xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Originally posted by Maaddeey: Shaykhal Qabiilah, adigu warkaagu waa weyde facaa raadso! Waryaa Maadeey, maanta ummuur baa dhacdaye ku mee ?
  2. We are waiting Faroole's report on his trip, especially his progress with Arab leaders
  3. This is the first time since the collapse of the state
  4. Samatar dadka kama danbi badnay e maxaa laga rabaa? Ma tol yari baa lagu tuhmay
  5. ^^ Iga qabo JB ninyahow, wax un sii waxaad siisaba
  6. ^^lol Taadaa ka xiiso badan, ee nooga warran ninyahow. Oday halkan jooga oon arkay wuxuu yiri markuu qisada maqlay kaasi kiciyye ma haysan miyaa saan iri adeer kiciyye muxuu ahaa, suuye adeer maddanuu kuu noqonayyaa , hadduu haysan lahaa soo ari looma qaleen kulahaa
  7. ^^Ma marbay adna kaa istaagtay kkkkkk warba adaa hayyee odogaan 1940s gabayga tiriyey naga daayyee taada noo sheeg
  8. ^^I gave away all the hints, kor aqri qisadii oo dhan baan kuu sheegay'e
  9. ^^War naga tag PM ka soo taan jabiyey maaha waagaan Aw Tusbaxle si haynay Qisadaan kuu sheegayyaaye, markaad Garoowe ku noqotto ii mariyya dheh Laba nin meel dhexaad ah midi gabyaa yahay ayyaa Galkacyo ka amba-baxay. Meel dhexe baa qorraxdu ugu dhacday, reerkii reer ugu dhawaa bay soo martiyyeen, labadii midkoo buu reer ka mida reerihisa noqday . Islaantiisii buu iska jaf-jaftay Kii gabyaaga ahaa baa isna inta meelaha hayb hayb saday islaan uusan sanadoba u tegin meel ay ka dhaweyd ku dhaqaajiyey. waa uu usoo hoyday. Islaan ari badan bay ahayd inay neef u qasho bay diiday. Suu is yiri marka hore jaf-jaf ku day . Nasiib darro waxba waa iska waayey, oo xaaladu jiq bay ku noqotay. Inta carooday oo ardaagii islaanta yimi buu kiisii u gabyey nuxurku gabaygiisu wuxuu ahaa: nacallaa kugu yaalle meesha iska tiiri oo ariga hanaloo qalee naf is geli
  10. ^^Waxaan kaala hadlo baanan garanayn, M. Nin qummaati u hadli kara ma tihid. Meel baa lagaa haystaa, meelay tahayba Originally posted by Jacaylbaro: waar way kala duushay ,,, horta inuu go' ku duuduubayay baan sii xasuustaa oo go'iina kala gooyay ,,,, Ma kastuumadaan xalay gaduu maanta kala gooyey, Garba duub u hayntii miyyuu gacan i naafeeyey Kaas maahayn, ee kani waa classic, weli qiso macruuf ah weeyye ee reer Mudugu aad u yaqaanaan Waan 'r' ley ee ogow, waa xaraf adag
  11. ^^Somalia and its borders are not myth, Ayyoub. They are real. In the absence of strong central authority or unified federal states, some reminisced about the colonial divisions of the past, attempting to form a separate state on the basis of that legacy. But after twenty years of national deep sleep, such efforts remain ineffective. And that fact itself, ya Ayyoub, is a clear testimony of how strong Somalia’s territorial integrity is.
  12. ^^Macno Yare, ma haddaad soo toostay. Ahmed Madoobe ma jabin, wuuse jabi hadduusan ragga Sheekh Sharif raacin. Alshabaab waa hilib gows galay, si miyir leh baa findhicil loogu bixin
  13. ^^They are different in reality today too. However, in the deluded mind of some they extend all the way to the outskirts of Qardho ps. War ma Oodweynaa kula joogaa? Si baa hadba cidi wax kuugu sheegaysaaye
  14. ^^Belo. A&T waa A&T Balaayaan kusoo xasuusiyey, ee waa maalin jimcaad ha i danbaajin Almost I saw my self reciting the famous poem a certain Mudug man composed for his own male organ
  15. ^^No awoowe, you are the one who is confusing the essence of nationhood with mere political interest of certain community
  16. ^^You did not ask for a lecture. But I felt like you needed one. If you only remember the 1980s Somalia, Somalinimo is fake and sham. If you put in the context of nationhood, culture, religion, and geography you would see it's REAL. Allow intaa kugu anfac
  17. ^^ That must had been your introduction to x-rated stuff
  18. ^Actually you failed to answer the pointed questions I asked you. I expected you to fail. That is the fate of the deluded Ayyoub. For the record, what came in were all Somalis under the British protectorate. SNM the armed wing of the Durriyada clan was what declared the unilateral secession in the fog of Somali civil war. I am counting on the people of Sool and Sanaag regions, and when the opportunity arises those in the Awdal region. You can argue they are with you on this one today. My counter argument is they are not with you on this because if they were you wouldn’t have struggled to reach the said border for twenty years when there is NO even a central authority in place. Time will be the final arbiter awoowe. But that grief-stricken segment in the north has miserably failed to present a good argument for separating from Somalia. Commemorating the wounds sustained during the dictatorial regime by erecting statues of war is not going to help you secede, Ayyoub. The irony is that you are boasting about the same brutal means in Sool to safeguard the fake nationhood you convinced yourself you have. Galkacyo has bore the brunt of Somali civil war. But it did not erect a cuqdad laden statue to immortalize its ugly history awoowe.
  19. Aw Tusbaxle, war ninku wax badan buu ii sheegay'e ee waanan public forum ka sheegin karin ninyahow. Laakiin nuxurku wuxuu ahaa in wixii dhacay aysan wax qaacidda shacbi leh aheyn. Markaan wasiirka la sheekaystay ka dib, baabuurta dhaxbuur naga aada u baqi mayyo kolley anigu ps. hadaladiisii waxaa ka mid ahaa PL jabhad ogeenya xoreysa ma noqon karto
  20. It was a private setting so in su'aalo hoose lays waydiiyyaa way bannaanayd. Gefkii Faroole iyo Mudaaharaadkii Faarax Macallin baan weydiiyey. Nin Caqli badan buu ahaayyoo intaan tuhmayey buu iisheegay; tolkay Puntland waa degay buu yiri, maamulku waa halkiisee, shacabkan laga tegin karin. Sida internetka wax loogu qoro dareenka reerku maaha ps. Wasiirku xoogana waa noo dhaartay, haddii wixii Faroole loo noqdo