xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Afhayeenkii dhaq dhaqaaqa Ururka Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow ayaa Xilkiisii ku wareejiyay Afhayeen cusub oo uu yeesho Ururka Al shabaab. Kadib shir jaraa'id oo uu Afhayeenka Ururka Al Shabaab uu goordhow ku qabtay gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ku sheegay in uu iska wareejiyay xilkii Afhayeenimada Ururka Al Shabaab oo uu in mudo ah haayay. Sheekh ayaa waxaa uu intaasi ku daray in xilkaasi uu ku wareejiyay Sheekh Cali Max'uud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo horay u ahaa wakiilka gobolada dhexe ee Ururka Al Shabaab oo xiligaasiu garab fadhiyay. Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay halkii xilkaasi loogu wareejiyay ayaa waxaa uu sheegay in uu ku faraxsanyahay xilka culus ee masuulka looga dhigay,waxaana uu sidoo kale ka hadlay arimo dhowr ah oo ka jira dalka Soomaaliya. Warar kale ayaa sheegay in Abuu Mansuur oo rabo in uu heshiis la galo Dowlada KMg waxa uuna maanta ka muuqday Niyad jab uusan ku qabin in uu ku sii jiro Ururkaan waxaana isla markiiba uu u laabtay Baydhabo
  2. ^^I ignore him these days. he has returned to his kastuumo stories . i have seen one posted in the general section
  3. ^^ nuune abtigiis iyo tolkuuu dhaama. Abitigiis iyo tolka is a geeljire with a university degree laakiin abtigiis iyo tolka wuxuu dhaama nogonge. Ngonge is a cazeer boy who could never be taken serous. sadexduba Oodweynay dhaamaan. oodweyne is a clannish man who speaks perfect english. wax isaga ka liita Kashafa jira. kaas tilmaan uma hayyo, aad baan ugu kacanahay waa wax dhintay
  4. Che adeer you are ignorant about alshabaab hence you don’t know what you are talking about. Alshabaabs aim is bigger than Somalia, and the only thing they will achieve is to give other nations perfect excuse to isolate Somalia and Somalis. And even if alshabaab manage to defeat other Somalis, by the time they deliver you something to be festive about, Somalia will have become an empty space for the majority will have escaped from the ensuing violence. But you are che, and for now you need some thing to oppose ps. are you filling for Kashafa today?
  5. Time is on Sharif's side indeed. Contrary to what certain desperate folks here are spewing, tfg strategy is to cite last few weeks’ experience as an unassailable reason to arm current Somali troops with conventional armaments. As both defense M and foreign M have been arguing, equipping and training Somali forces is much cost effective than bringing more foreign troops. Sharif’s trips to Turkey and Egypt were meant to drive that point home. The pledge was especially from Turkey to work toward lifting the current embargo so the government can get military training and armaments it so badly needs. Sharif is not calling Ethiopia back. It’s alshabaab that is still charging on the Ethiopian credit card to get some sympathy from the public. A credit card these fools have already maxed out.
  6. Originally posted by Che -Guevara: By the way Xiin, what was reason for welcoming Indhacadde, known turncoat-don't tell me it's political expedience. It makes your boy look ametuerish to say the least. It’s a matter of style. If you are a man with small ideas you worry every little tactical details. Those with leadership responsibilities have the other things to worry however. In the big scheme of things, accommodating pardoned turncoats, and former warlords are price worth paying in light of Somalia’s current situation today. You busy your self with perfecting superficial puritan state while basic characteristic of the nation itself remain damaged. As I said many times before the inclusion of questionable characters in the tfg is bearable as long they are dispersed in the bigger governmental scheme.
  7. Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo noqday Afhayeenka Al-Shabaab Posted to the Web May 21, 20:39 Muqdisho:-Afhayeenki i Ururka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta sheegay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Ururkaas Al-Shabaab oo in mudo ah soo hayey. Sh Abuu Mansuur oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu xilkaas ku wareejiyay Afhayeenka Cusub ee xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere). Sh Mukhtaar Roobow ayaa yiri "Maanta wixii laga bilaabo waxaan u sheegayaa shacabka iyo Mujaahidiinta, inaan iska casilay xilkii aan u haayay walaalaha" Mar wax laga weydiiyay inuu isku casilay khilaaf ka dhex jira Alshabaab, ayuu arrintaas beeniyay, isagoona cadeeyay inuu wali xubin ka yahay Ururka Al-Shabaab isla markaana uu kaliya ka tanaasulay xilkii Afhayeennimada . Sh Abuu Mansuur ayaa ahaa mudo labo sano ah Afhayeenka Al-Shabaab isaga oo kaalin weyn ka qaatay la dagaalanka Ciidanka Itoobiya . Ilaa haatan lama sheegi karo waxa sababay in uu iska casilo balse warar aan la hubin ayaa sheegay in uu jiro khilaaf ururka Al-Shabaab dhexdiisa ah
  8. Originally posted by Che -Guevara: As for me, the boys have my support-the sooner they subjugate Somalia, the better! Somalia is resilient enough to withstand with alshabaab's madness. It will not be subjugated as you apparently wish. It will come out just fine. Your support for the alshabaab is noted nevertheless. Gheelle, it has become fashionable to support the one that makes the loudest noise.
  9. nuune awoowe ha ila yaabin, weligaa saliid macsaraa ku marsanayd
  10. che, ******* is a great Muslim clan, and we love them. But Sharif approach enjoys more support than you think. Adigu dhexda ha istaagin sidaadii, ee dhan raac. Haddii kale, Bacadle shirib baan ku qabanayya: Anoo tol weynee tiigsahaa, xaa ku taagay tub dhexdeed edit: Xattaa Garruuni's retort anaa iska leh: Talyaani tuugaduu tumaa anna inaan tusaan rabaa
  11. ^^Correct read of the situation.
  12. MOGADISHU, May 20 (Reuters) - Somalia's prime minister said on Wednesday there was little hope of negotiating with hardline Islamist insurgents because they had no political agenda and just wanted to use the Horn of Africa nation as a safe haven. Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke was appointed by Somalia's first Islamist president earlier this year and said in February he hoped to use dialogue to end the violence that has plagued the country for nearly two decades. But hardline Islamist groups that Washington accuses of having links to al Qaeda, along with foreign fighters, are battling government forces in some of the fiercest clashes the anarchic country has seen for months. "I do not think they have a political agenda. I believe these foreign fighters want to keep this country in chaos so they can have a safe haven and a hideout," Sharmarke said. "I don't think there is a chance to just sit with them and discuss issues with these people. The only way to deal with them that they can understand is to fight, and we are prepared to eradicate them," he told Reuters in an interview. The United Nations says there are hundreds of foreign fighters from Africa, Asia and elsewhere in the rebel ranks. Neighbouring states and Western security forces fear the country could become a base for al Qaeda-linked Islamist militants. Somalia's nine million people have paid a heavy price for the chaos and violence. More than one million live as internal refugees and hundreds of thousands have poured across the borders into neighbours Kenya, Ethiopia and Djibouti. Piracy is rampant off Somalia with nearly 30 hijackings so far this year in some of the world's busiest sea lanes. Naval vessels from the United States, EU and other nations have been drawn into patrolling the waters off Somalia. WEAPONS FROM ERITREA Sharmarke said government forces were chasing some 300 foreign fighters in the ranks of hardline group al Shabaab out of Mogadishu, but there were more outside the capital. "Shabaab and its foreign fighters can never govern. They can go to a town, hit and run, destroy it and terrorise the people, but these people have no capacity, capability and moral support to govern," he said. "I still wonder how people can keep fighting with no objectives. On top of that they have failed to use religion as a tool. These guys have violated every principle in Islam, and still claim they are Islamists." Al Shabaab fighters control much of southern and central Somalia. While they have brought security to some areas, their strict interpretation of Islamic law has angered some Somalis who are traditionally more moderate. This week, al Shabaab and allied group Hizbul Islam have been fighting the Sunni Islamst group Ahlu Sunna Waljamaca, which objects to acts against Islam such as the killing of religious leaders and the desecration of graves. Sharmarke blamed Eritrean President Isaias Afwerki for supplying the insurgents with weapons. Earlier on Wednesday, the east African bloc IGAD called on the United Nations to impose immediate sanctions on Eritrea. [iD:nLK24549] Eritrea said earlier this month it was sick of the persistent accusations and in turn accused Western powers of interfering in Somalia and fuelling strife. "We have enough evidence that Eritrea is supplying weapons to Somali factions, so many flights have actually arrived. And that is very sad," said Sharmarke. (Writing by David Clarke; Editing by Janet McBride). Source: Reuters, May 20, 2009
  13. ^^war ma ku tirsadaa, mise sida che baa center-ku kaa lumay?
  14. Paragon, halla ii daayo this somali abow kid. I have two weeks to beat him into shape.
  15. ^^xiin is not confused about the situation neither is he neutral about this war. note that awoowe.
  16. Mahadaay:Maleeshiyo beeled xalay dagaal ku qabsaday degmada Mahadaay G/Sh/Dhexe oo ay heysteen xoogaga Xisbul islaam 21. maj 2009 Mahadaay(AllPuntland )-Dagaalo xoogan ayaa xalay degmada Mahadaay ku dhex maray maleeshiyo deegaanka ah iyo xoogaga Xisbul islaam ee dhawaan qabsaday degmadas. Dagaalkaas ayaa wararka aan saaka heleyno waxa ay sheegayaan in dhanka Xisbul islaam looga qabsaday gaari nuuca Tiknikada ah looga dilay sadex ka mid ah ciidamadooda, waxaana dhinacii deegaanka ee soo weerar tagay iyana ka geeriyooday laba ka mid ah sadexna wey kaga dhaawacmeen. Ganacsade lagu magacaabo C/fataax Max’ud ayaa APL ugu sheegay saaka qadka telefoonka in xaalada ay kacsantahay maleeshiyadii deegaanka ay ku laabteen hawdka degmada Mahadaay oo markii horey ay ka yimaadeen , waxaana saaka ciidamo xoojin ah ay ka yimaadeen degmada Jowhar . Ganacsadah ayaa sheegay in maleeshiyadaan ay mudo heysteen degmada Mahadaay inkastoo uu sheegay in saaka si nabad ah ay isaga baxeen. Dadka degmada Mahadaay ayaa saaka aad uga walaacsan weeraro kale oo dhici kara , waxaana jira abaabul maleeshiyo beeled deegaanka ah ay ka wadaan meelihi miyiga ah. Waa weerarki ugu horeeyey ee ay la kulmaan xoogagi dhawaan qabsaday degmooyinka G/Sh/Dhexe. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  17. I know but that 'kool koolin' was geneune and it will pay its dividents soon for the tfg side
  18. Gheelle, this is a group that will not last long. The sad thing is the fitnah they started have the potential to turn Somalia into Algeria like conflict
  19. Muqdisho: War Deg Deg ah Sh.Mukhtar Robow oo gor dhaw iska wareejiyey xilki afhayeenimada xoogaga Al-Shabab 21. maj 2009 Muqdisho: War Deg Deg ah Sh.Mukhtar Robow oo gor dhaw iska wareejiyey xilki afhayeenimada xoogaga Al-Shabab 21. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Daqiiqadao ka hor ayu xilki afhayeenimo iska wareejiyey afhayeenki Al-Shabab Sh.Mukhtar Robow isagoo xilkaa ku wareejiyey Sh.Cali Dhere oo isna ah sarkaal sare oo Al-Shabab ka tirsan. Mukhtar Robow oo shir jaraa'id ku qabtay goor dhaw magaalada Muqdisho oo uu maalmahan socdaal ku joogay ayaa sheegay in xilkaas uu u wareejiyey madama uu mudo badan u soo hayey xoogaga Al-Shabab. Afhayeenka cusub oo isna ka hadlay xilka lagu wareejiyey ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay uuna rejeynayo in waajibaadka xilkaas uu u guto sida Sh.Robow. Afhayeenka cusub ee maanta xilkaa loo dhiibay ayaa ah mas'uulki Al-Shabab u qaabilsanaa G/Dhexe ee Somalia. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland Muqdisho(AllPuntland )-Daqiiqadao ka hor ayu xilki afhayeenimo iska wareejiyey afhayeenki Al-Shabab Sh.Mukhtar Robow isagoo xilkaa ku wareejiyey Sh.Cali Dhere oo isna ah sarkaal sare oo Al-Shabab ka tirsan. Mukhtar Robow oo shir jaraa'id ku qabtay goor dhaw magaalada Muqdisho oo uu maalmahan socdaal ku joogay ayaa sheegay in xilkaas uu u wareejiyey madama uu mudo badan u soo hayey xoogaga Al-Shabab. Afhayeenka cusub oo isna ka hadlay xilka lagu wareejiyey ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay uuna rejeynayo in waajibaadka xilkaas uu u guto sida Sh.Robow. Afhayeenka cusub ee maanta xilkaa loo dhiibay ayaa ah mas'uulki Al-Shabab u qaabilsanaa G/Dhexe ee Somalia. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  20. Dont matter. rag baa fashilmay'e ee hadaba wax weyn ma dhicin awoowe
  21. Dagaal xalay ka dhacay Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Khamiis, May 21, 2009(HOL): Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacya dagaal dhexmaray Xoogag u daacad ah Xisbul Islaam iyo kuwo ka soo horjeeda oo u daacad ah Maxkamadaha Islaamka. Dagaalka oo dhacay 3-dii habeennimo ee xalay ayaa waxaa ku geeriyooday afar ruux oo seddex ka mid ah ay ahaayeen dhinacyadii dagaallamay, halka ruux kalena uu ahaa qof rayid ah. Sidoo kalena dagaalka oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa looga qabsaday xoogaggii ku sugnaa degmada Mahaddaay gaari dagaal, inkastoo xoogaggii Maxkamadaha ee weerarka soo qaaday ay dib ugu laabteen meelihii ay ka yimaadeen. Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa dhawaan gacan-ku-heynteeda la wareegay Xoogag u daacad ah Xisbul Islaam, halka Degmada Jowhar oo u dhow Degmadaasna ay gacan ku heynteeda la wareegeen Xoogagga Al-Shabaab. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  22. Abuu Mansuur oo wareejiyay Xilkii Afhayeennimada Ururka Al-Shabaab Khamiis, May 21, 2009(HOL): Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii Afhayeennimada Al-Shabaab. Abuu Mansuur waxaa uu sheegay in uu Afhayeennimada Ururka Al-Shabaab ku wareejiyay Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) oo Gobollada Dhexe u qaabilsanaa Ururka Al-Shabaab, kaasi oo dhinac fadhiyay Abuu Mansuur markii uu xil-wareejinta sameynayay. Abuu Mansuur oo ka hadlay munaasabaddii uu xilka ku wareejiyay ayaa wuxuu sheegay in uu muddo soo ahaa Afhayeenka Al-Shabaab, howl badanna uu soo qabtay, haatanna uu ku faraxsan yahay in uu xilkaas ku wareejiyo Shiikh Cali Dheere. Shiikh Cali Dheere oo isna ka hadlay munaasabadda xil-wareejinta ayaa sheegay in lagu wareejiyay xil culus, wuxuuna tilmaamay in Abuu Mansuur oo soo ahaa Afhayeenkii hore iyo isagoo ah Afhayeenka cusub ay wada shaqeyn doonaan. Munaasabadda uu Abuu Mansuur xilka ku wareejiyay labada mas’uulba kuma aysan soo hadal qaadin sababta keentay in Abuu Mansuur uu wareejiyo xilkii Afhayeennimada Ururka Al-Shabaab. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  23. RA'IISAL WASAARAHA SOOMAALIYA: “Habka kaliya ee aan isku fahmi karno kooxaha naga soo horjeeda waa dagaal, waana u diyaargarownay in aan sifeyno” Khamiis, May 21, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke ayaa sheegay in ay yar tahay rajada ay ka qabaan in ay wada hadallo dhexmaraan kooxaha ka soo horjeeda wuxuuna taasi ku sababeeyay in aySAN kooxahaas lahayn ujeedo siyaasadeed, marka laga reebo in ay doonayaan in ay ku dhuntaan Soomaaliya. Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid waxaa uu tilmaamay in markii la soo magacaabay uu rajeynayay in uu wada hadallo u isticmaalo soo af-jaridda colaadda ka taagan Soomaaliya mudada 20-ka sano ku dhow, laakin waxaa uu sheegay in kooxo Islaamiyiin mayal adag oo uu maamulka Washington ku daray liiska argagixisada iyo dagaalyahanno shisheeye ah oo la jira ay doonayaan in ay dalka Soomaaliya fowdo ka dhigaan. “Uma maleynayo in ay kooxahan ka soo horjeeda Dowladda ay leeyihiin ujeeddo siyaasaded. Waxaan rumeysanahay in dagaalyahannadan shisheeye ay doonayaan in ay Dalka Soomaaliya ka dhigaan mid fowdo ah, kadibna ay ka dhigtaan meel ay ku nabadgalaan.”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu intaas ku daray in aysan jirin fursad ay kooxaha ka soo horjeeda kula fariisan karaan, kulana hadli karaan, “habka kaliya ee aan isku fahmi karno kooxaha naga soo horjeeda waa dagaal, waana u diyaargarownay in aan sifeyno”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid. Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke waxaa uu ka hadlay qabsashadii Al-Shabaab ee Magaalada Jowhar, wuxuuna sheegay in aysan Xoogaggaas qabsan karin magaalo ka mid ah Soomaaliya, “Shabaab iyo dagaalyahannadooda weligood wax ma xukumi doonaan, wey tegi karaan magalo, wey ku qaadi karaan dagaal ku-dhufo-oo ka-dhaqaaq ah, wey burburin karaan, weyna argagax gelin karaan dadka, laakin wax ma maamuli karaan”ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo u warramayay Wakaaladda Wararka Reuters. Ra’iisal Wasaare Sharma-arke waxaa uu dhanka kale eedeyn u jeediyay Dowladda Eritrea oo uu sheegay in ay hubeyneyso kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, wuxuuna farta ku fiiqay in ay arrintaas caddeyn u hayaan, “Waxaan heynaa daliil cad oo ku saabsan in Dowladda Eritrea ay hubeyneyso kooxaha ka soo horjeeda dowladda, duulimaadyo hub wada oo dhankeeda ka yimid ayaa Soomaaliya yimid”ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke. Ugu dambeyntiina, Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay in boqolaal dagaalyahanno shisheeye ah oo ka kala yimid Afrika, Aasiya iyo meelo kale oo caalamka ah ay ku sugan yihiin Soomaaliya, waxayna taasi dalalka deriska la ah Soomaaliya iyo Ciidamada Ammaanka ee reer galbeedka ay ku abuurtay cabsi ah in dalka Soomaaliya uu noqon karo meel saldhig u noqota maleeshiyooyin Islaamiyiin ah oo xiriir la leh Al-Qaacidda. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  24. ^^That is a good one. The kid never realized the meaning of the word.
  25. ^^ This is the thread you ran away. Go back to it and give a reasoble answer. I blv you have a littel more decorum then the Keligiii Muslim Kashafa Zeylaci, No you are the one who is talking like the keligi-muslims of SOL. This is what you are forgetting; 1- Sharif led Courts war in Xamar after warlords started to think god-fearing wadaads as commodities that can be easily produced by the demand of cia consumption. 2- After the victory, Sharif accepted to negotiate with TFG, and begun to send delegations to Khartoum of Sudan. It was the right thing to do. 3- When those negotiations showed signs of bearing fruits, the puritans, well embedded in the highest echelons of Courts structure and having absolute control of its military power, started to abort everything Sharif and likeminded men were doing for Somalia. 4- It was alshabaab that recruited Indhacadde to issue ultimatums against tfg that was holed up in Baydhabo, and it was alshabaab that carried out failed suicide attempts against Abdullahi Yusuf 5- It was alshabaab that finally attacked Baydhabo without even notifying the leaders of the Islamic Courts, resulting the hurried defeat and years of set backs. 6- Sharif was forced to flee, as he became a leader for a group that in reality was working against what he believed. 7- In the bushes of Jubbooyin the real agenda of this group came to fore, and men like Sharif realized the real ideology behind the sham Islamic slogans. He quickly sought to exit, and found a safe haven in Yemen. In bullet #1, a reasonable person would not equate what happened in 2006 with what’s happening now. It was a necessary war; this one just like the one in Daynuunay is a foolish war. In bullet #7, it was the right thing to have done in light of the facts that what this group wanted was incompatible with what Sharif, and the majority of sahwah wanted. Today at the feat of brilliant peace negotiation, with a spectacular power handover in the tfg’s structure, with an active assembly of Muslim scholars consulting ways to bridge the gap, the crazed youth equipped just like you with half cooked fatwas from men hiding in the mountains of Afghanistan erupted with violence and started firing indiscriminate mortars toward the political seat of Sharif. Instead of seeing the misguided act for what it is, you lose your spontaneous thought and sheepishly endorse the violence or the fitnah as you were saying in the other thread. It will take another thread to educate you about why Ugandan troops have no parallel (in terms of century old suspicion and unresolved border dispute that exist) to Ethiopian army. But first let us get the sequence right, get the historicity of things straight, let’s us draw true analogies, and shun from the false ones.