xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Dalka Mareykanka Hillary Clinton oo habeenimadii xalay soo gaartay Magaalada Nairbi ee dalka Kenya,ayaa waxay maanta ka hadashay arrimaha Soomaaliya, iyadoo carabka ku adkeysay in dowladda Mareykanka ay taageersan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa ay ka dashay wadahadalada lagu wado in berrito Magaalada Nairobi ay ku dhaxmaraan iyada Madaxwayneha dowladda KMG ah Shiikh shariif Shiikh Axmed oo isna maanta gaaray Magaalada Nairobi. Mss Clinton, ayaa sheegtay in Madaxwayneha ay ka hadli doonaan sida ay beesha caalamku u taageeri karto dowladda KMG ah iyo baahida dowladda KMG ah ee xiligaani taasoo ku aadan sidii xasilooni Soomaaliya loogu soo celin lahaa.

Wasiirka Caafimaada Puntlland Bashiir Cali Biixi kama hari doona kuwa dilay Warsame Cabdi Shirwac Posted to the Web Aug 05, 19:24 Gaalkacyo:-Waxaa dib loo dhigay aaskii Wasiirka Warfaafinta DGPL Warsame Cabdi Shirwac Seefta Banaanka oo maanta rag ku labistay tuutaha ciidanka Daraawiishta DGPL ay ku dileen gudaha Gaalkacyo, Kulan ay goor dhaweyd ku yeesheen xarunta Madax tooyada ee Garoowe Xukuumad Puntlland ayaa waxaa uu codsaday Madax weynaha Puntlland Dr.Faroole in dib loo dhigo aaska Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac Seefta Banaanka. Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo Xukuumadiisa ayaa ku sii jeeda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ,Madaxweynaha ayaa la filayaa in ay sii raacaan qaar ka mid ah Isimada ugu waaweyn Puntlland walow arinkaas aan weli si rasmi ah loo shaacin Dhinac kale Wasiirka Caafimaada Puntlland Bashiir Cali Biixi, oo saxaafada kala hadlay dadweynaha ku dhaqan Gaalkacyo ayaa u sheegay in ay is dejiyaan muujiyaan xasiloon amaankana la adkeeyo, Waxaa kale oouu dadweynaha u sheegay ciidanka PIS iyo laamaha kale ee amaanka gacan lagu siiyo in ay qabtaan dhagar qabayaashii dilka u geystay Wasiirka Warfaafinta Puntlland. Wasiirka Caafimaada Puntlland Bashiir Cali Biixi ayaa waxaa uu si kulul u yiri kama hari doono cid dilka u geystay Warsame Cabdi Shirwac oo u jeedadoodu ay hayd in ay iska horkeenaan dadka degan Gaalkacyo iyo in amaanka ay wax u dhimaan laamaha amaanka baa ku jira baaris ee ha la sugo ayuu ku soo koobay hadalkiisa Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay fariisin u noqotay kooxo u jeedo badan oo dilal qorshayn u geysta dadka magaca ku leh Gobolka Mudug iyo saraakiisha ciidanka ee Gaalkacyo , Warar aan weli la hubin ayaa sheegay in dilka Wasiirku ay salka ku hayo arimo siyaasadeed oo u jeedadad ugu badan ee laga leeyahay ay tahay in beelaha wada degan magaalada Gaalkacyo uu ka dhex abuurmo dagaal beeleed. Wasiirka warfaafinta Puntlland Warsame Cabdi Shirwac ayaa waxaa uu ka mid ahaa wasiiro iyo xubno ka tirsan 2 gole ee Xukuumada Puntlland oo maal mah aan ka waday Gobolka Mudug in amaanka la adkeeyo hay,addaha Dowlada Puntland la dar dar geliyo howlahooda
-
Breaking News:- Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo hada lagu diley Gaalkacyo
xiinfaniin replied to Som@li's topic in Politics
Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac Seefta Banaanka oo lagu dilay Gaalkacyo Posted to the Web Aug 05, 12:14 Gaalkacyo:-Waxaa maanta lagu dilay gudaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac Seefta Banaanka, dilkan ayaa waxaa fuliyey 4 nin oo ku labisan dharka askarta ee ciidanka daraawiishta. Wasiirka Warfaafinta ayaa markii la dilayey ayaa waxaa goobta soo buuxshay ciidanka Booliska iyo kuwa daraawiishta iyaga oo goobtii oo dhan xiray. Goobjooge ayaa sheegay in wasiirka ay togteen labo nin oo ku labisan dareyska tuutaha ee Ciidamada Puntland lagu yaqaano, waxaana tirada raga dilay wasiirka lagu sheegay ilaa 4 nin waxaana ay markii danbe u baxsadeen dhanka Iskoolka Cumar Samatar. -
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in tababarro loo sameynayo Maleeshiyooyinka ka amar qaata Dowladda Soomaaliya Arbaco, August 05, 2009(HOL):Madaxweyna ha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa saaka mar uu ka dhoofayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa uu la hadlay warfidiyeennada, wuxuuna sheegay in Maleeshiyooyinka ka amar qaata Dowladda Soomaaliya tababarro loo sameyn doono, lana Qarameyn doono. Madaxweynaha ayaa sheegay in Maleeshiyooyinkaas laga dhigi doono Ciidamo Qarameed oo anshax iyo asluub leh, wuxuuna caddeeyay in haatan dowladda gacanta ku heyso qorshihii Ciidamadaas lagu tababari lahaa. Waxaa uu sheegay madaxweynaha in ay dhameystirtay Dowladda dhismaha Maxkamadda Ciidamada Dowladda Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in ay Maxkamaddaas si rasmi ah u bilaabi doonto howlaheeda. Ugu dambeyntiina, Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu sheegay in ay istiqaalad u soo gudbiyeen Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa, balse ay istiqaaladdaas ku celiyeen Taliyaha iyo ku xigeenkiisa, ayna ku amreen in ay howshooda sii wataan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

^^true say
-
^^true say
-
^^true say
-
Breaking News:- Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo hada lagu diley Gaalkacyo
xiinfaniin replied to Som@li's topic in Politics
A clear setback for the recent efforts intended to fix the broken admin of Galkacyo. -
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Caalamka uu u soo jeestay in uu wax ka qabto Xaaladda Soomaaliya Talaado, August 04, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay kulanka xasaasiga ah ee uu saacadaha soo socda uu la yeelanayo Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanka haweenayda lagu magacaabo Hillary Clinton. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Shiikh Shariif in waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka wada hadlayaan ay tahay arrimaha siyaasadda Ammaanka iyo xariirka labada dalka taasoo uu sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay uu soo hagaagay. Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa ku tilmaamay kulankaas in uu yahay caddeyn muujinaysa in adduunku uu Soomaaliya u soo jeestay taasina ay tahay sumcad u soo hoyatay bulshada Soomaaliyeed. Waxaa uus heegay madaxweynaha in haddii beesha Caalamka ay Soomaaliya mar hore u soo jeesan lahayd in ay mar hore soo idlaan lahayd dhibaatada Soomaaliya. Sidoo kale madaxweyne Shariif waxaa uu ka hadlay dhalinyaro ay gacanta ku dhigeen ciidamada Ammaanka ee dalka Australia kuwaasi oo la sheegay in fal is qarxin ay ka samaynayeen halkaasi,waxaana uu xusay in taasi ay tahay mid laga xumaado,wuxuuna intaas ku daray in ay sidoo kale wax laga xumaado tahay in dad dalka Soomaaliya nabadgelyo darro uga cararay ay dalalkii ay ku noolaayeen ka geysanayaan falal nabadgelyo darro ah. Hadalka madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa imaanaya iyadoo saacado ay naga xigaan kulan ay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku wada yeelanayaan Xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka Hillary Clinton iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Tuesday, August 04, 2009 MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia's president says his upcoming meeting with U.S. Secretary of State Hillary Clinton presents a "golden chance" for his war torn country. Sheik Sharif Sheik Ahmed says the meeting this week is a signal that world governments are serious about supporting Somalia. Ahmed spoke to journalists Tuesday before leaving the Somali capital for Kenya, where he will meet with Clinton. U.S. officials say Clinton will offer U.S. support, possibly in the form of weapons or military training, during their meeting. Ahmed's embattled government is fighting Islamist extremists accused of links with al-Qaida who threaten to destabilize the Horn of Africa. Source: AP, Aug 04, 2009

yes, thought i was posting in politics section. Xaawaleydii baan u imid...simple misplaced click really
-
Marwa Al-Shirbini a young Muslim killed for her hijab in Germany. She was stabbed 18 times in court. When her husband tried protecting her, he wasn’t safe either, and was shot by the police, and then going into a coma for three days. When her husband finally woke up, he discovered that his wife, and mother of his child was actually killed for being a Muslima proud of her hijab. Marwa Shirbeenee By Eman Issa This poem is dedicated to Marwa Shirbeeni, who was a daughter, wife, and mother. She was carrying a great, huge boulder. On a hot, sunny, Germany day, they went to a park. A man was spying that looked like a shark. He looked at her and called her oppressed. Simply because of the way she dressed. He knew her for what not inside. He judged the clothing she wore with pride. She was not plagued with oppression. She was neither cheated nor abused. She didn’t envy other women, and NO! she certainly wasn’t confused. When she walked, she walked with dignity. When she spoke with the cops, she did not lie. They went to court, where she spoke out loud. For she had a voice so she would be heard, for in her heart she carried God’s word: “O ye women, wrap close your cloak, so you won’t be bothered by ignorant folk.” Man did not tell her to dress that way. It was law from god that she obeyed. She tried to defend herself by speaking out loud. In front of her great, huge crowd. The man got so mad and stabbed 18 times. Boy, it looked like he had enzymes. Her poor husband who tried to defend, got shot by the police were they the sharks friend? Where were the security guards who check the people? They let an armed man in, how feeble? Germany, we had problems with you before. Remember Adolf Hitler, please no more! Why did he kill an innocent woman? She could’ve done a lot. She could’ve climbed mountains, or crossed the sea. She could’ve expanded her mind in all degrees. Hijab was given to her many years ago. With the right to prosper the right to grow. The shark made her son an orphan. With no mother, no Jannah under any feet. It all started back to that day, when that hungry shark looked for a prey. She looked like a perfect prey. But he still didn’t understand her veil. She was a Muslim woman, pity on the shark. For god has guided her to the truth, and now she is finally in rest and in peace.