xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. At the Times, it is house style to refer to a successful Presidential nominee by his full name in the lead of the main story the morning after the election. He may be Bill or Jimmy on his campaign posters, but in the newspaper of record on that one momentous occasion he is William Jefferson or James Earl, Jr. So say it loud and say it proud: Barack Hussein Obama, President-elect of the United States. Of the United States of America, as he himself liked to say on the stump—always, it seemed, with a touch of awe at the grandeur and improbability of it all. New Yorker.
  2. Congrats to Cara! It all seems but certain that Cara will be a president for the womenfolk! Raggii xiin bay la qaxeen !
  3. ^lol. Wax waalan. welcome back adeer.
  4. Wafdigii uu horkacayay Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka anbaba baxay Magaalada Beledweyne Jimco, November 07, 2008(HOL): Wafdigii uu horkacayay Guddoomiyaha Isbaheysiga dib u Xorneyta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa Gobalka Hiiraan ayaa maanta ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyen. Wafdiga ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ku sii sagootiyay Saraakiil ka tirsan Midowgga Maxkamadaha Gobalka oo uu hogaaminayay Shiikh C/raxmaan Ibaraahim Macow, lamana oga halka Safarka wafdigu ku sii wajahan yahay walow wararka qaar ay sheegayaan in laga yaabo in wafdigu gaaro Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halka ay jiraan warar kale oo sheegaya in uu Jibouti u amba baxay. Laakiin waxaa ka haray Xubnaha maanta ka anba baxay Magaalada Beledweyne Col. Cumar Xaashi Aadan oo ah Xog-hayaha Arimaha Gudaha Isbaheysiga dib Xoreynta, waxaana la filayaa in Cumar Xaashi uu sii wado kulamadii ku aadanaa hirgalinta Siyaasadda Isbaheysiga Dib u Xorynta garabka Jibuuti. Maalintii shalay ayuu Shiikh Shariif waxaa uu kulamo waqti dheer qaatay la galay inta badan qeybaha Bulshada Gobalka Hiraan iyo waliba Saraakiishii ka tirsaneyd Ciidamadii hore ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay ka wada haleen xoojinta Nabadda. Sidoo kale dhinacyadii ay is-arkeen Shiikh Shariif intii uu joogay Magaalada Beledweyne waxaa ka mid ahaa Beelaha ku dhaqan Gobalka oo uu kala hadlay in uu dhameeyo dhammaan wixii khilaaf ah ee jira si loo gaaro Nabad waarta. Mudadii uu ku sugnaa Magaalada Beledweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa si weyn loo xoojiyay Nabad-galayda guud gaar ahaan xiliga habeenkii oo dhaq dhaqaaq dadka iyo waliba Gaadiidka laga joojiyay Hotelkii uu ka daganaa Magaalada. Dhinaca kale waxaa maanta shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Beledweyne Guddi dhawaan loo saaray xilinta khilaafka soo kala dhaxgalay Saraakiisha Maxkamadaha Gobalka Hiiraan, waxaana shirkaasi Jaraa'id ka hadlay Shiikh Aadan C/llaahi oo ah Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafka labada dhinac, waxaana uu sheegay in kulamo gaar gaar ah oo ay la qaateen labada dhinaca ugu dambeytii laysku af-gartay in laga heshiiyo wixii khilaaf ah ee jiray, isagoo shirkiisa Jaraa'id ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo lagu saleeyay heshiiska labada dhinac. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Somalia
  5. Hadraawi: Waxaan ku baaqayaa in aan la sii macaansan dhiigga iyo dhimashada ka dhaceysa magaalada Muqdisho, isla markaana la raadiyo xal lagaga maarmo xabadda. waana ayaan darro weyn oo aan sabab sharci ah loo heynin waxyaabaha ay dagaalladaas u dhacayaan
  6. ^^So you already have my tribute (eulogy ) written down, eh! Wallee lay baq! Salaam saaxiib, waa galbaday!
  7. ^^Haa ninyahow! Saw tan gabdhihii la shiddeeyey maaha! Gabdhaha si kalaan heshiis ku ahayn maahine, xukkunka kuma heshiin karno awoowe! Sida hadda Val sheegayso haddeyse dhacday, waa inaan qaxaa...
  8. Kashka, anna Baashi aa i matalaayya in the dirin! Waana kaa rag fiicannaahay ee see yeeli! With all due respect, A&T would be a lamp when confronted with Baashi,the lion! Faanna maaha !
  9. Surely I can take care of her! I took [Qawwaamuun cala nisaa'i [/i] to heart! But working under Cara's reign is not an option. edit: horta doorashadan yaa nagu bilaabay balada?
  10. Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo la kulmay Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan Khamiis, November 06, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga dib Xoreynta Dalka Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo labadii Cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Beledweyne ayaa bilaabay kulamo iyo wada hadallo uu la qaadanayo qeybaha Bulshada ku dhaqan Gobalka Hiiraan. Guddoomiyaha iyo Wafdiga uu horkacayo ayaa kulan waqti dheer qaatay waxaa ay la galeen Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan ee ka kooban 63-ka Xubnood, waxaana kulanka labada dhinac looga wada hadlay arrimo la xiriira xoojinta Nabad-galyada iyo sidii gacan looga geysan lahaa Nabad ku soo dabaalo guud ahaan Dalka Soomaaliya. Axmed C/llaah oo dhinaca Warfaafinta u qaabilsan Wafdiga uu horkacayo Shiikh Shariif oo kulanka kadib shir Jaraa'id qabtay ayaa sheegay in Odayaasha Gobalka iyo wafdigu isku af-garteen qodobadii ay ka wada hadleen, gaar ahaan waxaa uu carabka ku dhuftay dhinaca Nabad-galayada oo ah ayuu yiri yoolka Isbaheysiga. Waxaa uu intaas raaciyay Axmed C/llaahi in Odayaashu codsadeen in wafdigu baaq u jeediyo dhamaan hay'addaha Samafalka si loo gar gaarayo ayuu yiri dadka Soomaalida ah ee dhibaateysan, isaga oo ka dhinaca hay'addaha ugu baaqay in ay arintaa wax ka qabtaan. Dhinaca kale waxaa uu shirkiisa Jaraa'id ku soo qaaday arrimo la xiriira khilaafka ka dhax jira Saraakiisha Maxkamadaha ee ku sugan Gobalka Hiiraan, waxaana mar la weydiiyay bal in ay wafdiga is arkaan Saraakiisha Maxkamadaha ee diidan heshiiskii dhawaan Jabuuti lagu galay waxaa ayuu yiri "Marka hore waa in aad ogaataan cid kasta oo hadasha u jeetada ay leedahay waa in wax la saxo iyo dadaal oo kaliya, sadaa daraadeed Saraakiishaasi weynu is aragnay meeshana waan ka saarnay mad madwogii jiray” ayuu yiri Axmed C/laahi. Sidoo kale waxaa uu sheegay in uu jiro dadaal ay wadaan Culimo sida uu hadalka u dhigay magac iyo qadarinba ku leh dalka kuwaas oo doonaya in ay meel isugu keenaan dhinacayada Isbaheysiga ee fikradda ku kala tagsan ayuu shirkiisa Jaraa'id ku sheegay. Xubno ka tirsan wafdiga uu horkacayo Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ay wehliyaan Wariyaal ka tirsan TV- Al-jasiira ayaa waabarigii hore ee saakay waxaa ay kormeer ku tageen goobihii magaalada ay ka daganaayeen Ciidamadii Itoobiya gaar ahaan Xerada Jante-kuundisho oo ahayd saldhigii rasmiga ahaa ee Itoobiyaanka. Waxaana lagu wadaa in sida warar soo baxaya sheegayaan in saacadaha soo socda dhacaan kulamo kale oo uu wafdigu la yeelanayo qeyabaha Bulshada ku dhaqan Gobalka Hiiraan, inkastoo dadka intiisa badan si weyn u hadal hayo goorta Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu dadka meel fagaaro ah kala hadli doono. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com
  11. ^^Bisinka. Only Odey-biiq would accept a VP post under Cara's leadership. I am Wiil-waal kind of man, and NOT the Odey-biiq tpye yaa Val!
  12. It’s quite sad to watch how Kashafa easily impeachs good sheikhs integrity based on pure hearsay. More tragic is his argument (ha la isdilo). The man has simply succumbed and surrendered to the demands of his lowly soul---anger. Sharif, and certainly the approach he took, is above what my late old man used to call ‘bacoola gurasho’! The man has a mission and he is leading. The premise of his argument is Somalis are Muslims. The fight between them is a fitnah. Tanaazul is the only way out. What is kashafa's? Lest he does not realize what he's writing, anigu aan u dhehee I dhegeysta: This is what Kashafa is saying, folks: In his maskaxdiisa shiddeysan, there are two groups. No third group. 1- Mujaahidiin.==alshabaab. 2- **********s ==the rest. Kashafa, walaalkeen dhibban, supports alshabaab because they are Muslims and calal xaq. Implicit in his argument is that save from alshabaab, the rest of Somalis are gaalo and dhiigoodu waa bannaan yahay. Biyyo uma kabbanayyo inuu Shariifka qudhiisa dilkiisa taageero. That is the caqliyyada Kashafa! Today, Kismayo News fed him a red meat...waa kan ee bal adigu si dheh! Allow kuu naxariiso! One more reason the caravan will succeed is the irrationality of those who oppose its arrival.
  13. ^^Wax isku fal=sida isku dhaan! I told you to ask someone before jumping the gun! You wanna an answer from us, Kashka. Xassan Turk kow dheh. Kismayyo News labo dheh. Adiga sadex dheh. Ilaahay ha adiin danbi dhaafo! Aamiin dheh waryee!
  14. ^^Wax isku fal adeer. Oh I forgot: ask aabe what 'wax isku fal' means before aadan wax isku falin! Remind us again what you want us to debate about! Sharif's character?
  15. ^^I couldn't have said it better ya Baashi! Kashafa, adeer weli ma maraykan kaad ragga ka dagaal gelineysaa Ilaah baa caqliga bixiyya...
  16. Cara waa Arraweelo. Ilaah xukun nooguma dhiibo! I thought the era of Odey-Biiqey was behind us.
  17. Time! But I said i agreed with the ten points. Al Islah has a political maturity that other Islamic movements in somalia dont! Especially this time, when the sahwah (I mean the old Itihaad) that went through hardships after hardships is risking being reduced to a angry group. Of course Al Islah has thier limitations. They do not for instance have a broader base within the Dacwah in Somalia. But the fact that they spelled out these 10 point nuggets as the road map is a great thing. As you probably know though the debate has already started within the elders of the salafi movement as to how to address the issue of al shabaab and the like. But over all I think what the paper Liqaye posted espoused is more or less what I would like to subscribe.
  18. Nuune waagaan regooraha ciyaalka miijiska lacagta ka shabinjirey xagge jirtay saaxiib. I even blv inaan MMA lacag ka dishay though he was a lot younger than i was!
  19. ^^Nimankan waa iska tagaayyaan haddii amxaaraddu baxdo. blv me somalia is no freind for extremism. Waxaan waa la abbuuray adeer, bii'o naxariis darro ah aa meesha ka jirta. Imagine the C130s and Ethiopian tanks and the killing and maiming that has gone on last 2 yrs. Haddi waxaan alla naga saaro, barbaarta gabdhaan u guurinaynaa .
  20. Good for you. I figured voting in the morning is much easier than voting in the evining...so I too did vote!
  21. Waryee Geelka, ma codeysay? If you didn't, go and vote Barak!
  22. looooool@Franch aan ku shukaansaday