xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^if i may remind you i was waiting for your response in the other thread as to whether you are content takfiiri or an excited kid about the big fight in xamar . As to who buttresses his case with the presence of foreign troops, that is clear as a mid day sun yaa abuu fargaas .
  2. ^^waa laysa soo gaaray miyyaa Sayidow Bal hanoogu yeerin a crazy man carrying a fire passed by gossiping girls sitting at the front yard of their house. the mad mad did not pay attention to them, but one of the girls saw the fire he was carrying and alerted the other girls, "war ammuu dabka uu sitto nagu gubaa". that comment prompted the mad man to retort " adaaba isoo xasuusisay", swiftly setting their house ablaze. Shib dheh Sayidow
  3. ^^as of late there has been proliferation too…dadka waalan waa soo badanayyaan SOL waa loo yaabaa
  4. Oodweyen waan u sheegayye wuusan wax garanayn there is a new political script in Washington
  5. If one is active in literary community, one meets [edit]defeated aspirants for the poetic seat. In Abtigiis’s case, the defeat that is exacted upon him is quite colossal. In Laamley, he quickly ran out of ammo and sought refugee in Qaaf, a letter traditionally reserved for buraanbur composers. When called out on him, he went in seclusion to bring acceptable verses to the assembly. But time has come for the glary to move on to the next exercise, a Ya . It’s by design,it must be borne in mind, that as we raise the bar a notch higher, Abtigiis finds hard to compete . Here's Ya'leey with its legendary grammatical riddles: ya'da maanso waataan kaharay yawmkii waa hore waataan yaagleelo udiray yurubta waagiiye'e yaaqii hiddiyo waataan ku riday yucubtii dheerayde'e waxa igu yarjacay maansadaan yuxuski gaaxnuuge yaqiin uusan hayn buu intaa yabaq ku sheegaaye'e asoo yaabisa buu intaa muran la yeeraaye'e yaasinka asagoon laqimin buu yonis naawiliye yathrib baan aqaan buu lahaa shalay yabiintiiye wax na yaabshey waa markuu laanka yaacsadaye'e yar-yarku ku roonnaa inuu wada yacoocdaaye'e hadduu yawda naga dayn lahaa maba yureeyeene'e yaqfir baan ilaahay ka rabay yawman iyo layle yanfac baan lahaa walidkiyyo *****ta waaweyne yasid maaha oon maanan rabin inaan yulqeeyaaye'e yoolkaygu waa inaan dhigaa garasho yeelweyne yambo weeye laankuye haddaa ya'da loo rogaye'e ha yimaado gaaxnuug hadduu gabay yagloolaayo Waa shul, kani waa igusoo degey. haddaad Gaaxnuug weydaan, ha la yaabinna balaa ilaah tusay
  6. ^^Quite sagging… A man who has been president for less than a year cannot be characterized as a dictator who keeps power by any means,as you have just done above. Let me go on with the topic at hand: and NT Times jumps into the propaganda fray sounding the alarms of immanent danger. With alshabaabs pronouncements of conquering distant islands, howerver, who can objectively deny the clear security ramification of such a foolish manifesto
  7. ^it's a sign of love for the brother
  8. ^^true in the larger sense, but at times origin country may desire to make a bigger point, and that is when the delicate dance of death begins. Edit: it’s also when good Kashafa comes to appreciate the profound difference between mere thoughts of idealized defiant, rebellious Islamic entity and actuality on the ground as illustrated in the current global context. The freedom to fictionalize the sad story of Somali civil war is akin to the Zarate’s depiction of a man who dropped dead yet one of his body parts miraculously, and defiantly refused to die and continues to sneeze in death, in his short novel the Jail. What would the point of dead man’s sneeze be however astonishing?
  9. Che is a member of PDF or he was supposed to be this online character caruurta la lagdama is not the real measure of the man in boston i like sol che though for he stands for the illogicality of alshabaab, which i like to demolish with all of my might
  10. ^^Well in either case those who want to justify the continuation of violence will have something to talk about. Not that it matters any more but nin cad oo hubaysani, no matter the circumstance that brings him, was always what they were looking for if we are to believe their theological mussing
  11. Markab dagaal oo ay diyaarado ka dul kacayeen oo saaka ku soo dhawaaday Xeebta Muqdisho Arbaco, July 22, 2009(HOL): Saaka markii waaga baryay ayay dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho arkeen Markab dagaal oo taagan meel u dhow dekedda Muqdisho, kaasi oo ay mararka qaarkood ka dul kaceyeen diyaarado dagaal oo nooca Helicopterks-ka. Qacdii ugu horreysay oo la arkay Markabkaas iyo diyaaradahaas dagaalka ayaa waxaa soo baxay warar sheegayay in Markabkaas iyo Diyaaradaha ka dul kacayay ay yihiin kuwo u socda howlgallo mileteri, halka wararkii ugu dambeeyay oo ka soo baxay Markabkaas ay sheegayaan in uu ahaa mid galbinayay Markab Raashin Mucaawino ah wada, kaasi oo ku soo xiranayay Dekedda weyn ee Muqdisho. In loo qaato markabkaas iyo diyaaradaha la socda in ay howlgallo miletri ka fulinayaan waxaa keenay iyadoo Dowladda Faransiiska ay shaaca ka qaaday in ay Ciidamo Kumaandoos ah u soo direyso Soomaaliya, kuwaasi oo soo furanaya Saraakiil looga heysto Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke ayaa maalmo ka hor sheegay in Dowladda Faransiiska ay u fasaxan tahay in ay muwaadiniinteeda ku soo furato xoog iyo xeelad wixii suurtagal u ah. Saraakiishan Faransiiska ah ee la qafaashay ayaa waxay Magaalada Muqdisho u tageen in ay dhinaca ammaanka ka caawioyaan Dowladda Soomaaliya, waxaana qafaashay rag ku labisan dharka Ciidamada Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo kala baxay Hotel ay Muqdisho ka deganaayeen. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. ... foreign intervention is imminent Maraakiib iyo Diyaarado dagaal oo lugu arkayo Banaadir iyo Sh/Hoose
  13. Gheelle, war yaan lays kashifin ninyahow
  14. ^^Kaasi waa Shaacir, and not Xiin
  15. ^^ma kan Siciid S soo dhaweynayyaa in the Mudug Liberary fundraising event @Minneapolis you never know my friend War hoy isjir
  16. Even NG wants to help Abtigiis Buuxaase iigu daran oo rabta inay shan page dib ii celiso Haa Buuxo license baan haystaa
  17. looooooool@Hilib adhiga ayaan ku dararaa i thought it was geela wax baad ka balalaqsiisay, laakiin i mari mayso Abdiladhiif & Ducaysane u yeero
  18. Sophist, welcome, aad baanan kuu salaamay. giraanta wax ka riix awoowe To Abtigiis & Tabarta, Ninkii dabinka soo meeriyyee geri malaynaayey Sagaaradii minjaha suratay baad iila meeltahay'e Bal eeg waxaad meesha keentay waryee: Originally posted by Gaax-Nuug: Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya Ku noqo, oo gabayga laaxinka iyo deel qaafka ka saar. awalba murti maadan lahayne ee qaafiyyadaad ilaalin jirtey,maantase tiina gabtay war ku noqo bi'i waaye
  19. ^^Waa ka dhammaatay nimankan yar yar dadkii SL na ceebeeyye, maantoo dhan waxay ku ducaysanayyaan allow somali ha dejin inta nalaka aqoonsanayyo balo idin aqoonsatay
  20. Originally posted by GAAROODI: 1. months to year - the alshabab will take over southern Somalia including mugdisho sparadic fighting will still continue 2. The TFG will fall and shariff will go back to yemen as a refugee 3.The alshabab will increase their influence in southern galkacyo, while puntland will imbrace the ahlul sunna wal jamaca the liberal of the groups who will hold more influence in bosaso,garowe and northern galkacyo. 4. The number of rival groups will increase and what you will get is an afghan style jihad on jihad - jihadist elements locked in permanent struggle with one another with no concrete winner, 5. leading to a continuation of the somali problem for another few decades. All the signs are there. Good luck. Garoodi's recipe of recognition of SL
  21. ^^ nimabkaanb reer waqooyiga iyo galbeedka ka yimaada ma yaqaannan waxay ka hadlayyaan
  22. Siwaaqroonta xarafka la galayye uma u jeedin Qasim beluu ahaa