xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Originally posted by Nur: Xiinow, inta aan la sameyn soohdimo ( Borders) kala qaybisa qolyaha iska soo horjeeda, waxaa ila quman in la doorto guddi dhexdhexaadiya ooy labada qoloba ku kalsoon yihiin, oo ka koobma Culimada Somaliyeed, Madaxda qolyaha ku loollamaya hoggaaminta umadda.. Sh. Nur dib ha noo celin. Waad ogeyd oo waxaa la doortay guddi culumo ah oo Soomaalida inta macquulka ah ay ixtiraam iyo qadarin badan u hayyaan. Wixii guddigaasi gooyey dhalinyaradu kuma aysan qancin, iyaga iyo culumadunna isla ma fahmin. Dagaallada xammar ka dhacay intii dawladda Sharif dhalatay waxaa riday ama sheegtay dhalinyaraday ahaayeen. Waxay hadda maraysa dhalinyaro leh waan soo dagaallannay ilaa x, y iyo z la helona waxba ma suurta galayyaan, iyo rag raba in bal colka waraf lagu dayyo. Xalka ugu dhow waa in dhalinyaradda meelaha ay joogaan la aqoonsado laguna tixgeliyyo. Meelaha aysan haysanna laakiin ay rajadu ka hayso inay wujuud ku yeeshaan sida Xamar oo kalena ay dawladda u daayaan. Si taasi u dhacdo waa inay caddahay meelaha aad adigu Nur ahaan macquulka u aragto eed is leedahay waa gar in lagu tixgeliyyo dhalinyarada, intaan dhexdhexadinba bilaaban. La soco hawshii culumaddu isku day,waxay ka socon weydey dhalinyarada. Waa qodob muhiim ah. Originally posted by Nur: Si marka kalsoonidii loo soo celiyo, waa in wax waliba sidey ahaan jireen Dowladdii Maxaakimta lagu soo celiyaa, UNDO , maxaa yeelay, Xabashida iyo khaaimiintii waddanka soo geliyey waa ineyan marna ka faaideysan fara gelinta Xabashida, iyo Calooshood u shaqeystaaysha Afrikaanka, oo markaas ayan ku helin matalaad, maxaa yeelay, khiyaanada waddanka abaalgud ma laha, ee ciqaab baa lagu muteystaa. .. Mar labaad, di hanoo celin. 2006 kii maanta ma joogno. Saaxiib annagaa jeclayn inay maxaakimtu guulaystaan, mase noqon. Wixii wax ka dumiyey soomaali bay ahaayeen, iyaga qudhooduna xikmaddii waa seegeen, oo rag qoriga aad ugu bogey baa ku jirey maantana ku jira. Hadda waxay joogtaa Somalia oo 3 dex qaybood siyaasad ahaan u qaybsan. Qaybta ugu muhiimsan Sharif baa hogaammiyye u ah, dhulkuu siyaadada ku heli lahaa waxaa ku haystaa warlords maaha waa rag diin inay udiriraan sheeganayyaa. Dhalinyarada raggaa kow ka ah. Waxaan ka hadlaynaa waa sidii raggaa maslaxadda guud ay u tixgelin lahaayeen, tanaazul na u ogolaan lahaayeen. In la inkiro natiijaddii shirarkii Sharif galay ee musaalaxadda ahaa, oo laysku dayyo in saacadda dib loo celiyyaa waa shiddo, nabadna ma horseedi karto. Originally posted by Nur: 1. Shisheeye waddanka waa ineyan joogin. 2. Waa in la soo celiyaa guddigii Maxaakimta oo ka koobmay Maxkamdaha, iyo Dhallinyarada u gurmatay. 3. Waa iney meeshii ka sii wadaan nabadda, ooy dajiyaan Dastuurka Dowladda Islamiga ah ee Somalia. 4. Waa iney Maxaakimtu noqotaa hey'ad ka madax bannan Dowladda ( Independent Judiciary) 5. Waa iney Maxaakimtu yeelataa ciidan ilaaliya Sharciga Allah iyo amniga waddanka, ciidankaasna waa inuu hoos yimaaddaa Maxaakimta. 6. Waa in markaas ay Maxaakiimtu doorataa Majlisu Shuraa. 7. Waa inuu Majlisu Shuuraa doorto Xaakimka waddanka Xukumaya. 8. Xaakima waddanka oo heysta awoodda ay siiyeen Majilisu Shuuraa waxaa markaas sugeysa inuu waaqica jira uu wax ka qabto. Nur, taasi waa hadafka iyo natiijadda aan doonayno inay somaliya ku danbayso. Haseyeeshee kuma habboona inay noqoto shuruud lagu xiro dadka somalidda ah ee isku hayya xasilinta dalka. Dalku culumuu leeyahay, culumaduna awlawiyaatka waxay u arkaan in laga gudbo is xag-xagashada siyaasadeed oo dalka inta ugu muhiimsan haraysan intii muddoba ah. Caddowga somaliya wuxuu ka faa ideysanayyey waa khilaafka noocaan oo kale ah ee runtii u eg gubadkaan gubi doonno... Anigu waxaan ku jiraa dadka aadka ugu kalsoon in somalidu dad muslim ah yihiin haddii ay amni iyo xasilooni helaanna ay fudud dahay inay dawlad masali karta ahdaafta shareecadda islaamka dhistaan. Laakiin dad aan dawlad lahayn in maantoo lagu celceliyyo haddaan shareecadda la qaadan gow iyo gish ma leh waa xikmad darro weyn runtii. Originally posted by Nur: Waaqica Maanta Jira Waddanku Wuxuu hadda u qaybsan yahay dhowr Qaybood: 1. Qayb Sheegatay iney Somalia Ka goosatay. Somaliland, Shariif ilaa iyo hadda faraha ayuu ka qaadey, wax ku qasbaya Somaliland iney Shariif hoos imaato ma jiraan. 2. Qayb sheegatay Dowlad hoose, laakin ogol Xukun Federaali Puntland 3. Qaybo kala duwan oon aan weli hal qolo u sugnaan, oo hadba qolo qabsato. 4. Caasimadda Muqdisho iyo agagaarkeeda oo intii ay Xabashida ka baxday aan weli qolona wada sheeganin, haseyeeshee la wada joogo, ahan meesha u baahan in soohdintii aad sheegtay ( Beirut Green Line) oo kale laga sameeyo. Koofurta Somalia, Kismaayo iyo Baidhabo iyo inta labada webi u dhexeysa ilaa Xuduudda Kenya/Xabashida, waxaa hadda gacanta ku haya dhallinyarada Kacdoonka ah. Haddii Culimada ay xooggooda saaran hal arrin, dhiig ma daadan doono inshAllah: 1. Inay sameeyaan INSTITUTION umaadda ku kalsoon tahay sida Urur ay u dhan yihiin Culimada Somalia oo dhan, oon qolona ka maqneyn. Nur Waa runtaa oo waaqica siyaasiga ahi sidaa kama foga. Waaqica guudse sidaan baan anigu u dhigi lahaa: Dalku wuxuu ku jirey taqriiban 20 sano oo dagaal sokeeyye ah. Waxaa bur-buray baaxaddii dawladnimo, waxaana lumay kalsoonidii shacabka dhextiil. Waxaa lagu kala tagay dantii guud, waxaana jihrooday cuquushii iyo wax garadkii dadku lahaa. 20 sano somaliya kawaadir aqoon lehi kama soo bixin, kii hanaqaadaa wuxuu marti ku ahaa caasimadaha dawladaha jaarka ahi, maxastuna waxay miciinsi u joogeen xeryaha qoxootiga ee teedsan xuduudaha aan la leenahay dawladaha jaarka. Waxay somaliya noqotay meel ***** iyo nacab ay ku takri falaan. waxaa muddo lagu dirirayey oon goob joog u ahayn kuraas iyo sad bursi qabiil oo acdaa iyo shisheeyye loo kaashaday hirgelintiisa. Inta anagu aan isku maqnayn waxaa nagu maqnaa oo si gaaraa nooga faaideystay Ethiopia oo runtii aad nooga ilheshay. Ragga ku faraxsan in Ethiopia xamar ka baxday waxaa ka maqan in Ethiopia aysan markii horeba xamar u socon eey doonaysay inay wiiqdo awoodda iyo madaxbaaninadda siyaasadeed ee somaliya kasoo bidhaantay. Somaliya waa dal umana baahna inay caqliyy jabhadeed yeelatto oo intii ay dawladnimaddii ku dhuntay soo ceshanlahayd ay ku mashquusho aar goosi iyo aano aysan wax badan maanto ka qaban karin. Dalka noocaas in maanta rag diin sheeganayyaa ay hor istaagaan wixii hakin kara inuu ka tallaabsado xuruubta ahliga runtii waa nasiib darro. Shariif wixii lagula xisaabtami lahaa waxay ahaan lahayd inuu abuuro xaalad uu shisheeyyuhu mar marsiiyyo ku waayo in dalka somaliya ku sii joogo. Laakiin marka dhalinyaradu ay isku qarxiyyaan raggii shalay ka garab dirirayyey ooy si calan ah ugu dhawaaqaan inaysan dagaalka joojinayn, oo ay diidaan inay culumadda dadaalkooda tixgeliyyaan, oo aad moodid inaysan dhib badan ku hayn siyaasiyan xaaladda dalku marayyo oo ayba u muuqdaan rag ahdaaf Somaliya ka shisheysa leh, walaal waa adagtahay difaacoodu. Mar labaad, anigu waxaan rabaa inaad ku dhiiratto sida aad xalka u aragto oo waaqici ah. Wixii 2006 jirey maanta ma jiraan. Waxaa maanta jira dawlad caatto ah oo Sharif hogaaminayyo . Sharif marka xanto laga tago, waa nin Muslim ah oo gayya inuu somali hogaamiyyo. Hase yeeshee waa nin jilicsan oon aad u hufnayn baa la oran karaa. Somalise kala doorasho badan ma haysatto, intay jiiro kale oo dagaal sokeeyye dib u geli lahayd, xikmaddu waxay sheegeysaa inay Sharifkeeda busta ka jaf-jafatto. Shareecada mabda iyyan wuu aqbalay. Farsamo ahaanse adba waad ogtahay oo kawaadir iyo habdhis intaan ka weyn bay u baahantahay. In lagu xisaabtomo waa wuxuu ka qabtay waa xaq lagu leeyahay.
  2. Originally posted by Nur: Anugu qof ahaan waxaan hadda qabaa iney xikmaddu ku jirto talada Afaraad oo ugu dambeysa, in labada qolo lakala ilaaliyo ineyan isku dhicin, dhiigna la daadinin, oo qolo walba waqtiga xaadirka ah ay ku ekaato iney xukunto dhulkeeda, kuna xukunto aragtideeda. Waxaa taladaas xasilloon oo kale lagu Xukumay waddan Jarmanka Federaaliga ah markii labada Jarmal loo kala qaybshay SHUUCI iyo RAASUMAALI , ugu dambeystiina meel bey isugu biyo shubteen oo hadda waa waddan mideysan. Nuurow, Anoo daali raba, oo maagan inaan alshabaab qeexo, oo kala dhig-dhigo, anoo ku xadgudbeyna dadka u mariyyo dhaliilahooda, ayyaan arkay dhorka sadar ee aan kor ku xigtay ee aad adigu qortay. Runtii waxaan u arkaa inay sadarradaasi yihiin horumar weyn oo doodeennu samaysay. Waa fikir aan weligay qabay, xalna noqon kara labada sanno ee dawladan haysatto. Si ayse muwaafaqadeennu macno u samayso, bal noo sheeg xuduudaha aad aragto eed rabto in lakala joogo? Aniga waxaa ii muuqday in alshabaab loo daayyo dhulka magaalada Marka xamar u xigto, Kismayona ugu shisheyso, maantana Baydhabo saldhiga u tahay. Sheekh Shariif iyo dawladiisa waxaa ii muuqatta inaan lagu arbushin Xamar ila magaalada Beledweyne lagu qabsan oo looga haro sheekha. Hase yeeshee waxaa fahamkaa iyo taladaa ka soko maray wiilashii oo aan xuduud iyagu aqoonsanayn, oo raba meelahay maalin ka dirireenba inay sheegtaan oo waxay diidanyihiinba dagaal ku caaridaan. Intaanan ka hordhicin, bal noo sheeg yaa ustaad, xuduudaha aad Sh. Shariif u ogoshahay iyo kuwa aad alshabaab u qoondaysay. Lubnaan waxay ka mid tahay meelaha hab sooc siyaasadeed oo noocaasihi ka hirgalay, dagaalkii sokkeeyanna lagaga gudbay. Ha hilmaamin ujeeddadu waa in la joojiyyaa somalida dhimanaysa, ee ama dayyaca iyo cudurka u dhimanaysa ama xabadda micno darrada ah u dhimanaysa. Ogow Nuurow wax badan oon aan khilaafsanahay oo hadalladii ku jirey baan iska daayey waayo doodda nuxurkaa laga raaca. Nuxurkiina wuxuu noqday inaad xal doon tahay ee aadan lahayn halakala adkaado sida rag qaarkii. waa ku kaa Nurow Alle u baahane, soo dhawoow adeer. Kashka, markaad hadashaba waad iga qoslisaa wallaahi
  3. Nur, al shabaab ha la raaco waa talo. jawaab bayse u baahantahay. waana ku jawaabayyaa haddii alle idmo.
  4. Siilaanyo for 2009. orgi fuulayyaa iyo qabaal miig ka dhigannaaba Todobaadkan waa inaan samada aadnaaye
  5. ^^ Try again and you will find out if the people of the state aren't against PIS.
  6. ^^Very vague answer, shows that you are not comfortable telling us where you chew. London is a big city,saaxiib . It means you are a green chewer though. Stop it, NGONGE. Waa talo.
  7. midda kale waxay ahayd: na.ca.s. Isn't that the answer yaa tolka? Read Ibne Jawzi's Tales of the Fools and you will find a parallel about this gender mystification of yours.
  8. ^^Where do you chew yaa NG ? If you feel comfortable in answering that question, then I will consider my position.
  9. Sh. Nur, Culumadu waa badantahay. Laakiin culumadu isku mustawa maaha, isku ixtiraamna dadka kama wada haystaan. Anigu culumadaan aqaanay wax macquul ah bay la shir yimaadeen kuna taliyyeen. Culumadda iyadu iska aamusan hadda dawr ma leh, oo waxa ay la aamusanyihiin Alaah baa yaqaan. Nimankan dhalinyarada ah yaa u culumaa? Illeen culumadii aan anagu naqaanay diidee? Sharif ma aha nin nagu cusub. waa nin la yaqaanno oo la qiyaasi karo xumihiisa iyo sammaantiisaba. wixii u qarsoon ilaah baa og, laakiin waa siyaasi macquul ah. Maaha nin caalim ah maanta fatwo bixinayya wuxuu taa u daayey culumada soomaliyeed. Iyaguu dawrkaa siiyey. Dalku soomaaluu u qaybsan yahay ee gaalo uma qaybsanna. Xaqiiqadu waxa weeyan inay soomaali colaadii iyo dagaalkii ku raagay awgii qoloba dhan u dhaqaaqday. Inay sii kala maqnaadaan waxaa saacidayya dawladda dhexe een la hayn. Waxaa fudud in suldho lagu yeesho somaalida maanta waayyo waa dad kala firirsan, dhalinyaradu hadday xoog inay kusoo celiyyaa waa danbaan iska waraysanaynaa meesha ka dhacdo, haddii ilaah idmo. Waa xikmad darro weyn runtii in qofku qoriga caaradiisaa aamino, oo usluub kastoo kale tuuro.
  10. Originally posted by Sir-Qalbi-Adeyg: Drugs,jaad, alcohol should all be taken in moderation and you'll be alright. Drugs and moderation are two words that can hardly be combined. In most cases, one starts drugs (jaad) with that thought in mind, namely to moderate and use it responsibly. But gradually, one becomes addicted to the drugs one uses, and turns into a compulsive user without knowing it. When you see Somali men buying jaad in US, breaking the law and risking a jail time in the process, you see compulsive drug users. Yet when you talk to them, you get a casual acknowledgement of the affliction, but the sufferers never admit the extreme nature of what they do. The actions of such troubled men can be anything but moderate. It’s not the intake amount that determines moderation; rather it’s the resources wasted, the time lost on chewing it, and the illegal process of attaining it that defines what is extreme and what is not. Jaad is a drug. Stop chewing it ya Qalbi. Paragon, This man has eloquently spoken about the wildness of his past youthful days and drug uses. Perhaps you are a young man to appreciate it.
  11. March 30, 2009, 10:25 pm Time and the Bottle By Tim Kreider My years of heavy drinking were roughly coterminous with my youth, and looking back now, it’s hard to figure out which one of them I really miss. The association between the two is not just Pavlovian. Drunkenness and youth share in a reckless irresponsibility and the illusion of timelessness. The young and the drunk are both reprieved from that oppressive, nagging sense of obligation that ruins so much of our lives, the worry that we really ought to be doing something productive instead. It’s the illicit savor of time stolen, time knowingly and joyfully squandered. There’s more than one reason it’s called being “wasted.” Of course time doesn’t stop for anyone; alcohol just keeps us from feeling it, the way it’ll keep a man warm while he freezes to death. It elides the years as painlessly as it does hours; your 20’s turn into your 30’s the same way you’ll look at your watch one minute and it’s only 8:30 — the night is young, all the time in the world — and then suddenly it’s last call. I woke up to find myself in my 40’s in much the same way I used to wake up disoriented on friends’ couches at 10 p.m. I don’t feel middle-aged — I Time doesn’t stop for anyone; but alcohol can keep us from feeling it. just feel like I’ve been young a lot longer than most people. This lifestyle also leaves you with some conspicuous gaps on your résumé. I now regret never having played hooky from school, not least because if I had I might not have felt compelled to play hooky from life for the next 20 years. Because it turns out that you can blow off life for as long as you want, but you still have to take final exams. I’m a little appalled at all the time I’ve lost, but then, wasting time wasn’t exactly an unforeseen side effect; it was part of the fun. Of course it was; if drinking wasn’t so much fun it wouldn’t be such a widespread and terrible problem. While responsible people were working their way up their professional ladders, my friends and I were spending whole days eating oysters, drinking pitchers of mimosas and beer, and laughing ’til we wept on decks overlooking the Chesapeake Bay. There is really no drinking half as enjoyable as daytime drinking, when the sun is out, the bars are empty of dilettantes, and the afternoon stretches ahead of you like summer vacation. The gleeful complicity you and your drinking buddies share in the excellent decision to have one more ill-advised round, knowing full well you’re forfeiting the day — you can almost physically feel something lifted from you at this moment, even if you know it will fall back more heavily later on. We used to raise a toast: “Gentlemen — our lives are unbelievably great.” Being clearheaded is such a peculiar novelty: it’s almost like being on some subtle, intriguing new drug. I don’t drink like that anymore. My old drinking buddies fell victim to the usual tragedies: careers, marriage, mortgages, children. As my metabolism started to slow down the fun-to-hangover ratio became increasingly unfavorable. I was scandalized to learn that alcohol is a depressant. And I don’t miss passing out sitting up with a drink in my hand, or having to be told how much fun I had, or feeling enervated and wretched for days. Being clearheaded is such a peculiar novelty that it’s almost like being on some subtle, intriguing new drug. But drinking was also an excuse to devote eight consecutive hours to sitting idly around having hilarious conversations with friends, and I am still not convinced there is any better possible use of our time on earth. Lately, in these more temperate years, I’m reminded of Shakespeare’s Henry plays after Falstaff has died; it’s as if, having put riotous youth behind, there’s now a place in life for things like dignity and honor and even great accomplishment — but it also feels, sometimes, as if everything best and happiest and most human has gone out of the world. Not long ago I celebrated my 42nd birthday. The evening started out grown-up and civilized, with Belgian ales and Chinese take-out with friends, but the night took a turn for the sordid and puerile when one of my friends, whose age is the numerical opposite of my own, insisted on taking me to another bar he knew nearby where patrons drink for free on their birthdays. This is the kind of bar I no longer spend any time in, having already logged 800,000 hours in its like: a dark, raucous dive with cheap drafts and shots, loud rock and roll, and dank, graffitied bathrooms. He ordered me a concoction called a “car bomb,” which, through some ingenious evil alchemy, tastes like a harmless chocolate milkshake but is in fact composed of three different neurotoxins. We punched Van Halen and Meatloaf and the Charlie Daniels Band into the jukebox. We played fierce games of air hockey under a black light. We arm-wrestled with girls. It felt just like turning 24. Life was unbelievably great. The next morning I was hung over, and 42.
  12. ^^Rumi nin ragguu ahaa bro. Nin baa raba inuu is mar mariyyo rag sumaddi. waryee A&T yaa yiri xiin baan carooday? if you are still looking for an answer, the answer is in my first sentence . Meel fog ha u doonin Carona maaha
  13. Originally posted by Nur: Akhi Xiin Xiinow, marka hore, malaha u wanaaji dadka hadba intey ayagu malaha Allah ku wanaajiyaan, taasoo macneheedu yahay, dadka yaaney u wada sinnaan malahaaga, hadba kan Allah ku kalsoon, adigana ku kalsoonoow, taaso qudha ayaa laga yaabaa iney aakhiro ku shafeecdo Allah agtiisa. Waa talo fiican. Qaatay. Runtiina saan u naqdiyyo waan uga calool fayyoobahay. Originally posted by Nur: Walaal wiilasha qoryaha wata wey fakareen, wexey la noqotay in aan heshiis waara lagu gaadhi karin, kalsooni buuxdana ayan soo noqon karin ayadoo shisheeye ay arrinta maleegayaan kana dambeeyaan heshiis la'aanta iyo cadaawaha la dhex dhigay walaalha Somalida. Maanta wiilashu waxay u muuqdaan inay dagaal u heellanyihiin oo ayna maslaxo marna doonayn. Wax kale iska daayyee waxay diideen inay culumadda xattaa la fariistaan. Waxaad mooddaa inay iyaga hadda ugu badiso in shisheeyuhu sii joogo, li anna iyadoo laga shirayyo sidii shisheeyye ku bixi lahaa bay waxay muujiyyeen hadduu baxo inaysan cidna wax u ogeyn una ogalyn, culumo iyo caamo. Originally posted by Nur: Hadaba, ra'yigaaga ah in ururka culimada oo Sheikh Bashir afhayeen u yahay oo macquulka ah la raaco, anigu waa ila fiican tahay, laakin, waxaa shardi u ah in talada culimada sidey tahay loo fuliyo, taasooy ugu soo horreyso, in ciidamada colooshood u shaqeystayaasha Afrikaanka laga saaro waddanka, shisheeye kalena, marna ayan soo dhex gelin iney xalliyaan mushkiladda Somalia, saa ayagaa abuurayee. Walaal miyaadan waaqica soomaaliyya ka jira war u hayn? Yaa diiday culomadda warkeeda, yaase soo dhaweeyey? Yaa xabadda wada, yaase leh halloo kaadiyyo oo hala wada hadlo? Meeday caddaaladii yaa Nur? Mawqifka ah inay shisheeyuhu baxaan waa mawqif saxiix ah oo dad badan oo somaliyeed qaban. laakiin arrinta thaahirada cusub ahi waxa weeyye in dhalinayradu dhiigga dadka iska fududeysteen, dagaalkuna la sahlanyahay iyadoo aysan u aabbe yeelayn cawaaqibtiisa. Talada culumadda hal dhinac ma fulin karo. Aakhirka dadka waxaa lagu qasbayyaa inay is difaacaan, taasoo anigu aan mafsado u arko. Originally posted by Nur: Haddey qolyahan shisheeyaha uu xukunka u dhiibtay ay aqbalaan in talada Ururka Culimada oo qudha la wada raaco, waxaan shaki ku jirin in dhiigga joogsan doono, laakin sidaan uga bartay raggan uu shisheeyuhu soo barbaariyey, lagama yaabo iney aqbalaan talada Culimada oo qeexan, igu soo bar Xiinow, sidaa darteed waxaan ku oranayaa raggaas: " Faqad Kaddabtum, fa sawfa yakuunu lizaamaa" Mar labaad, ma la socottaa waxa dalka ka jira, walaal? Mise sidaad jeceshahay baad qoraysaa? Dawlada Shariif waxay muujisay dabacsanaan ay u dabacsantahay Culumadda. Bil xaqiiqah Sh. Bashiir ayyaaba sidaa yiri. Maanta Sh. Umul baa la mawqif ah. Sh. Sharif Cabdi Nur baa taageeray. Sh. Faruq baa la safan. Haddayse culumadu ku daalaan oo ka insixaabaan dhexdhexaadinta waxaa sabab u ah waa dhalinyarrada iska yaacayya een waxba xerinayn. Sharif waa nin aan idaaro badan aqoon. Aragti siyaasi ah oo saliim ah buuse huwanyahay. Maslaxadu waa in la isaga la dhil-dhilo oo la taageero. Labaatankii sano ee lasoo dhaafay wixii soo baxaba iin baan u yeelaynay, wax ba'a mooyyee wax haggaaga lama ilaa maanta lama arko. Labo sano wax badan kama harin, berri weeyye haddii ilaahay cimri nagu gaarsiiyyo. Adiga Sh. Nur xil baa ku saaran ee taageer Sharifka. Toosi hadduu qaldamo, laakiin wiil hooyadii irmaantahay oon culum ogelayn taladiisa ka bax, qabashu leeyahay ee taageero kugumo leh.
  14. Emperor, Beyond old man’s patience lie real political calculi. He knows SL is no Norway, and can’t expect a smooth election and voter registration process. He knows voters are clans and have tribal allegiance. He knows that Riyaale is not the problem but only represents one arrow of many that will be shot from the large bow. So as long he plays the patient, old caring politician he well eventually win this thing. Even if he does not win, the perception of him being deceived will be hard to overcome. UDUB will not have the political capital and stability required to govern this region. So give the man the credit he deserves. Rabble-rousers like the Hyena would resort to violence. Oodweyne, if you cant answer a simple question (i.e. which party are you rooting for in SL’s coming election) then you are useless for this debate. MM, blve me Darwishs have the keys in that region. Come a year or two, and the activities I am seeing in the West will translate into real political clout. It 's just a matter of time awoowe.
  15. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Oo dee horta reer Bugland ma anaa wax keleba ka fili go'aan ahayne ,,,, Norf xalay buu email ii soo diray uu leeyahay boos ii soo qabo ,, wax baaa loo sheegay oo sidii hore maaha ,,, lol Buntland waa laguugu xiraa, oo weliba lagaa shaqaalaysiinaa haddii North ku meelayn waayo That you already talked to him is a good move though Oodweyne you are predictable awoowe. I heard you are with UDUB now for petty reasons. Any truth to that?
  16. War Castro ...war ka baxaaaaaaaaaaaay. Castro markuu soo galaa kii xumaa tegeye Waxaa laysku kuunyaa waa ninkaan keeb la cararkaaye Soo dhowow. Baro Abtigiis & Tolka. Baro gabadha Ibtiyya. Baro the new NGONGE. Kaalay Politics section. If you didn't know already a tamed Alle Ubaahane is back.
  17. ^^War miyyaa igu dhimman awoowe. Warkii dhammeeyey, the only that you seem not to understand is when xiin talks about SL, he is talking about Somalia. That you like to be different is noted but in actuality is unreal . Odoga Riyaale ah ciddii taqaannaa ha igu salaanto. Una sheeg, xiin wuxuu yiri iska seexo, you will win this one insha Allah. Jacaylow haddaba North la xiriir yaa dan shaqo beeline.
  18. Except when I talk about SL, i feel like talking about Baydhabo .
  19. The peace caravan has succeeded. It produced President Sharif. It was a success. But much remains to be done. Somaliland is in the news. Talking about it does not mean hating it, people. Midda kale, waxaan idin weydiiyey ragga go ayyow, do you deny the current issues? Or you just didn't like the fact your elder brothers are talking about it? We think Siilaanyo has a potential to change things down there. There is a reason why this election gets delayed, delayed and delayed. We advise him to persevere. edit: MM Awoowe everything needs an element of fairness. Siilaanyo has matured politically from his SNM days, and the subsequent passivity he dwelled in the turbulent Egal days. I can distinguesh a lamp from the silent lion. The issue of LA is however a notch higher than SL's internal politics. We will discuss a way out for the aspirant Darwiishs and examine lessons learned from the peril of dual allegiances. But here in this thread I was boosting Kulmiye’s morale, showing them the world has not ended with yesterday’s political verdict, which was indeed in favor of current admin.
  20. Waari mayside war hakaa haro Sit it out. Wait till Riyaale admin runs out of tricks. Don’t play into Riyaale admin’s deliberate provocations. Six months will come soon, before you even know it. Somaliland is a peaceful region. It’s not a democracy. It knows nothing about democratic processes. The ploy to utilize latest voter registration machines in Somaliland of all places was just a trick to introduce an error prone process in order to justify election postponement. Learn from your prior mistakes. We are counting you to deflate the secessionism hype. You have got to be equal to the challenge before you. It’s Waraabe’s function to rabble rouse and appeal to the lowest denominator in that region. Yours is transforming it. It’s Riyaale and his political allies task to feign crisis, political and security, in order to hold onto a feeble power. Yours is exacting far reaching political realignment and lasting peace. Know who you are. You are Siilaanyo a-Soomaali.
  21. March 30, 2009, 10:16 am When Dad Banned Text Messaging Text messaging is a dominant form of teenage communication, but reports of cyber bullying and texting-related driving accidents have some parents questioning whether to allow their kids to text. North Carolina parent Debbe Geiger writes about the challenges of banning text messaging and whether parents should even try. By Debbe Geiger My 14-year-old daughter believes she and my 11-year-old son might be the only adolescents on Earth not allowed to text their friends. Six months ago, my husband blocked that right from their cellphones. They want it back. Debbe Geiger and her daughter. And I can understand why. I check my blackberry on the way home from work, after dinner, before I go to bed, and as soon as I wake up. It makes me feel connected and important. And in today’s world, texting is how kids stay connected with their peers. It’s as ubiquitous as the notes we used to pass in school. For many kids, it’s a major part of their social world, and not having it makes them feel like an outcast. At least that’s what my daughter says; my son doesn’t care as much. I feel her pain. But for now, my husband’s wishes prevail. It’s hard to argue with him about the benefits of lifting the texting ban. I do worry about the effect of texting on kids as future communicators as well as the bad social habits it seems to encourage. And so my argument loses steam. Why, my husband asks, can’t the kids just talk to their friends on the phone? My daughter began texting in earnest a few years ago when we moved to North Carolina from New York. She wanted to stay in touch with her old friends and quickly made new ones. Within a few months she seemed addicted to the vibrating buzz that signaled a new message. She was texting in the bathroom, during homework, during car rides and when she went to bed at night. She was even texting at the same time she was sending instant messages on the home computer. When I would see her, my ‘How was your day?’ was not nearly as important as the dialogue she was having on her phone. Clearly she couldn’t focus on the people she was physically with when she was constantly being pulled into a virtual conversation with someone else. When the phone bill listed more than 3,000 texts in one month, we told her it was time to chill out. Granted, we had unlimited messaging so it wasn’t costing us any more. But does that make it O.K. to send an average of 100 messages a day via text? What could she possibly say in those sentence fragments and abbreviations that was so crucial? And what exactly was she talking about? As it turned out, it was what other people were saying to her that began to concern me more. That’s when I learned about the mean-girl texts, the ones no one would have the nerve to say to a person’s face but are easy to send from one nonconfrontational phone to another. “We all hate you,” I saw on the tiny black screen one night when I picked her up from religion class. First it tore my heart out. Then I got annoyed. Why was she texting during religion class? Then the school called. She was caught texting in class. Trouble was, it was with me. I had texted her to let her know I needed her to babysit after school. But she was given in-school suspension anyway. As it turned out, she had been texting more than just me, but I still feel partly responsible for putting her in that position. The truth is, I like texting with my kids. It makes me feel hip to communicate with them in a way they actually respond to. I liked being able to find out where they were, who they were with and if their plans had changed, and to tell them when they needed to come home, without having to talk on the phone. I would text my son an ‘I love you’ when I knew he was home from school. He’d immediately send me one back, and I knew he was safe. That was important to me because he’s not a big talker. However, there is plenty about texting I don’t like. I didn’t like that my daughter rarely spoke to her friends in New York anymore, relying only on texting to communicate. And I certainly do not like hearing about kids who send around half-naked pictures of themselves. They’re too young to fully grasp the ramifications such actions hold for the future. And the overuse and misuse shows they’re not mature enough to use these expensive gadgets responsibly. While my son makes an occasional half-hearted attempt to plea for a return to texting, my daughter regularly pleads her case. She tells us other parents think we’re ridiculous. When I ask, the parents tell me they wish they had our strength. My daughter says she’ll pay the messaging bill, insists she’ll be more responsible, and says she’ll even agree to certain limitations. Phone companies now let you pay an extra fee to limit the unlimited texting you pay for in the first place. Whenever the subject comes up, my husband calmly shakes his head no and stands his ground. I leave the room. I don’t want to disagree with him in front of our children, yet I secretly hope he’ll come around. Debbe Geiger is a former freelance writer and is now a senior media relations officer at Duke University Medical Center in Durham, NC.
  22. ^^waa wax cay u eg , I blame Libax Sankataabte for failing to make the proper distinction.
  23. Sh.Nur, Kalsoonida waa la beeraa. Iskama timaado ya Nur. Dagaalku marna kalsooni ma keeno. Nabadda iyo isku tanaazulkaa keena. Dagaalka waa lagu kala dhintaa, sokeeyyena ma leh. Wiilashaan qoryaha watta waxa laga rabaa wax badan maaha. Waxa laga rabaa inay ogolaadaan in dadku fekero oo tashado oo bal xabadda ayyaamo loo kaadiyo. Sidaad ogtahayba Sh. Bashiir maanta waa hoggaanka culumada xamar, talooyinka uu soo jeediyeyna waa talooyin macquul ah. Hadde yaa dhegeysanayya
  24. Either you are nin waalan , which I doubt you are, or nin yar , which is improbable though not impossible, or you are a ***** , which I begin to think you are. Who else would find under the disguise of the cyber world the perfect venue to ceaselessly piffle? The answer of these seemingly confusing questions does not have to be looked in spiritual hemeneutics. The answer is clear.
  25. No actually it's good translation. I just appriciate how dedicated good Jacayl baro is. Only if he had extra hand, the man, unlike Duke, is shorthanded. Oodweynaa dad u xiga isna waa uun tookhaa