xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Dabaaldegyo wali ka socda Kismaayo iyo meelo kale Published: May 15, 2013 Kn: Dabaal degyo waaweyn oo loogu damaashaadayo doorashada madaxweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka socota magaalada Kismaayo iyo meelo kale oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Askar iyo shacab ayaa dabaaldaga oga qeybqaadanaya rasaas dusha loo ridayo, buun, alalaalo, durbaan iyo qeeylo, iyada oo dad meel isugu yimid magaalada Kismaayo ay xirteen ciyaaro dhaqameen. Magaalada Dhoobleey ayaa iyana ah meesha kale ee dabaaldagyada waaweyn ay ka dhaceen. Laakiin Afmadoow iyo inta badan gobolka Gedo ayaanan wax shanqar ah laga maqlin, lamana oga sababta. KismaayoNews.com
  2. Listen to the purported interview...it is very hilarious for those who are in the know
  3. I think in the next few days we will see swift actions ...this young state shall be defended from USC ambitions. Barre is an Odey Xaad tool
  4. The BBC asked tough questions, but Ahmed did well. Liked his analogy with the federal government
  5. http://horseedmedia.net/2013/05/15/dhegayso-waraysigi-u-horeeyey-ee-uu-baxshey-madaxweynaha-jubland-axmed-madoobe/
  6. ^Ok We will see who is behaving like a child at least in this board
  7. People will hold him accountable ...this was not cheap, it has been a real struggle to establish this state. much work remain and he needs to move swiftly to complete the state formation process. No doubt however his election will settle the Kismayo issue
  8. I single village to my name?? If that is the case why are you angry while I am happy : the answer is quite simple, I am celebrating the passing of an era that disrupted stability of the region, while you are almost crying for the has been. I want peace and security, you want chaos and insecurity. I have the confidence to thrive and rise, obviously you lack that. How else would you explain your desperation of invoking the defeated and arrested Barre and his 'swift sword', as you put it, ?
  9. I understand --Faroole deserves a medal for his unwavering support for the Jubbaland federal state formation process
  10. Puntland oo soo dhoweysey Doorashada Axmed Madoobe 15 May 15, 2013 - 8:35:52 AM GAROWE ONLINE Dowladda Puntland ayaa soo dhoweysey doorashada madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmad Madoobe oo ku guuleystay maanta 15 May,2013 inuu noqdo hogaankii ugu horeeyey ee maamul goboleedka Jubaland. Madaxweyne Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole oo ay wehelinayeen xubno ka mida wasiirada iyo saraakiisha madaxtoyada ayaa galabta kula hadlay saxaafada magaalada Garowe ,waxana uu si weyn u soo dhoweeyey doorashadan isagoona hanbalyo u direy madaxweyne Axmed Madoobe. Dr.Farole waxa uu guul ku tilmaamay in dadka degan goboladaas ay iskugu yimaadaan shirweyne ay ku dhisaanyaan maamulkooda oo waafaqsan dastuurka DF,waxana dhankooda uu ugu hanbalyeeyey dhismaha Jubaland. Sidoo kale madaxweynaha ayaa sheegay inay guul dareysteen kuwo uu ku tilmaamay inay diidanaayeen Jubaland islamarkaasina doonayeen in colaad iyo burbur uu dalku ku sii jiro. Urur goboleedka IGAD ayuu u mahadceliyey oo qayb ka ahaa dadaalada lagu dhisayo Jubaland,waxana beesha caalamka uu ka codsadey Dr.Farole inay taageeraan maamul goboleedka Jubaland ee madaxweynihiisa la doortay. Rajo wanaagsan ayuu ka muujiyey inay soo dhamaystirmi doonaan maamul goboleedyada Federaalka ahi si dib loogu noqdo dastuurka qabyada ah oo loo dhameeyo. Ugu danbeyntii ayuu Madaxweynaha Puntland ugu baaqay DF Somalia inay taageerto doorashadan iyo dhismaha maamulka Jubaland oo guud ahaan dalka oo idil mudooyinkii danbe laga hadal hayey. Munaasabado kale oo lagu soo dhoweynayo doorashada Shiikh Axmed Madoobe ayaa la qorshaynayaa inay ka dhacaan dunida ,waxana dhowaan la soo dhamaystiri doonaa xubnaha xukuumadda Jubaland.
  11. Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory 15 May 15, 2013 - 8:49:36 PM KISMAYO, Somalia May 15, 2013 (Garowe Online) - Some 500 delegates the Jubaland state formation conference in Kismayo have elected Sheikh Ahmed “Madobe” Mohamed Islam as the first president of Jubaland State of Somalia, even as Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon appointed a task force for Jubaland, Garowe Online reports. Jubaland Conference delegates vote, May 15, 2013 Local communities allocated amongst themselves the 500 delegates to represent the various communities and districts of Lower Jubba, Middle Jubba and Gedo regions that have united to form Jubaland. The Jubaland state formation process has been underway since early 2011. Wednesday’s election at Kismayo University campus featured speeches by presidential candidates, including Sheikh Ahmed Madobe, Hilowle Aden Mohamed, and Mohamed Nur Shambar. All telephone net works in Kismayo were shut down since Tuesday morning. The presidential candidates addressed the 500 delegates, pledging policy promises if elected. The election committee announced that Sheikh Ahmed Madobe won in a landslide, with 480 votes , according to sources in Kismayo. The newly elected President of Jubaland took the oath of office in front of the delegates and vowed to rule with justice and bring peace to Jubaland regions. Ahmed Madobe was the leader of Kismayo's interim administration and led Ras Kamboni group that took part of Kismayo's liberation from Al Shabaab militants in September 2012. Speaking at a press conference in Garowe, Puntland President Abdirahman Mohamed Farole welcomed the Jubaland election, congratulated President-elect Ahmed Madobe, and called on the other candidates to respect the election results. President Farole also emphasized the Jubaland formation process "in accordance with the Somali Provisional Federal Constitution".Meanwhile in Mogadishu, Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon appointed a 16-member committee tasked with "working on a solution for Jubaland", according to a document issued Wednesday from the Prime Minister’s office. The 16-member committee consists of Ministers and Parliamentarians. Somali President Hassan Sheikh Mohamud, elected in September 2012, has made it a government priority to oppose Jubaland formation and has vowed to reject the outcome of the Jubaland conference. It is not clear what task the new committee will conduct, as Jubaland has elected a new President and Vice President.
  12. Shabelle is being romantic of Galdaduud brothers of yesteryear It is over waryaa, by the way this is not the real pulse of Gedo people hence the cheap resort of paying Shabelle to post this nonsense
  13. Timely congratulation But it is not enough, Faroole should go there at ceremony in Kismayo
  14. Haatu, you have an interesting theory there. Are you saying with all their opposition to the Kismayo Conference, Dabrow and Gabal had a scheme to steel the election from Ahmed Madoobe ?
  15. ^^Most of the Gedo boys on SOL work for the PM We are dealing with the PM when we are conversing with Gabbal and Dabrow. I don't know what happened to Yunis --perhaps he was a double agent
  16. ^ :D @ swiftness of Barre's sword. Gabbal, Why have you been acting so desperately lately ? I mean, it is joke to post a thread in SOL and say Barre has been elected the leader of Jubbaland :D
  17. Relax awoowe --you complain too much, you dont know when to stop whining and get over it This thing is real. The government will start talks with the new admin, the PM has already named a committee for that task. This is how it should be
  18. Gabbal;950157 wrote: Xiin, the audio is coming. Gabbal, you and I know Barre is a former warlord who pleaded to stay in a changing city to be with his family . Perhaps distant Mogadishu media outlets are boosting your ego, but why would one entertain the audio of a warlord in a house arrest?
  19. Dabrow, The vice presidential contest will start soon. I suggest you compete before the Jilib folks take the second most powerful post in the state while you whine endlessly Kismayo is in festivity today . It has waited long time to see this day.
  20. War deg deg ah : Banaabaxyo waaweyn iyo damaashadka taageerada M/weynaha Jubbalada oo ka socda Kismaayo Kismaayo 15 May,2013– Pi–Wararka ka soo baxaayay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada uu ka bilaamay Banaabaxyo aad u balaaran iyo dabaaldagyo lagu soo dhaweynayo doorashada Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan ( Axmed Madoobe) oo maanta ergooyinkii shirkii maamul usameynta Jubbaland ay sig aqlabiyad leh ugu doorteen innu noqdo Madaxweynahii ugu horeyey ee si xor iyo xalaal ah logi doortay inuu hogaamiyo dawalad goboleedka soomaliyeed ee Jubbaland State. Rasaas aad badan oo dabaaldeg ah ayaa laga maqlayey guud ahaan magaalada, kadib markis lagu dhawaaqay natiijada guusha dooroshada Madaxweyne Axmed Madoobe. Wariyaayasha shabakada Puntlandi ee Kismaayo ayaa soo werinya in waqtigan xaadirka in kumaan kun oo dadweynaha magaalada Kismaayo ahi ay soo buuxiyeen wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo aad u farxasan, si weyna u soo dhaweynaya natiijooyinkaa dhaxal galka ah ee ka soo baxay shirkii mudada dheer loo fadhiyey ee ahaa tashiga iyo talo wadaaga shacabiga soomaliyeed ee Jubboyinku ay ku yagleelayeen maamul goboleed soomaliyeed oo waafaqsan dastuurka federalka ah ee soomaliyeed. Dhambaalo hambalayo ah oo is daba joogtaa ah ayaa shabakada wararka ee Puntlandi ka soo gaaraya shacabiga soomaliyeed ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo jaaliyadaha Soomaliyeed ee wadaaga jecel ee ku dhaqan daaf yaha caalamka. Waxii War ah ee ku soo kordha yagleelka iyo curashada Jubbalada kala soco Puntlandi
  21. ^^yeah you are confused. Adeer Jubbaland has a president today. Don't let the confused confuse you