xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Xukuumadda Soomaaliya oo aqbashay go'aannadii lagu gaaray shirkii ay kula yeesheen dalka Itoobiya Culummaa'uddiinka Ahlusunna Waljamaaca Jimco, Mar 05, 2010 (HOL) Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aqbashay gabi ahaan qodobbadii kasoo baxay wadahadalladii Dowladda iyo Ahlusunna ku dhexmaray dalka Itoobiya, kaasoo ay ka qaybgaleen Ururro caalami ah, sida IGAD. Shir Golaha Wasiirrada Soomaaliya ay shalay gallinkii dambe ku yeesheen Muqdisho uuna shir guddoominyay Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa lagu dhageystay qodobbadii kasoo baxay heshiiskaas. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hoggaaminayay wafdiga Dowladda uga qaybgalay heshiiskaas ayaa shirka ka aqriyay heshiiska oo aan weli la saxiixin isagoo xusay inay goobjoog ka ahaayeen heshiiskan ururro caalami ah. "Heshiiskan wuxuu dhigayaa in Ahlusunna ay si toos ah uga mid noqoto dowladda, waxayna intii ay wadahadalladu socdeen muujiyeen sida ay uga go'an tahay inay heshiis awood-qaysi ah la gaaraan Dowladda" ayuu shirka ka sheegay Wasiika Maaliyadda. Afhayeenka Xukuumadda C/qaadir Maxamuud Walaayo ayaa markii uu shirka dhammaaday sheegay in heshiiskan ay ku baxday lacag gaaraysa 10-Milyan oo Dollar, ayna dhinacyadii gaaray dib ugu laaban doonaan dalka Itoobiya si ay u saxiixaan. Ururka Ahlusunna ayaan weli wax jawaab ah ka bixin heshiiskaas, iyadoo guddigii matalayay ay todobaadkii hore ku laabteen Gobolka Galguduud oo ay gacanta ku hayaan, waxaana heshiiskaan haddii uu hirgalo ay fursad weyn u tahay Dowladda. Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka halay qodobbada lagu heshiiyay ayaa sheegay inay yihiin kuwo ay dowladdu meelmarinayso, isagoo kooxaha kale ee kasoo horjeeda ugu baaqay inay wadahadallada kusoo biiraan
-
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
^^You are a young script Maskaxdii nin yari cayda waa isaga muraadaaye'e I am expert on the script behaviors -
Macallinka waayadan laguma dhaco, Gheelle . Adeer cirradu waa calaamatul cumri, bidaartuse waa cudur ha isku darin hawlaha
-
Arab League condemns Israel over Somaliland recognition
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
This Abdiwahid Gonjeh fell in the propoganda trap Xaaji & jacaylbaro have a reason to celebrate -
^^Labo sano ii ziyaaday Habeen dhaweydna gabar aan dhalay baa xabad cirro madaxayga ka heshay passion is for the youth awoowe
-
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
NGONGE, kor waayeel waa wada indho Maaddeey waa script. Haddaad Maaddeey nool oo rag shaah la cabaya soo aragto war igu soo celi -
Xaadir! We still support Sharif. We note the fact he has been ineffective to defeat alshabaab gang, but he is the only sound alternative to the madness that is alshabaab
-
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
^^NGONGE, gogol baan dhigayyaa ninyahow shaahana anaa qabee adigu make sure that Maaddeey does not disguise as Jacaylbaro to commit the heinous act. We shall open a thread, where NGONGE, with his newly polished written somali, composes somali poems -
Arab League condemns Israel over Somaliland recognition
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliland has no diplomatic ties with Israel but lately there has been a huge interest between the two nations. If Israel recognises Somaliland, it could pave the way for international recogniton in particular among the Western nations whom Israel has close ties with. -
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
^^It was not my carabi that won arguments for me, Aw It was my ability to understnad things as they are. The script above, though capable of spitting few arabic phrases, lacks that analytical ability. -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
^^Loved the history lesson But only if you knew Maaddeey is some one else’s script, and not a real nomad that is open for considering other logical positions. -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
^^Adeer is fahannay ee maad NGONGE aadid hadda Kor waayee waa wada indho, ma maqashay J & M ow? -
Masha Allah Puntland oo la heshiinayso Al Shabaab
xiinfaniin replied to Umal-Zamzam's topic in Politics
Dayniile.com waa Dayniile.com -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
Maaddeey waan fahmay ee yaan waqti laysaga lumin Affaray ma yaqaan waagii horuu ku jabay markaan Doodwadaag ku ciyaarsiiyey -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
Zack, waa markaan ugu jeclahay markuu i taageero, balaayyo waa markaan kii xumaa is qabanno, baa wax baas jiidanayyaan -
Sh. Shariif oo heshiis ugu baaqay Shabaab Xizbiga!
xiinfaniin replied to Maaddeey's topic in Politics
^^Waraa Jacaylbaro, ninyahow si kalaan aan u sheekeysannee computerka kale tagoo magacaaga kusoo gal -
Sh. Shariif oo heshiis ugu baaqay Shabaab Xizbiga!
xiinfaniin replied to Maaddeey's topic in Politics
^^War ninyahow ninka waan rabaayye, ee some time wuu iga xaanjiyyaa wallaahi. Waxaad moodaa inuu malicii Macallin Nur ee Suuqa Miijiska ku yaaley xooga xer ah ku haysto Rag baa dirirayya oo weliba caqiida faasid iyo gacmo shishe ku dhex jiraan markaasu ku leeyahay dawladda haku biiraano having said that, anaa maca shariif -
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
Maaddeey = Jacaylbaro -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
Maxaan lahaa! Maaddeey markaan waa anigii oo gabyaya---pay attention, isna gaabi waan taaganahaye Adigoo qaxootiya oo baxoo qaaradaha jooga Qarankaad lahayd adigoo ridoo soo qaribay jeerkan Adoo qaawan oo dhiif iyo cudur la qaaxaysan Inaad qolo kalow doobisaa soo qabinno maaha Aw Muse, car, hadda waa CAR, sidii nin rag aa Maaddeey ha u garnaqsado . -
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by Maaddeey: ^Laas caanood inuu tegay, miyuu Midnimada Soomaaliay ku maagay?, ama yiri Reer laas Caano waxaa u fiican iney SL la xirtaan?? See, dhibka ku haystaa waa kan. Waad leex-leexanaysaa. Ma bareeri kartid. Hoggaanka SL waa separatist. Lascanod waxay calaamad u tahay is hortaagga siyaasadda kala goynta Somalia. Way iska caddahay. Laakiin xiin inaad iska celisid baad rabtaayye, inaad ra'yi dhiibatid ma rabtid. Markaan ku leeyahay naf ma lihid, waxaas oo kalaan kugu arkay Maaddeey. ps. Jacaylbaro miyaad tahay horta? -
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
^^ Mayya. Adba waad ogtahay inaan Farax imaatinkiisa ciddu u caraysnayn. LA ciddii lahayd gacan uguma jirto haddaan is yeelyeelayn, kuwa haystaanna dal soomaaliyeed oo wada jira waa kasoo horjeedaan. Garaadyadii iyo leadership reerkaa lahaa mawqifkooda waa iska cadyahay. Muquunin iyo nin dhuuni raaca oo idaacadaha laga hadalsiiyya weeyye waxaa Farax taageeray. There is no any other explaination. I would appriciate if some one can enlighten me on the wisdom of visiting a disputed city while escorted by a secessionist melitia -
Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
^^Abdiladiif, it was precisely the nature of what Faroole was accused of that warranted the extra caution. Farah’s conduct is child’s play when compared to the consequence Puntland’s internal politicking exacted on real people who did nothing against Puntland and its interest. The situation might have been quite clearer for you, but it was not for me brother. Otherwise why would I suggest reports be confirmed, and judgment be withheld? Surely, I am not that clannish to overlook atrocities because men with whom I share a large clan committed them. Maaddeey, Waa bilaabatay War xaggee ka taagantahay ninka mudaaharaadka ku tegey Lascanod oo midnimada Somaliya maagay. Hargeysa waa great city, in la booqdaanna danbi maaha. Lakin hadduu sidii wiilkii almasral xabibah ka yimid oo kale oronlahaa: Somaliland xabiibununaa, walakinna al-sumal cuthmaa axabu ilaynaa minhaa yaa wax u sheegan lahaa -
Wetang’ula wants Maalim’s conduct investigated - cause of visit to S/land
xiinfaniin replied to Juje's topic in Politics
^^Kolba naf ma lihide, weligaa ma maqashay xikmadda hoos ku qoran Waxaadan helaynin Usii hanqaltaaga Waxaadan huraynin Adoon ka habsaamin Ayaa ka hagaagsan Awlawiyaat. Priorities. -
March 3, 2010 Darwin Foes Add Warming to Targets By LESLIE KAUFMAN Critics of the teaching of evolution in the nation’s classrooms are gaining ground in some states by linking the issue to global warming, arguing that dissenting views on both scientific subjects should be taught in public schools. In Kentucky, a bill recently introduced in the Legislature would encourage teachers to discuss “the advantages and disadvantages of scientific theories,” including “evolution, the origins of life, global warming and human cloning.” The bill, which has yet to be voted on, is patterned on even more aggressive efforts in other states to fuse such issues. In Louisiana, a law passed in 2008 says the state board of education may assist teachers in promoting “critical thinking” on all of those subjects. Last year, the Texas Board of Education adopted language requiring that teachers present all sides of the evidence on evolution and global warming. Oklahoma introduced a bill with similar goals in 2009, although it was not enacted. The linkage of evolution and global warming is partly a legal strategy: courts have found that singling out evolution for criticism in public schools is a violation of the separation of church and state. By insisting that global warming also be debated, deniers of evolution can argue that they are simply championing academic freedom in general. Yet they are also capitalizing on rising public resistance in some quarters to accepting the science of global warming, particularly among political conservatives who oppose efforts to rein in emissions of greenhouse gases. In South Dakota, a resolution calling for the “balanced teaching of global warming in public schools” passed the Legislature this week. “Carbon dioxide is not a pollutant,” the resolution said, “but rather a highly beneficial ingredient for all plant life.” The measure made no mention of evolution, but opponents of efforts to dilute the teaching of evolution noted that the language was similar to that of bills in other states that had included both. The vote split almost entirely along partisan lines in both houses, with Republican voting for it and Democrats voting against. For mainstream scientists, there is no credible challenge to evolutionary theory. They oppose the teaching of alternative views like intelligent design, the proposition that life is so complex that it must be the design of an intelligent being. And there is wide agreement among scientists that global warming is occurring and that human activities are probably driving it. Yet many conservative evangelical Christians assert that both are examples of scientists’ overstepping their bounds. John G. West, a senior fellow with the Discovery Institute in Seattle, a group that advocates intelligent design and has led the campaign for teaching critiques of evolution in the schools, said that the institute was not specifically promoting opposition to accepted science on climate change. Still, Mr. West said, he is sympathetic to that cause. “There is a lot of similar dogmatism on this issue,” he said, “with scientists being persecuted for findings that are not in keeping with the orthodoxy. We think analyzing and evaluating scientific evidence is a good thing, whether that is about global warming or evolution.” Lawrence M. Krauss, a physicist who directs the Origins Initiative at Arizona State University and has spoken against efforts to water down the teaching of evolution to school boards in Texas and Ohio, described the move toward climate-change skepticism as a predictable offshoot of creationism. “Wherever there is a battle over evolution now,” he said, “there is a secondary battle to diminish other hot-button issues like Big Bang and, increasingly, climate change. It is all about casting doubt on the veracity of science — to say it is just one view of the world, just another story, no better or more valid than fundamentalism.” Not all evangelical Christians reject the notion of climate change, of course. There is a budding green evangelical movement in the country driven partly by a belief that because God created the earth, humans are obligated to care for it. Yet there is little doubt that the skepticism about global warming resonates more strongly among conservatives, and Christian conservatives in particular. A survey published in October by the Pew Research Center for the People and the Press found that white evangelical Protestants were among those least likely to believe that there was “solid evidence” that the Earth was warming because of human activity. Only 23 percent of those surveyed accepted that idea, compared with 36 percent of the American population as a whole. The Rev. Jim Ball, senior director for climate programs at the Evangelical Environmental Network, a group with members who accept the science of global warming, said that many of the deniers feel that “it is hubris to think that human beings could disrupt something that God created.” “This group already feels like scientists are attacking their faith and calling them ******,” he said, “so they are likely to be skeptical” about global warming. State Representative Tim Moore, a Republican who introduced the bill in the Kentucky Legislature, said he was motivated not by religion but by what he saw as a distortion of scientific knowledge. “Our kids are being presented theories as though they are facts,” he said. “And with global warming especially, there has become a politically correct viewpoint among educational elites that is very different from sound science.” The evolution curriculum has developed far more than instruction on climate change. It is almost universally required in biology classes, while the science of global warming, a newer topic, is taught more sporadically, depending on the interest of teachers and school planners. But interest in making climate change a standard part of school curriculum is growing. Under President Obama, for example, the Climate Education Interagency Working Group, which represents more than a dozen federal agencies, is making a strong push toward “climate literacy” for teachers and students. State Representative Don Kopp, a Republican who was the main sponsor of the South Dakota resolution, said he acted in part because “An Inconvenient Truth,” a documentary film on global warming starring Al Gore, was being shown in some public schools without a counterweight. The legal incentive to pair global warming with evolution in curriculum battles stems in part from a 2005 ruling by a United States District Court judge in Atlanta that the Cobb County Board of Education, which had placed stickers on certain textbooks encouraging students to view evolution as only a theory, had violated First Amendment strictures on the separation of church and state. Although the sticker was not overtly religious, the judge said, its use was unconstitutional because evolution alone was the target, which indicated that it was a religious issue. After that, said Joshua Rosenau, a project director for the National Center for Science Education, he began noticing that attacks on climate change science were being packaged with criticism of evolution in curriculum initiatives. He fears that even a few state-level victories could have an effect on what gets taught across the nation. James D. Marston, director of the Texas regional office of the Environmental Defense Fund, said he worried that, given Texas’ size and centralized approval process, its decision on textbooks could have an outsize influence on how publishers prepare science content for the national market. “If a textbook does not give enough deference to critics of climate change — or does not say that there is real scientific debate, when in fact there is little to none — they will have a basis for turning it down,” Mr. Marston said of the Texas board. “And that is scary for what our children will learn everywhere.”