xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Interesting that Nur Adde formed Benadir regional admin before his cabinet gets approved. He should’ve waited. Xaaji NG might have been right on this: Yey’s political foes tend to make mistakes and this timing flap may once again engineer a comeback for Yey!
  2. ^^Horta intaanan badda dagaal ku qaadin, raggii odoga sigay ma la hayyaa?
  3. Practical solutions: 1-Continue dirin process 2-Withdraw Ethiopian troops 3-Aayar halloo socdo (i will post this theme in the Islamic section insha Allah in brother SOS's thread) edit: i forgot to say the war against qabyaalad is futile one. qabyaalad is there but it is not really posing a threat to our existance. Perceived injustice and political grievances are! And that knows no tribal boundaries.
  4. Muqdisho: Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay Jabuuti iyo guddiyo ay iska dhex magacaabeen ergadda Dowladda iyo Mucaaradka ku shirsan Jabuuti 24. November 2008 - APL Muqdisho(AllPuntland)-Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa aroornimadii saakay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeday dalka Jabuuti oo ka socda shirka dib u heshiisiinta Isbaheysiga iyo Dowladda. Wafdiga Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa waxaa qeyb ka ah xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka KMG, waxaana wafdigan ka mid ah Axmed C/salaan Wasiirka Warfaafinta oo horay dhinaca Dowladda KMG u saxiixay heshiiskii Jabuuti. Socdaalka wafdiga Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku soo beegantay xili guddiyo labada dhinac ee Dowladda iyo isbaheysiga Mucaaradka ay wada magacaabeen labada dhinac, Guddiyadan siyaasadda ee ka kooban lixda xubnood ayaa waxay ka shaqeynayaan diyaarinta ajendaha looga hadlayo shirka la filayo inuu ka furmo maanta magaalada Jabuuti. Guddiyadan ayaa marka ay is arkaan waxay ajandaha ay soo diyaariyaan horkeeni doonaan isla maanta guddiyada labada dhinac ee Dowladda iyo mucaaradka, kuwaasi oo guda geli doona ka hadalka waxyaabaha ay soo diyaariyeen lixda Guddi. AllPuntland, Muqdisho
  5. LSK, Available facts in the public domain suggest a degree of falling out between Yey and the current Ethiopian direction toward Somalia. Putting that in the context of Yey’s long political journey need not be seen as penning down a premature political obituary. Yey’s perseverance and grit to survive, and at times triumph, may be admirable to some but the means he consistently chose and foolish, and easily imitable, tactics he employed are certainly unpardonable to me. I do believe the powers that be see current TFG as a useful political arrangement that still has considerable value. And if available facts are anything to go by, there is no plan to unseat Yey. It’s Yey himself who after surveying the coming political landscape saw unmistakable writings on the wall as it were and decided to make a stance now. If he goes along with his natural instincts of yaan lagaa badin as he did before, his political fate is quite predictable. And that’s what I was on when I penned this thread. Kor waayeel waa wado indho , Libaaxow, and Yey himself today seems to understand the clearly recognizable signs before him. Having said that, I do not particularly see any benefit in the current squabble within the tfg. I think this will be settled rather quickly in the favor of Jabbuuti Peace Process. This little drama will pass Inshaa Allah. I am not sure however if old Yey will come out of it with his stature within the tfg intact. Time will tell…
  6. ^^Somaliland will be at the table where big players will decide correct course of action to contain the rest of Somalia iyo shiddedeeda , ayyaan u gartay! Oodweynwo waan carraabay awoowe, hase yeeshee enjoy the following dialogue between Ali Hussein and the Somalis of his time (in this literary genius, Fiin represents all Somalis) Fiin yahay adaa ololayoo, oohin ciirsadaye Haddii aan laguu imannin waad, aammusi lahayde Maxaad aragtay waan kula qabaa, uurkutaallada'e? Waxay tidhi "Ilaahay haddaad, aad u garanayso Oo aad Islaam tahay iddaa, waa irdhaysnahaye." Waxaan idhi "Qofkii i abhiyaa, wuu ammaan heliye Ashahaadada iyo waan aqaan, aayaddii Nebiye Hayeeshee ilmada kaa dhacdiyo, umalka guudkaaga In yar iiga sheeg waxaan rabaa, inan ogaadaaye." Waxay tidhi "Inkaar buu ku go'ay, odagi Soomaale Awlaadduu dhalayna waa, sida adoogoode Hadday ul iyo diirkeed yihiin, rag iska eegaaya Afrikadan ma joogeen nimaan, aabbe ku lahayne Ayax kuma dhaleen kaymihii, ubaxa weynaaye Anna aydii aan joogi jirey, kama abaareene." Waxaan idhi "Irdii nalaga qaad, aad ahaan jiraye Waataa la kala iibsadaan, nala ogeysiine Ooddaaba laga goynayaa, Idhankii Laasoode Meeshaad ilmaa dhigan lahayd, uun kalaa degaye." Waxay tidhi "Dhulyahow eheledaa, ma laha iimaane Ilaaleeyey oo dunida waa, ugu il liitaane Iyagaa ableyda isu sida, eebo xoog badane Intey Ayro kala qaadayaan, aarsan mahayaane." Waxaan idhi "Nin tiisaba anfacay, agab haddaad mooddo Umal iyo adoo gaajo qaba, uu col ku eryaayo Haddaad aqalka ugu soo gashoo, magan ku soo aaddo Ul buu kaaga reebaa wixii, kaa itaal badane Ha ka eegin doqon kaama rido, aar ku soo sida'e." Waxay tidhi "Or beenaad waddaa, Ina Xuseenoowe Ugaas iyo qabiilnimo kuwii, ubax ku faanaayay Abtirsiimadoodii kuwii, lagu alhuumeeyey Waataa albaabkii la yimi, agabtu noo tiille Miyaan maanta aafaadkan dhacay, amarkan loo sheegin?" Waxaan idhi "Ilaaq bay hayaan, edebna lays waaye Afkuun bay ka tookhaan sidii, ooryahoo kale'e Bootada ardaayada haddii, aad asali mooddo Aduun baa awaaraha ku lumi, oo ilka caddayne." Waxay tidhi "Ilaahay hadduu, duul arrin u diido Oo uu Ibleys gebi ka rido, sooma ururaane Qalbigii engegey waanaduu, orod ku dhaafaaye Goormaa inkaartani heshey ee, lagu alhuumeeyey?" Waxaan idhi "Arbiyo laguma oga, geesi aynaba'e Iniinaha kelyaha iyo wadnaha, iini kaga taalle Aanada tolkood bawga roon, uumiyaa kale'e Maxaan ararta kaga daalayaa, edeg na loo gooye."
  7. ^^That was great humor, was it not, and a one the depressing market badly needed .
  8. ^^You misunderstood the q, prince? Secondly, and more importantly, that was for Oodweyne .
  9. Oodka, I think you are correct on Ina Yey’s fate, but you omitted to mention that this political tsunami is about to engulf the whole Somalia, and shake things up in a big way. The powers that be are realizing that they can’t contain Somalia at the cheap. Certainly the pirate phenomenon is teaching them a lesson here. The layouts are done, and I spotted Somaliland on it. Comment on that.
  10. ^^Garxume,ragga waa lala heshiiyyaa waase markuu rag kula diriro. Ma rabin inaan thread kan kusoo laabto laakiin adeer Duke wuxuu agtayda ka yahay wiilkii gabdhaha ku lagdan bartay, ee markuu reerkoodu reero wiilal leh la degay, inta sinaha qabsaday at the gathering of boys yiri: yaa iisoo baxa . Intaa meel dhiggo. Adiguna waxaad ka dhigantahay... Seriously, inaad hiilisaad damacday but you didn't how! Nonsense. jemce wanaagsan adeer.
  11. Pirate humour rules Wall Street Argggg, Maties! Here's what shell-shocked financiers are laughing at on Wall Street Friday morning in a phony Bloomberg story: Somali Pirates in Discussions to Acquire Citigroup By Andreas Hippin Friday, November 21, 2008 November 20 (Bloomberg) -- The Somali pirates, renegade Somalis known for hijacking ships for ransom in the Gulf of Aden, are negotiating a purchase of Citigroup. The pirates would buy Citigroup with new debt and their existing cash stockpiles, earned most recently from hijacking numerous ships, including most recently a $200 million Saudi Arabian oil tanker. The Somali pirates are offering up to $0.10 per share for Citigroup, pirate spokesman Sugule Ali said earlier today. The negotiations have entered the final stage, Ali said. "You may not like our price, but we are not in the business of paying for things. Be happy we are in the mood to offer the shareholders anything," said Ali. The pirates will finance part of the purchase by selling new Pirate Ransom Backed Securities. The PRBS's are backed by the cash flows from future ransom payments from hijackings in the Gulf of Aden. Moody's and S&P have already issued their top investment grade ratings for the PRBS's. Head pirate, Ubu Kalid Shandu, said: "We need a bank so that we have a place to keep all of our ransom money. Thankfully, the dislocations in the capital markets has allowed us to purchase Citigroup at an attractive valuation and to take advantage of TARP capital to grow the business even faster."Shandu added, "We don't call ourselves pirates. We are coastguards and this will just allow us to guard our coasts better." *CITI IN TALKS WITH SOMALI PIRATES FOR POSSIBLE CAPITAL INFUSION *WILL REQUIRE ALL CITI EMPLOYEES TO WEAR PATCH OVER ONE EYE *SOMALIAN PIRATES APPLY TO BECOME BANK TO ACCESS TARP *PAULSON: TARP PIRATE EQUITY IS AN `INVESTMENT,' WILL PAY OFF *KASHKARI SAYS `SOMALI PIRATES ARE 'FUNDAMENTALLY SOUND' ' *Moody's upgrade Somali Pirates to AAA *HUD SAYS SOMALI DHOW FORECLOSURE PROGRAM HAD `VERY LOW' PARTICPATION *SOMALI PIRATES IN DISCUSSION TO ACQUIRE CITIBANK *FED OFFICIALS: AGGRESSIVE EASING WOULD CUT SOMALI PIRATE RISK * FED AGREED OCT. 29 TO TAKE `WHATEVER STEPS' NEEDED FOR SOMALI PIRATES
  12. ^^awoowe waad haysaa, tani igu soo orod maaha. The dirin is paradigma shift in many ways though. Ina Yey said today he's willing to lead a delegation to attend this peace process in Jabbuuti to show that he is for peace. He backtracked his earlier call to change the peace venue to Libya. Geediga wadaay baanu leenahay.
  13. Baashi, ninbaa waxaa la yiri waxaa ka warran (I cant say it), suu wuxuu yiri sheeg-sheegidooda ka xun ee inaga daa.
  14. Ikhyaarta, we will reflect insha Allah all those you raised but first let us watch : Ina Yey doing what he does best...
  15. RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Maalmo dib u dhac ah waa jiri karaan laakin waa hubanti in ay Ciidamada Itoobiya baxayaan” Jimco, November 21, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo marti u ahaa Barnaamijka hadal-heynta Jimcaha ee ka baxa Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxayaan Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha oo la weydiiyay in maanta ay ku beegan tahay waqtigii loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiyaanka uga baxaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho, welina aaney jirin Ciidamo ka guuray fariisimadaas ayaa wuxuu sheegay in ay jiri karaan maalmo dib u dhac ah, balse ay mar kasta Ciidamada Itoobiyaanka baxayaan. “Maalmo dib u dhac ah oo ay Ciidamada isku qaban-qaabinayaan waa jiri karaan, waxaanse shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaa in ay Ciidamada Itoobiyaanka baxayaan, taasina waxay qeyb ka tahay heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta”ayuu yiri Ra’iisal Wasaar Nuur Cadde. Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho in ay la dhaqangeliyaan heshiiskii Jibouti oo ay qodobadiisa ugu muhiimsanaayeen in xabadda la joojiyo iyo in ay Ciidamada Itoobiyaanka ka baxaan Soomaaliya, gaar ahaan fariisimo ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho oo kala ah Warshaddii Baastada, Xeyla Bariise, Towfiiq, Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium iyo Wasaaraddii Gaashaandhiga. Hadalka uu sii daayay Ra’iisal Wasaaraha ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo ay dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay is-weydiinayaan sababta ay Ciidamada Itoobiyaanka ugu bixi la’ yihiin mudadii loo qabtay, iyadoo dadka qaarkiisna ay muujinayaan shaki ku saabsan in aysan Ciidamada Itoobiya ka baxeynin Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  16. Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta oo berri ay wada hadallo xasaasi ah uga bilaabanayaan Dalka Jibouti Jimco, November 21, 2008(HOL): Guddiyo ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jibouti oo siyaasadda iyo ammaanka qaabilsan ayaa maanta berri ah waxay wada hadallo uga bilaabanayaan Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay ka hadlayay shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay ayaa wuxuu sheegay in ay guddiyo ka kala socda labada dhinac ay wada hadallo uga bilaabanayaan 22-ka bishan Magaalada Djibouti, isagoo xusay in wada hadalladaas ay yihiin kuwo xasaasi ah. Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde waxaa uu sheegay in wada hadalladaas looga hadli doono arrimo ku saabsan awood qeybsiga iyo suurtagalnimada in ay Isbaheysiga Dib u xoreynta ay wax ku yeeshaan dowladda haatan jirta, si gaar ahna waxaa uu uga xusay arrimaha laga hadlayo in baarlamaanka la furo laguna soo daro xubno ka socda mucaaradka Dowladda. “Waxaan rajeynayaa in wada hadallada Jibouti uga bilaabanaya Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ay noqon doonaan kuwo ay miro wanaagsan ka soo baxaan, isla markaana xal u noqda mushkiladda Soomaaliya”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde. Guddiyadan ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa waxay isugu imaanayaan kulankoodii seddexaad tan iyo markii lagu dhisay Dalka Jibouti, waxayna wada hadalladooda yihiin kuwo xal loogu raadinayo mushkiladda ka taagan Soomaaliya. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Kulanka ay isugu imaanayaan guddiyada ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-ka November 2008 ay ku beegan waqtigii loo qabtay in ay Ciidamada Itoobiya uga baxaan Soomaaliya, gaar ahaan fariisimo ay ku leeyihiin magalaada Muqdisho, inkastoo mudadaas ay ku egtahay ilaa caawa 12-ka habeennimo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  17. As xin sees it. I have never questioned Ina Yey’s intention to rule a united Somalia, that’s free from foreign hegemony with her sovereignty intact. That I believe is what he wanted then, and what he longs today. But in my mind his efforts were always akin to a prayer without dhahaarah who also missed to face the direction of qiblah… In 1978, following his natural instincts of yaan laga badin , he defected to Ethiopia, the same enemy he commanded his men to fight against, and faced it in the trenches of 1977 war in opposition to Siyad’s rule. How could he ever reconcile the unbridgeable gaps and the clear conflict of interest between Ethiopia’s resolve to keep the loots of colonial era, and the Somali ambitions to gather whatever it can trace of its parts and unite its people has never been considered in Ina Yey’s political calculations. Five years latter, his bold moves to do whatever it takes to oppose In Barre came back to haunt him. When his militia backed by Ethiopian tanks roundly defeated Somali army at number of border towns, the question of sovereignty rose, and the conflict of interest he previously ignored forced itself into the discussion of how to proceed from there. Ina Yey, though ambitious and bold, was never a strategic thinker. His colonel like tactics and skills could not match with that of Mingeste’s---utilizing Ethiopian government machinations, Mingeste put Ina Yey in prison. Though it’s not fair to blame him the consequence of Ina Barre’s dictatorial rule, Ina Yey’s treacherous act then without doubt broke the virginity of Somali innocence and opened the door for others with varying political motivations to do the same. Fast forward. After he single-handedly succeeded to establish PL as a political entity that allowed him to participate in shaping the Somali affairs, Ina Yusuf finally secured the top seat on the Somali political pyramid. Considering the political realities that were cemented by the long civil war, his succession to power was in many ways a game changer. It even shocked good Yalahow of Xamar as he watched with intrigue as to how the political shoe as it were nicely fitted Yey’s foot. But it was clear from the get go that Ina Yey secured Ethiopia’s backing before he even started competing for the top post---a fact that spoiled what could have other wise been a political genius. How could he marry his ambition to rule a free Somalia with that of Ethiopia’s agenda of wanting a fragile and divided mini states in Somalia then? Quite characteristically, he conveniently ignored this how . When the real challenge confronted him in 2006 in the form of a legitimate opposition that come into being as a result of genuine uprising against the rule of Mogadishu warlords, Ethiopia forced itself into the issue and ultimately invaded the south in the disguise of fighting Islamic extremism. The invasion was a day of infamy, and the pictures of Ethiopian tanks rolling into the Mogadishu and Kismayo shores were depressing. The wound on the national Somali psychic was apparent. For those who were watching the developing stories at that time could notice how clueless the man came across as Ethiopian generals seemed in control of every bit of national power. Today, Ethiopia feels the need to withdraw after it achieved its goals and political objectives, and once again when Ina Yey’s desires clash with that of Ethiopia as it happened before, the colonel come short. But the consequences for him are much dire now since Ethiopia’s latest maneuverings utilizing regional machinations give this colonel two alternatives. The first option is for him to stay on his post, which is reduced to a ceremonial post, and welcome the official arrival of Jabbuuti peace caravan. Well, lets say the second is not palatable to the colonel. It involves retirement. But whether he survives this one or not, one thing is clear: the very power he used to subdue his political enemies is now being used against him. And in that context, the chickens have indeed come home to roost for him.
  18. ^^If I were in argumentum mood, I would argue and shoot down your defination of gamechange. Even if ina Yusuf leaves the scene, that would not change the somali game adeer. so chill,and watch this little drama...
  19. Saymaa la eega hadday sagallo muuqdaane'e Saadaashi la arag ay Adan iyo Samatar sheegeene'e The music is oddly loud, but the lyrics remain the same: Kenya, Jabbuuti, Ethiopia, IGAD, AU, Arab Leuge, EU, UN, American Embasy @Nairobi TFG, Abdullahi Yusuf Nur Cadde, ....
  20. lool@wixii dhannaaba wuu kala firdhiyey Illaahow haddaan taa xabbad ka fahmay