xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. NG, in last election, and run up to the healthcare debate, we had in America a lunatic preacher that prayed Obama’s demise But no Waraabe is just venting his frustration doing what he does best which is share his gut feelings. ps. I told you you are shorthanded today, so why dont you give this thread the final rite
  2. Daniel Wallis and Robin Pomeroy + Mohamed Faroole accept Las Anod as a Somaliland city
  3. NG, I thought you said lets leave odaga In the quote above, I like the part where he says, banaanbaxyo ma sameeyn karno dadkeenu waa dad hadeey kacaan wax walba u nugul,inqilaab ma sameeyn karno,wax allaale iyo waxaan yeelno ma naqaano.laakiin midbaan kuu sheegayaa dadkaan arkay ee Somaliland ee dagaalka galay,qofkii xaqooda cunay hadeey nolosha ku uri waayaan,waxba waligaa ha igu xasuusan, In the underlined sentence, Waraabe resorted to cursing Riyaale
  4. ^^ Lets leave the odayga marka. Waraabe gets the last word: “ Waxa dalka soo galo oo dhan isaga ayaa afka u dhigta,wuxuu heshiis la galay Shirkadaha badda Somaliland xaalufiyo,lacagtii Shidaalka ma aragno,tan Xoolaha meel ay marto ma naqaano,wax walba waa iibsadeen qolada Reyaale,dalka oo dhan waa Forsale,doorashadii dib ayaa loo dhigayaa,banaanbaxyo ma sameeyn karno dadkeenu waa dad hadeey kacaan wax walba u nugul,inqilaab ma sameeyn karno,wax allaale iyo waxaan yeelno ma naqaano.laakiin midbaan kuu sheegayaa dadkaan arkay ee Somaliland ee dagaalka galay,qofkii xaqooda cunay hadeey nolosha ku uri waayaan,waxba waligaa ha igu xasuusan,maxkamad ayaa la horgeeynayaa caadila”ayuu yiri Faysal Waraabe. Faysal Cali Waraabe oo wareeysigii ugu dheeraa taariikhdiisa
  5. ^^you are telling Waraabe's intent & strategy, we are sharing with you his gaffes and madness. The man is so mad that he once quoted saying:The Kid in Addis Ababa is closer to me than the one in Xamar. Perhaps he was expressing his frustration with previous regimes in Mogadishu or perhaps he thought any living thing that exist in south is a D clan, whom he despises with passion On the Siilaanyo part, waan gartay. You dont want an old man to represent the clan
  6. Originally posted by NGONGE: ^^ I am not. Siilaanyo is the last man I want for president (because of the clan is everything rule). If you following clan is everything rule, why is it that Siilaanyo is the last man you want for president? I thought you was a distant sibling of his, sharing the Love Mother that thrives around Burco
  7. ^^Actually I may go and visit Siilaanyo this Sunday in Minneapolis, and i know per your clan is everything formula that you are rooting for the old man
  8. ^^I know but I couldn’t resist this one, ninyahow
  9. Last time I checked Red Sea was Waraabe's supporter
  10. ^^Waan iska deynayyaa marka I am old man myself, and I can see that you are shorthanded today
  11. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^yeah a politician admitting seeing his foe in his dreams You think he was serious? Or just describing how sick he is of his foe? It was a good political interview. He is simply a mad man. The fact he gave a hearty interview to Hasan Alasow is a sign of his foolishness
  12. Ninkaan Murmayaad arkaysaan Miraa dilay Mawtidoodi 1- Aw Tuxbaxle, and the Art of Private Messaging A prodigy in SOL 2- The Politics of The Mistreated Five Men: Farah Moalin goes Rouge on Lascanod Why would a Deputy Head of Kenyan Parliament Take a Night Trip to Conflict Zone 3- Galkacyo: a Divided Household and the Green Line that separates it Politics in Berdacad & Baraxley 4- Dawlah Riddah, Theological Blunders of alshabaab Signs of Diminishing Mad Organization 5- The Truimpth of Sufis, and the Politics behind thier Rise When Xadro and Geopolitics ryme together War kala qaata
  13. ^^yeah a politician admitting seeing his foe in his dreams
  14. Hes is authentic; tells like it is, captures teh frustration with Riyaale in some political circles
  15. Faysal A Waraabe” Somaliland waa for sale,wa la iibinayaa,markaan habeenkii seexdo waxaa I horyimaada Reyaale”’ Mogadishu 09 Janaury 2010 Waagacusub Media. Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Ucid Inj Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku maraya Magaaladda Helisink ee Dalka Finland ayaa Wareeysigii ugu dheeraa wuxuu ku fatahay kelmado kulul oo ka dhana siyaasadda Madaxweyne Dahir Reyaale Kaahin iyo tan Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed Faysal Cali Waraabe wuxuu ka gaabsaday sida uu ka yeelayo Ahmed Godane oo Somaliland uga jira Black list hadii uu Madaxweyne noqdo. Mar uu ka hadlayay Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye Ahmed Siilaanyo iyo shakiga ku xeeeran ee dhinaca qabiilada iyo dalalka deriska,wuxuu farta ku fiiqay inay jiraan beelo laga yaabo inay kacaan hadiiba ay maqlaan in Siilaanyo qabtay kursiga Madaxweynenimada Somaliland. “ Anigu ilama ahan in Axmed Siilaanyo ku kacayo aargoosi qabiil ama weerarayo dalalka la jaarkaa Somaliland,waxaase dhici kara inaan laga warsugin oo waxaa jira beela xasaasiyad ka qaba sida kuwa dega Ceerigaabo” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Gudoomiyaha UCID mar la waydiiyay shaqsiyada Gudoomiyaha Kulmiye wuxuu ku sifeeyay nin la mida John Garaankii Sudan,oo muda u dagaalamay Xoriyadda iyo madaxbanaanida Somaliland hasse yeeshee wuxuu dhinaca kale si diblomaasiyeeysan u xusay in beelaha Somaliland qaarkood saluugsan yihiin. “ Shacabka Somaliland hadii ay nasiib leeyihiin,inshaa allaahu waxay u codeeyn doonaan Ucid markaas ayuu dalka Barwaaqo iyo horumar cagta saari doonaa”ayuu kaga siibtay su’aalo siyaasad ahaan huwanaa wejiyo badan. Mar la waydiiyay waxa ula yaabka badnaa tan iyo markii uu siyaasadda soo galay,wuxuu kaga jawaabay” Waxaa iila yaab badnaa ninkaan Dahir Reyaale Kaahin,nacasnimadiisa siyaasad xumadiisa iyo hab dhaqankiisa,markaan seexo is iraahdo habeenkii walaahi isaga unbaa I horyimaada,waxaan sameeyno ma naqaano" Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Somaliland waxaa la waydiiyay inuu wax ka ogyahay Mushaarka uu qaato Dahir Reyaale Kaahin. “ Waxa dalka soo galo oo dhan isaga ayaa afka u dhigta,wuxuu heshiis la galay Shirkadaha badda Somaliland xaalufiyo,lacagtii Shidaalka ma aragno,tan Xoolaha meel ay marto ma naqaano,wax walba waa iibsadeen qolada Reyaale,dalka oo dhan waa Forsale,doorashadii dib ayaa loo dhigayaa,banaanbaxyo ma sameeyn karno dadkeenu waa dad hadeey kacaan wax walba u nugul,inqilaab ma sameeyn karno,wax allaale iyo waxaan yeelno ma naqaano.laakiin midbaan kuu sheegayaa dadkaan arkay ee Somaliland ee dagaalka galay,qofkii xaqooda cunay hadeey nolosha ku uri waayaan,waxba waligaa ha igu xasuusan,maxkamad ayaa la horgeeynayaa caadila”ayuu yiri Faysal Waraabe. Faysal Cali Waraabe oo wareeysigii ugu dheeraa taariikhdiisa siiyay Waagacusub Radio wuxuu sheegay in hadii Madaxweynenimada Somaliland ku guuleeysto uu shanta bil ee ugu horeeysa ku hoyan doono Xadka Tukaraq ee hada ay ka arrimiyaan maamulka Puntland. Mar uu ka hadlayay Madaxweynaha Koofurta Somalia Shariif Sheekh Ahmed wuxuu aragti ahaan ka qabo,wuxuu Faysal yiri “ Waxaan u arkaa nin nasiib daran,Cabdullahi Yusuf xabashi ayuu soo watay,wuxuu duqeeyay Suuqa Bakaaro,Shariifka wuxuu soo watay Ugandhees iyo Burundees,wuxuu duqeeyay Suuqa Bakaara,maxay is dhaamaan,waxba isma dhaamaan” Wuxuu ka hadlay,wixii ugu farxada badnaa taariikhdiisa,wuxuu sheegay inuu farxay markii la dhisay Xisbiga UCID. Waxaa la wayiiyay markii ugu horeysay ee ay isbarteen Madaxweyne Dahir Reyaale Kaahin,wuxuu sheegay inay isbarteen markii uu ahaa Madaxweyne ku xigeen,. Waxaa la waydiiyay wixii ay is dhaheen Reyaale maalintaa,wuxuu faysal ku jawaabay” Waxaan waydiiyay Reyaale sababta loo dalacsiin la yahay Saraakiisha Ciidamadda,wuxuuna igu yiri,hadii la dalacsiiyo xagee lacag laga helayaa,taas macnaheedu waxay tahay inuu xasdayo oo ka soo horjeedo horumarka Somaliland” Mar ayaa la waydiiyay in Dahir Reyaale yahay nin ka gaabsada colaadaha oo horseeday nabadda Somaliland ku faanee manta,wuxuu taas kaga jawaabay “Reyaale wuu jiiftaa,wuuna soo kacaa,wuxuu cunaa lacagta dalka ee waxba ma qabto” Xilliyadda Jaaniska uu leeyahay waxa uu qabto ayaan waydiinay Faysal wuxuu taas uga jawabay” Waan Cibaadeeystaa,waxaan akhriyaa Quraanka ama waxaan akhriyaa arrimaha siyaasadda” Mar uu ka hadlayay nolosha Gudoomiyenimada wuxuu sheegay inay tahay mid adag,xitaa wuxuu si adag u yiri" Ma galeen hadaan ogahay in sidaan tahay siyaasadda hogaamiyenimada laakiin hada meel aan uga leexdo ma aqaano,hadaan ka baxo waxay noqoneysaa in shacabka baa bo oo Somaliland la waayo"
  16. Some test results were not in yet, said a source close to the case. Charges are expected Thursday. Thursday, January 14, 2010 Criminal charges against two teenaged suspects in last week's Seward Market triple homicide were delayed Wednesday for one more day. It was the second time this week that such an extension was granted. A source close to the case said the delay was necessary because certain test results were not back as of Wednesday afternoon. The source said such delays aren't unusual under those circumstances in homicide cases. The extensions are not a sign of a problem with the case, said Minneapolis police Capt. Amelia Huffman, commander of the homicide unit. Killed in the Jan. 6 shooting at Seward Market and Halal Meats at E. Franklin and 25th Avenues S. were store employee Abdifatah Warfa, 28, his cousin, Mohamed Warfa, 30, and Anwar Mohammed, 31, a customer. Charges now are expected by 1:30 p.m. Thursday, according to Rondah Kinchlow, spokeswoman for the Hennepin County attorney's office. No more extensions are allowed under the law. A relative of two of the dead men said the family understands the delay. "It's fine as long as they are doing the right thing," said Abdi Mohamed, the cousin of Seward Market owner Faysal Warfa. "It looks like they needed some more time to analyze the evidence, so we're OK with that."
  17. We are waiting the charges to be announced this afternoon.
  18. Teens may be tried as adults Wednesday, January 13, 2010 MINNEAPOLIS - We should learn more today about last Wednesday night's brutal triple murder inside a Minneapolis corner grocery store. Hennepin county prosecutors have until late this morning to file charges against one of the two teens police say gunned down three men in cold blood. Police have said very little about the two 17-year-olds who they've arrested since Wednesday night's shooting inside the Seward Market on the corner of 24th and Franklin. The first arrest came late Friday or early Saturday. Prosecutors got a 48-hour extension from judge so they could continue building their case and move the charging deadline from Monday morning to today. Police say the two killed market owner Abdi-Fata Warfa, his cousin Mohammed Warfa and Anwar Mohammed -- who'd just stopped by for some groceries. Some in the Somali community are outraged because police have released very little information from the beginning and there were never any suspect descriptions -- even though nine security cameras inside the store caught the killings. Police have said they understand the frustration but don't to do anything that would jeopardize the investigation. The teen suspects may be charged as adults.
  19. ^^Yeah you are testing on the unarmed however: Halqadle iyo iyaba waa sittaan halable maadhiine'e Hadday kaga haqsiiyaan rasaas lagama haageene'e
  20. Sidoo kale waxaa magalaada ka jira jaha wareer ayadoo aan la garadeyn cida duqaynaysa Magaada xiligan oo ah wakhti habeen ah ^^ We know who bombarding the city at night while families are asleep. It's the Somali Land Army , ya Xaji X
  21. ^^True say. BTW that includes your littel holly cow
  22. ^^Looks like Kismayo's liido beach. And the ethnic Bajun people populate both cities [used in Kismayo]
  23. This is very close to Kismayo...cant blame Kenya for taking advantage for Somalia's down