xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Important meeting. Matters under discussion include: How to tackle piracy (international funding, jurisdiction etc.) Taxation (sharing revenues …) Security (training security forces...) Federalism (PL's model, integration ...)
  2. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland oo saacadaha soo socda kulan ku yeelanaya magaalada Gaalkacyo Talaado, August 18, 2009(HOL): Waxaa saaka kulan ku yeelanaya Hotelka Taar ee magaalada Gaalkacyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo shalay gaaray magaaladaas iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole. Kulankaas ayay labada mas’uul uga wada hadlayaan arrimo ku saabsan adkeynta ammaanka Puntland, Arrimaha Burcad Badeedda, dhaqaalaha iyo sidii maamulka Puntland uu gacan u siin lahaa Dowladda Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay Puntland waxaa uu socdaallo ku kala bixin doonaa deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Puntland, iyadoo la xusuusan yahay in Ra’iisal Wasaare Sharma-arke uu ka soo jeedo Deegaannada Puntland. Wixii ku soo kordha kulankaas iyo weliba socdaalka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee Puntland kala soco halkan haddii Alle idmo. Maxamed Cali Royter maxamedroyter@hotmai l.com Boosaaso, Soomaaliya
  3. Nur, Somalia, the republic, is NOT occupied. It FAILED but not occupied. That is a fact, not a fiction. What took Somalia down is not foreign occupation. Somalis took Somalia down. They overthrew a legitimate government without thinking through what the alternative would be. After the government fell, instead of holding the country together, they started killing the innocent, burning the villages, starving the needy, ultimately destroying a beautiful capital, causing unparalleled mass expulsion of the residents of Mogadishu. The cascade continued and poured unto other major cities in the south…it still continues. Emotions and clichés aside, ****** is a Somali land occupied by Ethiopia, just like Golan Heights is a Syrian land occupied by Israel. But Syria yaa Nur is not occupied. The analogy may be a bit off still the point is made. Somalia is a sovereign nation that tragically lost its center. It’ s ridiculous to act like disadvantaged rebel group when you are a nation state. And if by resistance you meant Alshabaab, you are endorsing the wrong group. You can confuse yourself thinking those whom oppose Sharif are in the business of liberating Somalia, but the fact remains that they are indeed lunatics on the fringe of Islamic theology, an ignorant bunch who have no clue what Islamic governance looks like. As they kill and maim, they too will be killed and maimed. It will be ugly, and wont please those who would like Somalia back. This group is fighting current world order using Somalia as a stage. And Somalia does not need that. It has no capacity to do so. It’s good to know however that your alternative for Somalia is alshabaab, those whom you called resistance group. Doodaadu meel la qabtay yeelanaysaa, noqon mayso raggaan damcay inaan la jeex jeexo oo sidii nin saliid macsaro marsan iga siibtey. Sharifkii dirintiisa ha la tago, oo halkaa bun ka ha lagu cuno weeyye taan wadnaa
  4. Madoobe Nuunow Maxamed, TFG constitutional affairs and federalism, talks to the media in Galkacyo
  5. che, move to MN and you will save on coffee expenses. It only costs you $1 a cup at the Mall ka 24 ka.
  6. Agree with Peace Action. Sharif should head to Garoowe. PM Omer is Somalia's prime minister. Sadly for some he is reer hebel. Caku
  7. Sharif’s government is trying to build a nation while its opponents are tirelessly trying to destroy what Sharif is building. Sharif’s government recognizes its opponents and tries to engage with them in a peaceful manner. Alshabaab wants considers Sharif’s government dawladah riddah and fights them on that theological ground. There are no parallels here. To be sure one can always draw false parallels when none can be found. An enemy that’s resolved to permanent take Palestinian land occupies Palestine close to hundred years. Somalia though a failed state is not an occupied land. The reason it failed is primarily due to internal unrest, and not necessarily solely by outside occupation. Fatah is a decidedly secular group, Sharif’s group and even most of his Somali allies have political orientation that is Islamic in nature. Jabbuuti hosted a reconciliation conference whose outcome was the departure of Ethiopian troops from Xamar. Hence the reason the war still is raging in Xamar is not because of occupation. Fatah claimed political legitimacy when it was voted out. Fatah started the war. Sharif won the parliamentarian election hosted by Jabbuuti where all were invited. Alshabaab boycotted the peace conference in Jabbuuti, the subsequent political outcome and started the war to topple Sharif.
  8. ^^Waryee Che, adigu alshabaab baad tahay ogaantaydii even after it demolished your great city of Beledweyne This is a great development. Waxaad rabtid sheeg
  9. Aawayye kuwaan ka kari weyney PL and TFG du ma dirirsanna? Great pics SW
  10. ...and the assertions ICG made in its report as well
  11. Gheelle, war ninyahow ma eegtayba horta maad i tiraahdid
  12. Kudos to Gaashaan. He did a good job of doing his homework on PL’s constitution first, and quizzing the ICG director on the intricacy of PL politics.
  13. ^^Yes indeed. This is good news. These discussions will insha Allah close the gap between the PL and TFG. It will also strengthen the relationship between the PL state and Sharif’s TFG.
  14. Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashid Cali Sharmaaarke oo soo gaaray Gaalkacyo Posted to the Web Aug 17, 14:27 Gaalkacyo:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashid Cali Sharmaaarke ayaa dhawaan waxaa uu gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug ,Ra,iisul Wasaaraha DFKM ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya wasiirka Ganacsiga DFKM Cabdi rashiid Ciro iyo masuuliyiin ka tirsan 2 Gole ee DFKM. Madaxweyneha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Mas’uuli yiin ka tirsan Dowladiisa ayaa waxaa ay raiislu wasaaraha ku Garoon ka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo, ciidanka Madaxtooyada ee ilaalada khaaska ah Puntlland ayaa aad u adkeeyey amaanka guud ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Garoonka magaalada Gaalkacyo Wafdiga la socda Ra’iisal wasaaraha DFKM Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa la dejiyey Hotel Taar City,wafdiga Raiisul Wasaaraha iyo wafiga la socday ayaa waxaa galbinayey ciidamo aad u hubaysan. Dhamaan Masuuliyiinta Puntlland iyo wafdiga raiisul Wasaaraha ayaa hadda ku sugan Hotel Taar City. Warka oo faahfaahsan dib ayaa idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu
  15. Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Gaalkacyo Isniin, 17 August 2009 (HOL): Waxaa goor dhawayd ka soo degay garoonka magaalada Gaalkacayo Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Xubnaha labada gole ee Dowladda, waxa ayna abbaareen Hotelka Taar oo ku yaalla waqooyiga magaaladasi . Waxaa Ra'iisal wasaaraha ku sugayay gegidda diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo dhamaan masuuliyiinta maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo madaxweyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, madaxweyne ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo maamulka gobolka Mudug. Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Gaalkacyo, waxaana ciidamo la dhigay dhamaan waddooyinka ka baxa koonfurta magaalada Gaalkacyo, dadweynaha magaaladaasina waxa ay dhamaantood ruxayeen caleemo qoyan iyo ubaxyo ay ku muujinayaan soo dhaweynta Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya. Maxamed Cali Royter maxamedroyter@hotmai l.com Boosaaso, Soomaaliya
  16. Last Updated: Aug 17, 2009 - 5:03:00 AM Wararka Ra'isal Wasaaraha Somalia oo ka dagey Galkacayo 17 Aug 17, 2009 - 4:28:11 AM Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid iyo wafti uu hogaaminayo ayaa hadda ka dagey 17 August,2009 Garoonka diyaaradaha magaalada Galkacayo halkaas oo ay kusoo dhoweeyeen Madaxweynaha Puntland iyo golayaashiisa dowladda. Waftiga Ra'isal wasaaraha ayaa waxaa uu ka kooban yahay Wasiiro iyo Xildhibaano kuwaasoo muddo sadex maalmood ah ku sugnaan doonaa Puntland. Wararka Garowe Online soo gaaraya ayaa sheegaya in Waftiga Ra'isal wasaaraha loo gudbiyey halkii ay ka dagi lahaayeenGalkacayo iyada oo la filayo in habeenka caawa ay bilaami doonaan wadahadalo dhexmari doonaa labada dhinac. Wadahadaladan ayaa ku saleysnan doona qaabka dowladda Puntland iyo Federaalka u shaqeyn lahaayeen inta la helayo maamul baahsan oo la mid ah kan Puntland. "Ka dagista Galkacayo Raísal Wasaraha Somalia ayaa ka dhigeysa in amaanka degaanada Puntland si buuxda ay gacanta ugu hayso dowladda kadib dilal ka dhacey halkas asbuucyadii la soo dhaafey", sidaas waxaa yiri sarkal magaciisa ka gabsadey oo ka tirsan maamulka Puntland oo la hadley Warsidaha. Sarkaalkaan ayaa warsidaha Garowe Online u sheegey in maamulk sare ee Puntland ugu shaqeyn doono Galkacayo sida magalooyinka kale ee Puntland [Garowe & Bosaso] wixii hadda ka dambeeya taasna ay tahay go'aan dowladdu gaartey. Safarka Raísal wasaaraha ayaa ka dhigaya kii ugu horeeyey ee ku tago maamulka Puntland tan iyo intii loo magacaabey xilkaan. Garowe Online,Garowe
  17. Gheelle Aw Muse is the best. Next Cara. CL needs to be tweaked and taught how to converse with more than one person. FuFu is great. It only made one mistake. Mustafa sounds that it's still in beta. Che & A%T went beyond the threshold, and can be upgraded to do wonderfull things
  18. Fufu, dont bring the caravan into this discussion. You (as a reasonable script) and I have a similar stance on the outcome of the peace caravan. You are great script. That you malfunction one time does not take away all the good things you stand for. As for Mustafa, lets put this way you forgot one part of your body he forgot the whole.
  19. Mustafa come down awoowe. Even Hunguri agrees with me now Ceel Buur was one of the most diverse cities in Somalia if you didn't know.
  20. ^^ Being from Ceel Buur and not knowing Burjikko is akin from claiming to be from Kismayyo and not knowing warshadda hilibka