xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
^^tolow ma Oromaa, nuunow?
-
-
Che, it may not be that different but trying it wont harm anything
-
-
Khamiis, July 16, 2009(HOL): Shirkii laba maalin socday oo looga hadlayay taageerada dhaqaale iyo militari ee Dowlada Federalka siinayaan beesha caalamka iyo sidii loo soo dajdajin lahaa ayaa kusoo gaba gaboobay magalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkaan oo qaban qaabadiisa ay lahayd Qaramada Midoobay, isla markaana ay ka qeybqaleen Midowga Yurub, Dowladda Mareykanka, Midowga Afrika,, IGAD iyo dowlada Somaliya, ayaa waxa kale oo ka soo qeybgalay wadamo faro badan oo gaaraya 50 dowladood, kuwaas oo daneeya arrimaha wadanka Soomaaliya. Gabagabadii Shirkaas, Warsaxafadeed laga soo saaray oo loogu tala galay saxafiyiinta ayaa lagu sheegay in dowlada Somaliya la kaga taageero si wada jir ah tababarrada ciidamada qaranka, maadama ay dowladaha si gaar gaar ah u siin jireen tababarto ay siinayaan ciidamada Somalida. Safiirka dowlada Somaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali America oo dowlada federalka ku matalayay Shirkan ayaa waxa uu sheegay in waxyaabaha muhiimka ah ee shirka la iskugu afgartay ahayeen in la dardar galiyo sidii si dhaqso ah dowlada loo soo gaarsiin lahaa deeqaha dhaqaale ee loo balanqaaday iyo in tababarro la siiyo ciidamada Qaranka. Safiir Maxamed Cali Ameerica ayaa sidoo kale waxa uu xusay in Midowga Afrika oo ku dadaalayo sidii ciidamo AMISOM tirada ka dhiman loo soo dhameystiri lahaa, waxaana uu intaas ku daray inay jiraan dowlado ballanqaaday inay ciidamo keeni doonaan wadanka Somaliya, walow uusan carrabka ku dhufan waqtiga ay ciidamadaas tegayaan Soomaaliya iyo dalalka ay ka imaanayaan. Shir midkan la mid ah ayaa la isugu imaan doona muddo bil ah kaddib sida uu ii sheegay Safiirka Soomaaliya ee wadanka Kenya Cali America, waxana lagu eegi doona waxyaabaha ka qabsoomay balan qaadyada shirkan lagu sameeyay.
-
Lurtu waxay ka timid waa markaan jiimka laabudayye Haddaan laanka qaabili lahaa la ima loodsheene'e Midkastoo is luudinahayyaa ima luggooyeen'e Lalaay kuma orsheen libaaxii layziga ahaaye'e Lahjad iguma caayeen jacayl intuu leebka soo rido'e Ima lafa gureen nuunihii laangarka ahaaye'e Laad-laadsi kumasoo galeen oo tixaha iguma laadeene Abtigiis ma laayeen gabdhaha layl iyo nahaare lisaan xumada kuma laazimeen lucufkii dheerayye'e Ma laaceen laamaha sariyyo warasadii loore'e Habbeen kuma ladeen inuu buuxo loodshe waayahane'e leeg-leegsi kama uu damceen meelaan anigu laafyoone anaa laayacee maansadaan wallaan la-ila sheegteen'e lucbad weeyye jiimkuyee haddaa laanka loo rogaye'e lab haddaad tahood gabayga laarin garanayso haddaad laaxin-bixis tahood lammiga saari karahayso asaad laacib tahay oo aad taqan laba jibaarkiisa lagga inaan ku saaran rabaa iyo looxa toogada'e haddaan kula legdamo waa hubaal inaan ku laacaaye'e lafa jabiska anigaa aqiin oo layli ku ahaayye'e anaa libinta waligay lahaa lahan la'aaneede'e laqdabadii dhammaatay oo kolkaan laanka loo yimi'e luf-luf iyo ninkii jiim rabow leelad baad tahay'e jiimkiii markuu Hunguri & Libaax ku gabyuu jabay, waa la beddelay erayyadda ======== lurtu: dhibka laabudid: shardi ka dhigid lalaay: eray ciyaareed lucbad: dheel dheel lab: rag lammi: godid, shaqal xuruufta hijaaiga ah layli: tababaran laacid: gaarid (halkanse waa soo qabasho) leelad: kalsooni la'aan, isma hube
-
^^looooooooooool@clo sure of his Somali grammar good one Ayyoub
-
^^lool Mayyee raggu waayadan isma waraysan Paragonow
-
^^another email account buu igu noqday Gheelle,marka waan iska daayey. Aan is waraysanee ma furaa maanta? Furan
-
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Gheelle, ok bro. I dont take offense in what duke says, i really dont care if he does. I guess the point i was trying to drive is by now clear. duke is politically agoon. waa dhaqan celis sol baa platform siisay, and that is part of the problem no point in continuing this. waa ka haray intaa ka badan lama cayrin karo belada -
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
^^another livid words from the orphan kid Puntland & TFG waa walaalo, waxbay isku yihiin you are out of sync duke -
Jaliilyoodaayeey waa inaan madaxa sii jeedsho What a memorable line Wallee Jacayl waa loo baqay. Abtigiis Buuxo uun baa u muuqatta oo waa naga haray
-
^^Ayyoub waa horaan tijaabiyey and i found his literary skills wanting . Laakiin kolba ragguu libaax ka mid yahaa meesha iska joogee isna ha yimaado
-
Originally posted by ThankfulSP: I'm telling you, the Washington, Minnesota, Chatham house trips. President Faroole is positioning himself for the Federal presidency. I've heard that's his ultimate goal. It's impressive. ^^Wouldn't surprise me at all. Blaming Puntland for piracy and human trafficking is trendy I know but it is grossly unfair and wrong. It’s unrealistic to expect PL to succeed overnight where big navies utterly failed. As Somalia’s center fell, security infrastructure and other government organs vanished with it hence the vacuum that breed criminality. To punish Puntland for these activities may be an easy way to score clannish point, but it’s not an argument that would wash with serious people and powers that want to find a remedy for this criminal activity. A political tidbit Faroole understood very well…
-
Originally posted by Gheelle.T: Che, I thought you were against their presence all together, why worry what protocol they have broken now? Has something changed on your part? Do want them stay now,but limit their roles? Che,take that one up will ye?
-
^^You are talking about mandates now che? that i find interesting. from a man who supports alshabaab to talk about peace keeping technicalities and mandates, while shirking to address the basic atom of somali conflict: why a conflict in the first place, if other means can be found to revive somali republic? Why ya che? what does it take to say that chief reason these amisom troops are here is because we somalis resolved to kill each other so others deemed strategically prudent to interfere. and in this case, the nutcases that is alshabaab have dramatized the somali conflict, and somalis and the world at large took notice. discussing about mere technicalities in who ventured out of base and who fought bravely is missing the point.
-
^^resorting to a mere cartoon after losing the argument , eh?
-
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
The orphan kid is still angry one wonders why? your president may be faroole but he supports federal somalia, a concept you turned against after Yey's departure to Yemen -
^^ waa tii dhoodaan oo kale hunguriyow edit: Where is Libaax? Geesigii tolmonaa marbaa fulay u tookhaayye'e Tumaatida warmuhu mar bay turuqa seegaane'e Marbuu warafku tuuryada gefaa taaka leelaha'e Nimaan adiga kugu toosin baa kuu takhaashuma'e Sayid, The Poet Master
-
Xuduudaha Africa waa waxa ku hortaagan Jacaylow
-
Abtigiis waa raggeedii, spontaneity giisaan ka helay markuu xaajaddu cishqi joogto, buuxo gabayyo fiican buu itiriyey Waraa hunguri ninyahow Libaax baa nagu rafanayyee kasoo qayb gal maansada haddaad ka qatanaan weydey Libaax waa dadaalayyaa laakiin weli ma garan