xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
^Your sentiment is noted.
-
Mabruuk sayid soomaal allaha barakeeyo. Rag badan baa bartay sida wiilasha loo dhalo Allow barakee
-
^^
-
^^seriously, you should go awoowe. Dhowr xarig oon atkayn baan meesha ku leeyahay'e intaan kuwaaga ku darno meesha noo tag
-
Good news indeed.
-
^^Adeer PL, unlike SL, wants to play politics in teh south. Besides Sharif needs thier support at this time. Sida dadka qaarkii Sharif maaha nin cuqdad soomaali u qaba, dawlad buu rabaa awoowe.
-
^^Salaam Sophist. Saaka maxaa la hayyaa ikhyaarta oo aan ka ahayn in Aw Tusbaxle magaalada joogo?
-
AAliyah, wax walba ma tarjumaynaa balada
-
^^Xayraarsan==noisy and active
-
Ducaysane, labadeenna Shariifkaa na metalla. Juje, reliable source say that Nuradin met with Sharif before his trip to Xamar. Jawhar site reports that he is in the running. Aaliyah, dhiig baa kaa buuxa. My only concern with Galaydh is inuu sharika ku qaldo his Humphery Inst. students.
-
Taasi waa xaal , NG.
-
^^Read point #1. Yaa kale?
-
^^Naah, anigu asagaa candidate ii ah you know. There is an arab proverb yaa Duco man: man rakiba ximaarayni shaqqa duburah
-
^^Gheelle, that’s exactly the point. We are pushing few contenders so we can include your candidate Nuradin in this contest . These Maslax and Ina Abdirashi are somehow annoying me. Afka i cun-cunayya. lool@NG. Sticht up baa kaasoo hartay ninyahow. Just watch us ninyahow
-
lool@Juje Mohamed Crisaq xaaji Obobokor is not in the running, he had a uncle in the race who lost terriblly. Ina Abdirashid? Read my other thread. Maslax? read my other thread. Cirro, may be,may be not. Glaydh, may be, or may be not. Waryaa soo haray
-
Sharif’s criterion for selecting PM is someone who: 1- does not chew qat, smoke cigars or drink alcohol (having a history of doing any those things does not help either) 2- is proficient in English as Sharif is challenged in that department 3- satisfies 4.5, as Sharif’s short-term mission is not to change the charter 4- appeases both the muqaawamah and opposition group as represented by Yey supporters Juje, update your list and scratch anyone who does not meet above criteria
-
^^Libax, Clan news portals create this aura of inevitability for their sons as it regards the pm position. You have to give Sharif credit for keeping this under wraps. There is a reason why every little clan thinks theirs is the choice of this Sheekh. The last word is there is a vetting process in place in Jabbuuti. Geelle’s admin is helping. Lets see how it all ends. But I agree with you qualifications and sensible politicking must drive Sharif’s decision.
-
An independent, peaceful and Democratic Somaliland .................
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^lol@sakiin toobaz ah aan wadan jirey. -
I bet Horn was there
-
looooool@NGONGE. Waryee intaan xaggaa iyo politics sectionka ka cel-celinayyey baad Generalkii iisoo daba martay Sheekhu waa qufacay in private ku lahaa
-
An independent, peaceful and Democratic Somaliland .................
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^KK, nuune odoyaashaasuu ka mid ahaa Nuune, Waraa goof ma lahaydeen ? -
SOL Projection of the New PM..with a new twist..update
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
Waraa Juje, ani iyo adi shariifkaa na metallayya ninyahow. PM ka mucaaradka iska leh -
An independent, peaceful and Democratic Somaliland .................
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
KK, gariir iyo kadhimay-kadhim aad ciyaarayse maahe haddaad cajjiin shiidow gaari lahayd geed kaan waad maqli lahayd. Ciyaalkaan qurbaha ku koray xamar inay shopping malls lahayd ay u qabaan. Makkinada cajjiinka was Nuune's hunting spots...that's where he would've probably gotten the idea of gabdho suuxis Naj, maxaan hubaa awoowe? Geed wax lagu suuxinaayoo ma maqal