xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo beeniyay war ay sii deysay mid ka mid ah Warbaahinta Soomaalida Arbaco, February 04, 2009(HOL): Iyadoo shalay sii deysay mid ka mid ah warbaahinta Soomaalida ee ugu codka dheer in madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu dalbaday Ciidamo shisheeye oo wax kala qabta sugidda ammaanka Soomaaliya, ayaa waxaa warkaas beeniyay Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu magacaabo Axmed Macallin Fiqi. Axmed Fiqi waxaa uu sheegay in aaney waxba ka jirin in madaxweynaha uu dalbaday ciidamo shisheeye oo wax kala qabta sugidda ammaanka Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in khudbad uu madaxweynaha ka jeediyay shirkii 12aad ee Midowga Afrika uu ku jiray kaliya codsi ahaa in laga gacan siiyo dowladda Soomaaliya sidii 10kun oo Ciidamo ah loogu tababari lahaa, mushaarna loogu siin lahaa. Xoghayaha gaarka ah ee madaxweyne Shariif waxaa uu intaas ku daray in uusan garaneynin meel ay Idaacadda warkaas sheegtay ka keentay hadalkaas oo uu sheegay in uu ku ahaa mid kedis ku ah oo ay aad ula yaabeen. “Madaxweynaha markii uu qudbeynayay waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay Ciidamo Soomaali ah oo weligood joogaya, dadkooda, dadkooda iyo cimiladooda yaqaana”ayuu yiri Axmed Macallin Fiqi. Daahir Maxamuud Geelle iyo Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo labadaba ka mid ah Wafdiga madaxweynaha ee Addis Ababa ku sugan ayaa waxay sheegeen in uusan madaxweynaha jeedin codsi ku saabsan in ciidamo shisheeye lagu kaalmeeyo. Hadalka ay sii deysay Idaacaddaas ayaa wuxuu ahaa mid niyad xumeeyay dad badan oo Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, waxayse rajada dadkaas kistoo soo wanaagsanaatay markii xafiiska madaxweynaha laga beeniyay warkaas. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  2. Time to go home for me. Maslax waa soo habaabay. Shariifku wareegii labaad la galay weeye tiisu. As it stands now, Sharif got 215 votes, while Maslax got mere 60 votes. All sheekhunaa needs is to hold his pervious margin, and that alone would make him the president. Madaxweyne Sharif Sh. Ahmed usoo duceeyya. Jemce wanaagsan ikhyaarta.
  3. Santaro& North, with Nur's bow out, it should be a landslide for Sharif.
  4. Watching Ahmed Naaji! Inay nabadu macaantahayeeeeeeeeeey. Where is A&AT?
  5. Duke, candidate must secure 280 vote (2/3*(420)) in the first round. Today, Sharif fell short in the first round to win outright. I blve there will be a second round.
  6. Libax, SOL should be able to project Sarif as the winner of this thing if he gets 280. He's about 220 now. Maslax surprises me. Edson! I never heard of him. Nur Cadde is a place holder for Sharif.
  7. Mohamed A Keynan, a freind of mine from MN, is voting for Sharif.
  8. NG, use the second link on this first page of this thread if you have access to internet. I am at work, and the feed is excelent. Duke, brother the vote continues and I have no clue how long it will take before it ends. Nothingh worth of commentary that's happening now. A speaker is calling out names to vote. So far about 300 voted. I will off to the Jemce prayer. Hope by the time i come back this thing ends, and Sharif is officially the president .
  9. NG complains. It's Sheekh Sharif saaxiib. The man you dismissed as naive and gulible. Dont tell us now that he is a cunning politician now. Voting continues.
  10. ^^If it does not end in the first round, this will take for ever. Voting continues...
  11. A motion to make rule changes has been underway. Universal TV cut it off, and started taking calls from their audiences. But it seems that motion passed in favor of basing the two-third clause on the mps present at the election today, excluding those who are not present.
  12. North, tehy have not explained the process yet. They have just called all the candidates... Ibti, we'll update you one some wins. edit: Xasan Abshir drops from the race. Wishes luck with whoever wins. Gac-madhere drops from the race. Wishes luck with whoever wins.
  13. dhegeyso live broadcast of the election [ January 30, 2009, 03:39 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  14. Waxaa la dooranayyaa Sh. Sharif Ahmed Usheeg mudane Jini boqor intaa. Codkiisa waa loo baahanyahee usheeg.