xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Jafe01 you have not benefited from the lecture. lets see if Aw Tusbalxe fares any better
  2. Dhibaatada Somaliya waxaa udub dhexaad maanta u ah Alshabaab, cidda diiday inay somalida kale la heshiiyaan waa iyaga, xattaa waxay la heshiin waayey kuwa iyaga mabda'a ahaan u dhawaa Sheekadda ah culumadu shalay bay khalad galeen, waa dood quus ah oo aad rabto inaad hoos gashid. Culumaddu waxay maanta leeyihiin baan kuu sheegayya, waxay shalay ahaayeen waa qawlu qaddiim awoowe
  3. Kaalay Libaax Sankataabte weli dadka ma qoraa? War ninyahow naga jooji waxan aad maalin walbo soo waddo, oo inta joogta kala shaandhee
  4. ^^You should also watch it. The point is really simple: seldom does a single story represent the large narative of entire community. Thus dont generalize. The old, Greek philosopher elequently put it this way: pitfalls await for he who dwells in generality!
  5. That is precisely why I posted the lecture.
  6. Maadeey Awoowe inaad sheekaysaad rabtaa, li anna anoo soomaliyya ka hadlayya baad waxaad ku meerasanaysaa Cabdalla Cezaam raxmatullahi calayhi. SH.Cabdul Qadir Gacmey, SH. Dahir Aw Cabdi, Sh. Cali Warsame, Sh.Mustafa Haarun, Sh. Cabdi Nasir, Sh.Bashir Salaad, Sh. Cumar Faaruq, Sh. Sharif Cabdi Nur, Sh. Umul kuwaa weeyye kuwa shabaab culumaa u doolar u yaqaan. Niman Tufaax cununa maaha ee waa aabayaashii saxwada soomalida. Ragga ay Kismayyo ku laynayyaan waxaa ka mid ah Sh. Mustafa Maxamed Cartan oo ahaa mas'uulka qaybo ka mid ah dacwada Nairobi for many years, waxaa ka mid ah Sh. Maxamed Mire oo ahaa mas'uul kii dacwada Kismayo muddo badan, waxaa ka mid ah oo aan ixtiraam badan alshabaab ku haysanin Macalin Maxamud oo ahaa aabihiii dacwada gobolka Gedo, xattaa waxa nimankii deyro ka keenay Sh. Xasan Turki iyo Sh. Maxamed Yusuf oo labaduba jabhad nimo lagu yiqiin. Markaan raggaan ka hadlayyaa kuwaa yihiin adna aad generality ila aado, dee soo sheekeyn maysid. Masa'alada ah in muslimka la dilo si gaalka looga adkaado waa concept raasikh ah alshabaab ku dhaqmo, waa fikir takfiiri ah alqacida laga dhaxlay waxay ka dhacday Ciraq oo Sarqaaqi baa fuliyye u ahaa ilaa markii danbe intii muslimkii gadooday isagu ku baxay gacan shisheeyye. Haddaadan adigu qabin af soomaali waadix ah iigu sheego and I shall never repeat my accusation again haddii kale ood rabto inaad ii laba canlayso adeer taasi waa waxaan rag ku heshiin weyney
  7. Good call Gheelle. Macalinku was a great man who spent his life what he knew best which was to propogate dacwah through the establishent of dugsi and taxfiithil quraan. we was revered too, and had a sufi inclination. I remember if he passes by us kiding playing baliil or any other game we used to line up to greet him. he also had many camps for his dhariiqah. he some how used to hold sufi ceremonies for Biimaalow who was buried in Hawl wadaag. May Allah bless his soul
  8. Mayya HawlWadaag, the Biimaalow Mosque close where HawlWadaag police station was later built the funy thing is when that station was built the first police colonel that was named to be head of it was a man by the name of Siciid Buuryo-qab
  9. Jafe01, Aw Tusbaxle although he memorises some gabayyo he is not capable of producing any of his. There was a thread somewhere in SOL where I utterly defeated his literary insurgency. My parting gabay was so devastating one of SOL’s best script found its briliancy fascinating and transslated it in a manner few could ever attempt to compose after it. So the man will not engage me in that area, he has come to learn his limits.
  10. He owned the dugsi where i first learned alif wax ma leh ... Allow ku naxariiso
  11. When we first met in SOL pages he told me that the only good thing that comes from East is the sun. When I reminded him that we had Muslim scholars, intelectuals, judicoius kings and suldans, not menton btful girls, and after little silence he almost parapharased Bacadle's infamous verses: Ka aftahan aadmiga xaqqana kuma ********'e Inkastoo... Asalkaa nifaaq uga jiraa oday ******teene hadda tolka portals buu wuxuu ka aqriyey in wiilal la xiray, and our friend Aw Tusbaxle declared war on us all. From a UN office in some where in the heart of Africa I was told he already called the deputy head of Kenya's parlaiment suggesting to take steps against Dhabayaco interest in Nairobi
  12. A&T markuu yaraa ilaa uu ka weynaaday wuxuu maqlayey dhabayacaddu moral ma leh
  13. ^^Awoowe [hal hayska hadduu ku dhibayyo, waa shiddo ku haysatta]dooddaadu nuxurkeedu waxaa weeyye eedamayha shabaabka aan usoo jeediyey iyo iinahoodaba waa looga horreeyey, haddii la damcana daliil waa loo heli karaa. taas waa ogahay wadaadna qiil sidiisaba ma waayyo waase haddii laga yeelo qodobadii aad cuskattay waxaa ugu liitta midka oronayya ayadoon soomaali la dilin oo dhiig muslim la qubin gaal lagama adkaan karo!!! halkaas markay marayso baan ka haray waayyo waa hadalkii ina Godane oo tabtiisa ah. Anaashiiddu diin maaha, waa heeso & halku dhegyo aan sii ridneyn waxayse huwanyihiin shicaar diimeed. Afarta qodob een nimanka ku eedeeyey soo baxthi garee, Sh.Xassaanna dhegeysigiisa iska daa, oo rag kale oo miyir iyo caqli leh la kaasho
  14. In this clip Chimamanda Adichie, a Nigerian Author, discusess the danger of single story, perceptions that come about as a result of a narrow narrative. If one listens between the lines one appriciates the accurate daignosis she makes on how able men equiped with half truths distort facts of entire communities, countries and continents. This is for my friend Aw Tusbaxle who not only become the unexpected victim of a single story, but seems to have drawned himself in clannish emotions. here it's
  15. Waryee nuune, Jabhad, & Jafe01 aniga Generalku waan isla jeexjeexaynaa waana isku soo dhawaanay if you read last few post ee bal idinku is qabta oo ragga shafka garaacayya pm u dira oo dhaarta joojiya dhaha
  16. A&T, I was only mentioning the achievements of O folks in the peaceful and stable Puntland. Marrying up I thought was one of Tolka’s grand achievements, especially when the Zubeyr boys marry from the royal houses in the east. EDIT: Abdiladiif ayyaamahan Boosaaso baa laga soo wacayey
  17. ^^The name, which you repeatedly referenced as a sore point for the clan conscious Somali people in ******ia, is a legitimate concern that warrants attention. Renaming the organization will not be difficult in my estimation. From a historical perspective the name itself was given by colonial powers, thus the region has become known for it. It was not clannish but a logical move to name the rebel movement after the region for whose independence it set up to fight. So in the big scheme of things a rename is a tactical move, and will not change the large strategy of continuing the armed struggle unless Ethiopia either changes its character or grants impendence. If you know the region, this community has not sought to dominate anyone really. Every clan, even small ones, has their own historical settlements under their domain. The only source of this lingering envy is the fact this community is the largest in size soomaliduna waxba iskuma ogola runtii. If strong Somalia emerges, it will have unparalleled influence on the final strategy and the organizational structure of the movement if the state shows commitment in terms of resources and diplomatic support of the large struggle. It could also negotiate with Ethiopia and address the source of this long conflict and reach settlement of some sort. Intaa taa laga gaarayyo raggu hasii celceliyeen ee ha la daayyo
  18. alshabaab caqiido salaf ma haystaan, and here is why 1- caqiidada salafku ma qabto, kumana dhaqanto mas'alada ah istikhfaaf a-dimaa al muslimiin, oo ah in la fududaysto dhiigga qofka muslim ka ah, layskana dilo inta niyada lagu qaboojiyyo aakhiraa kii dhinta niyadiisa lagu soo bixin 2- salafka iyo suluugoodu waa uun kii rasuulka (scw), dhaqanka rasuulkana (scw) kama mid ahayn dagaal bilaa xikmad ah oo naf iyo maal salfada. bal waxaa taariikhda ka muuqatta in rasuulku dagaalka gaalada iyo muslimka ka meermeeray oo xeelad iyo siyaasad ku dayyey, xulufo iyo xargo kale u maleegay. iskaba daa mid muslimka gudihiisa ah e. rasuulku liiska munaafiqiinta isagoo hayya buusan taaban, ightiyaal iyo assisin midna u dirin. alshabaab profession bayba u tahay in dadka la laayyo oo la assasin gareeyo 3- caqiidada salafka waxay dhiiri gelisaa aqaoonta, waxaana lagu yiqiin faafint culuumta islaamka, iyo maraakis cilmiyeed oo ay leeyihiin oo wax laga faaideysto. maanta alshabaab waxaa calaamadda u ah middi xun oo dadka qoorta lagaga jaro, cimaamad afka lagu xirto, iyo heeso guubaabo ah oo afcarabi ah oo dhalinyarada dhegaha loo geliyyo. masjid ay dhiseen iyo aqoon ay fidiyyeen lama hayyo. waa urur hubaysan oo wax dumiyya, baaxad uu wax ku xukumona lahayn, xikmadani ka dhammaatay. 4- salafka waxaa lagu yiqiin ixtiraamka culumadda iyo weynenyta aqoonta, maanta alshabaab cajjal lagasoo ganay god ku yaala buuraha afghanistan baa sheekh u ah, culumaddii saxwada soo dhistay oo fahamka khilaafada islaamiga ah iyo baahideeda bilowday waxay u yaqaannan culumaa'u doolar. Umul baa u danbeeyey oo isna waa gacan ku gabad... Maadeey awoowe, sayidku nin timihiisu dhan u xiirmaan buu ahaa, 3 dex waxyaalood buurabay inuu gumaysiga dalka kasaaro, in umad iyo wadan soomaliyeed la helo, iyo inuu asagu mansabka qabto. sadexdaa istaraatijiyadu u maray waa laga doodi karaa, qaladaadkiisa dib waa loo eegi karaa. laakiin odoga ha u gafin oo wiilashan afghanistan laga xukumo ha la simin please
  19. ^^It’s very simple. ****** is an occupied region by Ethiopia; majority of its people has been fighting for independence for a long time. If thinking beyond box means giving up that struggle and that end goal it has a different name. Because the alternative is to Amharasize and assimilate just like the Oromo nation did. One needs to understand the true nature of Ethiopia. Ethiopia is neither democratic nor federal, it’s controlled by minority group backed by some western nations for historical and religions reasons. ONLF alone cannot liberate ******ia. But what it can do, has been doing very well is to keep the struggle alive until strong somalia emerges and the question of ******ia is comprehensively settled.
  20. ^^Gheelle, A&T SLanders buu la qayillaa, oo waa nin cajalad baas ka dhex daarantahay laakiin Jafe01 cidda shideysay baanan aqoon
  21. Awoowe you need to read the history of any nation’s struggle and you would see that it has never been easy to unify a group of people around one goal, and that is not unique to ONLF. There are Chechnyains working for Russia just like there are Palestinians working for Israel. It’s not unique to ******ia, it happens everywhere. You are not the only one having problem with the name, and it could be important if changing it can win more resource for the struggle of these community. But questioning the struggle itself for a mere name is the problem…
  22. ^^Today Boosaaso has become the center of ******’s merchants, intellectuals, Muslim scholars. Dalka wax dhaqan ba iyagaa jooga, ilaa Gaalkacyo gabdhaha iyagaa guursada And the good news is ya Moon A&T has no say in the affairs of the large clan. Puntland waa xero ******, hadda waxaba laga hadlaayey in cabinet ka lagu dar
  23. Comparing ONLF to those fighting in the south is nonsense. ONLF is fighting for the liberation of occuppied land, not for political dominance. saying ONLF is a failure because they did not win is like saying PLO is a failure.