xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Even in failure, Somalia is still one. A nugget of wisdom i told Oodweyne long time ago.
  2. There are leaves in the wind to be sure, and you yaa NGONGE is one such leave. I understand it's the wind turning you which every way but this latest dwelling on silly handshake is taking the cake. For the Millionth time Sharif is a politcian, and not a sheekh. a politician with muyuul islaami. Majority of the people are with him on the conceptual level. He speaks their language and uderstands thier plight. That he seeks outside help to deal with the intolerent forces beseiging him is understandable to the majority of somalis as well. I understand you want to shoot down an extremist Sharif to support a normal one but those things are in your head saaxiib. In reality, and when put in the context in Somalia's evolving conflict Sharif has not departed from his original political station by much. He might have been naive but never extreme.
  3. There are leaves in the wind to be sure, and you yaa NGONGE is one such leave. I understand it's the wind turning you which every way but this latest dwelling on silly handshake is taking the cake. For the Millionth time Sharif is a politcian, and not a sheekh. a politician with muyuul islaami. Majority of the people are with him on the conceptual level. He speaks their language and uderstands thier plight. That he seeks outside help to deal with the intolerent forces beseiging him is understandable to the majority of somalis as well. I understand you want to shoot down an extremist Sharif to support a normal one but those things are in your head saaxiib. In reality, and when put in the context in Somalia's evolving conflict Sharif has not departed from his original political station by much. He might have been naive but never extreme.
  4. There are leaves in the wind to be sure, and you yaa NGONGE is one such leave. I understand it's the wind turning you which every way but this latest dwelling on silly handshake is taking the cake. For the Millionth time Sharif is a politcian, and not a sheekh. a politician with muyuul islaami. Majority of the people are with him on the conceptual level. He speaks their language and uderstands thier plight. That he seeks outside help to deal with the intolerent forces beseiging him is understandable to the majority of somalis as well. I understand you want to shoot down an extremist Sharif to support a normal one but those things are in your head saaxiib. In reality, and when put in the context in Somalia's evolving conflict Sharif has not departed from his original political station by much. He might have been naive but never extreme.
  5. NG, About 'hearts and minds'? Really? Hearts and minds of Somalis are longing for peace and stability. They want the world to support them, and they want the return of thier goverment. They have taken the measure of alshabaab and found them NOT up to what it takes to deliver Somalia from this tragedy. Slogans and mechanical fatwas are no longer popular with the majority awoowe. And yes even Hargeysa supports Sharif
  6. NG, About 'hearts and minds'? Really? Hearts and minds of Somalis are longing for peace and stability. They want the world to support them, and they want the return of thier goverment. They have taken the measure of alshabaab and found them NOT up to what it takes to deliver Somalia from this tragedy. Slogans and mechanical fatwas are no longer popular with the majority awoowe. And yes even Hargeysa supports Sharif
  7. NG, About 'hearts and minds'? Really? Hearts and minds of Somalis are longing for peace and stability. They want the world to support them, and they want the return of thier goverment. They have taken the measure of alshabaab and found them NOT up to what it takes to deliver Somalia from this tragedy. Slogans and mechanical fatwas are no longer popular with the majority awoowe. And yes even Hargeysa supports Sharif
  8. ^^years ago i shocked my sheekh when I told him Suldaan CXamiid, the last Sultan of Ottaman embire, a man well liked and respected in the Ottaman's history narrative, was a SMOKER. My sheekh, a historian himself, told me it was one bad habit, and in the whole it does not take away his other good manners
  9. ^^Yes he did. Let those who throw mortars in residential areas killing innocent people day out and day in argue about whether Sharif is still Muslim after shaking the hand of H Clinton. The news was bigger than a mere handshake, xaaji.It was about supporing Somalia, including Hargeysa.
  10. ^^Yes he did. Let those who throw mortars in residential areas killing innocent people day out and day in argue about whether Sharif is still Muslim after shaking the hand of H Clinton. The news was bigger than a mere handshake, xaaji.It was about supporing Somalia, including Hargeysa.
  11. ^^Yes he did. Let those who throw mortars in residential areas killing innocent people day out and day in argue about whether Sharif is still Muslim after shaking the hand of H Clinton. The news was bigger than a mere handshake, xaaji.It was about supporing Somalia, including Hargeysa.
  12. ^^NGONGow miyaad maqashay waxa Sharifku kaga jawaabay su'aashii General Duke and Ducaysane?
  13. ^^NGONGow miyaad maqashay waxa Sharifku kaga jawaabay su'aashii General Duke and Ducaysane?
  14. ^^NGONGow miyaad maqashay waxa Sharifku kaga jawaabay su'aashii General Duke and Ducaysane?
  15. I have a hunch that this is going to be much easier than most people think. the 2 men who killed the minister are KNOWN. the subclan they belong to are more than willing to apperhend them and hand them over to the authorities in Mudugh. the subclan whom the minister belonged have shown a remarkable calmness and patience so far. and the reason Faroole come to Mudugh is not to merely partake in ministers funeral. It was to say that the minister does not belong to a particular subclan, he belonged to Puntland. And it's Puntland that will serve justive to those behind his killing. this tragedy poses an oppurtunity to fix a broken city that has been neglegted primarilly by its people, and past admins as well.
  16. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo Nairobi ku kulmay Khamiis, August 06, 2009(HOL): Kulanka labada mas’uul dhexmaray ayaa wuxuu ka dhacay xarunta Safaaradda Mareykanka ee Naiorbi, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada Dowladdooda ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa waxay shirkooda uga wada hadleen arrimo ku saabsan xiriirka labada dowladood, iyadoo ugu horreyn uu madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay Wasiir Arrimo Dibadeedka Mareykanka warbixin ku saabsan Xaaladda Dalka Soomaaliya. Kulanka labada mas’uul dhexmaray oo ahaa mid ay albaabada ay u xiran yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxay Madaxweynaha iyo Wasiirka qabteen shir jaraa’id, iyagoo faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen intii ay ku talagaleen in ay shaaciyaan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo hadashay ayaa waxay sheegtay in ay kulanka labada dowladood dhexmaray uu ahaa mid is-faham ku dhamaaday, waxayna caddeysay in ay Dowladdeeda ballanqaadeyso sidii ay u caawin lahayd Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, mileteriga iyo bani’aadannimada. Waxay sheegtay Hillary Clinton in Dowladda Mareykanka ay horay hub ugu deeqday Dowladda Soomaaliya, haatanna ay kordhineyso kaalmada ay Soomaaliya siineyso, sidoo kalena waxay caddeysay in ay Dowladda Mareykanka ku taageertay Ciidamada Amisom ee difaaca Dowladda Soomaaliya 150 Milyan oo Doollar, haatanna ay diyaar u tahay in ay intaas oo kale ku taageeri doonto. Dhinaca Bani’aadannimada ayay sidoo kale sheegtay in ay Dowladdeeda ka caawin doonto Dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka kala duwan ay heystaan. Hillary Clinton oo sii hadleysay waxaa la weydiiyay sida ay Dowladdeeda u arkeyso eedeymaha loo jeediyo Eritrea ee ah in ay faragelin ku heyso arrimaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay ugu baaqeyso in ay faragelinta ka deyso arrimaha Soomaaliya, si gaar ahna waxay u xustay in ay taageerada ka joojiso kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, waxayna u sheegtay madaxda dowladdaas haddii ay jirto dhibaato ay deriskooda ka tabanayaan in aysan arrimaha Soomaaliya la soo gelin. Madaxweynaha Soomaaliya oo isna soo dhaweeyay Xiriirka cusub ee labada Dowladood u bilowday ayaa wuxuu sheegay in ay Dowladda Mareykanka ka rajeynayaan taageero wax ku ool ah oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed lagu samatabixiyo. Mid ka mid ah Wariyayaashii shir jaraa’id joogay ayaa wuxuu weydiiyay madaxweynaha Soomaaliya sida uu u arkayo in Maamulka ka taliyaha Gobollada Jubbooyinka ay qaar ka mid ah madaxdiisa aaminsan yihiin in uu Shiikh Shariif ahaan diinta ka baxay, wuxuuna madaxweynaha sheegay in waxyaabaha diinta looga baxo ay kooban yihiin, isla markaana uusan mid ka mid ah ku sifoobin. Su’aal kale oo la weydiiyay madaxweynaha ayaa waxay ahayd sida ay la tahay in uu salaamay haweeney ajnabi ka ah oo weliba aanan muslim ahayn, wuxuuna ku gaabsaday in su’aashaas ay tahay mid raqiis ah. Ugu dambeyntiina, Kulankaas oo ahaa mid horay loo sii shaaciyay waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya ku weyliyay Madaxweyne Shiikh Shariif Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomaar, Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeen Shariif Xasan Shiikh Aadan, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Axmed Jaamac Jengeli, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko iyo Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi iyo xubno kale, halka Dowladda Mareykankana ay Hillary Clinton ku wehlinayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Xildhibaanno, Safiirro iyo Diblumaasiyiin kale. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  17. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo Nairobi ku kulmay Khamiis, August 06, 2009(HOL): Kulanka labada mas’uul dhexmaray ayaa wuxuu ka dhacay xarunta Safaaradda Mareykanka ee Naiorbi, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada Dowladdooda ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa waxay shirkooda uga wada hadleen arrimo ku saabsan xiriirka labada dowladood, iyadoo ugu horreyn uu madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay Wasiir Arrimo Dibadeedka Mareykanka warbixin ku saabsan Xaaladda Dalka Soomaaliya. Kulanka labada mas’uul dhexmaray oo ahaa mid ay albaabada ay u xiran yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxay Madaxweynaha iyo Wasiirka qabteen shir jaraa’id, iyagoo faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen intii ay ku talagaleen in ay shaaciyaan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo hadashay ayaa waxay sheegtay in ay kulanka labada dowladood dhexmaray uu ahaa mid is-faham ku dhamaaday, waxayna caddeysay in ay Dowladdeeda ballanqaadeyso sidii ay u caawin lahayd Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, mileteriga iyo bani’aadannimada. Waxay sheegtay Hillary Clinton in Dowladda Mareykanka ay horay hub ugu deeqday Dowladda Soomaaliya, haatanna ay kordhineyso kaalmada ay Soomaaliya siineyso, sidoo kalena waxay caddeysay in ay Dowladda Mareykanka ku taageertay Ciidamada Amisom ee difaaca Dowladda Soomaaliya 150 Milyan oo Doollar, haatanna ay diyaar u tahay in ay intaas oo kale ku taageeri doonto. Dhinaca Bani’aadannimada ayay sidoo kale sheegtay in ay Dowladdeeda ka caawin doonto Dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka kala duwan ay heystaan. Hillary Clinton oo sii hadleysay waxaa la weydiiyay sida ay Dowladdeeda u arkeyso eedeymaha loo jeediyo Eritrea ee ah in ay faragelin ku heyso arrimaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay ugu baaqeyso in ay faragelinta ka deyso arrimaha Soomaaliya, si gaar ahna waxay u xustay in ay taageerada ka joojiso kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, waxayna u sheegtay madaxda dowladdaas haddii ay jirto dhibaato ay deriskooda ka tabanayaan in aysan arrimaha Soomaaliya la soo gelin. Madaxweynaha Soomaaliya oo isna soo dhaweeyay Xiriirka cusub ee labada Dowladood u bilowday ayaa wuxuu sheegay in ay Dowladda Mareykanka ka rajeynayaan taageero wax ku ool ah oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed lagu samatabixiyo. Mid ka mid ah Wariyayaashii shir jaraa’id joogay ayaa wuxuu weydiiyay madaxweynaha Soomaaliya sida uu u arkayo in Maamulka ka taliyaha Gobollada Jubbooyinka ay qaar ka mid ah madaxdiisa aaminsan yihiin in uu Shiikh Shariif ahaan diinta ka baxay, wuxuuna madaxweynaha sheegay in waxyaabaha diinta looga baxo ay kooban yihiin, isla markaana uusan mid ka mid ah ku sifoobin. Su’aal kale oo la weydiiyay madaxweynaha ayaa waxay ahayd sida ay la tahay in uu salaamay haweeney ajnabi ka ah oo weliba aanan muslim ahayn, wuxuuna ku gaabsaday in su’aashaas ay tahay mid raqiis ah. Ugu dambeyntiina, Kulankaas oo ahaa mid horay loo sii shaaciyay waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya ku weyliyay Madaxweyne Shiikh Shariif Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomaar, Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeen Shariif Xasan Shiikh Aadan, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Axmed Jaamac Jengeli, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko iyo Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi iyo xubno kale, halka Dowladda Mareykankana ay Hillary Clinton ku wehlinayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Xildhibaanno, Safiirro iyo Diblumaasiyiin kale. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  18. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo Nairobi ku kulmay Khamiis, August 06, 2009(HOL): Kulanka labada mas’uul dhexmaray ayaa wuxuu ka dhacay xarunta Safaaradda Mareykanka ee Naiorbi, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan labada Dowladdooda ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa waxay shirkooda uga wada hadleen arrimo ku saabsan xiriirka labada dowladood, iyadoo ugu horreyn uu madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay Wasiir Arrimo Dibadeedka Mareykanka warbixin ku saabsan Xaaladda Dalka Soomaaliya. Kulanka labada mas’uul dhexmaray oo ahaa mid ay albaabada ay u xiran yihiin ayaa markii uu soo dhamaaday waxay Madaxweynaha iyo Wasiirka qabteen shir jaraa’id, iyagoo faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen intii ay ku talagaleen in ay shaaciyaan. Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo hadashay ayaa waxay sheegtay in ay kulanka labada dowladood dhexmaray uu ahaa mid is-faham ku dhamaaday, waxayna caddeysay in ay Dowladdeeda ballanqaadeyso sidii ay u caawin lahayd Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, mileteriga iyo bani’aadannimada. Waxay sheegtay Hillary Clinton in Dowladda Mareykanka ay horay hub ugu deeqday Dowladda Soomaaliya, haatanna ay kordhineyso kaalmada ay Soomaaliya siineyso, sidoo kalena waxay caddeysay in ay Dowladda Mareykanka ku taageertay Ciidamada Amisom ee difaaca Dowladda Soomaaliya 150 Milyan oo Doollar, haatanna ay diyaar u tahay in ay intaas oo kale ku taageeri doonto. Dhinaca Bani’aadannimada ayay sidoo kale sheegtay in ay Dowladdeeda ka caawin doonto Dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka kala duwan ay heystaan. Hillary Clinton oo sii hadleysay waxaa la weydiiyay sida ay Dowladdeeda u arkeyso eedeymaha loo jeediyo Eritrea ee ah in ay faragelin ku heyso arrimaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in ay ugu baaqeyso in ay faragelinta ka deyso arrimaha Soomaaliya, si gaar ahna waxay u xustay in ay taageerada ka joojiso kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, waxayna u sheegtay madaxda dowladdaas haddii ay jirto dhibaato ay deriskooda ka tabanayaan in aysan arrimaha Soomaaliya la soo gelin. Madaxweynaha Soomaaliya oo isna soo dhaweeyay Xiriirka cusub ee labada Dowladood u bilowday ayaa wuxuu sheegay in ay Dowladda Mareykanka ka rajeynayaan taageero wax ku ool ah oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed lagu samatabixiyo. Mid ka mid ah Wariyayaashii shir jaraa’id joogay ayaa wuxuu weydiiyay madaxweynaha Soomaaliya sida uu u arkayo in Maamulka ka taliyaha Gobollada Jubbooyinka ay qaar ka mid ah madaxdiisa aaminsan yihiin in uu Shiikh Shariif ahaan diinta ka baxay, wuxuuna madaxweynaha sheegay in waxyaabaha diinta looga baxo ay kooban yihiin, isla markaana uusan mid ka mid ah ku sifoobin. Su’aal kale oo la weydiiyay madaxweynaha ayaa waxay ahayd sida ay la tahay in uu salaamay haweeney ajnabi ka ah oo weliba aanan muslim ahayn, wuxuuna ku gaabsaday in su’aashaas ay tahay mid raqiis ah. Ugu dambeyntiina, Kulankaas oo ahaa mid horay loo sii shaaciyay waxaa dhinaca Dowladda Soomaaliya ku weyliyay Madaxweyne Shiikh Shariif Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomaar, Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeen Shariif Xasan Shiikh Aadan, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Axmed Jaamac Jengeli, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko iyo Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi iyo xubno kale, halka Dowladda Mareykankana ay Hillary Clinton ku wehlinayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Xildhibaanno, Safiirro iyo Diblumaasiyiin kale. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  19. ^^He planned to come to Nairobi and meet HC
  20. ^^He planned to come to Nairobi and meet HC
  21. ^^He planned to come to Nairobi and meet HC