xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Breakthrough In Djibouti + Full Text of the AGREEMENT
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
Great news indeed. Expect another is jiid-jiid but the overall agenda of the conference is on track. -
^^You came short adeer A & T, waxbaan kuu sheegiye dhegtaada xoogaa i daymi, 1- Shirku wuu socon inta heshiis laga gaarayyo 2- Waa lays qab-qabsan oo some time lakala caroon. 3- warqaddaa juje leeyahay waa uathentic is irrelevant to the big scheme of things 4- kolley marka la heshiiyyo waad ila dabaal degi e, shiddada naga daa... War warkaas maku galay waryaa A & T?
-
DF & mucaradka oo is-horfariistey Waxaa suurogashay maanta inay si toos ah isku hor-fariistaan dhinacyada Somalida ee ku sugan dalka Jabuuti, kuwaasoo kala matalaya DF iyo Isbahaysiga mucaaradka ah ee xaruntiisu tahay Asmara. Kulanka ay yeesheen oo ahaa mid xasaasi ah ayaa wuxuu yimid kaddib markii xubno ka socda Beesha caalamka ay fargelin ku sameeyene shirka, kaddib markii rajo-xumo weyn uu ka mujiyay shirku Wakiilka UN-ka ee arrimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah. Safiirrada u fadhiya Jabuuti dalalka Mareykanka, Talyaaniga, Faransiiska, Ingiriiska iyo madaxda Urur goboleedyada caalamka oo dhinacyada la kulmay waxay ku booriyeen inay is horfariistaan ayna natiijo kasoo saaraan shirkii ay muddooyinkii ugu dambeeyay u fadhiyeen Jabuuti. Kulanka xasaasiga ah ee ay yeesheen garabyada Somalida ayaa ahaa mid albaabbada loo xiray, iyadoo ilaha ku dhowdhow ay sheegayaan inay doodo ku saabsan khliaafka u dhexeeya ay yeesheen. Dhinac walba ayaa waxaa ka socday 5-xubnood, iyadoo ay kala hogaminayen Madaxda wafdiga DF uga qaybgalaya shirka Jabuuti Axmed C/salaan Xaaji Aadan iyo Madaxa Wafdiga Mucaaradka C/raxmaan C/shakuur Warsame. Xubnahaan ka tirsan beesha caalamka ayaa waxay doonayaan inay dhinacyadu ku saxiixaan qodobbadii kasoo baxay shirka Jabuti oo uu gacanta ku hayo wakiilka Somalia Ahmadou Ould-Abdalla. Wararka hoose ee laga helayo shirka ayaa waxay sheegayaan in dhinacyadu ay si weyn isugu soo dhawaadeen, ayna go'aan ka qaadanayaan saacadaha soo socda qodobka ay isku hayaan oo ah sida loo dhigayo bixitaanka ciidamada Ethiopia ee ku sugan Somalia. Guddoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xusay inay ku xoojinayaan ergada shirka uga qaybgalaya inay mowqif adag ka istaagaan bixitaanka ciidamada Ethiopia. Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa dhankiisa lagala shiray sidii looga saari lahaa dalka Somalia, iyadoo Nuur Cadde uu u sheegay xubnaha beesha caalamka inay dhankood ogol yihiin wax walba oo nabad lagu heli karo. Wakiilka UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abdallah ayaa baajiyay safarkii uu sheegay shalay inuu uga ambabaxo Jabuti, isagoo shirkii jaraa'id ee shalay oo ahaa mid canaan ah ay keentay in xubnaha beesha caalamku ay soo dhexgalaan shirka. Dowladda Jabuti aya waxaa sidoo kale ay ugu baaqday dhinacyada ku shiraya dalkeda ee kala matalaya Somalia inay heshiis dhab ah garaan, ayna ka fikiran danaha dalkoda iyo dadkooda oo xaaladoodu ay aad u adag tahay. Shirkaan oo ah kii ugu horreeyay oo ay dhinacyadu isugu yimaadaan iyadoo aysan cidna ku dhex jirin, ayaa la qabaa inay dhinacyadu isku afgaran doonaan, ayna ku saxiixi doonaan heshiiska horyaalla. Wakiilka QM oo ka kulmay Gen.Gabre Wakiilka UN-ka ee arrimaha Somalia Ahmadou Ould-Abdallah iyo Gen. Gabre oo ah taliyaha ugu sarreeya ciidamada Ethiopia ee ku sugan Somalia ayaa waxay xalay ku yeesheen Jabuuti kulan socday muddo saacado ah. Labada xubnood oo kulankooda uu ku wehliyay safiirka Ethiopia ee dalka Jabuuti Shamsuddiin ayaa waxay si weyn uga doodeen arrimaha ciidamada Ethiopia ee ku sugan Somalia. Ould-Abdalla ayaa wuxuu ka codsaday Gen. Gabre in dowladdiisa ay xal kama dambeys ah ka gaarto ciidamadooda ku sugan Somalia, maadaama shirka Jabuuti ay caqabadda ugu weyn ee hortaagan tahay joogitaanka ciidamadooda ee Somalia. Ilo ku dhowdhow DF ayaa waxay sheegeen in Gen. Gabre uu u gudbiyay wakiilka UN-ka ee Somalia inuu kala hadlo arrimaha ciidamada Ra'iisul wasaaraha Ethiopia oo go'aanka ugu dambeeyay qaadan kara. Sababta ku kaliftay Ahmadou Ould-Abdallah la kulanka Gen. Gabre ayaa lagu sheegay kaddib markii ergooyinka kala matalaya DF iyo mucaaradka ee ku shirsan Jabuuti ay go'aanno iska soo horjeeda oo ku saleysan ciidamada Ethiopia kala istaageen. "Dhinacyada oo dhan waxay ku dhagan yihiin go'aanno iska soo horjeeda, waxayna taas u arkaan inay ku difaacayaan fikradahooda kama dambeysta ah, aniga runtii waan ku wareeray dhexdhexaadinta Ergooyinka Somalia" ayuu Ould-Abdallah ka sheegay Jabuuti. Mucaaradka ka horjeeda DF ayaa waxay qabaan in ciidamada Ethiopia dalka laga saaro, si Somalia ay nabad u noqoto, halka ergada Dowladdu ay soo jeediyeen inaan la takoorin ciidamada Ethiopia, balse loo baahan yahay in kuwa ku sugan la wada saaro. Qodobbadaan ay ku kala dhagan yihiin dhinacyada ayaa waxay caqbad weyn ku noqdeen shirka, wuxuuna wakiilka Qarammada Midoobay ee Somalia uu sheegay in shirka uu guuldarro ku socdo, haddii aysan garabyadu isagu soo dhawaan darafyada ay kala taagan yihiin. Garowe Online, Jabuuti
-
^^A & T xiniinyaa ka buuxaa and I know inuu ku dur-durinayyo Oodweyne sida hasha gobaad ah ee sheekadiisa ku jirtaa ay ugu dur-durinlahay maqasha reer Cali-Mattaan... Anigu inta uu Sh. Shariif ammaansiinayo sheekooyinkaasaan iska aq-aqrisan. Iisoo sheeg haddaad aragto asagoo sheekha maagayya Bishaarooy...
-
^^How do you know the letter is authentic yaa Juje?
-
^^Adiga A&T horey uma wadid maalin horlehba mid cusub baad rabtaa inaad madaxa ugalisid...isna wuu kaa yeeli. Taasaa ugu daran
-
Good one Abtigiis. Remember though there are few Kitaab-dheeres here in SOL.
-
Originally posted by Brofessor_Geeljire: ps. the conference hasn't ended, not yet! Adeer intaa usheeg.
-
Deep confusion 2- Asmara clowns attack UN troop deployment
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^Waa markaagii... relax man. Dont feel threatened by the peace talks. Hope the outcome will be good for the country... -
If you are interested in Somali politics this is where you should come. Assemply 1. ====== Xiin ---shaah NGONGE---cappuccino Baashi –coffee latte Toure---plain water Assembly 2 ======= Bishaaro (Nephys)---waxba Malika—latte Emperor---latte Ilma Geeljire (all them three)---sipping grande lattes Assemply 3 ======== G Duke Northern –iced latte Jammal 11 --shaah The man with the extra balls (Labo X)—waxba Assemply 4 ======== Kashafa---small latte, tall shaah, and a bottle of water Caucus of the day Jabbuuti conference. Assemply 1’s take. We don’t know if it’s going to work. But the fact both sides accepted to the idea of meeting to resolve the Somali problem is a step in the right direction. We see some momentum and political dynamic that was not perceivable few months ago. We hope they make a progress toward peace…Somalis are desperate to have closure of their conflict. Assemply 2’s take. ============= We don’t know what the Jabbuuti conference means. We just want peace. But we also would like to see warlords be punished for they have done and still doing to the Somali people. We hate the Ethiopians. We think this conference is intended to benefit Ethiopians and tfg. alshabaabs are not included, so this conference is meaningless. Assemply 3’s take. ============= Norhtern; timetable, timetable, I say timetable first. G Duke; no timetable. The tfg is making progress, the clowns have two choices either come onboard and accept my uncle as a president, or we will smoke you out of your little Bakara holes you hide. A qasim is bad. He’s clannish soul. I don’t like him. Actually my uncle told me after Jabbuuti conference he ‘s going to put A Qasim in prison. Jammaal 11—I agree with Northern. But I also would to see old man’s head chopped off. Jabbuuti conference is an appeasement. It does not sound right to me. Labo X. alshabaab , alshabaab. Waxaad rabtiin sheego as long alshabaab are there fighting I have no worries… Assemply 4 ======== D.A.B.O.DH.I.L.I.F. ps..ciidan FB hoggaaminayyo oo uu Juje ku jiro aa soo galay. Horn iyo asxaabtiisa are also onthier way to this coucus..
-
Rough times ahead : Analyst sees $150 oil within a month
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
This is scary. -
Barack Hussein Obama wins Iowa (97% Whites)
xiinfaniin replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
This man is very smart. Look how he maneuvers in his VP search. Talk to the top Dems in congress and collect their consensus, to make his ultimate choice credible . From NBC's Andrea Mitchell Congressional sources tell NBC News that Obama's vice presidential vetting team of Jim Johnson, Caroline Kennedy, and Eric Holder will be on Capitol Hill Monday and Tuesday interviewing senators and members of Congress about their recommendations. Those being visited are NOT potential choices. The point, according to Senate offices, is to collect information about a potential field. source -
^^albaabka ha la iga furo waaba la ogaanee...
-
^^Wallee muraad baad leedahay maanta.
-
^^Alla dadkan maxaa shiddo haysa . Markaan aqriyey waxaad soo qorteen waxaan damcay inaan Serenity pm gareeyo al yacni calaa foorjo...too bad her pm is ful.
-
Originally posted by Abtigiis & Tolka: Tixdan waa Xaal iyo Xurmeyn ku socota IBTISAAM! Ibtisaam waa Xabadkayga Marna waa Xirsigayga Kolkuu Xaalku xumaado Iyadaan u xigtaayoo Xaqqa sheeg ku idhaa Ee haday Xaajo Xumaatay Oo Xaalxaal meel iga tuuray Ha xajiimoonin walaaloo Xiinku yuun ku fogayne Intaad Xaajada eegto Xumihiina Xassayso Xagga aad iga joogto Xantu yayna ka yeedhin Haddaan manta Xummaaday Barri baan Xarragoonee Ku xisaabtan midaaso Xishoodayka ku diirso Koley wuu ku hadhayne Xuruuftaa meesha ku taala Xurmayn iiga gudoon Xiin: Wa kaas gabaygiiye qaado arrintu way xun tahaye xal keen. This is by far the crest of your literary genius. Notwithstanding the one solitary line I marked, your poem meets all the suugaan rules. No Deel-qaf. The conclusion could not be more appropriately put; Xuruuftaa meesha ku taala Xurmayn iiga gudoon a. And the a is mine And in the spirit of somali brotherhood, I urge good Ibtisam to accept it. War ninka ha laga haro...
-
Serenity, I gather it's the ratio that broke the deal. How about 1:1 ? @ NGONGE. A & T, waryaa gabdhuhu waa ku shuufeen...a gabay ammaan dumar ah so post garee. Anna waan ku caawin oo commentary favorable baan meesha kusoo qori...
-
^In that case, i would not want NGONGE's pics. I want your pics...1 of mine:4 of yours. I think that ratio is fair..
-
^^Maad anaganna na tustid aan NGONGE aragnee.
-
^^If it were fraudulent activities that's monitored I wouldn't mind, but my hunch is this is intended to flag people based on how they express their political sentiment. And that itself is a breach Baashi, not to mention a commercial private company whose services millions trusted is secretly spearheading this privacy violations. But I see your point. 9/11 experience changed a lot and people should expect and adopt it…
-
^^ A & T was talking about 'lots of Garamo and underwear' before i interrupted him...
-
^^Distubing indeed!! Baashi, I thought applying this position .
-
Comcast Is Hiring an Internet Snoop for the Feds By Noah Shachtman May 30, 2008 | 2:42:00 Wanna tap e-mail, voice and Web traffic for the government? Well, here's your chance. Comcast, the country's second-largest Internet provider, is looking for an engineer to handle "reconnaissance" and "analysis" of "subscriber intelligence" for the company's "National Security Operations." Day-to-day tasks, the company says in an online job listing, will include "deploy[ing], installing] and remov[ing] strategic and tactical data intercept equipment on a nationwide basis to meet Comcast and Government lawful intercept needs." The person in this "intercept engineering" position will help collect and process traffic on the company's "CDV [Comcast Digital Voice], HSI [High Speed Internet] and Video" services. Since May 2007, all Internet providers have been required to install gear for easy wiretapping under the Communications Assistance for Law Enforcement Act, or CALEA. Anyone taking this position, Comcast says, will have to be "knowledgeable with ... standards such as CALEA." (The company is all too happy to "intercept its customers’ communications" for a fee of a thousand dollars, Secrecy News revealed last year.) But the person in this job won't just be snooping for the government. He or she will also "perfor[m] diagnosis on data, voice, and video services to detect and respond to fraudulent activity such as theft of service and speed enhancement." For the better part of a year, there have been rumors that the company kept some sort of bandwidth limit on its customers. Finally, in February, Comcast admitted that it had been "clamping down on subcribers' file-sharing as a way of keeping overall net traffic up. The job requires a "B.S. Degree in Information Systems Technology, MIS or related field or equivalent years of progressive experience and self-study," a minimum of two years of policy or security engineering experience," as well as the "ability to carry and coordinate delivery of a 50-pound server to support deployments in local market." If that's too much for you, don't worry. The company is also looking for an administrative assistant in its National Security Operations office. In that position, you'll be able to handle "sensitive incoming Legal subpoenas and other material. Some of this material may be 'Secret/Top Secret' and be classified under applicable Federal Law." source
-
إذا جاريت بخلق دنيئ فأنت ومن تجاريه سوآؤ One would forgive you if you are from Diri dhabe then...waa meel aad looga qayilo.
-
A & T, you have no class...waxaad rabtaad hadba soo qoraysaa ninyahow! Waryaa xaggee ka timid horta?