xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Amazing that political orphans want to negotiate with Sharif as if Puntland admin is buying into the bring-the-capital-over-and-we-will-help proposition. It's silly indeed
-
^^Yes indeed, kan is celin la' ee hadba mudh soo lehnina waa muuqdaa
-
Originally posted by Peace Action: Puntland will welcome sh. Sharif and the parliment until Mogadishu can be secured and I am sure the people of Puntland will welcome it. The only problem will be the move will allow the Al shabaab to consolidate their rule over the south and will be much harder to dislodge them in the future. You got it awoowe There is no doubt that most somalis wish somalia the best and would want to see tfg defeat the alshaydaan group. tfg is a somali thing, it represents all most every region. Furhter more PL is not angry with tfg and sharif, perhaps some wish coffee shop talk to manifest into a policy agenda for PL. It wont happen. There are two reasons why this call may not succeed. 1) Those led by Qanyare, a political block based in Mogadishu, will see this as part of a growing relationship between PL and tfg, and will oppose it. 2) The bitter ones will always try to depict Somali affairs in black and white, injecting Puntland’s political debates unnecessary rhetoric.
-
^^ Aw Tusbaxle, nin baa dhaawacay hadda oo warkiisu waa yaraaday
-
let the brothers express themselves. it could be healthy for them
-
Aw Tusbaxle turned out a big disappointment. Not long ago there was an effort to sponsor the man to Menneapolis. That effort died now with his recent clannish outbrusts on SomaliaOnlnie
-
University of Pretoria awards Medal to Edna Adan
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
TP, the world is not black and white. There is a hateful rhetoric everywhere in Somali politics. But this woman showed commendable commitment to better the lives of many people in her own region. -
University of Pretoria awards Medal to Edna Adan
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Malika, he admitted that "she has definitely done wonders for her tribal enclave". I didn't hang on the tribal enclave part the point in the award was that she helped a lot of people. whether those people live in tribal enclave, as TP says, is irrelevant. -
University of Pretoria awards Medal to Edna Adan
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^that is the point awoowe: there are people in the 'eclave' -
Aw Tusbaxle caddaalad xumaa: inta la diluu ka sheekeeyyaa, inta la badbaadiyyo bal car ha xuso
-
University of Pretoria awards Medal to Edna Adan
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
I blve it's what she has done that is rewarded, not her title -
Originally posted by NGONGE: Hello everyone. I have been busy laughing at the farce in the politics section. Should I act as peacemaker or should I muddy the water futher? Do a bit of both, NG
-
Monday, December 14, 2009 Edna Adan was at the University of Pretoria this past Thursday to accept the Chancellor’s Medal for her outstanding contribution to humanity, and particularly with regard to helping the under-privileged people of Somaliland to realize their right to health. Here is the original article by Saeed Mohamed Dr. Edna Adan spoke at the university’s graduation ceremonies on International Human Rights Day and to celebrate law students from 20 countries who had just completed a Master of Laws (LLM) in Human Rights and Democratization in Africa. Mr. Martin Nsibirwa, University of Pretoria’s LLM Programme Manager, introduced Edna Adan to the audience saying, “Edna Adan Maternity Hospital is the best hospital in Africa.” The theme of Dr. Edna’s keynote address was “Promoting Human Rights in Somaliland and Africa in general.” The recognition that Centre for Human right at the University of Pretoria is bestowing upon me belongs to all who speak out for the voiceless and will hopefully encourage those who are concerned about human rights but who keep silent out of fear of repercussions. Perhaps we should learn from the tortoise whose motto is ‘You cannot make progress unless you stick your neck out but with due caution.’ Today, with profound humility, and knowing full well that there are many who are far more deserving than I am, I accept this award on behalf of those individuals and groups both in Somaliland and elsewhere who have taken great personal risk to ensure that others may live in peace and dignity. This includes the quarter million war genocide victims in Somaliland who gave their lives to fight oppression during our civil war from 1982 to 1991. I wish to reconise them as the martyrs who praved the way for the peace, freedom and stability that we (Somalilanders) enjoy today. Dr. Edna further emphasized in her moving speech about the importance of empowering women both in Somaliland and Africa in general. I accept this award on behalf of the women of Somaliland and Africa who have the highest maternal mortality rate in the world and who die because they are poor. Our women die because they lack care from well trained health care providers in health facilities that are properly equipped. Our women also die because the lack the education that would have raised their status and given them access to skills and employment” Dr. Edna attaches her caring emotions; she further highlights that women die because of female genital cutting. I know there is no magic wand that can resolve all our problems but I am confident that if we join hands and concentrate on just one effort which is that of training more midwives in our community, we will prevent the death of many women and children. I therefore appeal for support in this major undertaking which my hospital (Edna Adan Maternity Hospital, Hargeisa Somaliland) is pioneering in Somaliland and where such training is in progress right now. The University of Pretoria’s Centre for Human Rights, which was awarded the 2006 UNESCO Prize for Human Rights Education, presents the one-year full-time LLM in partnership with eight other universities in Africa representing all the sub-regions. The students were drawn from a variety of backgrounds, including the civil service, the judiciary, academia, and some recent graduates. Since its inception in 2000, 291 students from 35 African countries including Somaliland, have graduated from the programme, and gone back to their respective countries to hold various positions in government, academia, and the NGO sector.
-
"Puntland xaq ayay u ledahay inay sameysato Calan" 14 Dec 14, 2009 - 7:03:26 AM Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federaalka Somalia Madoobe Nuunow Max'ed oo la hadlay saxaafadda isagoo ku sugan Muqdisho ayaa sheegay in Puntland ay xaq u leedahay inay sameysato calan iyo astaan u gaar ah. Madoobe Nuunow, wuxuu sheegay maamul kasta oo Somalia ka jira inuu yahay mid Federaali ah ayna xaq u leeyihiin inay sameystaan astaamo iyo calan u gooni ah, balse taas macnaheedu uusan ahayn inay ka go'een Somalia. "Dastuurka dalka u yaala waxaa ku qeexan in dalku uu yahay Federaal, sidaa daraadeedna dowlad goboleed walba ay sameysan karto calan u gaar ah iyo astaan u gaar ah" ayuu yiri Madoobe. Hadalka wasiirka ayaa imaanaya iyadoo wasiirada goboleedka Puntland ay ansixiyeen astaan iyo calan gaar ah oo ay yeelanayso Puntland, taasoo u noqon doonta astaan maamul oo la aqoonsan yahay. "Maamul Goboleedka Puntland ma uusan sheegin inuu ka go'ayo Somalia inteeda kale, wuxuuse sheegay inay sameysanayaan astaan iyaga lagu aqoonsado, xaq ayayna u leeyihiin" ayuu yiri wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka DF. Waa markii ugu horreysay oo ay DF ka hadasho calanka iyo astaanta gaarka ah ee ay Puntland sameysanayso, balse wasiirku wuxuu sheegay in calanka Somalia uu yahay astaanta Qaran ee dalka oo dhan ka dhexeysa. Inkastoo Puntland aysan sheegin inay ka go'ayso Somalia, haddana maamulka Somaliland ayaa horay u sheegay inay ka go'een Somalia inteeda kale ayna yihiin dowlad madaxbanaan, walow aysan caalamka ka helin wax aqoosni ah.
-
Xildhibaan ka dayriyay Muqdisho 12 Dec 12, 2009 - 1:38:04 PM Xil. C/qaadir Daahir Ciiro ayaa shir jaraa'id ku sheegay in baarlamaanku aanu ku shaqeyn karin Muqdisho, isagoo dalbaday in loo raro Puntland si ay halkaas ugu qabsoomaan fadhiyada baarlamaanka. Mudanaha oo ku sugan Muqdisho ayaa sheegay in xaaladeeda amaan aysan ahayn mid la isku haleyn karo xiligan, ayna ku qabsoomi karin fadhiyada baarlamaanka, waxaana shirkan jaraa'id uu ku qabtay Muqdisho. "Madaxda DF waxaan ka dalbanaynaa in xarunta baarlamaanka laga raro Muqdisho loona raro Puntland oo xiligan u muuqata mid ka nabadgalyo wanaagsan caasimada" ayuu yiri Xildhibaan Daahir Ciiro. Sh. Aadan Madoobe oo shir jaraa'id Khamiistii ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inuu wado qorshe dib loogu furayo fadhiyadii baarlamaanka, balse uu hakad geliyay howshaas qaraxii dhawaan ka dhacay Hotel Shaamow. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa inteeda badan gacanta ku haya xoogaga DF ka horjeeda, iyadoo baarlamaanku uu fariisin ka dhigtay markii ugu horeysay bilowgii sanadkan, markaasoo lagu soo balaariyay dalka Jabuuti. Xildhibaano badan ayaa lagu dilay gaadmo, iyadoo kuwo kalena la dhaawacay, wuxuuna Xil. Daahir Ciiro sheegay in DF aysan awood u lahayn inay sugto amaanka xildhibaanada baarlamaanka, kuwaasoo intooda badan ay dibada ku maqan yihiin. Baarlamaanka DF ayaa ku shaqeeya xarunta Gobolka Banaadir, kadib markii dagaal awgiis uu uga soo guuray xaruntii loogu talogalay inuu ku shaqeeyo ee gaadiidka Booliiska, halkaasoo lagu duqeeyay xili uu baarlamaanku shir ku jiray. DF ayaan wax jawaab ah ka bixin hadalka xildhibaanka, iyadoo mudanayaal kale oo ku fikir ah ay jiraan, waxaase lagu wadaa in maalinta Salaasada ah ee soo socota ay gudiyada baalamaanku ka shiraan xiliga kama dambeys ay furmayaan fadhiyada.
-
This is for A & T Ciidanka amaanka magaalada Gaalkacyo oo toogasho ku dilay nin isku dayey in uu dilo 2 wadaad. Posted to the Web Dec 11, 20:19 Gaalkacyo:Xiriir ay la samaysay caaw Shabakadda wararka Halgan.net wariye ku sugan magaalada Gaalkacyo kana mid ah wariyaasha ka howl-gala Magaalada Gaalkacyo ayaa caawa waxaa uu uga waramay isku day dil oo ka dhacay meel u dhow Masjidka Al-hudaa ee magaal Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. 2 ka mid ah Culumo,udiinka Suufiyada oo ka soo baxay Xadro kuna sugnaa meel aan ka fogeyn Masjidka Al-hudaa ayaa waxaa weerar hubaysan ku qaaday nin ku hubaysan Bistoolada isagoo rasaas uu ku furay culimadaas uu dhaawac ugu geystay. Ciidanka amaanka ee magaalada Gaalkacyo oo ka dhawaa meesha falku ka dhacay ayaa waxaa ay baacsadeen ninkii hubaysnaa ee weeraray culimo,udiinka iyagoo isku dayey in ay qabtaan. Ninkaan ayaa waxaa uu isku dayey in uu ka baxsado ciidanka isagoo damcay in uu u talaabo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ,ninka ayaa waxaa uu rasaas ku riday ciidanka iyo dhalinyaro shacab ah oo cayrsaday iyadoo rasaasta uu ku dhaawacmay mid ka mid ah dhalinyarta , ciidanka amaanka ayaa tacshiirad huwiyey dhagarqabaha rabay in uu dilo culumo,udiinka Suufiyada ah ,ninka ayaa waxaa dhaawaciisa loo soo qaaday Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo oo markii danbe uu dhaawicii soo gaaray uu u dhintay. Ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay saxaafada tuseen ninka wadaadada dhaawacay oo meyd ah iyo Bistooladii uu weerarka ku geystay. 2 Wadaad ee la dhaawacay ayaa waxaa ay ka soo kala jeedaan S/galbeed iyo Gobolka Bay halka ninka dhagarqabaha ah ee wadaadadda weeraray uu isagana ka soo jeedo Gobolka Bay, ilaa hadda ma cada sababaha rasmiga ah ee loo weeraray 2 wadaad , balse magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaaso ayaa maalmihii danbe waxaa ka dhacay dilal ay isku geysanayaan dadka ka soo barakacay Koonfurta Soomaaliya walow aan ilaa hadda la aqoon sababaha ay isku dilayaan. 2 wadaad ayaa dhaawacooda waxaa lagu daweynayaa Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo, 2 wadaad ayaan ka hadal qaraxii ka dhacay magaalada Muqisho gaar ahaan Hotel Shaamow.
-
Also in the news Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho oo loo qaaday dalka Sacuudiga Isniin, December 14, 2009(HOL): Waxaa saaka laga duuliyay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi 19 ruux oo Soomaali ah oo dhaawacyo culus qaba, kuwaasi oo ku dhaawacmay qaraxii 3-dii December ee aanu ka soo gudubnay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dadkani dhaawacyada qabay oo dhowr maalmood lagu daweynayay Isbitaalka Aga Khan ee Magaalada Nairobi ayaa waxay isugu jireen Dhaqaatiir, Arday iyo Wariyayayaal dhaawacyo culus qaba, kuwaasi oo xaaladdooda caafimaad wax looga qaban waayay gudaha dalka Soomaaliya iyo weliba dalka Kenya intaba. Dowladda Sacuudiga oo ballanqaaday in dadkani dhaawacyada culus qaba dalkeeda lagu soo daweeyo ayaa waxaay diyaarad khaas ah iyo dhaqaatiir u soo dirtay Magaalada Nairobi, si dhaawacyadaas loogu duuliyo dalka Sacuudiga. Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Nuur Ameerika iyo Qunsul Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cusmaan Edson ayaa garoonka Jomo Kenyatta ka sagootiyay dadkaas dhaawacyada qaba, waxayna labaduba u mahadceliyeen Dowladda Sacuudiga gacanta walaaltinimo ee ay u fidisay dadka Soomaaliyeed. Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cusmaan Edson oo aan kula kulannay Hotelka Grand Regency ee Magaalada Nairobi ayaa sheegay in diyaaradda ay Dowaldda Sacuudiga u soo dirtay dadka dhaawacyada qaba ay tahay mid casri ah oo sida Isbitaal oo kale u sameysan, wuxuuna caddeeyay in markii dhaawacyada ay gaaraan Magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga loo qeybin doono dhowr Isbitaal oo kala duwan, maadaama ayuu yiri ay dadka meelo kala duwan ka dhaawacan yihiin. "Diyaaraddan oo dhaawacyada ula mid noqneysa sida iyagoo qolalkooda jiifa oo kale waxaa soo dirtay Dowladda Sacuudiga oo aan si weyn ugu mahacelineyno, waxaana la saari doonaa dhamaan 19-ka ruux ee dhaawacyada qaba ee laga keenay Soomaaliya"ayuu yiri Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cusmaan Edson.
-
Muqdisho: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ku sii jeeda Sucuudi Careebiya. 14. december 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rishiid Cali Sharmaake iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, isagoo ay la socdaan qaar kamid ah Xubnaha golaha Wasiirada ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sucuudi Careebiya. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya dalkaasi wada xaajoodyo ku aadan xaalada dalka murugsan ee Soomaaliya, waxaana si gaar ah loo soo qaadayaa dadaalada dibu heshiisiineed iyo geedi socodka nabadgalyada oo lasoo celiyo. Ilo ku dhow dhow Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in uu Raysalwasaaruhu halkaasi ka jeedin doono khudbad ku aadan xaaladaha dalka, isla markaasna uu ka codsan doono dalalka kujira Kooxda Xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya in ay wax badan ka qabtaan Soomaaliya. Mr, Sharmaake wuxuu sidoo kale la kulmi doonaa Madax kala duwan oo uu kala hadlayo arrimaha murugsan ee Soomaaliya, ee ay xukuumadiisu waxba ka qaban weyday, isagoo dalban doono taageero badan oo ku aadan xaaladaha dalka Soomaaliy, inkastoo aan la garan Karin waxa uga soo bixi kara dawladda KMG ah shirka kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya. Raysalwasaare Sharmaake wuxuu ka mid yahay Madaxda dawladda KMG ah ee inta badan taga shirarka looga hadlayo xaaladaha dalka Soomaaliya,iyadoo ayba yar tahay waxyaabaha ka soo baxa shirarkaasi, hadana maalmihii ugu dambeeyey dawladda KMG ayaa umuuqatay mid dhex-dabalanaysay falal amaan daro iyo dagaalo ay kala kulmaysay mucaaradyada ka soo horjeeda. Sida uu yahay jadwalku maalinta khamiista ah ayaa lafilayaa in ay furmaan shirkan, waxaana hadalada ugu horeeya jeedin doona Xoghayaha guud ee dalalka Islaamka, oo halkaas ka jeedin doona balan qaadkoodii ku aadanaa Soomaaliya sannadka 2010-ka, waxaana kale oo isla maalintaasi hadli doona Madax kale oo ay ka mid yihiin Mareykanka iyo Norwayd, isagoo ka hadlaya xaaladaha dalka Soomaaliya.
-
December 13, 2009 U.N. Experts Get Threats in Inquiry Into Somalia By JEFFREY GETTLEMAN NAIROBI, Kenya — United Nations experts investigating whether Somali businessmen are funneling aid money to terrorist groups have recently received death threats warning them to stop their work, according to United Nations officials. A United Nations Security Council committee issued a statement on Friday in response to the threats, saying that it “deplores such acts of intimidation and interference.” Millions of dollars are at stake, and many analysts say they believe that the Somali businessmen are desperate to derail the United Nations investigation because they fear they could lose lucrative contracts to transport food in Somalia, a war-ravaged country where foreign aid is one of the biggest businesses, along with piracy. According to officials close to the investigation, several Somali businessmen, who have been working for years with the United Nations World Food Program to deliver emergency rations, may be diverting money to terrorist groups that are trying to bring down Somalia’s weak transitional government and possibly wage attacks on Western targets in Kenya. Concerns about these same Somali businessmen recently led the American government to delay food shipments to Somalia at a time when millions of Somalis are a few meals away from starvation. A team of five experts hired by the United Nations Security Council has been intensely scrutinizing the businessmen over the past several months as part of a process to monitor the arms embargo against Somalia, in place since 1992, and issues connected to Somalia’s security and the delivery of aid. Preliminary results from the investigations, provided to The New York Times, indicate that several of the Somali contractors working for the World Food Program could face economic sanctions, including asset freezes, travel bans and the cancellation of multimillion-dollar contracts. A week ago, one of the experts who lives in Nairobi received a strange text message on his cellphone, written in broken English, that said: “Pliz friend of me come jacaranda hotel 9 oclok. nice imformationz of Somalia. good rafiki.” (Rafiki is a Kiswahili word, commonly used in Kenya, that means friend.) Twenty-six minutes later, the expert, who said he could not be identified because of the death threats, got a second text message, written in similarly bad English, saying: “Me i am nice friend to you. pliz do not go there to jacaranda hotel at 7 oclok. My friends to shoot you.” The message identifies the expert’s car and where he lives. It ends: “kenya robber was give $3000 for shoots. look for corola white car.” The two messages were sent from different phone numbers but the expert believes they were sent by the same person because of similarities like the spelling of “pliz” to mean please. The expert called them “quite a creative way to deliver a death threat.” On Saturday, Matt Bryden, the coordinator of the five-member monitoring group, said, “We have received a variety of threats and pressures to influence our investigation, some of which have been very detailed and specific.” Several members of the group are now protected around the clock and drive to work with Kenyan police officers. Somali businessmen have been operating in a lawless, chaotic, anything-goes environment for the past 18 years, since Somalia’s central government collapsed. It is all too common for business feuds to turn into gun battles and for extortion and the mysterious, sudden death of business rivals to go unpunished. But many analysts were surprised by the possibility that Somali businessmen would be bold enough to explicitly threaten a United Nations team in neighboring Kenya.
-
^^Aduu kuu jeedaa, Mejiyow, ee ninka threadka kale u furo oo iga garbax dheh
-
ONLF is NOT the issue here; your preoccupation with puntland, not the political entity, but the people whom you characterized as a problem for somalis IS. Most somalis see ONLF as a armed struggle that is fighting for the freedom of thier people. Only fool would get mad at ONLF because Aw Tusbaxle insulted the people of Puntland.
-
Dr. Michael A. Weinstein is not in the know, and that shows in his writings. Laakiin Maadeeyse waa Maadeey. Waligii si jilicsan buu u hadlaa. Alshabaab qaybin uma baahna, Salmaan Ibn Cawdah na waa daaci xakiim ah, oon caro iyo shucuurta shaarica taalla wax ku dhisin. 20 sano ka hor wuxuu ka hadli jirey ayyuu weli ka hadlaa, ismana bedelin. Midda kale 20 sano ka hor fitnada alqacidah iyo alshabaab siday maanta u caddahay uma caddeyn dadkuna shiddada ka maqan ee qolooyinka kale ku maqan waligood waa u dulqaadan ogyihiin bal mararka qaarkood waa u jiibiyyaan.
-
This is good development if true.
-
Puntland's new flag should include a crescent moon and star
xiinfaniin replied to Shilling's topic in Politics
Aw Tusbaxle waa runtaayoo wax kugu dhac dhaceen laakiin, nin baa waxaa la yiri ninkii shaydaan ahaa baa habartii jiiday. Markaasu wuxuu ku jawaabay shaydaan isna mid habarti jiida waa yahay, iyana wax la jiida waa tahay. Marka awoowe meel daran oonan kula rabin baad ka dhacday. Qabiilooyinka lama lafa guro, haddii kale aday kugu soo noqon oo haddaan arkin iyadoo balaayyo alle kugu fiid kiciyey