xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
^^ It was my fault. I made him utter those silly words. Please forgive me yaa Che!
-
Outstanding Speech by Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya
xiinfaniin replied to CapeTown's topic in Politics
A & T, to paraphrase late Nazir of Egypt, let the dogs park, and the peace thru dialogue caravan shall continue its forward march! *****This thread has run off its course*****. -
^^As I told you before, I perfectly understood your argument. You verbalize a lot of nonsense adeer. It contians more grammar than thruth. I said. Now I asked you to come up just one alternative of resolving a 17-year Somali conflict that shows no signes to subside. As I expected you went off on a tangent. And calling you back would be a sure waste.
-
Waa hagaaga adeer; Wax la waayey geellow ninkii waalan baa duda
-
I already told NGONGE what your previous arguments amounted to. I can surmarize your latest victory speech if you want me to .
-
^^Soo dhacyeey...allow anya madiino na faki. Hadduu intaa nagu daayo sow ma fiicnaateen. Hadhow buu haddana soo noqon illeen waxbaa intaa hoosta ka cunayyee! A & T, please delete or rewrite your last two posts. I refuse to believe that you are such an empty loom, and that is the perception your these partiucalar posts give.
-
Outstanding Speech by Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya
xiinfaniin replied to CapeTown's topic in Politics
Badho olosha waa loo godlaa waase baaqima'e Boodada horeetaa danbeed biririfleeyaaye'e Baqal kuma hargalo meel sanguhu maray bariisteeyye Bal ogaada tolwaayaa soo buraanburayye'e When one’s perception of leadership is so erroneously, and irrevocably, shaped, the only solution to deal with that tragedy is perhaps to just listen him and give him a breathing room to vent. And lest that mere accommodation gives him a wrong impression that he has an equal capacity to shape the affairs of the Ummah, a solid line must be drawn in the proverbial sand; leading is not the function of the masses, and fighting soldiers. It’s an ability that’s bestowed on a few. That’s why it’s so unfair to expect this great sufferer of ours, A & T, who couldn’t even grasp that distinction in the first place, to appreciate good Shariif’s leadership even if it hits him in labada indhood iyo salkooda! What the mind does not know, as it were, the eyes cannot see! -
^^Stop the sophistry, waryaa and address good Sheikh’s reasoning I quoted above. NG, yours is respectable position adeer---and I am not trying to flatter you, really! My argument is very simple. The deal Sh.Sharif reached is a much better alternative than the continuation of violence and innocent suffering that goes on uninterrupted. It has milestones and achievable objectives. All I asked critics of this deal including your guru is to articulate a better and realistic alternative than the good Sh. Sharif committed to himself. Thus far I have heard no such alternative. Castro was the only genuine heckler who at least tried to come up some. But his alternatives, as I am sure he latter realized, were so ideal and perfect that they amounted improbable given the global context of Somali politics. One more thing before I retire from these boards. I do not enjoy labeling nomads. Doing so is not the trademark of my arguments. Some separatist brothers including your guru, however, are so extreme in their views and so clannish in their political outlook that their apparent political disorder is so tempting to shoot, and I plead guilty that I at times give it a try. That it works so perfectly is not my fault adeer.
-
Sheekh Shariif: Maalin walba xaaladdu meel bey joogtaa, meesha ay joogto taladeeda in la qaato ayaana la rabaa, Soomaaliya 18 sano ayey dhibaato ka jirtay maalin kastana way sii kordheysaa, runtii dhibka ugu badan wuxuu dhacay sannad iyo barkii la soo dhaafay, xaqiiqadu dadka Soomaaliyeed arrintaa iyada ah inaanu xal ku imaaneyn waa ogaayeen oo dhibaatada ay sii kordhineyso, dhib fara badan aya dhacay naf iyo maal fara badan ayaa la waayeywaxa loo dagaalamaayey waa xaq, dad la qabsaday oo dhib loo geystay oo wixii karaankooda ah isku difaaca ayaan ahayn, difaacu ma ahan kaliya xabbad in la rido, xabbadu waxey u baahan tahay siyaasad in lagu hoggaamiyo, taariikhda Soomaalida marka loo laabtana meesha Soomaaliya ay ka hallaabi jirtay xabbada ma aheyn ee siyaasadda ayey aheyd, adduunka aan ku noolnahay kaligeen kuma noolin awood aan ku maquunino ma lihin, in aan ka fikirno habka danaheena aan u meelmarin karno waa waajib anaga na saaran, sidaas darteed ayaan go;aansanay markii aan tashanay in wadahadal la galo xalna lagu raadiyo waa suurtagal in xal lagu helay oo sidii la rabay ah waa suuragal xalkii la sugayey mid aan aheyn in lagu helo, laakiin anaga waxaa na saarna inaan dadaalno, mar haddii dhibaato jirtana haddiiba xal muuqdo in xalkaas la dadajiiyo waa minal xikma, waayo waxa lagu jiro wax fiirsasho leh ma ahan, adaa lagaa rabaa inaad sharaxdid waxa aad qaadan kartid iyo waxa aadan aqbali karin. A & T, haddaadan xanuunsayn si fiican u dheeho waxaa Sh. Shariif leeyahay oo bal cillad u yeel.
-
^^ Adeer adiga xag allaa lagaa haystaa. Oodweyne is fighting to preseve a phantom state hence his objections, put in that context, are explainable. Yours however are not. Marka danbe waxaan ka baqayyaa inaad i tiraahdo reer hebel baad tahay!
-
Outstanding Speech by Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya
xiinfaniin replied to CapeTown's topic in Politics
Laqd-abo nooma hoosayso iyo lab iyo ceebaale Lahan keeni mayniyo wixii lur ina gaarsiine Ninba wixii ku laabudani waa inay ka laacaane Amar nagu luggooyo ah kufrina lagu libaynayo Oo nagu lid ah bay wadaan nimanka ‘Laatiine’ Leelleel waxaa qaba ninkii diinka laayaca e Ma liibaano ruux gaalnimo laabta ku hayaaye Laasima Shareecada rag naga leexday baa jira e … -
Oodweyne's argument: Sheekha waa la siray. UN tu waa tuug. USA waa bad. Claahi Yusuf and TFG waa bad. Jabbuuti is bad. Geelle is bad. Waxani waa fashilmayyaan. Alshabaab should keep fighting. Anaguna waxaa niri: Asbax! NG it's your turn.
-
Outstanding Speech by Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliya
xiinfaniin replied to CapeTown's topic in Politics
Sheekh Shariif: Maalin walba xaaladdu meel bey joogtaa, meesha ay joogto taladeeda in la qaato ayaana la rabaa, Soomaaliya 18 sano ayey dhibaato ka jirtay maalin kastana way sii kordheysaa, runtii dhibka ugu badan wuxuu dhacay sannad iyo barkii la soo dhaafay, xaqiiqadu dadka Soomaaliyeed arrintaa iyada ah inaanu xal ku imaaneyn waa ogaayeen oo dhibaatada ay sii kordhineyso, dhib fara badan aya dhacay naf iyo maal fara badan ayaa la waayeywaxa loo dagaalamaayey waa xaq, dad la qabsaday oo dhib loo geystay oo wixii karaankooda ah isku difaaca ayaan ahayn, difaacu ma ahan kaliya xabbad in la rido, xabbadu waxey u baahan tahay siyaasad in lagu hoggaamiyo, taariikhda Soomaalida marka loo laabtana meesha Soomaaliya ay ka hallaabi jirtay xabbada ma aheyn ee siyaasadda ayey aheyd, adduunka aan ku noolnahay kaligeen kuma noolin awood aan ku maquunino ma lihin, in aan ka fikirno habka danaheena aan u meelmarin karno waa waajib anaga na saaran, sidaas darteed ayaan go;aansanay markii aan tashanay in wadahadal la galo xalna lagu raadiyo waa suurtagal in xal lagu helay oo sidii la rabay ah waa suuragal xalkii la sugayey mid aan aheyn in lagu helo, laakiin anaga waxaa na saarna inaan dadaalno, mar haddii dhibaato jirtana haddiiba xal muuqdo in xalkaas la dadajiiyo waa minal xikma, waayo waxa lagu jiro wax fiirsasho leh ma ahan, adaa lagaa rabaa inaad sharaxdid waxa aad qaadan kartid iyo waxa aadan aqbali karin. -
Juun 09, 2008 to Oktoobar 09, 2008
xiinfaniin replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
^^Do you seriously agree with Ahmed-shiil’s take on Jabbuuti Accord? Or you just taking a page from good Duke’s strategy? Perplexing! -
I was just warning A & T lest he takes your ‘guardedness’ as a sign of weakness.
-
I was just warning A & T lest he takes your ‘guardedness’ as a sign of weakness.
-
^^Spare the meekness NG. You know more than you are willing to admit on these pages...
-
^^Spare the meekness NG. You know more than you are willing to admit on these pages...
-
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^The good engineer is a PL native! I and him differ on the oil exploration thing but I do agree with the majority of the views his site propogates on PL. This article has no quality. It's 3rd grade in both style and tone! ps I am debating to send him a missive... -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^Very good! you could've avoided the tussle by doing it earlier. I cant blve my good freind had allowed such lousy article be published on his site. -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^Who's angry? Is that another tactic of yours? I am asking a simple question? Where do your get this article? I need the net source adeer! I am not asking much, am i? -
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^adeer dont be livid with me. I asked where you got the article and you responded that you 'did' your 'research'! What is that supposed to mean? That you wrote this rubbish? Or you have a confidence the person who wrote this rubbish? I dont blve you wrote it. But in any case this is really very poor way of attacking some one's character... -
^^Sheekooyin badan baan hayyaa. Nin baa waxaa halhays u ahayd taasaa mashaakila. Maalinkii danbe buu shaqo ka yimid. Gurigiibii wuxuu ugu yimid sodohdi. Xaaskiisii baa waxay ku tiri alle Axmedow tani waa hooyaday Barni oo booqasho noogu timid. Markaasuu sidiisii wuxuu yiri taasaa mashaakila. Inta aamustay bay markii waagu beryey markuu Ahmed shaqadii aaday bay dharkeedii guratay oo gurigii ka carootay. Ahmed galabtii buu sidiisii shaqo ka yimid. Xaaskii oo murugaysan buu usoo galay oo yiri eeyaahee Xaaway maxaad maant la duudubantahay. Mrkaasay tiri hooyaday halhayskaagi xumaa bay ka carootay. Suu yiri aan raali galiyee meeday. Gurigaba ka tagtay oo way carootay. taasaa mashaakila buu Ahmed sidiisii yiri. Moral of the story: Kaare dile markaad guursatto halhaysyada xun oo dhan sidii kaba la nacay u soo siib oo adaa clean ah gabadhaada la aqal gal.
-
SH.Shariif Shiikh Axmed no longer Amir of the faithfull why?
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
This is a developing story! CRaxman Madaxey who lives in Cairo, Egypt is also General Duke who resides in MN, USA! Something is not right here Duke. Dont insult your talent; this is rubbish. qusacbalaat. baxrun minal qaathuuraat. Uff! Go Dayniile and find a better article.