xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka cudur-daartay hadal uu shalay ka yiri Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Qadiyadda Somaliland Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin: Sawirka Barqad Kaariye/HOL Isniin, 09 February 2009 (HOL): Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa hadal uu shalay sheegay oo uu Madaxweynaha dhawaan loo doortay Somalia Shariif Sh. Axmed ku tilmaamay Madaxweyne maamulkiisa iyo Dawladda ay ka duwanaan doonto Dawladihii iyo Maamulladii ka horeeyey ee Somalia soo mara, isla markaana ay Xukuumadda Somaliland ay la jaan-qaadi karayso, ku sheegay mid si khaldan loo fasilay oo aanu sidaa uga jeedin. Madaxweyne-xigeenka oo shalay ka hadlayay Xaflad ay Xukuumaddu u qabatay Qurba-joogga Somaliland ee Hargeysa u yimi ka-qayb-galka Shirweynihii labaad ee Xisbi-xaakimka UDUB, ayaa ka hadlay aragtidiisa Madaxweynaha cusub ee Somalia. “Waxaan filayaa Shariifku inuu arinka Somaliland iyo Somaliya inuu si fiican inoo kala guri doono. Dabcan Soomaali kala maarmi kari mayso oo cid Xad xidhaysa iyo cid wax oodaysa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, horta bal waa in qolo waliba inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato oo dabadeed hadhow Nin-na Xamar laga celin maayo, Nin-na Hargeysa laga celin maayo.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenka Somaliland. Madaxweyne-xigeenka Somaliland waxa uu sheegay in Shacabku isku mid yahay. “Dadka khalad baa la fahamsiiyay oo waxaa la yidhi xad baa la xidhayaa Ciidan baa degaya nina soo gudbi maayo, waa waxa dadka lagu fogaynayo, dadku waa dadkii uun. Laakiin Yurub sida ay wax u kala leedahay uun baan wax u kala yeelanaynaa dadkuna sidaa ayay isku dhex soconayaan. Hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa dadkiinan qurba jooga ah waxaan doonayaa inaad dadka u caqli celisaan oo xaalada wadanka taal uga warantaan.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenku. Warbaahinta maxalliga ah ee Somaliland ayaa si wayn wax uga qortay hadallada Madaxweyne-ku-xigeenka ka soo yeedhay, taas oo keentay in uu Madaxweyne-ku-xigeenku Shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa ku sheegay in hadalladiisa loo fasilay si ka duwan sidii uu ka waday, isla markaana ujeedadiisu ahayd in Dawladda cusub ee uu soo dhisayo Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed aanay farogelin ku samaynin Somaliland Siyaasadeedda iyo Dawladeedda, waa sida uu hadalka u yidhiye. Hase ahaatee, wuxuu ku adkaystay oo uu sheegay in uu filayo in Madaxweyne Shariif Sh. Axmed. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland Where's NGONGE?
  2. Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka cudur-daartay hadal uu shalay ka yiri Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Qadiyadda Somaliland Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin: Sawirka Barqad Kaariye/HOL Isniin, 09 February 2009 (HOL): Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa hadal uu shalay sheegay oo uu Madaxweynaha dhawaan loo doortay Somalia Shariif Sh. Axmed ku tilmaamay Madaxweyne maamulkiisa iyo Dawladda ay ka duwanaan doonto Dawladihii iyo Maamulladii ka horeeyey ee Somalia soo mara, isla markaana ay Xukuumadda Somaliland ay la jaan-qaadi karayso, ku sheegay mid si khaldan loo fasilay oo aanu sidaa uga jeedin. Madaxweyne-xigeenka oo shalay ka hadlayay Xaflad ay Xukuumaddu u qabatay Qurba-joogga Somaliland ee Hargeysa u yimi ka-qayb-galka Shirweynihii labaad ee Xisbi-xaakimka UDUB, ayaa ka hadlay aragtidiisa Madaxweynaha cusub ee Somalia. “Waxaan filayaa Shariifku inuu arinka Somaliland iyo Somaliya inuu si fiican inoo kala guri doono. Dabcan Soomaali kala maarmi kari mayso oo cid Xad xidhaysa iyo cid wax oodaysa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, horta bal waa in qolo waliba inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato oo dabadeed hadhow Nin-na Xamar laga celin maayo, Nin-na Hargeysa laga celin maayo.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenka Somaliland. Madaxweyne-xigeenka Somaliland waxa uu sheegay in Shacabku isku mid yahay. “Dadka khalad baa la fahamsiiyay oo waxaa la yidhi xad baa la xidhayaa Ciidan baa degaya nina soo gudbi maayo, waa waxa dadka lagu fogaynayo, dadku waa dadkii uun. Laakiin Yurub sida ay wax u kala leedahay uun baan wax u kala yeelanaynaa dadkuna sidaa ayay isku dhex soconayaan. Hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa dadkiinan qurba jooga ah waxaan doonayaa inaad dadka u caqli celisaan oo xaalada wadanka taal uga warantaan.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenku. Warbaahinta maxalliga ah ee Somaliland ayaa si wayn wax uga qortay hadallada Madaxweyne-ku-xigeenka ka soo yeedhay, taas oo keentay in uu Madaxweyne-ku-xigeenku Shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa ku sheegay in hadalladiisa loo fasilay si ka duwan sidii uu ka waday, isla markaana ujeedadiisu ahayd in Dawladda cusub ee uu soo dhisayo Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed aanay farogelin ku samaynin Somaliland Siyaasadeedda iyo Dawladeedda, waa sida uu hadalka u yidhiye. Hase ahaatee, wuxuu ku adkaystay oo uu sheegay in uu filayo in Madaxweyne Shariif Sh. Axmed. Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland Where's NGONGE?
  3. Emp, no body forced you or Horn for that matter to participate in an empty topic adeer. Xiins topics in general and this one in particular do not revolve around Horns political sentiments. It's a poor understanding to think so and respond violantly. Waryee Jemce wanaagsan, when the gag expires we will feed you
  4. ^^Warye Horn, what's up with this hot temper today awoowe? I am begining to think changing my reportage may provide teh solution. Emp, yours is a scanty merchandise my good brother. Trading it with mine would be a bad deal .
  5. Waryee Libaax, adiga qudhaadaa shiddo wada . Maslax i have eliminated despite Horns protest Emp, has no horse in this race. The General provided good reporting on the subject. Duke, warkaan hayyaa kama foga waxa report ku qoran, there are two more gentlmen oo wehliyya, laakiin waxaa la leeyahay good Sharif decided already. We shall see
  6. Originally posted by Emperor: Hadii kale bal sheeg ninka laguu sheegay, kolay cirkaa laguu diriyee Emp, perhaps I could eliminate few horses from this race. Do you have any awoowe? Tell us, and I shall abstain, eliminate, or withhold .
  7. ^^No. Innaa lilaahi waa innaa ilaahi raajicuun Are you emotionally attached to Maslax's future political fortunes adeer? You've been injecting Maslax's name in few places here in SOL. Thought it was relevant to tell you he may not get it after all Emp, leave Horns clan out of this discussion please...
  8. ^^Don’t confuse the literary agility of this peace with the political message it bears. The real message is be methodical yaa good Sheekh as you engage with your political nemesis and contemplate compromises .
  9. Faarax B, I will try insha Allah awoowe. Originally posted by Xidigo*: ^^ Ma adigaa dee, I will vote for you any day ^^ You know me that i live in the comfort of Midwest America, and would yield such a highly contested position even if offered. The next two years are very critical, and may prove to be the most difficult period in somali history, and as such this pm position will be named primarily based on political considerations, and not necessarily on competence i am told. Lower your expectations, folks. Somalia is not Sweden you see. Horn, Maslax IS not going to be the next pm. How about that as a breaking news . Others would have been more bold with this but my predictions will be close. I dont know for certain though... Paragon et all, I have a nack for a monopolytistic tencdency . Allow na cafi.
  10. I am not telling though . Not sure either.
  11. Originally posted by Born on the First of January: State your support for an Islamic republic immediately Be carefull to make it clear to emphasise the patriotic and nationalist actions of the al-shabaab in defending the soil of mother somalia Go to asmara and persuade as many of the ARS asmara wing to join not only the new administration but the Parliament as well Keep ethiopia in deed as well as speech as far away from you as possible, you have made you emollient statements now what we need is a fire eating speech in Beled weyne and Huddur that makes yur position on Babylon crystal clear Get the al-shabaab off the terrorist list, in this days of Obama Yes you could, but a very public push would be acceptable Invite the leadership of al-shabaab into the goverment and security forces [ keeping carefull to break up the structure of the organisation when integration in a new force is done] offer the rank and file new opportunites in demobilisation as well as in monetary terms, where they give a salary $ 100 offer $200, again with the proper presentation the funds would be available Kill abu Mansoor - He is the only man dangerous enough to cause you problems, he has the charisma and the fatousness of a man who beleives he is right, but of all those in the al-shabaab he is the man who can rally and harness the dead-enders of that organisation into a problem that might derail and divert your attention, needless to say do not have your prints on that particular action [no mobile phone messages this time ] ^^ Abu mansur shall never be killed The rest of your suggestions are brilliant and should be immediately emailed to the good Sheekh himself.
  12. QA, if you think SL is a Khat land you are excused here adeer. Same way Oodweyne is excused in these discussions. He has to yet come into terms with the reality of PL as a relevant political entity that’s a counterweight to his ridicules claims. I am afraid you exhibiting similar disability. Ifriiqi, I don’t think you can reasonably debate with my intentions. If you think you can, you are insane. You would be better of dealing with my stances here. I am with Siilaanyo. I think he would be better than Riyaale in many ways including delivering your from this secessionism hole you are in. You on the other hand were an UDUB man. I don’t know if things changed since yesterday. It’s good that you support Siilaanyo now.
  13. Originally posted by AfricaOwn: Siilaanyo cannot be used as a tool against his own people That is a decisive answer. I don’t know what was the cause for your mighty labor, adeer. Now since we both agree Siilaanyo is a good man [i know it’s hard for you to blve that ], would you blame me if I say you’re fighting perceptions instead of dealing with real arguments? Xiin wants Siilaanyo to win. Last time I checked you were with Riyaale. Xiin thinks SL is not different than PL hence he has a keen interest in its internal politics. You think SL is a different country, and Xiin is causing mischief. Reer Burco, you implied, is particularly vulnerable for Xiins tactics. I shamed you for that. You back tracked and you now think Siilaanyo is a great man who has SL interest at heart. In general I agree, though I may disagree with what that interest might be. War soo intaa maaha mise wax kalaa ku hayya ?
  14. ^^Do you remember the question yaa Ifriiqi? Here it's again: why do you think [imply] that Siilaanyo could be used as tool against hiw own people?
  15. lol@xumbaynayaa Awoowe, bal adba? Kaaga darane hal su'aal baan weydiiyey kana jawaabi waa.
  16. ^^So you cant answer my question? As you were.
  17. Sophistow raggaagii waa kuwan hadlee ee bal aqri awoowe. Culumdadda PL oo talobixin usoo jeedisay dawladda cusub ee Soomaliya
  18. ^^Meesha Che and Jac hormoodka ka yihiin miyaad caqli ka sugaysaa awoowe. It's a spun coin ! Bal wakaase direction u yeel.
  19. ^^My reason of supporting Siilaanyo is very clear. With Siilaanyo, I blve the seccessionsm dogma can be overcome. I could be wrong on my assumption. But my support is not without a reason. Now answer my q: why do you think Siilaanyo could be used as a tool against hiw own people?
  20. ^^You did not answer my q. Why do you think Siilaanyo can be a tool used against his own people? If he does not see SL's future the way UDUB does, is that a bad thing? Reason yaa ifriiqi. Reason.
  21. ^^lool@shortlisted candidates No. I just want this man to succeed in where others failed.
  22. It's all in Juje's head, Libaax. As of now, we dont know who is going to be the pm for Sharif. Sharif has been very poor and slow decider. Dont get surprised if the selection of pm does not come quick as th situation demands.