xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Xiinfanin wins Johannesburg's Coca-Cola cup
  2. Lets hope an Obama win will help change the American foreign policy mindset.
  3. I have benefited from this. This is how I come to US! It's a good program. Take advantage of it folks!
  4. ^^english's my third language Ibtisam! Mar haddii somali lagu hadli waayyo, xaladaydu ma fiicna!
  5. ^^Seen u shukaansanaa marka hore hee?
  6. Sharif met some of the muqaawamah groups. Al shabaab is a fringe group, but they have dominated the media. And that will change inshaa Allah. The muqaawamah is very strong. The desire to realize Ethiopian withdrawal is very strong. But the notion of rejecting any alternative to acheive that is just blain wrong. The mission of Sharif is to convince critical mass of the muqaawamah who are yet not onboard with the peace caravan to adhere to the ceasefire and try things his way. He's making progress.
  7. ^^lool@beyond FB. I am SOLer though. Many thanks Zack! Ilaahowsan Jb ogaan goortaan dhashay! Meeshaan waa lagu kala tegi lahaa
  8. ^^It looks good indeed ya Geelka! NGONGE, the good sheekh needs you!
  9. How does good jb know these birth dates? ps..waxaan ka baqayyaa inuu teennana sheego!
  10. ^^lool Money is a factor of course. Dadka qaarbaan gaajaysan oo quudis u baahan. Qaar baa arradan oo arratir u baahan. Qaar baa jirran oo xannaano u baahan. Marka beeso waa loo bahanyahay saaxiib. laakiin nabaddu beec maaha adeer. there are political disputes that need settling...
  11. Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Beledweyne Talaado, November 04, 2008(HOL): Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Isbaheysigaas Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne. Wafdigan oo ay Xubno ka yihiin Xoghayaha Arrimaha Gudaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti Col. Cumar Xaashi Aadan, Daahir Maxamuud Geelle iyo xubno kale oo Isbaheysiga ka tirsan ayaa waxay ka soo kicitimeen Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ku sugnaayeen maalmihii aynu ka soo gudubnay. Wafdigan oo ay Garoonka Diyaaradaha uga hortageen Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Mocow iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa la dejiyay Hotelka Madiina ee Magaalada Beledweyne. Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Wafdigan ay kulamo la qaataan Waxgaradka, Odayaasha iyo Bulshada Gobolka Hiiraan, isla markaana ay u sharaxayaan heshiiskii ay la galeen Dowladda Federaalka ee ay qodobadiisa ka midka ahaayeen in Ciidamada Itoobiya laga saaro Dalka Soomaaliya. Wixii ku soo kordha Wafdiga Isbaheysiga Dib u xoreynta ee Beledweyne gaaray iyo cidda ay la kulmaan iyo hadallada ay jeediyaan kala soco halkan haddii Alle idmo. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Somalia
  12. ^^Nuune, aakhirka halkaasay isugu biyo shuban adeer! Laazima shareecadda rag naga leexday baa jire'e
  13. McCain's tragically Shakespearean plight
  14. ^Oodweyne waxba meesha kuma hayyo. Waa xaaji xanduf oo ingiriis bartay. Xaalkiisu waa : Nin shil helay gacmaha labada dhaban show isugu geeyye Oo qaylo shaaraca la tegey laguna soo sheemay Isna halkuu u shammin duulimaad sheeg haddaad garatto
  15. Ururka jaamacada carabta oo si weyn usoo dhaweeyay dib ugusoo laabashadii sh shariif ee dalka. War saxaafadeed ururka jaamacada carabtu uu kasoo saaray xaruntiisa magaalada Qaahira ayaa lagu sheegay in ay si weyn u taageerayaan guud ahaan is badalada ka soconaya dalka Soomaaliya iyo dadaalada nabada oo heerka wanaagsan maraya. “Sh Sharuiif Sh Axmed dib ayuu dalka ugusoo laabtay waxaana uu ku dadaalayaa in uu gacan weyn ka geysto sidii loo meel marin lahaa qodobadii lagulasoo heshiiyay shirkii Jabuuti,arrintaasna Jamacada carabtu si weyn ayay usoo dhaweyneysaa”ayaa lagu yidhi qoraalka kasoo baxay ururka jaamacada carabta. Ururka Jamacada Carabtu waxaa uu sheegay in dhaq dhaqaqyada soconayaahi ay muujinayaan niyad wanaag iyo in dhinacyada Soomaaliyeed ay haatan usoo jeesteen sidii ay xal kama dambeyn ah ugu heli lahaayeen mashaakilaadka ragaadiyay dalka iyo dadka Soomaaliyeed mudo 18 sanadood ah oo laso dhaafay. “Ma ahan in dhiig lasii daadiyo,waxaana ugu baaqaynaa dhinacyada Soomaaliyeed in ay usoo wada jeestaan dhanka nabadda”ayaa mar kale lagu yidhi war saxaafadeedka jaamacada Carabta oo sidoo kale ugu baaqay raga wali diidan hehsiiskii jabuuti in ay u hogaansamaan qodobadii la gaadhey.
  16. Sh Cabdul Qaadir cali cumar “Shariifku waa hogaamiyeheena waxaana ka hadalnay arrimo badan”. Sh Cabdul Qaadir Cali Cumar oo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ka ah ururka maxkamadaha ayaa ka hadlay waxyaabihii lagu falan qeeyay kulan uu shalay magaalada Jowhar kula yeeshay guddoomiyaha mucaaradka islaamiyiinta Sh Shariif Sh Axmed. Sh Cabdul qaadir waxaa uu sheegay in shariifka ay ka wada hadleen sidii xal loogu heli lahaa khilaafka u dhexeeya madaxda maxkamadaha,iyo in loo hogaansamo fatwadii wadaadada uu hogaaminayay Sh Gurxan ay dhawaan kasoo saareen magaalada Burco. Shariifku waa hogaamiyeheena”ayuu ku jawaabay sh cabdul qaadir Cali Cumar oo wax laga weydiiyay inta uu dhan yahay xidhiidhka kala dhexeeya guddoomiye Sh shariif Sh Axmed. Dhanka kale magaalada jowhar ayaa saacadihii lasoo dhafay waxaa ka soconayay kulamo is daba joog ah oo uu shariifku la yeelanayay taliye yaasha maliishiyada maxaakimta,wax garadka deegaanka iyo masuuliyiin kale. Waxaa lagu wadaa in shariifku uu saacadaha soo socda gaadho magaalada Beledweyn ee xarunta u ah gobalka Hiiraan,.iyadoona la sheegayo in ay suuragal tahay meelo ka mida gobalka Galgaduud in uu tago.
  17. Shariif oo wadatashi bilabay Gudomiyaha isbahaysiga ARS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaminayo oo ku sugan Jowhar ayaa kulamo kala duwan la leh saraakiil ka tirsan Maxkamadaha. Sheekh Shariif ayaa kulamo kula qaadanaya hotelka uu dagan yahay ee Suubiye odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha Maxkamadaha oo uu ugu horeeyo mas'uulka gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar. Kulamadan oo albabadu u xiran yihiin ayaa salka ku hayaan ka hadalka iyo isla eegida heshiiskii dalka Jabuuti ay ku gaareen ARS iyo DF, kaasoo ay biyo diidsanaayeen xubnaha Maxkamadaha ee gudaha ku sugan. "Go'aankeenu waa inaan horumarino heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti, waayo waxaa la joojaa xiligii xalka lagu raadin lahaa wadahadal, lagana gudbi lahaa xabada" ayuu Sheekh Shariif ku sheegay hadal uu saxaafada siiyay. Sheekh Shariif oo shir jaraa'id qabtay ayaa aad ugu nuuxnuuxsaday heshiiskii ay DF iyo ARS ku gaareen dalka Jabuuti, wuxuuna ku tilmaamay mid muujinaya sida ay uga go'an tahay in nabad lagu soo celiyo Somalia. "Dalku wuxuu ahaa mudo ka badan 18-sano mid aysan daganaasho ka jirin, go'ankenu waa inaan heshiis wax ku xalino, si loo dib u dhis loogu sameyo dalka, loona sameeyo dowlad wadaag ah" ayuu yiri Sheekh Shariif. Qaar ka mid mas'uuliyiin cambaareeyay booqashada Sheekh Shariif ee Gobolka Sh/dhexe ayuu si gaargaar ah ula kulmay, waxayna mas'uuliyiintaas kulamada kadib muujiyeen inay raali ka yihiin socdaalka Sheekha. Macalin Xaashi Max'ed Faarax oo sheegtay inuu hogaamiyo urur cusub oo lagu magacaabo Kacdoonka Islaamiga ah ee Xamar iyo Xamardaye ayaa ku tilmaamay booqashada Sheekh Shariif mid lagu xagal-daacinayo jihaadka. Sidoo kale mas'uul ka tirsan maamulka Maxkamadaha ee Gobolka Hiiraan ayaa ku hanjabay inay la dagaalami doonaan Sheekh Shariif hadii uu isku dayo inuu booqdo Baladweyne. Wafdiga Sheekh Shariif ayaa lagu wadaa inay gaaraan Gobolka Hiiraan saaxadaha soo socda, iyagoo kulamo la qaadan doona mas'uuliyiinta halkaas ku sugan oo intooda badan taageersan Sheekha. Garowe Online, Jowhar
  18. Jowhar: Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Imaanshihiisa Magaalada Jowhar. Jowhar(AllPuntland)- Hogaamiyaha Mucaaradka ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo gaaray Magaalada Jowhar oo ujirta Magaalada Muqdisho masaafo dhan 90 KM. Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa soo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan Kooxaha Mucaaradka ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, isagoo amaankiisa aad loo adkeeyey. Kooxaha amaanka ee Maxkamadaha Jowhar ayaa aad uadkeeyey amaanka Magaalada Jowhar, waxa ayna wararku sheegayaan in uu maalmaha soo socda la kulmayo Odayaasha & waxgaradka Magaalada Jowhar. Xubin ka tirsan Mucaaradka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa usheegay AllPuntland in uu Sheekh Shariif wadayo dadaalada nabdeed ee ka socda gudaha dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha Isbaheysiga Dibu xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuu heshiis xabad joojin ah la saxiixday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, isagoo markan doonaya in ay nabad ka dhalato gudaha dalka Soomaaliya. Magaalada Jowhar ayaa ka mid ah goobaha ay Maamulayaan maamulada taageersan Sheekh Shariif Sheekh Axmed wuxuuna saacadaha soo socda la kulmayaa masuuliyiin ka tirsan Maamuladaasi, isagoo kala hadlaya xaaladaha dalka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa dalka Soomaaliya meel ka mid ah cagta soo dhigey labo sanno in ka badan oo ku maqnaa meelo banaanka ah gudaha dalka Soomaaliya, isagoo cabsi ka qabay in hadii uu yimaado meel ka mid ah Soomaaliya uu qabsado dagaal ay ku soo qaadayen ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kuwa Itoobiya, oo markoo horeba ka saaray gudaha dalka Soomaaliya. Dhaqan galinta heshiiskii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Mucaaradkeeda hubeysan gaar ahaan Kooxdan uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waxaana ka soo horjeestay Ururka Al- Shabaab oo horey u ahaa Garab ka mid ah Maxkamadihii laga saaray Soomaaliya sannadkii 2006-dii. F. C. Geylan AllPuntland
  19. Shiikh Shariif oo sheegay in haddii dadkii doortay ay gartaan in ay xilka ka qaadaan uu soo dhaweynayo Isniin, November 03, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Sharifi Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay in xilka loo dhiibay ka dego haddii dadkii doortay ay sidaas gartaan. “Aniga markii aan xilkan qabanayay ma jirin cid i qasabtay, aniga ayaa qiyaarkeyga u doortay in aan Umadda u shaqeeyo, hadana haddii Dadkii i doortay ay gartaan in aan xilka ka dego oo ay cid u dhiibtaan diyaar ayaan u ahay waana soo dhaweynayaa”ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo xalay ka qeybgelayay Barnaamijka Dood Wadaag ee ka baxa Idaacadda iyo TV-ga Horn Afrik ee Magaalada Muqdisho. Shiikh Shariif oo ay su’aalo weydiinayeen dad badan oo ka dhegeysanayay Dalka Soomaaliya gudahiisa iyo Dibaddiisa ayaa waxaa ka mid ahaa su’aalihii la weydiiyay waxa uu yeelayo haddii uu shaqeyn waayay heshiiskii ay la galeen Dowladda Federaalka isla markaana ay bixi waayaan Ciidamada Itoobiya, wuxuuna sheegay in markaas aysan jirin waddo kale oo u furan oo aan ahayn in uu u dagaallamo sidii dalka Soomaaliya loo xoreyn lahaa. “Laakin waxaan aaminsanahay in Ciidamada Itoobiyaanka ah ku baxayaan heshiiskan waayo waxaa jira macluumaad badan oo aan ognahay”ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ugu badan shacabka Soomaaliyeed in ay la dhaqangeliyaan heshiiskii ay soo galeen oo ah in xabadda la joojiyo, si ay Ciidamada Itoobiyaanka uga baxaan Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Shiikh Shariif in ay kulamo kula qaateen mas’uuliyiin badan oo ka tirsna Midowga Maxkamadaha Islaamka oo gudaha dalka ku sugnaa, sidoo kalena ay xiriirola sameeyeen kuwo kale oo dalka dibaddiisa ku sugan, wuxuuna rajo ka muujiyay in xal laga gaari doono khilaafaadka jira oo uu sheegay in uu yahay mid siyaasi ah. “Haddii aan u dagaallameynay in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Soomaaliya, hadda taasi waan gaarnay, waxaana loo baahan yahay hadda kadib in la wada hadlo oo laga shaqeeyo sidii ay dadka Soomaaliyeed u heshiin lahaayeen oo aayahooda uga tashan lahaayeen”ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in ay soo dhaweynayaan cid kasta oo dooneysa in wada hadal wax lagu xaliyo, bacdamaa ay shacabka Soomaaliyeed dhibaatooyin kala duwan ku jiraan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
  20. My advice to the West: Give support for local solutions based on Somali culture and religion, encourage Somali religious scholars and intellectuals to devise a suitable form of government, which is able to regain the trust of Somali people, and interact with the rest of the world. And only, that type of government will be able to stop the fanatics that tend to destabilize the region in the name of Islam. Until that happens, Somalia’s problems will unravel with increased dimension, further plaguing other peaceful parts of the world. Good point ya Liqaye!
  21. Nur bro, I am still trying to get Dr. Ahmed's gradual advance in Islamic movement in Somalia link created and posted so we can all share it! I blv it addresses most of the issues we are discussing here in SOL! Bear with me brother!