xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. UZTAD, to prove that alshabaab is wrong morally and theologically does not require further bloodshed. Turk's publicized critique and Madoobe's bold military activity may be a good beginning for Xizbul Islam. It will however remain an attempt to make a distinction without difference if they don’t recognize TFG, accept the reconciliation process and take the power sharing approach TFG has offered to them.
  2. ^^a valid point indeed ya Suumaal still it's superficial one. waxan day, waxa kasookeeyanna day
  3. Anaga cid kama heebeysaneyno inta gaalo dalkaan joogto dagaalka waa wadeynaa in odayaal iyo wadaado xumayaal aanay ka yeeleyn ka joojiya dagaalka Ugaadeyska iyo Maleeshiyada Kooxda Shariifka, oo waa la dagaalameynaa waana isku qarxineynaa
  4. the heartache they put through the Somali people ...this is further continuation of that heartache. Precisely why it is bad news.
  5. Aw Muuse Ismacil dhiigga ka buuxaa badanaa Waryee duke intaa hanoo joogto.
  6. Duke since you are unfortunately a prisoner of the past, let me deal with the points you raised: Yey lacked reconciliation wood in him, hence his failure. That's why we opposed his empty rhetoric and his strategy to sanction Ethiopia to bring its tanks all the way to Raaskombooni. We supported him and the approach he reluctantly adopted in his last days due to outside pressure. It wasn’t meant for him though to reap the fruits of that labor. Ethiopia is not sanctioned to invade Somalia today. AMISOM's mission is narrow in scope. And despite the loud noises coming from alshabaab side, AMISOM mission does not represent an occupation. There was no deal with Kenya to sell the sea as you put it. It was a MOU that was untimely. Shame on you to depict it as a selling the Somali Sea The PL & TYG deal still stands. Sharif said it and so did his PM. Question is who is misinforming you adeer? Still though you have not answered my question: why support the PM and oppose his government at the same time ya Duke?
  7. duke the violence you cited is real, what you forgetting though is that it's not sharif's fault for some to destroy the promise of peace. Sharmarke the man you dearly love is presiding the taming of xamar. Sharif and Sharmarke are in a tough neighborhood and can’t be blamed for having the support of small African troops from far away countries. Those countries are no Ethiopia however. And Ethiopian incursions into border towns are a sign of Somalia’s weakness. This current TFG departed sharply from the ‘great master’s’ policy of inviting Ethiopia to invade. If one is looking for difference there is where the real difference lies. those are the facts. you are a man who supports sharifs pm in the name of kinship while openly opposing the very government the son of Puntland heads. why the discrepancy adeer ?
  8. ^^ Sheeg sheegiday iigu badisaa awoowe Dumark laba nin baan lagula tartamin sideedaba: La Jooge: ninka ka ag dhow, een ka fogeyn Loo Jaaje: ninka looga sheekeeyyo Anigu lama joogee, in lay jaajiyaan rabaa
  9. Originally posted by Jafe101: Xiinow halkaas ha isku daalin hortaa baa lagay, inaad bussinnes matter u jeedo mooyee, ka har baan ku iri awoowe. The article ThePoint posted dates February 28, 2009. 6 months wax kuma dhamaadaan. Marka ha ii dardaarwerin awoowe
  10. ^^I thought the Djibouti caravan was what engendered your lingering grievance? Was it not what resulted in the ‘great master’s’ exile in Yemen, no? How could you then say it was a joke? Sharif is the only game in town. Work with it for Puntland is working with it to realize the revival of Somalia.
  11. ^^I understand your anger adeer I suggest you go to Yemen
  12. ^^Belo. A&T waxba iima ogola, luggooyadayda buu ka shaqeeyyaa si kalaanse ku dayi
  13. ^^Your feeble words suggest your antagonistic posture, hence the only valid question would be what would I gain explaining this young presidents approach to someone who’s resolved to oppose him not because of what he does but by the virtue of who is? Zilch.
  14. ^^War qofta wax wara oo dhaafsiisan inta meelaha ku qoran maka haysaa?
  15. ^^Tell me which of the two categories above do you fall in, and I shall elaborate on Sharif's approach. Deal?
  16. Weli threadkani ma socdaa? Sharif is right but not strong. If one was supporting Sharif because he thought that Sharif will be strong and will overpower his opponents, then in light of the current situation one’s opposition to Sharif can be understood. On the other hand, if one supported Sharif because of his approach to the Somali conflict, Sharif has not changed and therefore deserves all the support he can get.
  17. But what really motivates this single mother of three Xaggee bay degentahay? Uganda or Kenya?
  18. A&AT waa belo. Wuu i immaanayye ima cayn ...taageerayaashiisu se u gefay: wuxuu yiri habar filim porn ah daawatay, iyo ninkeedii baan idinkaga sheekayn
  19. ...DKMG ee soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso isbadalkii ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagaga saaray madaxdii maamulkii Al-shabaab ee magaalada ka arimin jiray. Wasiiru dowlaha arimaha gudaha ee DKMG C/rashiid Xidig ayaa sheegay in dowladu ay soo dhaweynayso isbadalka islamarkaana ay shacabka Kismaayo ugu baaqayaan inay xoojiyaan nabada iyo xasiloonida magaalada. Wuxuu sidoo kale wasiirku xusay in maamulkii kasoo horjeeday DKMG ee magaalada ka talin jiray ay meesha ka baxeen. Hadalka ka soo yeedhay wasiiru dowlaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo maamulkii ka arimin jiray magaalada Kismaayo ay magaalada isaga baxeen kadib markii ay magaalada soo galeen ciidamo lixaad leh oo aad u hubaysan oo uu horkacayey Madaxa Ururka Xisbul islaam ee Jubooyinka Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe).
  20. Sharif is the president, he is reasonable,and despite what angry people say about him, he is doing all he can to revive somalia. Somalis support him. and those who oppose him now oppose those admins named above as well. These online livid responses directed at the young president do not represent the general sentiment of somali masses.
  21. ...Afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalda Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo maanta shir jaraa’id u qabtay gudaha magaalda Kismaayo ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in isbadal dhinaca maamulka ah uu ka dhcay magaalada Kismaayo ee xarunta G/J/hoose. Shekh Xasan Yacquub ayaa sheeay in wararka sheegaya in isbadal dhinaca maamulka ah uu ka dhacay magaalada Kismaayo ay yihiin kuwo been abuur isla markaana aysan jirin masuuliyiin iyo ciidamo ka tirsan maamulka Kismaayo oo ka baxay magaalada wuxuuna shaaca ka qaaday Shiikhu in ay gabi ahaanba shaqeynayaan xafiisyadii maamulka ciidamadii amniga & dhamaanba masuuliyiintii maamulka. Haseyeeshee Sheekh Xasan Yacquub ayaa mar ay saxaafadda wax ka weydiisay in waan waan nabadeed iyo wax wada hadal ah ka dhexeeyaan ayaga iyo ururka Xisbul Islaam ee 48-dii saac ee aynu soo dhaafney soo buux dhaafinayey magaalada ayaa waxa uu sheegay in uusan jrin wax cilaaqaad ah oo dhex maray iyaga iyo Xisbul Islaam isagoona intaasi sii raaciyey in ay raggani ka baxeen balantii aheyd in ciidamo ka madax bannaan kuwa amaanka ee maamulka Islaamiga ee magaalada Iismaayo aysan amar la’aan soo gali karin gudaha magaalada balse wuxuu Shiikhu ka gaabsaday inuu faah faahin dheeri ah ka bixiyo tallaabada ay qaadayaan ayaga ka maamul ahaan Inkastoo masuulkani uu sheegay inuusan jirin isbadal dhinaca maamulka ah ayaa haddana waxaa jira dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo xiisado colaadeed oo laga dareemayo guud ahaanba magaalada Kismaayo, hase ahaatee waxaa dagaal ka dhaca magaalada ka dhiidhiyey shacabka reer Kismaayo kuwaaso soo abaabulay banaanbax ballaaran oo ay ka qeyb qaadanayeen kumanaan dad ah oo isugu jira haween, caruur iyo dad da’ah kuwaasi oo socdaal dheer ku soo maray waddooyinka waa weyn ee magaalada Kismaayo iyo xarumaha maamulka waxaana dadkani banaanbaxayaasha ah oo watay makarafoono iyo qalabka codka baahiya ay ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid yihiin dagaal diimeed dooni meyno iyo erayo kale oo ka dhan ah dagaal ka dhaca magaalada Kismaayo isla markaana dhexmara xoogagga Islaamiyiinta waxayna intii uu socday banaanbaxani dhamaanba Al-baabada leysugu dhuftay qeybo ka mid ah suuqyada iyo goobihii ganacsi ee gudaha magaalaada Kismaayo, ayadoona ugu dambeyntii dadkii banaanbaxayaasha ahaa ay isugu soo xoomeen fagaaraha weyn ee beerta xoriyadda ee bartamaha magaalada Kismaayo Laman oga waxa uu banaanbaxani ka badali doono xiisadaha colaadeed iyo siyaasadaha isdiidan ee ka soo cusboonaaday xaruntata Gobolka Jubbada Hoose.
  22. ....Waxaa caawa lagu dilay Allaha u naxariistee gudaha magaalada Kismaayo nin rayid ah oo ku cusbaa magaalada ,ninkaa rayidka ah ayaa waxaa dil toogasho ah u geystay koox hubeysan ,ninkaan rayidka ah ayaa waxaa lagu dilay xaafada Calanley iyadoo kooxdii dilka geystayna ay baxsadeen. Dhagarqabayaasha dilka geystay ayaa waxaa ay ka faaiidaysanayaan habac sanaa soo gashay amaanka magaalada ka dib markii ay ciidanka amaanka ee magaaladu ay ku kala biireen xoogagga Islaamiyiinta ee ku sugan Kismaayo si uu caawa noo sheegay masuul ka tirsan 2 kooxood ee Kismaayo mid kood. Odayaasha iyo gacansatada ku sugan gudaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay ka dhexwadaan xoogagga Islaamiyiinta dhexdhexaadin si xal looga gaaro khilaafka jira ,Odayaasha iyo ganacsatada ayaa waxaa ay la kulmeen Xoogagga Xizbul Islaam waxaan ay ugu baaqeen in ciidankooda in ay baro cayiman ay deji yaan iyo in maamulkii Magaalada Kismaayo uu sii shaqeeyo ilaa inta maamul la dhisayo,Madaxda Xizbul Islaam ayaa waxaa ay aqbaleen in ay ciidankooda ay baro cayiman dejiyaan balse waxaa ay diideen in uu sii shaqeeyo Maamulka Kismaayo waxaan ay odayaasha iyo gamacsatada u sheegeen in Al-shabaab iyo Xizbul Islaam ay u wada hadli doonaan meelna wax isla dhigi doonaan. Dhinac kale odayaasha iyo ganacsatada ayaa kulan la qaatay xoogagga Al-shabaab waxaan ay ugu baaqeen in wadooyinka laga qaado ciidamada oo xarumo cayiman la geeyo iyo inay la joojiyaan dhufeysyada laga qodayo xaafadaha qaarkood arinkaas oo aan weli wax xal buuxa laga gaarin. Masuuliyiinta ugu saraysa Xizbul Islaami iyo Alshabaab ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay wada dadaal la doonayo in lagu soo afjari khilaafka dhinaca Maamulka ah ee ka dhex aloosan xoogagga Islaamiyiinta ah ee ku wada sugan magaalada. Masuuliyiinta Al-shabaab iyo Xizbul Islaami ayaa waxaa ay muujinayaan in aysan doonayn in ay ku dhex dagaalamaan magaalada khilaafkoodana ay ku dhamayn doonaan wada hadal,masuuliyiinta Xizbul Islaami ee ku sugan Kismaayo ayaa waxaa ay mideeyeen ciidankoodii waxaan ay u magacaabeen 2 taliye iyadoo la filayo in maamulka Xizbul Islaam ay soo dhisi doonaan maalmaha soo socda. Isku soo wada duubi waxaa la rajaynayaa in magalada Kismaayo uu ka bilowdo wadahadlo u dhexeeya xoogagga Islaamiyiinta ka dibna ay maamul midaysan ku dhawaaqi doonaa walow aan la saadaalin karin wax dhici kara balse dad badan ay filayaan in xoogagga Islaamiyiintu aysan ahayn qabqablayaal dagaal oo ay wax uu ku hishiin doonaa.
  23. A&T, i am not sure it was sincere i was employing the concept of khaadhib elnaas calaa qadri cuquulihim.