^And who envied you Aw Xiin Many did adeer. But I latter found out it was my charm, and not necessarily my looks that caused others to envy Aw Xiin! My turn: how do you fare yaa Che?
-
Throughout the Dark Continent Somalis are envied for their looks (features), even more so than Amaharas or other Ethiopians. Why do you think that's the reason? That's for the doubters in this thread!
-
Originally posted by Ghanima: She wanted to give him the money, rather a Somali than anyone else. It reminds me, I was on the bus the other day reading a Islamic book. There was a Muslim brother sitting next to me reading the Quran ( I think he was Somali) How casual is that yaa Qani? I think he was Somali kulahaa ! Yaa waylah li London!
-
Not sure if that’s ALWAYS the case, north! At the beginning children get it wrong, as it’s a new exercise for them. And I reckon MOST of us did the same when they tried to undertake new exercise of any sort
-
^^A verb of endearment from the love-mullah.