xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^I know but fortunately the place has its positive too
  2. In America, only muslims are capable of commiting terror act
  3. Adam xiniinyaa ka buuxa Waryaa, why ping me then close your pm? Clean garee pm-kaaga aan sheekaysannee ps. cid af soomaaligaa kuugu tegeysaa ma jirto ee fahan
  4. lets hope he doesnt make the same mistake of failing to join the tfg project. he should get on board
  5. The deal if it comes to fruition will give Ahlu Sunnah five ministerial posts. One of the ministerial posts will come from the five important portfolios, namely Finance, Defense, Interior, Foreign Affairs and Constitution. Not bad at all.
  6. Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo la sheegay inay heshiis awood-qaybsi ah ku gaareen dalka Itoobiya Khamiis Feb 18, 2010 (HOL) - Sida ay maanta baahisay Idaacadda VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga Dowladda Soomaaliya iyo Urur diimeedka Ahlusunna Waljamaaca ayaa shir qarsoodi ah oo ay ku lahaayeen dalka Itoobiya ku gaaray heshiis hordhac ah. Heshiiskan ayaa Ahlu-Sunna u qoondeynaya shan wasiir iyo hal wasiiru-ddowle . Ugu yaraan mid kamid ah wasaaradahan, waxay noqon doontaa mid kamid ah wasaaradaha loo yaqaanno heerka koobaad, oo kala ah: wasaaradaha arrimaha dibadda, arrimaha gudaha, gaashaandhigga ama maaliyadda. Wafdiyada labada dhinac matalaya ayaa wuxuu shirkoodu socday laba todobaad oo xiriir ah, iyadoo heshiiskan oo hordhac ah uu nqonaya kii ugu horreeyay oo ay isku afgartaan labada wafdi oo ay kala hoggaaminayaan Wasiirka Maaliyadda Shariif Xasan iyo Macallin Maxamuud Sheekh Xasan oo ka mid ah madaxda Ahlusunna. Sidoo kale heshiiska ay dowladda iyo Ahlusunna gaareen ayaa dhigaya in la isku dhafo ciidamada, lana ballaariyo Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ka kooban 550-xubnood, iyadoo aan la sheegin tirada lagu kordhinayo. Dowladda Soomaaliya wafdigeeda ayaa la sheegay inay ka ogolaadeen Ururka Ahlusunna in la siiyo saddex safiir, sidoo kalena ay helaan taliye ku xigeennada ciidamada kala duwan, sida Booliiska, Milateriga iyo Asluubta, la iskuna daro labada ciidan. Heshiiskan ayaa haddii uu hirgalo wuxuu Ahlusunna ka dhigayaa kooxdii seddexaad oo ka mid noqota Dowladda Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo lagu doortay shir ka dhacay dalka Jabuuti sanadkii hore.
  7. Axmed ha sii celceliyyo inta TFG du u imaanayso
  8. ^^ Sherban, this is the crux of the matter. Ahlu Sunna claims to be above clan, and the tfg is based on clannish formula therefore it matters great deal which region the pm comes from.
  9. Originally posted by Dajiye: Booqashadii Farax Macalin waad khalad fahmamtaye, mudahaarad way ka weyneyd. Islaanta la xidhay, iyo wiilasha Boosaaso lagu laayey waxay daliil u tahay in isla meelaha laga soo dhiibi ay u baahanyihiin in la xoreeyo. Intaas inaad garwaaqsato uun bay ahayd miyir qaboow. Heshiiska A&T iyo Odweyne dhexmaray halkiisii waa inuu ka sii socdo loona jiheeyaa sidii Garoowe, Godey iyo Hargaysa loogu xorayn lahaa! Faarax Macallin inuu mudaaharaad ahaa baan mooday! Care to explain why would the honorable deputy chair of Kenya's parliament visit the contested city of Lascanood, awoowe ? ONLF ta adoo kalaa dadku ku dira NG , Diiwaanka baas soo waxaa keenay in Hargeysa diyaarad la suro maaha awoowe
  10. This has been in the works for some time. But there are fundamental disagreements in terms of the suggested power-sharing scheme that is being suggested .
  11. ^^ xaajigu gartuu yaqaannaa. Diyaaradda Hargeysa suran yuhuudi ma layahn , qolaa wadatay. hadba waxaad ku ciil bixi kartaa kuu cawa adduuna weeyye tan xaajigu
  12. Dajiyye, miyir aad wax ku garato baadan lahayn ee anigu struggle ka ONLF kama soo horjeedo. waa horaan ku iri ********ka lacagta hay laygasoo doono laakiin, isk qaylintaan aan macnaha badan lahayn baan diidanahay. xasuuso shalay ahayd markii faarax macalin mudaaharaad hargeysa ku tegey oo weliba laascaano isasii taagay to make a point against garoowe Aladiif baan ku kalsoonahay adiga iyo Aw Tusbaxle waa sida dabayshii ps. heshiiskii sharta ahaa ee Aw Tusbaxle iyo Oodweyne dhex maray tolow arrintani wax ma u dhimaysaa ?
  13. Originally posted by Xaji_Xunjuf: How ever a strong Somaliland can also combat Terrorism and piracy in the region we all know Somalia is now a save heaven for terrorist. It will benefit the region in the long term. With the latest Development in Yemen with the thought that it can escalate further The desire of becoming the nation we have lost in 1960 is bigger then ever, did the Former Siyadist Government play a role in the process of the declaration of independence in 1991, yes. Did the Somaliland people felt they sacrificed 10 times as much for Somaliweyn, Then the koonfurians yes. Fighting for Independence against the colonialist Uniting the Somali people under one flag. An armed struggle as well as a political one .Was there Zero Development in Somaliland during the Adan cabdule era as well as the siyadist era. Did the somaliland people achieve more in the last 19 years then in the failed marriage with the koonfurians for 31 years., We totally miscalculated we trusted The koonfurians Blindly which was the biggest mistake we ever did. But we learned from our mistakes Xaaji, your sentiment above is clear indicative of the fact that what is driving the craze to be separate from the rest of Somalia is precisely the political grievance I referred to. And that is the reason this notion of seceding because of being unhappy with how things went 40 years ago is failing to appeal to any country (Ethiopia included )---Qudhac says it may do so in the future, but that is beside the point. Relative stability, and some degree of political maturity are no longer rare in Somalia’s political discourse. You know how the argument goes. Puntland boasts same characteristics as well. If anything the secessionism policy succeeded to bury yesteryears’ political wounds deep in the psychic of Somaliland’s young generation. Some called that a positive, political reality on the ground where large segments of the society in that part of the country identify themselves with a sovereign Somaliland, and not Somalia. Others would point out it is a solemn sign of a dangerous indoctrination, deluding the young into believing a phantom state which in reality does not exist. In either case, sentiments and emotive, demagoguery speeches that constantly refer to past grievances can only go so far in changing the legal reality as accepted by the world. Not to mention it is not healthy when one elects to be a voluntary prisoner of the past. It is interesting to note that the only statue in Somaliland is a relic of a Mig 27 jet fighter of Somalia’s former air force as to keep the anger of the past quite raw Waxaasi waa cuqdad iska yuururta oo xiwaar iyo niqaash ogeleyn awoowe, europe few dosen millions bay iska dishay, maantana waxbaa iskugu jira. yaan taariikhda maxbuus loo noqon waryee
  14. runtaa laysugu yimid. xammaasadii dhammaatay. It's the nature of the struggle awoowe waagaan soo qaxnay baa oday caan ahaa (allaha u naxariistee) oo waxaa jiray oo aan isku family nahay, oo wixii Kenya ku dhintaba liis ku qora. Kii duumo disho, kii badda ku harqada oo dooni la degto, iyo kii si kale u dhintaba. Liiskii oo boqolaal marayya baa nin wuxu weydiiyey , waxaa u diiwaankan geerida u haysto. wuxuu yiri adeer rag baan kula xisaabtamaynaa (qolodii marka xamar joogtay buu sheegayyaa) asagoo diiwaantkii haystaa iigu danbeysay,aakhirkiinna europe buu ku dhintay laftigiisii The moral of the story: Aw Tusbaxle, Dajiyye iyo saaxiibkey Aladhiif iska dhiga diiwaankan dheer eed maalin walba qofkii laydinka xiraba ku qoroysaan
  15. ^^Great analysis there, xaaji. It’s evident in your analysis that recognizing that somali region in the north does not add value to any countries’ political interest. As you aptly put it, if Ethiopia recognizes Somaliland it diminishes its interest, not enhance it. And the factors against recognition to Somaliland’s independence aspiration are numerous. The primary one being that underlying drivers for secession in that part of somalia has nothing to do with nationhood desires, and everything to do with satisfying a deeply rooted political grievances that resulted in from the experience of political community with Somalia’s former dictatorial regime. And that, yaa Xaaji, has not lost on those you tirelessly appeal for recognition.
  16. ^^Somali unity waa lama taabtaan. It resonates with a broad spectrum of Somalia’s varying political factions.
  17. Gaalkacyo:Puntland &Galmudug oo wadahadlo nabadeed markale bilaabay Gaalkacyo:(Allpuntland)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug waxaa maanta dib uga furmay shir nabdeed oo ay isugu yimaadeen odayaasha &maamulada labada dhinac ee Puntland &Galmudug. Shirkan oo ka furmay garoonka diyaaradaha ee magaalada gaalkacyo ayaa waxa ay labada dhinac isla eegeen xaalada magaalada gaalkacyo,waxayna kawada hadleen dagaalo dhexmaray dhamaadkii sanadkii hore &cida khasaarahaas dhabarka u ridanaysa. Gudoomiyeyaasha labada dhinac oo kala hogaaminaysay shirkaas ayaa saxaafada u sheegay in uu kulankoodu maanta ku bilowday jawi aad u wanaagsan ayna rajeynayaan inay guul kagaaraan shirkooda oo dhowr jeer lagu kala kacay kadib markii la'isku mari waayey qodobo muhiim ah oo ay labada dhinac kala wateen,waxayna labada gudoomiya ee gobolka mudug u qaabilsan maamulada Puntland &Galmudug sheegeen in ay jiraan tanaasulaadyo ay labada dhinacba sameeyeen si xal waara gaalkacyo looga gaaro. Gudoomiyaha gobolka mudug ee dawlada Puntland Gol,Axmed Cali Salaad oo saxaafada lahadlayey kadib markii uu maanta shirkoodu furmay ayaa sheegay inuu kulankoodu yahay mid si toos ah u furmay ayna kawada hadlayaan sidii nabad waadha gaalkacyo looga gaari lahaa,wuxuuna intaas ku daray in uu kulankoodu soconaya maalmaha soo socda tan &intay ka keenayaan heshiis dhab ah oo dhexmara labada dhinac. Gudoomiyaha gobolka mudug ee Maamulka koonfurta Gaalkacyo Xasan Faarax Bare ayaa isna dhankiisa saxaafada lahadlay,wuxuuna u mahadceliyey sida ay Puntland u raadinayso xal Gaalkacyo lagu wada degenaan karo,wuxuuna sheegay inay Galmudug ahaan diyaar u yihiin heshiis ay Puntland lagalaan ayna hada ka tanaasuleen qodobo ay dhankoodu wateen wuxuuna taas ku macneeyey inay yihiin xalraadis. kulankan maanta furmay ayaa dhowrjeer ay labada dhinac kukalakaceen kadib markii ay isku mariwaayeen qodobo xasaasi ah,wuxuuna maanta ku bilowday jawi degenaan &isxushmayni kujidho,sidoo kalena kulankan ayaa dhowr jeer furitaankiisu baaqday waxaana baaqashadiisa loo aaneeyey cududaaro ka yimid labada dhinac oo uu mid kasta tashi lasoo galayey dadka uu matalayo. Gaalkacyo ayaa ah Magaalo ay kawada taliyaan labo maamul oo kala ah Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed &maamulka Galmudug oo kajira koonfurta magaalada gaalkacyo,waxayna magaaladu u qaybsan tahay koonfur &Waqooyi dhankastana wuxuu leeyahay madaxweyne &Gudoomiye gobol oo u khaas ah waxaana sidoo kale jira labo duq degmo,balse dadka gaalkacyo ayeysan ka muuqan kala qeybsanaan saa'id ah waxaana si toos ah isaga gudba cidkasta oo u baahata dhinacay joogto maahee dhanka kale. Cabdiqani Xayir
  18. xaaji xanduf wrote: Laakin anigu danaha Somaliland comes first danaha Somaliland cidi laga arko inay wax la qabanayso walala xidhidhaya Diin la eegi mayo isir la eegi mayo nassabkooda la eegi mayo dhaqankooda la eegi mayo Dalkooda la eegi mayo taarikhdooda la eegi mayo. Laakin wixi somaliland maslaxadooda ku jirta anagu wanu So dhaweyneyna xaajigu waa run sheeg. shidada haysattaa waa danta uu leeyahay waan dhawraynaa maaha mid macno adduunka kale u samaynaysaa--- waa haddii danta uu sheegayyaa ictiraaf tahaye'e. seeking independence for a region in a failed, poor african country is not a notion that would attract the attention of countries like Israel. Even Ethiopia did not see a political value worthy of coming out to fully support what our brothers in the north are struggling to achieve. what is the value proposition such a political venture would offer to any country , ya Xaaji?
  19. ^^mintid fara yar mirihii battaa kama macaashaane soo maahayn, ahmed madoobe taag loo waa diidyey inuu guul darro qaatto
  20. xaaji, kanna makii icitiraafka lagu raadinayyey baa
  21. ONLF should focus on thier struggle things like this are inevitable in a falied state. In fact worse things could happen
  22. Allow somaliland badbaadi,caqligii Oodweynay ku socottaa markaan anaaba u baqay
  23. kor waayeel waa wado indho alla maxa rag is gurayyaa