xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay C/laahi yuusuf iyo Gen, Gebre. Sh, M network 21 Feb 08, 16:52 Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo xog ogaal ah kuna dhaw madaxweyne yuusuf ayaa shaeegaya in khilaaf xoogan oo gaaray heerkii ugu sareeyey uu u dhexeeyo madaxweynaha DFS C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Sarkaalka ugu sareeya ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan soomaaliya ee dhinaca siyaasada Gen.Gabre. Qilaafkan ayaa lagu macneeyey inuu salka ku hayo awooda dhinaca maamul ee Soomaaliya, ayaa soo shaac baxday ka gadaal markii C/llaahi yuusuf uu dacwad ka dhan ah jananka itoobiyaanka kuna dalbanayo in laga bedelo Soomaaliya uu u gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Malez Zenawi muddadii uu safarkiisii ugu dambeeyey uu ku joogay Magaalada Adis ababa, arintaasoo muddo maalmo ah ku qaadatay Madaxweyne Cabdulahi Yususf sidii uu uga dhaadhicin arrimaha uu kaga cabanayo Jeneraal Gabre raiisal wasaare Meles Zenawi. Ilahaasi xog ogaalka ah ayaa sheegaya in Malez Zanawi aanu si rasmi ah u aqbalin dalabka C/llaahi Yuusuf balse uu sheegay in Gen. Gabre looga yeeri doono Adis Ababa waqti aan la cayimin, waxaanse la ogayn in Gen. Gabre looga yeeri doono Adis Ababa iyo in kale, wallow la tuhunsan yahay in hadalkaasi uu ahaa mid keliya lagu qancinaayey Madaxweyne Yuusuf. Waxana warar la helayo ay sheegayaan in ay jiri karaan in xaaladu ay sidan ka sii weynaato oo uu yimaado shirqool la isku qaarijiyo, arintaasoo laga dareemi karo in si aad ah loo adkeeynayo amaanka Madaxweynaha, oo ay imminka si weyn u sugayaan ciidamada AMISOM iyo Ciidamada ka tirsan kuwa DFS, arintana qilaafka ahna waxa ay sababtay sida la xaqiijiyey in dhinac ka mid ah raggan is haya ay hawlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisha lagu sheegay inay ka dambeeyeen kooxaha ka soo horjeeda Dawlada. Weeraradda la tuhusanyahay in ay ka dhasheen khilaafka madaxweynaha iyo jeneraal Gabre ayaaa waxaa ka mid ah weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha muqdishu xilli uu ka sii baxayay raiisal wasaare nuur cadde iyada oo madafiicda lagu ganay garoonka laga ganay meelo fariisan u ah ciidamo soomaaliyeed oo madaxdooda la saaxiib ah jeneraal Gabre. Madaafiicdaasi ayaa ahaa kuwii ku habsaday guryo ku dhowaa xeradda afasiyoone oo ay ku lee’deen dad rayid ahaa. Raggga sida gaarka ah Gen. Gabre la saaxiibka ah uuna ka dhaxeeya isbaheysi xooggan ayaa wxaa ka mid ah Darwiish, Maxamed Dheere, Xaabsade iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha wasiirada iyo qaybaha kale ee dawlada,waxaana Madaxweyne Yuusuf uu si aad ah u diidan yahay Ciidamada ay sida gaarka ah u leeyhiin Darwiish iyo Maxamed dheere oo fuliya danaha ka soo horjeeda isaga, inkastoo uu doonayey inay isaga ka amar qaatan dhamaan ciidamada dawlada sida uu doonana u adeegsado si ay awooda dawlada oo dhan gacanta ugu soo gasho balse arintaasi aanay dhicin, waqti badan oo xilkii uu hayeyna laga lumiyey in kastoo uu haatan dadaal ugu jiro sidii uu ku hanan lahaa awooda Dawlada oo dhan Madaxweyne yuusuf ayaa la xaqiijiyey in uu xilka ka qaadi lahaa raggan xulafada la ah Gen Gabre ee aan ka tirsanayn Golaha wasiirada waa haddii ra’iisal wasaare Meles Zenawi uu bedeli lahaa Gabre hase yeeshee Meles ayaan weli fulinin codsiga madaxweynaha oo ah in Gabre laga wareejiyo arrimaha Soomaaliya. Shabelle London Shabelle Media Network
-
Buuxo, that man had a foresight for had he allowed his sons kill his son-in-law he would have inherited the burden of raising carruur agoon ah oo weliba aabahood gacanta abtigood ku baxay… Baashi, I wanted to help people realize that advocating for peaceful settlement for Somali conflict is not akin to supporting current tfg entity. And by latching on this Dirin ever firmly, I believe I achieved that goal. Qofku waa garrami karaa laakiin ninkii nabad ka hadlaba haddii lagu soo yaacoo as though he is advocating or supporting teh ongoing Ethiopian presence on our soil sheekaddu waa foolxumaanaysa...
-
Barack Hussein Obama wins Iowa (97% Whites)
xiinfaniin replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
I think Obama will win this thing. At this point of the election, only a miracle of sort can help Clinton win the Democratic nomination of 2008! -
^^Please share with us when you done translating... I share you sentiments adeer. Allow faraj fur. Aamiin!
-
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Baashi, At this stage of the election, as far as pledged delegates go, the proportional system will prevent both to overtake the delegate count, no? All Obama needs to do, I thought, was to win enough margins in the remaining states to seduce super delegates. Tii ina Keenadiid kama fog: Laandheere gob ahaan jiroo gocoshadiis hayso iyo kii ka gaabnaan jiroo haatan garab jooga…. R. Clinton waa lahayyaa… edit: LSK, I hear you! But if that turns out what puts Clinton on top I am afraid the party will pay a hefty price… -
^^ Ohio laysigu tag hadda Ducaysanow, laakiin you have a point there. Inta lacagta LQ la ururinayyo Barre ha layska daayo waa talo...
-
Barack Obama is a phenomenon...he is through to the final
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Wisconsin is the testing ground for Clinton's machine. If Obama wins tonight awoowe wiilku habarta aas! -
^^ i must agree with what you wrote above ...unless it's what arabs called lughzi (halxiraale)..
-
^^ ! Mayyee I just wanted to remind you that Barre is revered in Horn’s circles ...
-
^^A&A, you gotta admit though, when wronged as the Courts were, insisting on dying with dignity has a well-grounded rationale. Add that those youths fighting in Xamar don’t have the luxury of weighing things in lofty nationalistic considerations as we do in the Diaspora. It’s those in the Diaspora who are well aware of the forces at play in Somali conflict to whom my challenge was directed at. Many want to continue the campaign to avenge for the fallen Bukurs of our time…
-
LX, wallee muraad baad leedahay wiilow!
-
Barack Hussein Obama wins Iowa (97% Whites)
xiinfaniin replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
LSK, got it. FB, this tribal divide is overblown. In Minneapolis, I think it’s close to 100% for Obama. I bet even good Wardheere voted for Obama! I think Ohio is not that much different either. -
Barack Hussein Obama wins Iowa (97% Whites)
xiinfaniin replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
^^I thought he already won WA! -
^^Waryee ina Brown waa ku salaamay. Qaaraanka bixi adeer Paragon iska daaye meel fog buu jiraaye. Dadka lacagta nagu qortay xattaa laasqoray wax lama wadaagaan. And that is the beauty of this project!
-
MMA , you got me there; I wouldn't exaggerate if i tell you i used to do exactly what you wrote up there...cheering for the old warriors game at Miijiska. Odoyashaas meeshay ka immaan jireen ilaa hadda waan ka fekeraa.
-
Originally posted by Isseh: this is a very spectacular scene...
-
I thought you was from Harar yaa Haneefah! Another xamariyad aa ahayd illeen! If one wants to appriciate somalia's wealth and resources go to Shabeelada Hoose take the road between Merka and Qoryoolay, and there lies Jannaale! Allow nabad keen! edit: KK, Isbitaal cariif was Wehliye hoostiisa if recall it right . Sayidka hoostiisa was where Tookiyo was. Kuwii suuqa qudaarta kasoo addeegi jiray aa ku jirtey then. Where is Dhuc-dhuc, the elite girl ?
-
^^KK, it counts a lot. Xaggee ka daganaydeen adeer HWG?
-
^^that was what the kids of the elite did those days. We played guluus and imbili under geed hindi shades.
-
^^I went to Hoose, birimo ilaa afraad, Dhicisow and Cumar Boode-boode days! Those were the days!
-
^^HWDG Sare mise H/Dhexe ?
-
^^That itself is very immature adeerkiis! You don’t have to say ‘some people’ when you could say xiin ! edit: L o Z, aniga igama yarid aan is leeyahy!
-
L X, that was a good read. In waxaraha hoggaanka loo dhiibtay ahayd. MMA, saaxiib blve me I have to yet see any reasonable objection against what I’ve been advocating. Speaking Ethiopia in imperial terms is deeply emotional appeal. Coincidentally last night I have been listening to scholars whom I respect immensely speaking about this very issue. Sh. Mustafa and Sh. Mohamed Idiris. There were other sheikhs in this discussion who talked like brother Kashafa. But Sh. Mustafa hit the proverbial nail on the head when he pointed out that Ethiopia cant occupy Somalia even if it so desires. It’s a desperate entity ruled by a minority group who took advantage of our divisions, he pointed out. The solution to this crisis, he suggested, is through unity. And Sh. Mohamed Idiris agreed. Of course there were other sheikhs who said we are winning and we going to defeat the dabodhilifs and lectured patience. It was quite refreshing that such learned men like Shieh Idiris and Mustafa could courageously say that as long we are divided we will remain ineffective. All aan adiga kaa rabo waxaa waayyee to stop frothing from your mouth in the comfort of Toronto and accept in principle that Somalis, and yes all Somalis, must reconcile politically if they want to live in dignity. We just can’t win when we continuously kill each other. Very simple, brother. Let the warring parties labor on the details! Caawa qaxwo qaado oo ka fakkar siddii Courts and warlords wax laysigu dari lahaa si stability loo helo dalkana dib loogu middeeyo…
-
^^Northern, Siday u indha xuntahay uma Alla la'a! I am hopefull some good will happen this calenday year! There is a lot of pressure on the Asmara team from different angles soo Allaha u fududeeyo. Dad waxay rabbaan inay diidaan wax shir la dhaho inta Ethiopia joogto. Dadna sida anoo kale waaye oo waxay rabaan inay joojiyyaan preconditons ka oo nimankan hor fariistan with a vision of saving what's left of the country. And you may be right that some conditions are in place but i dont know what it's! Sheikh shariif in his latest press conf in Cairo hinted some compromise on thier original insistance of Ethiopian withdrawal being a prerequest for any peace talks between them and the tfg. But we will see. L X , brother i thought i honered your post in the other thread. Perhaps you didn't get a chance to read my quick responses to your points. Mine was not as elequent as yours but it had more stuffing ...