xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
^^lool@Gheele Libaax isagoon tababarnayn buu iska yimi Paragon najjaasuu rimanyahay anaa og, qolooyinka xingalool ka yimaadaa caadi maaha nuune iyo aniga ciyaalkii suuqa miijiska aan ka joognaa Abtigiis waa geelley reer magaala, jacayl na kuwii NGONGE soo sawiray baa gabayada u tiriyya
-
duke, yours are words of an orphan kid who wants to belong adeer declare yourself a republic, somalia is one unit. Puntland will play a role in bringing somalia together. read below yaa Duke : ” Wasaaradda Ganacsiga Dowlada Federaalka waxay xidhiidh laleedahay Puntland dhawaana booqasho ayaan ku tegay wax khilaaf ah oo jirana ma jiraan” ayuu yidhi Cabdi Rashiid Cirro. Wasiirkan katirsan Somalia ayaa meesha ka saaray in Mad-madoow soo kala dhaxgalay labada dhinac isagoona sheegay in dhawaan ay Puntland booqa doonaan Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Dowladda Somalia. Cabdi Rashiid Cirro ayaa ku faanay in Xildhibaanno badan oo Dowlada katirsan ay hadda ku suganyihiin magaalooyinka Gaalkacyo,Garowe,Boo saaso dhawaana ay halkaas ka sheegi doonaan sida ay dowlada Somalia ugu metelaan Putland.
-
if this report becomes true Duke will have to secede from Puntland,and establish Republic of General Duke with its capital city Aw Muse Ismacil
-
@Libaax Haddaan hooyaa, laakiin waxaan ku bilaabay: Jiinkii dacwooyee wuxu iyiri jaaxid bay helaye'e Wax la jabay waa markuu libaax soo janbiirsadaye'e Tixihii jugeyskaa baa marka laysla jaawilay'e Jay walbaa wuxuu doonayyaa inuu jareeyaaye'e Jacaylbaroo wakaa soo baxoo soo janjeedhsadaye'e Waakaa Jamaal soo rittoo jaraha heensayne'e Sidii juuc wax qaba abtigiis wakaa soo jakuursadaye'e Jaf-jaftiisaa waataa la jabay oo nafluhu jihada seegeen'e Markay Buuxo jalamtii tixaha gabay ka jaadsiisay Sidii janan dagaal iyo jikaar jeedda qabanayyaa Markay jararacsiisee rasaas jawfka uga qaaday Waatii jalbaab loo geshoo abtigiis jeesku qariyeene Nuunkii jarbaradkaa markuu joogi kari waayey'e Jaqalkiyyo wadnaha waataan jeedal saarumaye'e ....
-
jiinlaydaa qaxwaha leh
-
^^^^loooooooooool wallee xaaladu ma fiicna tani waa taan qaxwaha u cabbi jirey ps. wallaahi raggu waa abwaanno, marka libaax laga saaro. ilaa jiimka ku gabyo, waraaqdiisa ma sixi karo Buuxo is the best so far by xiin standard lol@Paragon & nuune Abtigiis wallaahi gabay kii cilmi boodheri u eg baad tirisay
-
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Peace Action wrote: You look very bad with non-stop attacks and copy paste. If Sharif defeats shabaab you would be the biggest fool in SOL. War caanaha daadanaya daba qabo. indeed. fahal lahu uthunun waaciyah -
^^looooool waryee wallaahi waad dadaashay,laakiin xarafkii baad ka baxday sidii saaxiibkay aw tusbaxle jaantii burdaha iyo rag baa jabiyey jiimkiiye'e Jamashada Jacaylbaro iyo ninkeer gabay jacuurkiisa Jiirada Libaax soo galay iyo xarfaha uu jaa-ifka u geystey Anoo Jaaizada bixin raggaan tixaha joogsiga ku doonay Jirdilkay dhiggeen baa qalbigu ila jacoofnaayye Jawaabtayda maqal caawaba ragbaa jeel ku waajibay'e Jinniguu wax dheer yahay ruux hadduu yara junuunaaye'e Inkastoo la jaro baro oo aqoon lala jeclaadaaba Jahliguu ku raagaa ninkii jawfku faaruqo'e ... halkaasaay caawa joogtaa
-
lool@Somalis are legally, politically, and military obliged to defend themselves which somalis ya Che?
-
Puntlanders turn more hawkish- A new republic must emerge
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Duke, out of desperation, is saying many thinks these days. Confusion has overtaken him. As if being anarchist is not enough, he is now a full-blown secessionist. His rationale is laughable. Because of instability in Xamar, with Sharif on the top seat, he calls for a separate state. I now understand why he supports instability. It’s simple. Just like the secessionist before him he wishes to buttress his secessionist bid with the tragedy in the south. This sounds like a plan. Problem is this notion of PL seceding waa rag laga adkaaday taahood -
Puntlanders turn more hawkish- A new republic must emerge
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Aw Muse Puntland will not succeed because some people are angry, that is what happened in the North. Tell your friend Duke that Puntland is the glue that holds somalia together -
Puntlanders turn more hawkish- A new republic must emerge
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Oh I forgot, the unity theme espoused by Faroole himself -
Puntlanders turn more hawkish- A new republic must emerge
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Anigu madaxda Reer Puntland ayaan eedda dusha uga turahayaa haddaysan garan khatarta ay leedahay Jamhuriyad la'aanta Puntland, waayo waxay garan waayeen waa wax waajib ku ah oo ahayd, inay mar kaliya shacabka ay xukumaan u dhammaystiraan guushii 1dii Agoosto, 1998, ay gaareen ee ahayd aasaaskii Dawlad goboleedka Puntland intii ka dhimanayd (ka hartay)ee ahayd: Xaquuqda/darajada ah: Dawladda Jamhuriyada Puntland ee Geeska( without the doomed Somali nickname, forget aboutit, for you will not be able to revive it any longer!! ) Sidaas ayaa idiin eg Reer Puntland-ow,marka ay meesha ka baxdo wixii Soomaali ay isugu imaan lahaayeen, kuna sii warraaqi lahayeen dhawr ayaamood kaasoo ahaa FEDERAALKA ayna maanta ii inuu isaguna inuu Muqdisho ka sii galbanahayo!!! Wa ALaahu Aclam. Aadan Diiriye. desperate call for seccession, straigh out of the shelter that houses the politically orphaned. Puntland is Somalia -
Letter to Congressman Donald M. Payne – Somaliland Forum
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lool@indeed caadi ma tihid awoowe, laakiin meeshaan Oodweyne si xarrago leh buu umunaaqashoonayyaa @war iga kaas -
It's nuune's turn waligeen ma annaga keliyyaa gabyayna
-
^waraa nuune gabaygii aan kaa sugaayey aaway in Doodwadaag thread
-
Letter to Congressman Donald M. Payne – Somaliland Forum
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^accept my belated congrats in helping both Oodweyne and Walanweyn children You should appriciate Oodweyne's prose in Somali -
Letter to Congressman Donald M. Payne – Somaliland Forum
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^SNM waaxid Arrinta ah PL waxay jeclaan lahayd in SL miiska siyaasadeed ee Somaliya soo fariisatto waa run. Li anna PL ta maanta waxay fahamsantahay waaqica siyaasadeed ee SL iyo Soomaaliya ba ka jira. Waxaan kuugu darayyaa arrintu hami keliyya maaha ee waa dadaal cusub oo siyaasadeed in xayn daabka siyaasadeed ee Somaliya SL lagu tolo faraq yarba ha haateee Ninyahow Faroole wuxuu na leeyahay nimanka gar bay joogaan oo nabarro waaweyn oo regime kii hore ku dhuftay baa ku yaallaa, waana in aad loo dhayyaa oo loo qiraa dhaawaca ay qabaan oo runtii xad gudub ku yimi. Adduunkana waxaa loo sheegay in shacabku uu nabadda u afduubanyahay, hoggaanka haystaase uu taariikhdii sideetamaadkii maxbuus u yahay. Sidaa baa Payne hawsha ku galay Adigu dagaalkii beder baad ku jirtaa oo rajo laga qabo inaad soo dabacdo, laakiin xaqiiqooyinka dhulka yaalla sidaad wax u sheegayso waa ka duwanyihiin awoowe. waxaa la yiri meyd yaa u danbeeyey, saa ninbaa yiri kaa lasii wado. Hadda shalay waxaa la sheegeeyey in calankii aad Laascaano inaad baa bi isaan u qabsatteen, uu xaggaa iyo Boorame bud kasoo yiri Awoowe siyaasaddu waa belo, weligaana qol layskuma xiro, xattaa haddaad is xirayso cid hadhow kaa furtaa furaha loo dhiiba ii dhiib furaha waryee aan meesha aad isku xirtay kaasoo furee -
^^war waad roontahay marka Aw Tusbaxle aad kuu doon doonayyaye bal pm u *** i think he is short on shuhudaa for the caqdi of the third wife
-
^yes, it means white. I would be very carefull and not pick a fight with white brits, regardless of how deeply felt dutybound of course i am being coutious here
-
Check this out the truth behind what hijacked ships carried
xiinfaniin replied to Paragon's topic in Politics
paragon soo khulaase, samaacad ma haystee meesha sun ma laga helay? -
^^war wiilasha cad layskuma taabto
-
Letter to Congressman Donald M. Payne – Somaliland Forum
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^Haddaanan ogeyn waqtiga Ethiopia kaa galay, hadalkaaga macquul baan u arki lahaa meesha sartu ka qurunsantahay maaha lacagta ee waa xeeladda siyaasadeed ee Payne unkay. Una malayn mayyo inta Obama admin ka hartay in siriqdaasi furmayso. Payne wuxuu rabaa in somalia si comperhensive loo ego, oo aan piecemeal danbe lagu khatalmin. 3 dexda unug ee maanta somali u qaybsantahay baa loo yeeray waxa loogu yeerayna adna waad ogtahay anna waan ogahay adeer. waxaa loogu yeeray in scriptiga cusub ee admin kani somalia ku dhaqayyo loo sheego. ilaah amarki tani tii hore ka wacan li anna waxayba dharka ka bixisay been siyaasadeed dadka qaarki lagu dhaqi jirey oo waxay leeday somalia waa uun somalia, stable or not. si guud baana loo abbaaraayyaa iyadoo cid walba meesha hadda wax ujoogaan lagala qabanayyo. waxaa shardi ah in dawladda sharifka aan wax loo dhimin, balse la taageero Faroole intaasu fahmay. war meesha ciidan baaba iga jira buu yiri, wiilkana adeer baan u ahay buu ugu daray. hawshaan waa howshaydii kulahaa raggaagii jaw iyo now bay ku waasheen, habartii frazer ahayd baa dhowr jeer la wacay mise teloofankeedu ma shaqeeyo. Payne baa la fiiriyey mise belo waa wiil xiniinyuhu intaa lee le egyihiin. bal adigu si yeel. talaa qabsattay nimankii udub ahaa ee mujtamaca waqooyi horjoogey. hawshaan siilaanyaa fahmi lahaa, isna capacity uu ku yimaado ma laha oo hadde waa mucaarad, mucaaradna lalama hadlayn. khammaar bu qaatay riyaale oo waa diiday iyo sick wacyaa ma aqaane, laakiin enough uu kaga caraysiiyey ninkii Payne ahaa ee somalia hadda horseedka uga ahaa US congress. Payne waad aragtay oo hadda wakaa ku taag-taagsaday, xatta anaa ya fircoon baa ka dhacday. marka adeer naga daa, arrinta waan isla ognahay'e waxaa la leeyahay hadda hargeysa wafti baa diyaar ah meel loo diri doonno lama oga, kolba Payne laguma dhaco oo hadda meeshiisii buu taaganyahay, mana soo dabcin frazer markay kol hore hargeysa booqattay mashxaradaadii cirka nagu jabin gaartey, haddana powerfull chair person in us congress baad rabtaa inaad dismiss garaysid ninyahow -
^^we are happy to have you back Sharif waa dallacay.
-
ng well come back some one told me you boycotted sol. aniga iyo A & T aad baan ku raadinay