xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^What was it you think? Ibti went home mad at Castro and Xiin! Marqaati ma gasho adeer!
  2. ^^Landers brotherhood appeal would be one i suppose Any other you could think of, good NG ?
  3. Originally posted by LANDER: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^That’s a distinct possibility yaa Castro ! Amharic would be the language of choice anyway, I must submit, if Somalia breaks up and disintegrates into little insignificant tribal enclaves… ^ Ceebay tacaal All 'tribal' propaganda aside, are you saying you would rather learn Amharic and be part of the Ethiopian Empire than join your brothers in Somaliland ? P.S. Yes I did catch that before you had a chance to edit ^^Caku a bitter man! You did not catch much adeer. Amharic will be the language of choice if you continue prostituting Ethiopia to get recognition…entrenched political influence engenders cultural influence, yaa dreamy boy! edit: what is they irony sister? dont be that fickle...
  4. lool@Kolkaa ma calanka 'Talyaanika' ee dirgadaha laga taagay yaa lacuni dooonaa?? Cabudhin ma jirto...meesha xoogaaga UNta laga helaa lagu wada cunaa Abitigiis and you of all people know it. I think the elites know the limits of this project...it's the late joiners that wory me like my freind NG..
  5. ^^That’s a distinct possibility yaa Castro !
  6. ^^ oh Castro you are such a tease wallaahi.. Only if good Ibtisaam couild get the paradox!
  7. ^^Admitting my shortcomings and joining the protesting voices are not necessarily contradictory stances .
  8. ^^ Nur Cadde is a rare siyaasi and intellectual... Naxnu naxkumu bithawaahir,wallaahu yatawallaa bi saraa'ir, yaa Doctoore...
  9. ^^Awdal needs no liberation. It’s stable and peaceful. Secessionism is a dream. It will be foolish if Awdal folks start fighting against a mere dream…
  10. Maashaa Allaah they were so young ...
  11. Qola kastaa muqaawamadii bay fahamtay... war hoy halla joogo!
  12. Xaaji NG, ha la daayo! When this dream of his evaporates, as it will, unlike many here, he will have the audacity to admit what it was!
  13. lool@Castro. You nailed it down adeer. Allow ha ku celin...the timing was perfect too.
  14. ^^ Oodweyne , why do you expect a fair debate with a sincere purpose in it from a man whom you always wished his decease as it were?
  15. Heshiiskii Jabuti oo la ansixiyay 16 Jul 16, 2008 - 9:11:43 AM Baarlamaanka Somalia ayaa maanta cod iyo sacab ku ansixiyay heshiiskii ay DF iyo mucaradkeedu ku gaareen dalka Jabuuti, iyadoo qodobbadii heshiiskaas loo sharraxay mudanayaasha Baarlamaanka Somalia. Ra'iisul wasare ku xigenka xukumada Somalia ahna Wasiirka Warfafinta, dhallinyarada & Isbortiga Axmed C/salaan Xaaji Aadan oo maanta ka qaybgalay kulankii Barlamanka oo qoraalka shirkaas u akhriyay xildhiabannada Somalia ayaa xusay inay ku qanceen wixii ay kala kulmeen mucaaradka. "Mudanayaal waxaan is xushmad leh idin kaga codsanayaa idiinkoo qiimanaya xaaladda uu dalku marayo inaad ansixisaan qodobbada heshiiskaas, maadaama aan dhamaanteen nahay dadkii ummadda Somaliyed u hayay hoggaanka" ayuu yiri Axmed C/salaan oo la hadlayay mudanayaasha. Wasiirku, wuxuu intaas ku daray in howlaha Somalia ay gacanta ku hayso beesha caalamka, isagoo xusay inuu ku kalsoon yahay in Baarlamaanka uu yahay gole jecel inuu heshiiskaan noqdo mid fula. "Waxaad la socotaan in heshiiskan ay qayb ka mid ah mucaaradka diideen welina ay ku adkeysanayaan inaysan taageersanayn, waxaase u sheegayaa in khilaafka jira uu yahay mid u dhexeeya Somalida oo aysan shishiyeehu wax lug ah ku lahayn" ayuu mar kale ka hor sheegay Axmed C/salaan. Xildhiban Xasan Abshir Faarax oo hadal ka jeediyay xarunta Barlamanka ayaa sheegay in heshiisii Jabuuti ay taageereen mudanayaasha iyagoo eegaya dhibaatada haysata Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna ku tilmaamay hadalkii wasiirka warfaafinta mid loo riyaaqo. Guddoomiyaha Baarlamaanka DF Sheekh Aadan Madoobe oo gabagabadii shirka hadlay ayaa sheegay in baarlamaanku taageeray heshiiskaas iyo qodobbadii kasoo baxay. Mudanayasha Barlamanka oo maalmihii ugu dambeyay ku celcelinayay in la horkeeno qodobbada heshiiskii Jabuuti ayaa u muuqday kuwo ka dabcay moqifkoodii markii ay dhageysteen hadalka Wasiirka Wafaafinta. Garowe Online, Baydhabo
  16. Tehran: Dowladda Iiraan oo sheegtay iney qeyb ka qaadaneyso xalinta mushkilada dalka Soomaaliya Tehran(AllPuntland)-Dowladda Iiraan ayaa ka hadashay arrimaha dalka Soomaaliya iyadoo sheegtay in ay taageereyso sidii dalka Soomaaliya nabad loogu soo dabaali lahaa, hadalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi uu kulan la yeeshay Wasiirka arrimaha dibada Iiraan Manoucherhr Mottaki oo uu guddoon siiyay Warqadda aqoonsiga safiirnimo. Wasiirka arrimaha Dibada Iiraan Manoucherhr Mottaki ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu la qaatay Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalkaasi C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guul-Wade) xili ay kulan ku yeesheen dalkaasi, wuxuuna Wasiirka arrimaha dibada Iiraan uu carabka ku dhuftay in loo baahan yahay in Waxgaradka Soomaaliyeed ay xaliyaan khilaafaadka ka dhex jira Soomaalida. Madaxa Warfaafinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iiraan ayaa shaaciyay hadalka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo kulanka uu la yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Iiraan, wuxuuna Madaxa warfaafinta uu kaloo sheegay in Wasiira uu ka hadlay dhibaatada dalka Soomaaliya iyo waxa salka ay ku heyso. Mr.Manouchehr Mottaki waxaa uu sheegay in dhibaatada Soomaaliya ay salka ku heyso kheyraadka dabiiciga ee dalka Soomaaliya uu leeyahay isla markaana dalal badan ay daneynayaan kheyraadkaasi uu leeyahay dalka Soomaaliya. C.M.Cali AllPuntland.
  17. Sanca: Khilaafkii u dhaxeeyay Isbaheysiga Asmara oo u muuqda mid soo af jarmaya 16. Juli 2008 Sanca(AllPuntland)-Waxaa maalmahan magaalada Sanca ee dalka Yeman ka socday shir dib u heshiisiin oo ay lahaayeen xubnaha Isbaheysiga Asmara ee khilaafka xoogan ka dhex taagnaa, kaasoo sababay in warbaahinta la isku dhaafsado hadalo kulul. Xubno madalayey dhinacyada Isbaheysiga Asmara ee ka kala tegay Jabuuti iyo Asmara ayaa haatan la sheegayaa in ay gaareen heshiisyo hordhac ah oo aan weli la shaacin balse ay dhiman yhihiin gunaanadkii waxyaabihii ay ku heshiiyeen, saacadaha soo socdana la shaacin doono. Sh. Yuusuf Cali Ceynte oo ka tirsan Mas’uuliyiinta ku howlan dhex dhexaadinta labada dhinac ayaa sheegay in xubnaha isbaheysiga Asmara ay isku afgarteen wixii khilaafka dhaliyay isla markaana ay ka heshiiyeen, isagoo intaa raaciyay in haatan lagu guda jiro diyaarinta qoraaladii lagu heshiiyay ee laga soo saari lahaa shirkaasi. Khilaafka Mas’uuliyiinta Isbaheysiga mucaaradka ee Asmara ayaa bilowgiisii ka dhashay saxiixii iyo ka qeybgalkii shirkii dib u heshiisiinta ee Qaramada Midoobay soo qaban qaabisay kaasoo ka dhacay dalka Jabuuti oo ay ka soo horjeesteen koox uu hoggaaminayey Sh. Xasan Daahir Aweys halka kooxdii ugu awooda badneyd uu hoggaaminayey Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Shariif Xasan Sh. Aadan. C.M.Cali AllPuntland.
  18. Dhinacyada Isbaheysiga Dib u xoreynta oo wada hadallo ay ku lahaayeen Dalka Yemen ay rajo wanaagsan ka soo baxeyso Arbaco, July 16, 2008(HOL): Dhinacyada is-khilaafsan ee Isbaheysiga Dib u xoreynat Soomaaliya oo maalmahan xubno kala metelayay uu shir uga socday Dalka Yemen ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay shirkooda ka soo baxeyso rajo wanaagsan oo ah in ay ka heshiinayaan khilaafaadkii soo kala dhexgalay. Shirka ay Xubnaha Isbaheysiga ku leeyihiin Dalka Yemen oo heer Maxkamadihii Islaamiga ah ayaa waxaa looga hadlay waxyaabihii keenay in ay is-khilaafaan dhinacyada Isbaheysiga, gaar ahaan garabka Maxkamadihii Islaamka, waxayna wararkii ugu dambeeyay ee laga helay dhinaca shirkaas ay sheegayaan in ay labada dhinac isu soo dhawaadeen. Shiikh Yuusuf Cali Ceynte oo ka mid ah Mas’uuliyiinta dhexdhexaadinta ka dhex wadda labada dhinac oo u waramayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa wuxuu sheegay in ay labada dhinac ka heshiiyeen khilaafaadkii u dhaxeeyay, isla markaana haatan lagu howlan yahay diyaarinta qoraalladii gunaanadka shirka laga soo saari lahaa. Shiikh Yuusuf waxaa uu sheegay in saacadaha soo socda la shaacin doono miro wanaagsan oo ka soo baxay shirkii ay dhinacyada Isbaheysiga ku lahaayeen dalka Yemen, inkastoo uu ka gaabsaday in uu sheego waxyaabaha ay labada dhinac ku heshiiyeen. Ugu dambeyntiina, Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo haatan xubnihiisa ay kala degan yihiin Magaalooyinka Asmara iyo Djibouti ayaa waxay ku kala tageen wada hadallo ay soo qaabeysay Qaramada Midoobay oo lagu dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, waxaana shirkaas ka qeybgalay garab ka mid ah garabyada uu u kala baxay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  19. Ergayga Gaarka ah ee Qarammada Midoobay oo ammanay horumarka laga garay heshiskii Jabuuti WAR SAXAFADDED 017/2008 UNPOS Wednesday, July 16, 2008 Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdallah Nairobi (UNPOS) -Ergayga Gaarka ah ee Qarammadda Midobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdallah ayaa ku amanay Dhinacyadda ama Garabyada Soomaaliyeed sida dhaqsaha leh ee ay ugu howlgaleen in ay horumariyaa heshiskii Jabuuti ee 9 kii June 2008. “Horumarka illaa iyo hadda la garay waa mid na dhiirri gelinaya” ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah. “Muddo hadda bil laga joogo, ayaa musu’liyiin Soomaaliyeed oo ka kala socda qaybo kala gedisan, ayaa waxay talabo geesinimo leh u qaadeen sidii loo soo celinayo sharaftii dhawacantay ee waddankooda”. Ergaygu waxa kale oo uu sheegay in daka hawsha wadday ay san aheen mas’uliyiinta Soomaaliyeed oo keliya. Waxaa la shaqaynayay mus’uliyiin kale oo wawayn sida kuwa waddamada gobalka iyo bulshada caalamka oo ay ugu horeeyaan Xubnaha Jogtada ee Golaha Amaanka- kuwaas oo dhamman goob joob ka ahaa dhacdadii wayned ee Jabuuti. Bulshada Caalamka, siiba Ururka Midowga Yurub, Norway iyo Mareykanka ayaa durbadiiba diyaargareyey dhaqala mug leh oo lagu dhaqan gelinaya heshiski Jabuuti. Muddadii ka dambeysay saxixii heshiiskii Jabuti , dadka Somaliyeed, waxay fursad u heleen inay isu diyaariyaan sidii ay uga hor tagi lahayeen aqabadaha cusub ee horyaala, isla markaasna uga dhaadhicin lahayeen muhimmadda heshisku a kuwa weli ka shakisan qaabka dib loogu soo unkayo ama celinayo qarannimaddi Soomaliyeed. Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qabilsan Arrimaha Somaliya ayaa sheegay in Xubnaha Golaha Ammanka ay waqti dhow ka shiri doonaan Arrimaha Somaaliya. Ergaygu waxa kale oo u tibaaxay in uu wafdi isku dhaf af ee Soomaliyeed ay aadi donaan Golaha Ammanka isla markaasna ay la shiri doonaan Soomaalida qurbaha ku nool, sida kuwa jooga dalka Maraykanka iyo waddama kaleba. “Kadib markii iska hor immad hubaysan uu ka dhacay dalka, kana bilowday loolan dhinaca siyasaddeed, ka dibna isu bedelay iska horimad ka dhex dhacay qabaa -ilaadka Soomliyeed, ayaa waxa hadda jira rajo- taas oo ah in u waa cusub u baryayo daka Soomaaliyeed. Waana mid aanan laga leexleexanaynin waddada dadka Soomaaliyeed ay kula soo noqonayaan sharaftooda iyo karamadooda. Nabad sameyntu, sida ay ugu baahantahay geesinimo, waddaniyad iyo go’aan qadasho aan leex- lexad lahayn, si la eg ayeey hadana u leedahay caddowyo fara badan. Labatankii sanno ee la soo dhaafay dad badan oo Somaaliyeed ayaa si xun dalka loogu dilay, kuwo kalena qoxoti ku noqdeen, ama ku bara kaceen dalka gudihiisa. Ummadda inteedi kaletana waxay noqodeen lahaystayaal. In taa waxaa dheer in aawoddi weyneed ee ganacsatda Soomaliyeedna si buuxda loo isticmali waayey maadaama aysan nabadi jirin. “Waa in la cambaareeyaa dilka macnadarrada ah ee dadka Soomaaliyeed, ee aan waxba galabsan. Lama ogolaan karo dilka dadka ganacsatada Soomaaliyeed ah, sida Cabbas Mahamed Du’ale, Haji Abdirihin Sheikh Ibrahim ama dilka shaqalaha hay’adaha samafalka u shaqeya sida Madaxi Xafiska UNDP Muqdishu, Osman Ali Ahmed, ama sida Ahmed Saalim, oo gar-wadeen ka ahaa gawarri cunto waday, ama sida wariye Nastex Dahir Farax. Sannadan, waxaa ladilay dad Soomaaliyeed oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada – waxaana dadkaasi dilay dad kale ee Somaliyeed. Haddaba waa in lala xisaabtama kuwa tabaraya, haddan hubeyana dhallinyarada Soomaliyeed kuna baraarujinaya in ay dilaan walalahooda. Kuwaan dhalinyarada hubaynaya Alla hortisana iyaga ayaa masuliyadda qaadaya, aadunkuna ciqaab ayey ku mutaysandoonan. Dambiyada noocan oo kale ah weligood lama illaabo iyadoon la iska abaal marin. “Maanta waa maalin muhiim u ah taarikhda Soomaliyeed . Sidaas darteerd, waxaan ugu baqayaa dhamaan muwadhininta Soomaliyeed in ay midoobaan, difaacaanna sharaftooda, isuguna yimaadan sidii ay u helilahaayeen nabad iyo cadalad- taas oo lamid ad sidii ay sameyeen odoyashii Soomaaliyeed ee xisbigii SYL- sanadkii 1940 timeeyaddi. Susannah Price, Public Information Officer, UN Political Office for Somalia (Nairobi) Tel. + 254 20 762 1192 (0) + 254 733 902020 (m) <a href="http://"http://www.UN-Somalia.org"">www.UN-Somalia.org[/i]
  20. Some SOL jury members are quite familiar with the science of jarhi-wa-ta’diil yaa Oodka . When segments of taabi’iyiin commenced collecting prophetic sayings to put them into writing, there were good intelligent people whose contribution were scoffed of on the basis of fasaad in their convictions. They were not liars, mind you! They were not crazy either. Yet their contribution was rejected. So I am certain that many will understand why I dismissed your shouts…I have not insulted you adeer so don’t play the victim card. Most people know that's your specialty, and few are equal to you in that department. The only way I could explain why seeemigly intelligent people insist on believing a region where their clans organized to manage their affairs amounts to a country and all of sudden ignore the known attributes of statehood, the only way to explain that phenomenon is fanaticism. The fervor, and zeal is so strong that there is no room for reasonable discourse…we are a country because that is how we feel and that’s how our leaders tell us…that’s not intellectually stimulating adeer.
  21. Stoic, appreciate your comments bro! I always knew that for every secessionist nut, there is no-head-fake, reasonable, data-driven person who does not forgo hard facts on the ground for regional sentiments or clannish feelings…
  22. ^^No, you got that one wrong yaa dreamy Lander. I am NOT in 'denial of all things Somaliland'. I just dont see it as a country, i see it as part of Somalia. As i said before a country called Somaliland only exists in seccessionist heads...and that is some thing i cant do much about.. And no I dont hail from the region; I have not seen it really. But that is neither here nor there, after all I am having a debate with a man who eqaully is removed from the region if not more...
  23. The Jabbuuti Agreement will take effect after the parties sign it in the coming ceremony in Saudi Arabia. All the important clauses and the action items (cessation of violence, dates of Ethiopia's withdrawal, etc) they stipulate will wait for that ceremony to take place. As Xassan Kharab once said, siday u indha xuntahay uma Alla la’a! There are also important activities going on in Sanca. Positive things are brewing from East…the looms of hope are once again appearing from the horizon. The game is on, but unlike the ones before it, this one is about wit, and not a brute force ala caqli afrikan… He drew a circle that shut me out-- Heretic, a rebel, a thing to flout. But Love and I had the wit to win: We drew a circle that took him in! There, the wit verses of Markham, summarize the new strategy forward…