xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
NGONGE stopped giving oponions on tfg. Instead he curses it.
-
NGONGE stopped giving oponions on tfg. Instead he curses it.
-
NGONGE stopped giving oponions on tfg. Instead he curses it.
-
@I hear Siilaanyo is there to meet the lady Allow Alle
-
@I hear Siilaanyo is there to meet the lady Allow Alle
-
@I hear Siilaanyo is there to meet the lady Allow Alle
-
Ahmed Musse Horseed Media Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulan dhexmaro Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Shiikh Shariif Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka, Mrs.Hillary Clinton. Kulankan oo ka dhacaya magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in diirada lagu saari doono taageerada ay dowlada Maraykanka u fidineyso dowlada kumeel gaarka ee Federaalka, si loo sugo amniga dalka Soomaliya. War ay wakaalada wararka ee Reuters kasoo xigatay mid kamid ah xubnaha safarka ku wehliya Hillary Clinton, ee wasaarada Arrimaha dibada ee Maraykanka, ayaa sheegaya in kulankaasi Madaxweynaha Soomaaliya si rasmi ah loo gudoon siin doono xog la xariirta mucaawino ay dowlada Maraykanka ugu talo gashay Soomaaliya. Waxaana mucaawinadan kamid ah mid militari oo la sheegay in uu yahay hub ay Dowlada Maraykanka qorsheysay in dhawaan la geeyo dalka Soomaaliya. Warkan ayaa intaasi ku daraya in hubkan horey loogu qoondeeyey in lasiiyo dowlada Soomaaliya, kahor safarka Hillary Clinton ay ku timid magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Horseed Media

Galkacyu: Marxuum Seefta-Bannaanka funeral huge turnout
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
-
Galkacyu: Marxuum Seefta-Bannaanka funeral huge turnout
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Horseed Media News Desk Madaxwayneha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, ku-xigeenkiisa C/samad Cabdi Shire, guddoonka Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xirsi iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Xukuumada, ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyagoo ka qaybgalay Aaska wasiirkii Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta-Banaanka) oo shalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Wefdiga uu hoggaaminayo Madaxwayne Faroole, ayaa safarkooda ku marayay dhulka waxayna ka baxeen baqrnimadii maanta Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland. wararka ayaa sheegaya in Kolanyadii Madaxwayneha, gaari ka mid ah uu gadoomay intii ay jidka ku sii jireen kaasoo ay ku dhinteen labo ka mid ah illaalada la socotay wefdiga Madaxwayneha waxana ku dhaawacmay 12 askari oo kale waxana dhaawacyada Ciidamada la geeyay Isbitaalka Dhaga-cadde ee Magaalada Gaalkacyo . Magaalada Gaalkacyo, ayaa sidoo kale waxa ka socda dhaq-dhaaqyo ammaanka lagu xaqiijinayo iyadoo Ciidamada ammaanka ee Magaalada Gaalkacyo ee Puntland heegan la galiyay. Wariyaasha Horseed Media ee ku sugan Magaalada Gaalkacyo, ayaa ku waramaya in maanta Magaalada Gaalkacyo laga dareemayo jawi degan, hase ahaatee qaar ka mid ah dadweynaha halkaasi ku dhaqan ayaa ka qaybgalay Aas-ka Qaran ee loo sameynayay Wasiirkii Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta-Banaanka). -
WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -
xiinfaniin replied to Thankful's topic in Politics
PL oo ka hadashay geerida T.Boliiska 6 Aug 6, 2009 - 2:47:21 AM Shir Jaraa’id oo saaka 6 August,2009 xafiiskiisa ku qabtey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamud Xasan Aw Cismaan ayaa waxaa uu kaga warbixiyey geeridii ku timid Ex Gaashaanle Sare Marxuum Muuse Axmed Salaax (Juqoraafi) oo ahaan jirey Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Ilaliyaha Guud oo Isagu ka mid ahaa guddi shan xubnood ka kooban oo uu Madaxweynaha Cabdiraxmaan Max’ed Faroole u xilsaarey Iney soo baaraan Geerida Taliyaha ayaa Saxaafadda u sheegey Inuu Taliyuhu isku diley Gacantiisa xilli uu ku sugnaa Guri uu ka Deganaa Magaalada Garowe. Sababta Geerida Taliyaha ayaa lala xiriirinayaa Buuq kaga furmey maskaxda iyo xanuunno la soo gudboonadey awgood sida ay xaqiijiyeen Ehelada Taliyaha iyo dad xog ogaal u ahaa. Taliyaha oo 7-dii aroornimadii saaka lagu aasey qabuuraha magaalada Garowe ayaa waxaa loo sameeyey aas qaran oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiinta ugu Sarreysa Puntland oo hor kacayey Madaxweynaha Puntland, kuxigeenkiisa, xubno ka tirsana labada Gole, Saaraakiisha Ciidamada Maamulka Gobolka Nugaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada madaxda. Madaxda sare ee Dowladda Puntland oo ka hadashey Aaska Taliyaha ayaa waxay tacsi u direen Ehaladii Qaraabadii iyo dhamaan shacabka Reer Puntland ee uu ka geeriyodey Marxum Muuse Joqoraafi oo ahaa Taliyahii Ciidanka Booliska Puntland. Xer ilaliyayaha Gud ee Puntland Maxamud Xasan Aw Cisman aya sidoo kale shir Saxafadedkii maanta isagoo ku hadlaya Afka Dowladda Puntland waxaa uu ka tacsiyeey geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Warfafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Puntland Marxum Warsame Cabdi Shirwac Seefta Bannaanka. -
WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -
xiinfaniin replied to Thankful's topic in Politics
Wuu xanuunsanaa beryahanba, that is the story anyway -
WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -
xiinfaniin replied to Thankful's topic in Politics
Suicide it is. It's confirmed! -
WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -
xiinfaniin replied to Thankful's topic in Politics
^^Another dil qorshaysan? -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
sol boy, this is not a news article nor it's a bayyaan published on any of the somali portals. you may want to remove it, it looks like a fabricated peice -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^^loooooooooool this matter will be resolved peacefully insha Allah. the assasins did not even hide themselves, they killed the marxuum in a broad daylight infront of a popular maqaaxi. i listened VOA interviewing a Galkacyo resident he saw the ugly event from his Al Amal office -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^waa ********** -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
the assasins are known i was told. it should be an easy matter to resolve. i hope qurunka qabiilku does not factor in to this for if it does it will be ugly -
weak ones as usual labor mightly to comment on what will happen in the future. strong men in leadership do what they are supposed to do: they just lead and transform.

the wicked plots of the freemasons and the trojans
xiinfaniin replied to Fabregas's topic in Politics
one appreciates the nice sentiment and the beautified narrative of that golden era as Febragas has eloquently done here. poetic it's yes but analytical in studying parallels if there are any between the two eras is not.we never doubted Febragas good heart. his ability to knit flowery verses has been praised. But when it comes to comprehending complex situations like Somalia certainly is we found him superficial and frivolous. -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
If this is true, it's good first step. PL admin headed by the president himself and the isims of the region can help defuse the situation and send a strong signal that those whom did this should be apprehended and handed over to the responsible parties. -
Faroole Admin heads to Galkacyo, Minister killed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Horseed Media Garowe, Puntland Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa lagu sheegay in shir deg deg isugu yimaadeen golaha Xukuumada, kaasi oo looga hadlay dilkii maanta loo geystay Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland. Dilka Marxuum Warsame Cabdi Shirwac, Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland, ayey xukuumada Puntland ku sheegtay mid ah dil siyaasadeed oo lagu doonayo in lagu khal khal geliyo amniga iyo sumcada Puntland. Qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Garowe, oo uu ku saxiixan yahay, Cali Bare, Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in baadi goob loogu jiro raggii hubeysnaa ee falkan geystay. Qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada ayaa u qornaa sidatan: Warsaxaafadeed. Maanta oo ah Arbaco, 5/08/2009, saacaddu markay ahayd 12:30 duhurnimo,waxaa bartamaha Magaala madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo fal dil bareer ah oo qorshaysan loogu geystay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsi inta.hidaha iyo Dhaqanka ee Dowladda Puntland,Warsame Cabdi Shirwac. Ilaah ha u naxariistee,wasiirku wuxuu ka mid ahaa wefti ballaaran oo ka tirsan Golayaasha Dowladda Puntland oo Gobolka Mudug muddo bil ah u joogay hawlo la xiriira suggidda Amniga Gobolkaas. Sida la ogsoon yahay, Gobolka Mudug wuxuu xuduud la wadaagaa Gobollada Dhexe ee Soomaaliya iyo Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya waxaana Magaala madaxdiisa Gaalkacyo hore uga dhici jirey dilal qorshaysan oo loo geysto dadka Birmageydada ah oo Dalka iyo Dadkaba waxtarka u leh. Waxaa hore dilalkaasi qorshaysan loogu khaarajiyey hoggaamiye dhaqameedyo, aqoonyahano, Ganacsato iyo saraakiil dowladeed. Golaha wasiirada Dowladda Puntland oo shir degdeg ah galabta isugu yimid waxa ay u aqoonsadeen inuu fal dambiyeedkaasi yahay, mid siyaasadeed oo qorshaysan cid kasta fulintiisa ha loo adeegsadeen, iyadoo loola jeedo in ammaanka, deganaanshaha iyo sumcadda Puntland lagu waxyeeleeyo. Waxaa lagu guda jiraa baarista, aqoonsiga iyo soo qabashada ciddii falkaas foosha xun geysatay, isla markaana sharciga la hor keeni doono. Wuxuu golaha xukuumaddu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladdii, guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana shacabka Puntland oo uu Wasiirku ka geeriyooday wuxuuna ilaahay uga baryayaa inuu jannatu Fardowsa ilaahay hoy uga dhigo. Dhammaanteenna samir iyo iimmaan alla ha naga siiyo Ammiin Ammiim Ammiin Inaalilaah wa inaa ilayhi la Raajucuun. Cali Bare Jaamac Gibin Agasimaha Guud ee Madaxtooyada.