xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. @at ngonge's improved somali Aw Muse, this was by far the most entertaining post you ever penned JB, Aw Tusbaxle and NGONGE waa suspect. I can also understand the function for which the Maaddeey script was produced
  2. ngonge: ninka ha igu dirin ninyahow
  3. ^^maya, ee xaalku waa kor waayeel waa wada indho inta iga xafid yaa script al mursalah
  4. lool@Aw Muse Maaddeey, script gu kuma jirto waxyaalahan iska dhiciyo Waraa Sayid, is qabooji awoowe, sirdoonkaa i qalday baan u malaynayaa
  5. ^^ @Xiin - A&T ha u jawaabin - ngonge baa beryahaan isticmaala his account
  6. ^^Midkalaan xalay arkoo asna wax gabaygaa u eg buu iisheegay Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray ******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye great lines indeed.
  7. ^^War ninyahow dadkii oo dhanba wax run ah iyo wax script ah baan kala garanwayey Xataa adiga iyo Sayid waa ka shakiyey
  8. I can’t emphasize enough on the significance of this event. It sends a clear message about the political nature of Puntland. It says loud and clear: while Puntland may disagree with TFG on specific issues, it does recognize and accept its legitimacy as a transitional government that represents all Somalia. In other words, Puntland under Faroole is more sophisticated than some estimate it is.
  9. Kaaruhu (to state the obvious) waa aalad difaac oo dantu keentay adeer. Sheekhu masaajidbuu ka dhistay qasru ri'aasaha, oo waa lagu tukudaa ee ma maqashay
  10. Allow hadba meel ma lagashay waan goaynaa without a plan waa sidan
  11. ^^Magaciisiiyoow London matters a lot in international politics. Ask Oodweyne Xamarse maxaad ka taqaannaa waa adiga Hargeysa yuureree?
  12. Secessionists are grieve-stricken lot, they are the prisoners of the past, the Hargeysa statue, a relict of 1980s civil war, is their sole frame of reference. Even Sharif’s presidential reception in London engenders secessionist outcry Sharif is a man of peace in a time of war. Haddese waa la dirirayaa, wiilash midida xunta dadka ku gawraca waa lays fara saarayaa... how is he gonna do it? Just watch him
  13. loooooool@ Dhaga-bacayr waa puntlander Ducaysane mee?
  14. lool@ at teh above exchange Johnny B, waagaad yarayd dugsi ma lagu geeyey?
  15. Yes despite NGONGE's alibi, Maaddeey remains suspect boos celis waaye
  16. ^^I am not sure you thought about the arguments you are making. For if you truly believe appeasing secessionist ilk in Hargeysa will help ONLF struggle, you yourself are being fool. Hargeysa admin does not particularly hate ONLF folks or their struggle. It’s the geopolitics of the time and Ethiopia’s influence in the region that makes the admin in Hargeysa bend---two realities that Farah’s visit would hardly affect. Alas, Somali politics and the fickleness of Somalis never cease to surprise me. Even Aw Tusbaxle falls for the gimmick in the North.
  17. ^^Qudhac, Jemce wanaagsan. Last night waxaan lasoo shaxay nin indheer garadka Lascano ka mid ah, oo xog ogaal ah. waxaad sheegayso ood meesha kusoo qortay iyo waxa ciddaa ka guuxayya farqi weyn baa u dhexeeyya. wax gabaygan u eg buu tiriyey Raggii magacan qaaliga ka dhigay qolada aan sheegto Qabuuraha hadday wada galeen waa qadar Ilaahe Dadka kalaba qaar baa u kaca ficil qorshayntiise Miyaan weli quruuntaynu nahay cidi u qaan gaadhin Qulmulaash miyaan nahay dhammaan, wada qasuumaysan Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray ******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye Alla qabay darbaa nagu qarribay qawlka cayda ahe Qawiciinta nimankii noqdaye quudka naga doortay Ee soo qadhaabsanahayee aaday qarafaysi Qiyaamaha qabawgii jannada waa ka qadayaane Tolkuna quusayoo tay wadaan waa qabbaanimo e Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e Tolkeen oo qamaama ah haddii laysu qolo sheegtay Dalkii qaarka joogiyo dhammaan kii qurbaha aaday Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan sheegto ps. Oodweyne, Suldaan, iyo Ayyoubki xumaa gabayga u geeyya
  18. Originally posted by Johnny B: Shabab are for nothing but the extended ill-wish of Ethiopia against the Republic of Somalia.
  19. Technicalities aside, this will be great progress if ahlusunnah indeed merges with the TFG
  20. Faarax Macallim waxa uu diiday inuu caddeeyo mowqifkiisa ku aadan in Somaliland ay hesho aqoonsi caalami ah. Even in Nairobi, the man cannot state his position of Somalia's terroterial integrety