xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Originally posted by Ducaysane: Xiin, ma habeenkii dhawaa baad joogtay. war ninyohow armaan isku miis fadhinay. mid reer adeerkay reer Puntland ah oo kacaandiid ah oo markii heesaha kacaanka ah la saaro hoos fiirinayay baa ila fadhiyey. Sow dawladda Sharifka kuma jiro, ninyahow Haa waan joogay. Durbaan bay naftii nooga qaadeen , oo ninkiiba hadalka waa udiideen
-
Ibti, NGONGE is an carab who was tricked into an already failed venture, and he would not even fight the IDEA itself. But Oodweyne and his clan warriors I am sure will, if the current political construct and coalitions hold. It's true I dont support the rubbish idea of SL being a sovereign country. But I support the efforts of that community to remain peacefull even if takes Riyaale to remain in power for the next 10 years. Che, Northern had a lecture about SL's demographics not long ago. If I remember it correctly Burco he pointed out was and still is the center of Somaliland politics. That is why it's reer Burco that is looking for change, and those from the periphery are the ones defending the status quo .
-
^adiga you know too much about somalia for a sujuu
-
Alshabaab are crying wolf in Kismayo urging people to come out for Jihad. Their wars have nothing to do with jihad, and the masses are realizing that fact now.
-
Ibti, to critique your strategy is not to wish chaos for the family. It is to show that politics are much complex than the mere slogans men like Oodweyne promote around here day in and day out. Riyaale has a strong political coalition from the family itself. He has external backing from the region. And he played that SL ball artfully. To suggest he is a traveler is simply misunderstanding the rules of the game. Politics is never about a mere personality, it's about coalitions and this man has a strong one.
-
^^looool@bicid layiraah The bicido boys were mainly employed by NS department, Hangash was exclusive club for Horn folks. Fufu and Duco were in XHGS MM, adeer meesha inaan wax juq-juqeeyaan u imid saaka Mee Ducaysane? BTW Ducaysane habeen dhaweyd baan reerkooda oo dabaal degayya la casheeyey, marka raggu makala foga ee saa ha la ogaado
-
Puntland Post
-
^awoowe ma aduu ahaa ninkii pictures ka soo dhejiyey Saaka Ducaysanaan goobayey. Horn waa camal xun yahay lalama kaftami karo. I think inuu Hangash ahaa markuu yaraa
-
Xoogagga Al-shabaab iyo Xizbul Islaam oo ka hadlay dagaalkii saaka ka dhacay duleedka Kismaayo Posted to the Web Oct 21, 16:08 Kismaayo:-Waxaa saaka uu dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii sahan ka tirsan Xoogagga Al-shabaab uu dagaal qabsaday ka dib markii ciidamo ka tirsan Xizbul Islaam ay weerar ku qaadeen. Dagaalka saaka ayaa waxaa uu sheegtay Sarkaal ka tirsan Xizbul Islaam oo ku sugan duleedka Kismaayo in ay 2 gaari ay ka qabteen ciidanka Al-shabaab dibna ay ugu celiyeen gudaha magaalada Ksimaayo. Dhinaca kale afhayeenka Maamulka Jubooyinka ee xoogagga Al-Shabaab Xassan Yacquub oo ka hadlay Idaacada ku hadashay afka Maamulka Kismaayo laguna magacaabo Andalus ayaa sheegay in ciidankooda weerar lagu soo qaaday ayna iska caabiyeen, Sh.Xassan Yacquub ayaa ku eedeeyey in Shiikh. Axmed Madoobe uu fulinayo Ajande ay wado Dowlada Kenya lidna ku ah Maamul ka Islaamiga ah ee Jubooyinka, Shiikh Xassan Yacquub wax faahfaahin ah kama uusan bixin dagaal saaka ka dhacay duleedka Kismaayo. Dhinaca kale Xog-ayaha Warfaafinta ee Xizbul Islaam, Shiikh Maxamed Macalin oo la hadlay saxaafada ayaa ugu baaqay Ururka Al-shabaab inay dagaalka joojiyaan miiska wadahadlkana ay yimaadaan, 2 kooxood ayaa u muuqada in qolo walba kalsoonidii kala noqotay qolada kale aaminaadiina ay soo yaraatay. Xog-ayaha Warfaafinta ee Xizbul Islaam Sh Maxamed Macalin ayaa u cadeeyey saxaafada in dagaalku uu dhacay balse waxaa uu ka gaabsaday in wax faah faahin ah uu ka bixyo dagaalka ,balse waxaa uu ku adkeystay in dhinacooda ay ilaalinayaan hishiis aan caga badan ku taagnayn oo ay wada gaareen Ururka Xizbul Islaami iyo Al-shabaab. Xaalada goobaha uu dagaalku ka dhacay ayaa ah mid degan lama yaqaan in dagaalku uu intaas ku ekaan doono iyo in dagaalo hor leh ay soo cusboonaan doonaan , waxgarada ,culimo ayaa isku howlay in ay qaboojiyaan colaada u dhexeysa 2 kooxood ee Al-shabaab iyo Xizbul Islaam blase arinka waanwaanta ayaa dhagaha laga furaystay. Khasaaraha dagaalka iyo warbixinta oo dhamaystiran ayaa dib idin kala soo socodsiin doonaa inagoo isku dayi doono in aan la xiriiri doono ilo ka madax badanaa 2 kooxood ee uu dagaalku u dhexeeyo.
-
Xisbul Islaam oo la wareegay fariisumo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab duleedka Kismaayo Posted to the Web Oct 21, 11:37 Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu dagaal ka qarxay saaka duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaa Birta dheer kaas oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam. Dagaalka ayaa waxaa qaaday sida wararka nagu soo gaarayaan Xisbul Islaam ka dib markii ay qabteen sahan ay lahaayeen Al-Shabaab waxaana uu noo xaqiijiyey sarkaal sare oo ka tirsan Xisbul Islaam oo ay Halgan.net la xiriirtay in ay la wareegen fariisimo muhiim ah ayna haatan gacanta ku hayaan dhamaan deegaanka ku xeeran Birta Dheer halkaas oo ay labad kooxeed isku hor fadhiyeen markii hore . Dagaalka saaka ayaa waxaa uu socday wax ka yar saacad waxaan dib u gurtay xoogaga Al-Shabaab oo ay weerar lama filaan ah ku qaadeen ciidamada Xisbul Islaam. Waaa dagaalkii ugu horeeyey oo ay qaadaan Ciidanka Xisbul Islaam xili la sheegay in uu fashilmay waan waan ka dhex socotay Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam ka dib markii Al-Shabaab ay u sheegeen Xassan Daahir in uu arinta Kismaayo kala hadlo Ibraahim Afgaani oo loo yaqaaab Zaylici oo ah gudoomiyaha magaalada Kismaayo. Maamulka Al-Shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in la soo weeraray ayna iska difaaceen weerar uu soo qaaday Sh Ahmed Madoobe .
-
Kismaayo:Dagaalo u dhexeeya Xisbul islaam iyo Shabaab oo goor dhoweyd dib uga qarxay duleedka magaalada Kismaayo . 21. oktober 2009 - APL Kismaayo(AllPuntland)Dagaalo xoogan ayaa goor dhaweyd dib uga qarxay duleedka magaalada dekeda leh ee Kismaayo . Dagaalkaas oo u dhaxeeya xoogaga Xisbbul islaam iyo kuwa Al-Shabaab aya waxaa la isku adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan , waxaana dagaalka uu biawday kadib markii xoogaag Xisbul islaam ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ay qaadeen weerar xoogan oo la qorsheeyey. Wariyayaasha ku sugan Kismaayo oo ay AllPuntland la xiriitay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay bilaabeen in magaalada dhaxdeeda ay cod baahiyaal maraan ayagoo ku qeylinaya "Jihaad ha loo kaalayo" "Xaya calal jihaad" Gacan ku heynta magaalada istiraajiga ah ee Kismaayo ayaa u muuqata in labada dhinac ay xooga saarayaan in ka arimiyaan. Wixi ku soo kordhaa kala soco AllPuntland Muqdisho
-
It’s quite ironic, is it not, for one to post pics depicting the symbols of strong nation for the sole purpose to praise the man whose policies destroyed that very nation.
-
Empty pronouncements from politicians like Baashe, Buubaa, Morgan and co defeat the supposed purpose of this family’ conference.
-
Originally posted by *Ibtisam: Riyaale is like a dot in Ocean, he is neither here nor there on the big scale of things, a passing traveler. They just need to make sure, he does PASS. The challenge to that strategy is the fact Riyaale somehow managed to stay by willfully refusing to PASS . A challenge, if may add, Oodweyne warrior clan seem to have not anticipated much less prepare to overcome it.
-
loooooool@duco man awoowe, anigu waan xirnaa waagaa
-
Maakhir baan laga hadlin
-
Fufu & Ducaysane xubno firfircoon bay XHKS ka ahaayeen, yaan Siyad Barre wax laga weydiin
-
lool@scholarly work i like Uztad. I think agree with his xisaab
-
Allaha u naxariisto Marxuum Daa'uud Dirir Guuleed maanta duhurkii ayey adduunyo ugu ekeyd markii wiilal qorye ku hubeysan ay ku toogteen Masjid uu Salaadda duhur ku soo tukaday magaalada Kismaayo ee dhacdo koonfurta Somalia, dambiilayaasha dilay iyadoo aanan cidin la hadlin ayey goobta si dumaashaad ah gaari ay wateen ugala baxeen dhowr xabadood oo ay marxuumka ku dhufteen kadib , iyadoo sidoo kale haleeshay wiil uu abti u ahaa. Marxuum Daa'uud Dirir cidina si dadban ama si toos ah uma sheegan in ay dishay, laakiin shaki iyo tuhun fara badan ayaa ka taagan oo farta ayaa lagu fiiqayaa xubno kamid ah qolyaha aagaas xukuma sababtu maxay tahay?. Daa'uud Dirir toddobaad ka hor ayuu Kismaayo tagay, isagoo ka yimid Muqdisho, markii uu halkaas tagay waxaan maqalnay in rag ka tirsan Shabaabka ay ku yiraahdeen 24-saac uga bax magaalada, ''ma damaanad qaadi karno ammaankaaga''. isna waxaa uu u gudbiyey in magaalada ay tiisu tahay meelina uusan u socon. Ujeedada ay u yiraahdeen ka bax magaalada lama cadeyn. Laakiin Marxuum jawaabta xigtay ee la siiyey waxay aheyd in rag wajiyada u xirnaa oo saarnaa gaari Muraayado madow ah ah mar qura xabado huwiyeen isaga iyo wiil uu abti u ahaa oo labaduba aanay cid ay dambi ka galeyn jirin. Waxaa shakiga sii xoojinayo sida aysan wali uga hadlin kuwa Kismaayo heysto dilkiisa oo u muuqdo mid haddii aan kuwa ku lugta leh Maxkamad la soo taagin hurin karo arrinta Kismaayo, laguna kala tagi karo. Dhanka kale Daa'uud waxaa uu ahaa shaqsi bulshada u dhexeeya oo firfircoon, ganacsade ah, u gargaara dadka dhibaateysan, xilli walbana ka qeyb qaadan jiray Maslaxada ummadda iyo heshiisiinta beelaha oo uu maalkiisa ku bixin jiray. Bartamihii sanadkii hore ee 2008 waxaa uu ahaa Daa'uu Dirir guddoomiyihii Golaha siyaasadda ee beesha ****, waxaa uu caan ku ahaa hoggaan tub wanaagsan, dadkana iskama weyneysiin jiray sida madaxda qaar, yar iyo weyna xaqa ayaa u simi jiray Eebe Janadii Fardowso ha geeyee. Shaqsiyan aniga mar aan tagay Somalia 2007-dii Daa'uud waxaan ku arki jiray in waqti walba uu uu ku xirnaa Saaladda Jameecada ee Masjidka, Tusbax yar oo uu ku wardiyo ayuu wadan jiray Dr Daa'uud Dirir Guuleed, kuma arkin dhaqan ah qaadasha waardiye ama ilaaliya, xitaa hub ma sidan jiray bariga aan la kulmay. Wiilasha u maleynayo in dilka Daa'uud Dirir uu xaq yahay xaq iyo wax u dhaw midno ma ahan ee waa xaq darro iyo baadhil qof Alle u soo cibaado tagay oo Masaajid hortiisa lagu dilayo. Waxaa igu maqaalo ah dhinaca kale beesha uu ka soo jeeda ee **** oo ku badan deegaanka Kismaayo in ay maamulka Shabaab ka dalbadeen in Cadaalada la horkeeno gacan ku dhiiglayaasha dilka geystay haddii kale ay tallaabo cad qaadi doonaan. Dhammaan Jaaliyadaha Somalida ee waqooyiga America, gaar ahaan kuwa beesha **** waxay leeyihiin Marxuumka Eebe u ha u naxariisto, ehalkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo IImaan Allaha ka siiyo. M. Cabdi Dhoof. USA.