xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Originally posted by Kashafa: ...it will be destroyed. Not rehabilialted. Not 'transformed'. Not 'purged of it's pernicious elements'. It will be removed from the realm of existence and it's crimes will be written in the books of history so that every Somali schoolboy and schoolgirl will grow up knowing the difference between Gobonimo vs Gun'nimo. Geesinimno vs Gaalo'raac'nimo. We will insha Allah see who and what will be destroyed.
  2. Ciidanka Mucaskarka Al-Faaruuq oo iska caabiyey Maleeshiyaad soo weeraray xalay Fariisamahooda Posted to the Web Apr 21, 16:45 Kismaay:-War naga soo gaaray dhawaan Magaalada Kismaayo ee xarunta G/ Jubada hoose ayaa sheegaya in dagaal uu xalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Cabdalla Biroole oo 40.KM ka xigta Galbeedka magaalada Kismaayo. Maleeshiyaad qabiilka ****** ah ayaa xalay fiidkii si lama filaan ah waxaa ay weerar ugu soo qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidanka Mucaskarka Faaruuq LagtCaaanoole, ciidanka Mucaskarka Faaruuqa ayaa waxaa dagaalkii xalay uga dhintay 2 askari,dhinaca maleeshiyaadka soo weerar tegay ayaa waxaa ka dhintay 4 askari waxaan ka dhaawacmay ilaa 7 askari. Ciidanka xoogagga Mucaskarka Faaruuq ayaa iska caabiyey weerarka lagu soo qaaday fariisamahooda xalay waxaan ciidanka Mucaskarka Faaruuq ay dagaalkii xalay ku qabsadeen gadiid aan cadadkooda aan weli hellin. Ciidanka Mucaskarka Lagta Caanoole ayaa aad u adkeeyey amaanka goobaha ay gacanta ku hayaan,maalmihii ugu danbeeyey ayaa Magaalada Kismaayo waxaa ka jira Khilaaf u dhexeeya Xoogagga ku wada sugan Kismaayo khilaaf kaas oo ku salaysan dhismaha Maamulka cusub oo ay yeelato magaalada. Ilo wareed aan xog waraysanay oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu noo sheegay in dagaalka xalay ay soo abaabulle rag ay garanayaan balse waxaa uu ka gaabsaday in uu si cad u sheego waxaase uu sheegay in xooga gga ku sugan Kismaayo rag ka mid ah ay qayb ka yihiin dagaalkii xalay walow uusan si cad u cadaysan oo uu ku gaab saday. Waxaa jira cabsi laga qabo in ay magaalada Kismaayo ay ka abuuranto is gaanshaanbuuraysi arinkaas oo ay caan ku tahay magaalada Kismaayo iyo Gobollada Jubooyinka,is gaashaanbuuraysiga ayaa waxaa laga baqayaa in uu salka ku hayn karo qaab beeleed iyo qaab ururo Islaamiga dhexdooda ah Warka oo faahfaahsan ayaaan dib idin kala socodsiin doonaa Insha Allaahu. Halgan.net [ April 21, 2009, 05:38 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  3. "This is probably the best opportunity that Somalia has had in a long time to develop a sustainable peace and get the country on some kind of a development path. But it is very risky." I think it's.
  4. We will show, insha Allah, why insisting swift Shariicah implementation in Mogadishu, a city that lacks basic infrastructure and institutional capacity to do it, is no more than pure politicking to oppose Sharif’s government. We will draw historical parallels from an era whose relevancy is indubitable. Stay tunned...
  5. Ammiin waa raggeedii, alwasy looking for dicaayad meelaan dicaayadabi ool. Laakiin u sheega haddaad taqqaanan, waa tii Dhoodaane, Orgi fuullayyaa iyo qabaal miig ka dhiganaaba, todobaadkan waa inaan samada aadnaayye'e By any means permissible soomaali waa inay dawlad noqottaa
  6. ^^please do because you need to know, and appreciate when you see a well-written piece like this one in the future. Nin Yaaban, G Will, as always, is being snobbish here mocking people who wear jeans and indicting them as a tasteless bunch. However, the manner he delivers his criticism, and his production of words appealed to my literature taste. MY esl tells me this is a good read indeed . Jemce wanaagsan ikhyaarta.
  7. Guys, it's simple: if you are against Riyaale, support Siilaanyo and Kulmiye party. You first hear here
  8. Aadaabul Khilaaf , is especially a timely topic for many of us. Many thanks to Emperor.
  9. ^ @ overdue qaaraan Odagu waa raggeedii. Waxayse ugu darantahay maalintuu Burco tago oo afku meelahan kusoo qori jirey uu la shirtago AT &T shidda naga haysatta awoowe,siduu gobonimo doon u yahay baad waxaad arkaysaa asagoo Ya Gazetangnaw Mastawasha ka sheekeynayya
  10. lool@St. Paul's first letter to the Corinthians, and St. Barack's inaugural sermon to the Americans. G will has a sense of humor wallee
  11. ^^AT & T saan u nacayba warkiisa ma hayn . Hadduuse London yimid Paragon-ow awoowe xil baa ka saaran ee soo dhawee. NG, Hargeysa tegey baa la yiri ee maxaa ka jira? SL ngonge ka maarmi weydey .
  12. ^^Awoowe, adoon caamada sidaaba ugu nuux-nuuxsan, labadeennu aad baan isugu dhownahay mar haddaad nabad iyo in dadka loo turo ka hadlaysid. Allaah sida san hana waafajiyyo, soomalidana xal ha furo.
  13. Hoos-Ku-Malable, eh? what a benign, harmless nick !
  14. Demon Denim By George F. Will Thursday, April 16, 2009 On any American street, or in any airport or mall, you see the same sad tableau: A 10-year-old boy is walking with his father, whose development was evidently arrested when he was that age, judging by his clothes. Father and son are dressed identically -- running shoes, T-shirts. And jeans, always jeans. If mother is there, she, too, is draped in denim. Writer Daniel Akst has noticed and has had a constructive conniption. He should be given the Presidential Medal of Freedom. He has earned it by identifying an obnoxious misuse of freedom. Writing in the Wall Street Journal, he has denounced denim, summoning Americans to soul-searching and repentance about the plague of that ubiquitous fabric, which is symptomatic of deep disorders in the national psyche. It is, he says, a manifestation of "the modern trend toward undifferentiated dressing, in which we all strive to look equally shabby." Denim reflects "our most nostalgic and destructive agrarian longings -- the ones that prompted all those exurban McMansions now sliding off their manicured lawns and into foreclosure." Jeans come prewashed and acid-treated to make them look like what they are not -- authentic work clothes for horny-handed sons of toil and the soil. Denim on the bourgeoisie is, Akst says, the wardrobe equivalent of driving a Hummer to a Whole Foods store -- discordant. Long ago, when James Dean and Marlon Brando wore it, denim was, Akst says, "a symbol of youthful defiance." Today, Silicon Valley billionaires are rebels without causes beyond poses, wearing jeans when introducing new products. Akst's summa contra denim is grand as far as it goes, but it only scratches the surface of this blight on Americans' surfaces. Denim is the infantile uniform of a nation in which entertainment frequently features childlike adults ("Seinfeld," "Two and a Half Men") and cartoons for adults ("King of the Hill"). Seventy-five percent of American "gamers" -- people who play video games -- are older than 18 and nevertheless are allowed to vote. In their undifferentiated dress, children and their childish parents become undifferentiated audiences for juvenilized movies (the six -- so far -- "Batman" adventures and "Indiana Jones and the Credit-Default Swaps," coming soon to a cineplex near you). Denim is the clerical vestment for the priesthood of all believers in democracy's catechism of leveling -- thou shalt not dress better than society's most slovenly. To do so would be to commit the sin of lookism -- of believing that appearance matters. That heresy leads to denying the universal appropriateness of everything, and then to the elitist assertion that there is good and bad taste. Denim is the carefully calculated costume of people eager to communicate indifference to appearances. But the appearances that people choose to present in public are cues from which we make inferences about their maturity and respect for those to whom they are presenting themselves. Do not blame Levi Strauss for the misuse of Levi's. When the Gold Rush began, Strauss moved to San Francisco planning to sell strong fabric for the 49ers' tents and wagon covers. Eventually, however, he made tough pants, reinforced by copper rivets, for the tough men who knelt on the muddy, stony banks of Northern California creeks, panning for gold. Today it is silly for Americans whose closest approximation of physical labor consists of loading their bags of clubs into golf carts to go around in public dressed for driving steers up the Chisholm Trail to the railhead in Abilene. This is not complicated. For men, sartorial good taste can be reduced to one rule: If Fred Astaire would not have worn it, don't wear it. For women, substitute Grace Kelly. Edmund Burke -- what he would have thought of the denimization of America can be inferred from his lament that the French Revolution assaulted "the decent drapery of life"; it is a straight line from the fall of the Bastille to the rise of denim -- said: "To make us love our country, our country ought to be lovely." Ours would be much more so if supposed grown-ups would heed St. Paul's first letter to the Corinthians, and St. Barack's inaugural sermon to the Americans, by putting away childish things, starting with denim. (A confession: The author owns one pair of jeans. Wore them once. Had to. Such was the dress code for former senator Jack Danforth's 70th birthday party, where Jerry Jeff Walker sang his classic "Up Against the Wall, Redneck Mother." Music for a jeans-wearing crowd.)
  15. Madaxweynaha Puntland oo u ambaxey dalka Kenya 15 Apr 15, 2009 - 8:20:24 AM Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saakey 15 April booqasho shaqo ah ugu ambabaxey dalka Kenya caasimadiisa Nairobi. Waftiga Madaxweynaha Puntland aya waxaa kamid ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Farax A. Dhalac, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Dr. Cabdi Xasan Jimcaale, Agaasimaha Guud ee Batrool Ciise Maxamuud [Dholowaa] iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiskiisa. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa uu la xiriira kulamo uu la yeelanayo madaxda hay'adaha samafalka, Wakiilada midowga Afrika iyo Diblomaasiyiinta wadamada Reer Galbeedka gaar ahaan Wakiilka USA oo fadhigoodu yahay magaalada Nairobi kuwaasoo gabi ahaanba ku lug leh arrimaha Somalia. Warar aan la xaqiijin ayaa sidoo kale sheegaya in safarka Madaxweyne Farole uu la xiriro sidii Puntland tageero uga heli laheyd la dirirka Burcad badeedka kuwaasoo MGPL ku haya dhibaato ba'an. Boqashada Madaxweynaha DGPL ayaa sida la xaqiijinayo qaadan doonta muddo shan cisho ah iyada oo la filayo in April 22,2009 uu furmo Barlamanka Puntland kaasoo kulamo ka yeelan doona misaaniyada iyo Golaha Wasiirada. Xukumada cusub ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa bishaan April waxaa u buuxsamaya Sadex bilood taasoo la filayo iney soo bandhigto howlihii ay qabatey dhinaca Baarlamanka iyo shacabka MGPL. Madaxweynaha Puntland ayaa tan iyo intii loo doortey xilkaan booqasho shaqo horey ugu tagey wadamada Ethiopia iyo Jabuuti. RADIO GAROWE
  16. Originally posted by Positive: Marka dhinac kale laga eegose, ina adeer aan kula kaftamee, nimanka Al-shabaab kursigii ay kaadidooda u soo cabbeen baad uga dheerayseen oo taas bay ka xanaaqeen baa la oran karaa. Si wanaagsan u qaabila oo af wanaagsan uun ha ku baaqina ee gogosha uga kaca. Eedayna ma istaahilaan ee af macaan ku hadla! Al-shabaab dagaal dambe ayaannu ridaynaa hadday yiraahdaan way ku khaldan yihiin. Laakiin markay guusha soo hooyeen in la baal maro iyaduna waa khalad. Marka xal san waa in la keenaa- labada dhinacba! Toosiye2 Saaxiib taadu waa culumadda kala ceshadii caamaddu tiri, iyadoon culumaba is hayn. Sharifka iyo dawladiisu maxaakimtii islaamka ee 2006 ma matelaan. Waxaa maanta ku jira cid walba, waxayna ku timid baahi ka xeel dheer waxa dadku wax ku cabirayyaan. Kaadidaydaan usoo cabbay waa wixii meeshan na keenay. Markii dawladdaan loo fadhiyey Jabbuuti dadkii gogoshaas cilleeyey oo uu arkay waxaan u qalmin bay horta alshabaab ka mid ahaayyeen. Dawladu waxay jiraysaa waa labo sano. Dawlad tabar weyn oo hujuum ku ah iyaga iyo waxay aaminsanyihiin midna maaha. Waa dawlad ogol in culumada loo garnaqsado oo arrinta maslax iyo wado hadal lagu dayyo. Cillooyin bay leedahay,waana la ogyahay. Laakiin waxa la yiri tan day, oo tan kasokoysa day. Arrimuhu waa kala horreeyaan awoowe. Marka haka dhigin in libin alshabaab lahaa la dafiray, ama khatar lagu yahay jiritaankooda. Nur waa oday xakkiim ah si kastuu alshabaab u xeeriyyo oo u tixgeliyyo wanaagooda badan, waxaysan ka fursan doonin inuu ku dhiirado waxyaalaha ay ku khaldanyihiin. Aniga qudhaydu cidna jeeb uguma jiro, ee danta guud baan ku dheggennahay. Geeljire, Awoowe, ciidamadda shisheeyye in loo daliishadda mucaaradnimadda dawladda waa dood quus ah oo aad u jilicsan runtii. Waa mide ciidankani maaha Ethiopaian, niman colaad soomaliyeed qabana maaha; waa rag go'doon ku jira oo siyaad goboleed ku yimid. Maaha rag nagu dhexjira oo raad ku leh siyaasadeheenna daakhiliga ah, sidii Ethiopia ahayd. Siyaasadihii ciidamaddan keenay intaan daaweyn lahayn haddaan ku mashquulno ha baxeen runtii waa nasiib darro. Caqliga oronayya maalin walba madfac baan villa somalia iyo airport ku tuurayya, xagna oranayya shareecaan rabaa ee taladayda halla maqlo waa caqli aan taam ahayn. Qofka muslimka ahi haddu xal doon yahay sideedu u dhaqmaa ee dhexda uma fariisto siyaasaddo iyo oraahyo isburinayya oo aan meel loo raaco lahayn. Arrinta runtii ayyaamahan igu soo badanaysaa waxa weeyye inay jiraan dad soomaaliyeed oo aan doonayn inay dawlad noqdaan, oo iska raba in dalku firaaqa amniga iyo siyaasiga ah ee uu hadda ku jiro isaga jiro. Waxaa muuqanaysa inaan bisayl iyo wacyi sare jirin. Nin wax bartay baa tahay walaal waanad ogtahay inaan adduunku xammaasad raqiis ah ku dhisnayn. Marka laga xoog weyn waa lagaa xoogweyn yahay weeyye micnaheedu. Dhibkaaga waa loo adkaysan karaa, kan laguu geysto se waa mid cawaaqib fog leh oo aad waayyo kasoo kaban weydo. Muhiimaddu waa in la taageera wixii loo dulqaadan karo si looga baxo waayyadan foosha xun ee na hareeyey. Su'aasha muhiimka ah waxa weeyye, Geeljirow, dawladdan ku meel gaarka ah maloo dulqaadan karaa labo sano? Mise waa dawlad xummaanteeda iyo sharkeedu waajibinayyaan in lala diriro oo layska dhacsho? Waxaa kasoo haraa waa arrimo farsamo walaal.
  17. Positive mahadsanid. Aniga iyo Nur dooddii waa naga istaagtay, oo midkeerna kan kale waa ugaraabi kari waayey. Aniga waxaa ii muuqda waxaa adiga kuu muuqda. Nur oo runtii aan ku tuhmo fahamsare iyo ikhlaas waxaa u muuqda waxa alshabaab u muuqda oo ah, inay ka nadiifsanyihiin, kana ahdaaf qurxoonyihiin dadka ay maanta isku hayyaan dalka. Hadalkaaga miisaaman wuxuu isoo xasuusiyey arrin ama faham culumada tarbiyaddu ay ka sheekeeyaan. Nabi Muuse (cs) wuxuu ahaa nin aan cidna u xoogsheegan, oo ilaahay baxaal awoodi ku dheehantahay u dhaliyey, wuxuu ahaa nin guri hodanimmo ku barbaaray oo aan adduun dhaldhalaalki lagu sabankarin, geesi aan baqinna waa ahaa. Maraaxishii uu soo maray waxaa ka mid ahaa, maruu aad iskugu kalsoonnaa oo uu dooranjirey inuu dulmiga gacantiisa ku zuuliyo. Hadde quraanku waa kan ka sheekeeyey oo waa tii Muuse (cs) ninka feerka kaga soo qaaday oo meeshii ku dilay. Allaah waasagii Muuse fasallo tarbiyya looga gol leeyahay ku qoray, waa tii ariga la raacshay oo wiilkii guriga boqortooyada ku barbaaray baadiyaha loo diray. Waxaa la yiraahda Muuse (cs) asagoo diyaar ah buu soo noqda (ji'ta calaa qadarin yaa muusaa), laakiin miyirkiisa iyo xikmaddiisa kobocday waxay nabi Muuse (cs) u ogolaatay inuu taageerada rabbi ku darsado wixii kaalmo kale ah oo uu heli karo. Markii la yiri Fircoon wax u sheeg, loona dammaanad qaaday hiilka alle, Muuse, wanted the optimal result he could posibilly get, oo waa asagii Haaruun (cs) ha la igu daro yiri. waxaan uga gol leeyahay, farriinta allaah rususha usoo dhiibay iyo habkii loo tarbiyeeyey waa wax ku dayasho u taagan. Bal fiiri Shucayb iyo hanaanku u maray inoo qanciyyo tolki. Fiiri sida nabi Salax (cs) uu Allaah u makansiiyey inu hadafka guud ka raaco lug jiidkii ay qawmkiisu kula kaceen. Luud (cs) si uu martidiisa u xeeriyyo, wuxuu damcay inuu bixiyyo gabdhihiisii, inkastoon ba la ga yeelin. Wa akhiiran, Maxamed (scw) iyo taariikhdiisii waa wax noogu filan tusaalana u noqon kara marxalad kasta aan ku jirno. Nabigu arrin hanjab loo arkay by any standard known to the saxaabah then, ayyuu ku kacay markuu heshiiskii xudaybiyyah saxiixay. Laakiin mirihii ka dhashay waa tii u saamaxday dhowr sano ka dib inay saxaabadii gunuunacaysay iyagoo gob ah Makka ku gaardiyyaan. Haddii halku dhegyadii Cumar (rc) la raaci lahaa, maxsuulkaa lama heleen. alshabaab iyo inta taageerta waxay markii lawada hadloba lasoo boodaan xukunka shareecadda islamka halla qaatto. qofkasta intaasay ku tuuran. aan kaftamee waxaa la yiri magaalada Galkacyo waxaa joogi jirey nin markay dadka doodaan ba yiraahda war horta nabiga ha lagu salliyyo. Sida caadiga ah, dadka marka intaa loo sheego salligay boobaan. Markaasu ka gaarsiiyyaa. Maalintii danbe bay nin is qabteen, sidiisiibuu lasoo booday salli cala nabi . Ninkii baa inta fahmay yiri: aniga iyo nabigu ma dirirsanin, ee hanakala dilin . Dadku shareeco ma diidana ee dadka iyo shareecadda yaan laka dilin, baan oran lahaa
  18. Puntland and Somaliland are important somali regions. They have a role in tackling piracy as each have a long coast. News is that Faroole has been invited to Nairobi by American officails for Piracy discussions. Expect Riyaale to be invited as well. Congressman Payne went to Xamar and met with Sharif's government. I think this thing is heading the right direction. Lets hope the best outcome
  19. The U.S. Navy, and particularly the SEALS, are given kudos for its successful rescue operation, but blame is still placed on the U.S. for the growth in piracy. powered by Baynote President Obama and U.S. lawmakers on Monday praised the weekend operation of U.S. Navy SEALS responsible for the rescue of Capt. Richard Phillips, who was taken hostage when his freighter ship, the Maersk Alabama, was hijacked by pirates off the coast of Somalia last week. "I am very proud of the efforts of the U.S. military and the many other departments and agencies that worked tirelessly to resolve this situation," Obama said at the Department of Transportation. "I share our nation's admiration for Captain Phillips' courage and leadership and selfless concern for his crew and I want to be very clear that we are resolved to halt the rise of (piracy) in that region, and to achieve that goal we're going have to continue to work with our partners to prevent future attacks and we have to continue to be prepared to confront them when they arise, we have to ensure those who commit acts of piracy are held accountable." "Captain Phillips' rescue in particular demonstrates the Navy SEALS' extraordinary capability to conduct complex and sensitive operations," said House Armed Services Committee Chairman Ike Skelton, D-Mo. "As long as safe havens exist along the Somali coast, we should expect this criminal piracy to continue. The international community must come together, take a good look at our options and seriously consider what can be done to eliminate the threat. We cannot allow the criminals who threaten the safety of the seas to remain unchallenged," Skelton said.' With the immediate threat to the Maersk crew over, a Department of Defense official told FOX News that contingency planning is now under way on a variety of possible military operations and it would not be unreasonable to assume action against pirate camps might be one of those operations. "We never talk about future possible operations and we're not going to start now," Pentagon spokesman Bryan Whitman said. Neither the official who spoke to FOX News nor Whitman would outright deny that planning is under way, however several Pentagon officials appear wary of getting into a military engagement in Somalia at this time. Whiteman said such the successful end to the standoff could discourage future attacks but some members of the shipping industry worry that "if they were armed it could cause escalation." "If the last couple of days have taught us anything, it reinforces the fact that this is a complicated and serious international problem that needs to be addressed broadly. ... This is not a problem that can be solved entirely from the sea. And this is not a problem that can be entirely solved through military means," he said. While the Navy is being credited with a successful rescue, others have blamed the growth in piracy in part on the U.S. government. The U.S. African Chamber of Commerce sent a letter to President Obama and Secretary of State Hillary Clinton on Monday urging them to shepherd action through NATO, the European Union and the African Union to demand that ships entering Somalia and East African waters "be held accountable for truthful registration, declaration of exports, and payment of applicable taxes." "The explosion of piracy and illegal activity off of the coast of Somalia in recent years began with the U.S. supported overthrow of the Somali government by Ethiopia," USACC President Martin Mohammad wrote. "The previous government provided Somalia with rule of law and a functional society. Since it was overthrown, Somalia's new central government has struggled to maintain the rule of law and the economic infrastructure has severely broken down, leaving the people of Somalia in dire conditions. It has also left the Somali coast unprotected." Sen. Russ Feingold, D-Wis., offered his praised of the military but also said that piracy had long been neglected by the Bush administration. "I am elated by the safe rescue of Captain Richard Phillips and the crew of the Maersk Alabama and I thank and congratulate the Navy SEALS and others whose remarkable efforts resulted in a successful end to this troubling situation," Feingold said. "While the episode involving the crew of the Maersk Alabama had a happy ending, piracy off the coast of Somalia will assuredly continue since it is a symptom of the state collapse in Somalia, which presents a much greater and more dangerous problem. For years, Somalia's growing instability was neglected by the Bush administration and the international community. The new administration must not make the same mistake." Mohammad said Clinton and Obama should push efforts to work with the international community in coordination with the people of Somalia to address the illegal entry of international vessels into Somali waters as much as curbing piracy. The pirates who boarded the Maersk last Wednesday were quickly overthrown by the crew of the U.S.-flagged merchant ship. However, Phillips was captured and held in a lifeboat during the revolt. He tried to escape once but was recaptured by his four captives. As the seas got rough on Sunday, the lifeboat, which was out of fuel, agreed to be towed by the USS Bainbridge, a Navy ship that was monitoring the situation. By that time, the youngest of the pirates, identified as not older than 16, had boarded the larger vessel and surrendered. When Navy SEALS heard gunshots coming from the lifeboat, they were able to get clear views of the pirates and took three direct kill shots to each of the pirates' heads. A diplomatic source told FOX News that the U.S. government is now weighing three options when it comes to handling the young pirate. The Navy could either bring him to the U.S. to face federal charges there, hand him over to Kenyan authorities for prosecution. The U.S. and Kenya have a memo of understanding regarding the prosecution of pirates. Another option is to repatriate him to Somali authorities. The northeast region of Puntland, which has a semblance of authority in the otherwise largely ungoverned country, has taken pirates in the past.
  20. Madaxweyne Rayaale oo ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay aragtidiisa ku wajahan in Maxkamad la soo taago Madaxweynaha Sudan Isniin, April 13, 2009(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa Axsaabta Mucaaradka ah ku dhaliilay in ay ka hor jeedaan in dalka ay ka dhacdo Doorasho waadix ah, gaar ahaan Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay iin uu ka hor jeeday Diiwaangelintii iyo in Doorasho toos ahi dalka ka dhacdo. Waxaanu iska fogeeyay eedaymo sheegaya in uu masuul ka yahay dib-u-dhigista Doorashada Madaxtooyada. Madaxweyne Rayaale waxa kale oo uu ka hadlay Argagixisada oo uu sheegay in ay hawlgallo argagixiso ka fuliyeen Somaliland, isla markaana ay ka mid ahayd Weerarkii lagu qaaday meelo ka mid ah Magaalada Hargeysa. “Argagixisadu way na weerartay, waxay Sheekh ku dileen Macalimiin dhalashadoodu Ingiriis tahay..Waxaanay Argagixisadu qarxiyeen Gurigayga hortiisa.” Ayuu yidhi M/weyne Rayaale oo habeenkii Jimcuhu soo galayay Qasriga Madaxtooyada ugu waramay Suxufiyiin ka kala socday Hay’ado Warbaahineed oo Caalami ah, kuwaas oo Suxufiyiin ka tirsani ay dalka booqasho ku joogaan. Waxa kale oo uu M/weyne Rayaale ka hadlay dib-u-dhaca Doorashada oo uu ku macneeyay in ay keentay ka dib markii ay Komishanka Doorashooyinku go’aansadeen in ay kala hufaan oo ay kala saaraan dadkii is-diiwaangeliyay. “Dib-u-dhaca Doorashada waxa keenay Guddida Doorashooyinka ayaa kala-saaraya dadkii is-diiwaangeliyay ee ku laba jeer noqday. Sidaa darteed, waqti walba waxa jira tartan” ayuu yidhi Rayaale. Mar M/weyne Rayaale la waydiiyay su’aal la xidhiidhay dhinaca xidhiidhka Somaliland iyo Beesha Caalamka iyo sidoo kale aqoonsiga Somaliland, ayaa wuxuu Beesha Caalamka ku eedeeyay in ay dhegaha iyo Indhaha ka furaysteen qaddiyadda aqoonsiga Somaliland. ‘Beesha Caalamku waxay daneeyaan Soomaaliya oo aanay Dawladi ka jirin, Dal shaqaynaya oo ay Dawladi ka jirtana oo Somaliland ah way iska indho-tiraan, waxaanay aqbaleen Soomaaliya oo aanu Qaran ka jirinLaakiin, nasiib-darro, walaalahayaga Afrikaanka ahi waligood may marin jidkan (Aqoonsiga S/land). Sidaa darteed, dhawr jeer ayaan waydiiyay Beesha Caalamka, Dalalka Afrika iyo kuwa Yurub, maxay Beesha Caalamku u taageertaa Soomaaliya oo aan awoodin in ay wax kastbato ee ay isaga indho-tirtaa Somaliland oo horumar gaadhay, iigamay jawaabin.” Ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale. Mar Madaxweynaha la waydiiiyay su’aal ku saabsanayd Server-ka ama agabka kala safaynta Is-diiwaangeliyayaas ha iyo waqtiga laga yaabo in uu hawsha dhammeeyo, ayaa wuxuu ku jawaabay, “Waxa jirtay is-laba Diiwaangelin, waxaanay kala saarayaan dadka is-diiwaangeliyay mar wax ka badan, waanay socotaa hawshu. Waxaan filayaa Beesha Caalamka ayaa naga caawinaysa, waxaanan filayaa in ay soo gebo-geboobi doonto.” Waxa kale oo Madaxweyne Rayaale la waydiiyay su’aal ku aaddanayd dhinaca khayraadka dabiiciga ah ee Somaliland, gaar ahaan shidaalka, waxaanu sheegay in saadaalin lagu sameeyay, isla markaana Cilmi-baadhis la sameeyay ka dib, ay Wershadaha Caalamka indhahoodu hayaan Somaliland. Mar Madaxweyne Rayaale la waydiiyay su’aal ahayd, sida uu u arko Xadhigga Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ee ay amartay Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah ee ICC, ayaa wuxuu ku jawwaabay, “Waxba kama sheegi karo, sababtoo ah, waa markii ugu horraysay ee aynu maqalno Madaxweyne Xil haya oo la yidhi Maxkamad baa la geyn karaa, markaa ma garan karo wax aan ku sharaxo, mana jirto fikir wacan oo aan ka haysto sharcinimada Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah. Markaa ma garanayo cidda ay yihiin kuwa awoodda u siiyay, u saxeexay, isla markaana aqbalay in ay Maxkamad u qaadaan.” Sidoo kale waxa Madaxweyne Rayaale la waydiiyay sida uu u arko eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ahi u jeediyaaan isaga, taas oo ku saabsan in uu masuuliyadda dib-u-dhaca Doorashada leeyahay isagu, waxaanu kaga jawaabay oo uu yidhi, “Maya, run maaha ee waad u tagi kartaa Guddida Doorashooyinka, sababtoo ah Anigu wax uma yeedhin karo. Awoodaha dalkanina wuxuu ku dhisan yahay talo-wadaag, Garsoorku wuu ka madax bannaan yahay Dawladda..sidee baanu wax ugu yeedhin karnaa? Komishanka Doorashooyinka ayaana leh awoodda ay waqti ugu cayimi karaan Doorashada, sidaa darteed way cayimeen, Aniguna waan saxeexay Digreetadii. Taas oo ahayd waxaan qaban karayay, mana aha tani wax run ah. Walaalahay (Mucaaradka) iyo Anigu aad baanu uga nasiib badannahay walaalahayaga kale ee reer Somaliland, waxaanu helnay fursadda aanu ugu tartannay Jagada Madaxweynenimo. Waxa jira dad badan oo laga yaabo inay naga wanaagsan yihiiin Aniga iyo labada Guddoomiye Xisbi Mucaarad. Sidaa darteed, markii aanu helnay fursaddan oo waliba ay dadku na taageerayaan, ma jirto ujeeddo aanu u samayno cudur-daar. Waa inay u tartamaan Doorashada. Waxaynu ognahay in Dalalka kale ee Afrikaan ay dadku murmaan Doorashada dabadeed, laakiin in la murmo Doorashada horteed caqli-gal maaha. Sida la ogyahay waxa uu Kulmiye ka dagaallamayay in la qabto Doorasho waadix ah, waxaanu ka hor jeeday Diiwaangelintii, dalalka Afrika dhammaan Mucaaradku waxay u ooyayaan Doorasho waadix ah, laakiin, halkan Mucaaradku waxay u dagaallamayaan Doorasho aan waadix ahayn.” Madaxweyne Rayaale oo la waydiiyay waxa uu u jeedinayo Beesha Caalamka, ayaa waxa uu marti-qaad ugu fidiyay Beesha Caalamka inay yimaadaan Somaliand, isla markaana ay arkaan waxa ka socda. “Waxaan leeyahay kaalaya oo Indhihiina ku arka, isla markaana rumaysta waxay Somaliland qabsatay oo aqoonsada..Sababtoo ah, waxaad aqoonsateen dalal qiimo iyo dhisme ahaan ka liita Somaliland.” ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale. Barkhad M. Kaariye, Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland
  21. Piracy is a criminal activity that endangers the well being of Somalis in general and security and political stability of entire communities that escaped from the chaos in the south in particular. I can understand the emotional reaction to yesterday’s dramatic sniper kill of three young Somalis but the truth of the matter is that piracy is today what Mogadishu roadblocks were yesterday: an illustrious manifestation of a failed state that’s unable to control its boundaries. . That is not to deny the known root causes of piracy however. But the root cause argument would better made if we first acknowledge the criminality involved in piracy hijackings and detrimental consequence it may bring to poor Somalis in those regions. The solution is clear: enable stable regions guard Somali costs, and support tfg to stand up on its feet in Mogadishu so the center of the country can be rebuilt again. Lets elevate this discussion, guys. Agree or disagree the premise of that argument.
  22. Maybe he was bringing the money for the Pirates and wishes of good luck from Obama . Politico discussion on Payne's visit to Mogadishu
  23. ^^Americans have done what a strong Somalia would do to a gang of 3 Ethiopians holding a Somali captain in the international waters. Stop the nonsense guys. Piracy activities is not a good way of getting the world's attention.